MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 7

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 955

  • @asiaosman6145
    @asiaosman6145 ปีที่แล้ว +205

    Sidani simahee musasalka soobadiya ama isbucii 3jeer kadhiga inta igu raacsan let's go

  • @hadiyarashid7277
    @hadiyarashid7277 ปีที่แล้ว +429

    Inta caasha la ooyday liket isku muujiya😢

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 ปีที่แล้ว +194

    wanku jecelahay rasulki alaw🥰

    • @shaaficicade2816
      @shaaficicade2816 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم ❤️

    • @haboonadan
      @haboonadan ปีที่แล้ว

      Scw❤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 ปีที่แล้ว

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️ 💕

    • @suleekhaaxmed8395
      @suleekhaaxmed8395 ปีที่แล้ว

      Aniga muraayada caaishan ka helay

    • @suleekhaaxmed8395
      @suleekhaaxmed8395 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @asmaahmed2423
    @asmaahmed2423 ปีที่แล้ว +94

    Ilaahayow ducada naga aqabal murgada kurbada naga dulqaad yaa rabi🤲

  • @xilwaahmed5147
    @xilwaahmed5147 ปีที่แล้ว +146

    Suubanaheena ku saliya scw

  • @kulmiyemotivations9791
    @kulmiyemotivations9791 ปีที่แล้ว +438

    HABON inta dawato is muujiya ✋🥰

  • @peyonzee3195
    @peyonzee3195 ปีที่แล้ว +195

    filimada somalida midkii iigu xiisaha badna een aad uga helo weye filim kani ya ila mida🥰

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +6

      waxan waa jacbur😂aarsigi aabahey hada daawa leheed san maada dhahdeen

    • @aminanour4604
      @aminanour4604 ปีที่แล้ว +2

      @@SuntaFaaraxmajopasto58 add waa run

    • @meymunbashir9020
      @meymunbashir9020 ปีที่แล้ว +3

      Haboon miyadan arkin😂

    • @nimcoinamohammed6483
      @nimcoinamohammed6483 ปีที่แล้ว +2

      Film madawan jirin bls Somali films wax kafcn kana qatarsan maarkin

    • @nimcoinamohammed6483
      @nimcoinamohammed6483 ปีที่แล้ว +2

      @@SuntaFaaraxmajopasto58 Horta sual fimlkan 11 part miya ogudanbeyso wayo intas Len arkee

  • @hothanezxaaq133
    @hothanezxaaq133 ปีที่แล้ว +197

    Qoftan waxa is Leyahay Axmed way kaqabsanaysa 🤨 Team shacni no hoos marnaba😂

  • @mahamedali4505
    @mahamedali4505 ปีที่แล้ว +129

    Team aisha ismuujiya hee👋

  • @nimcodheeman7682
    @nimcodheeman7682 ปีที่แล้ว +127

    Inanta yar ee caaisha hala ii daayo caloosha ayey na hurisay 😭😭

  • @il7076
    @il7076 ปีที่แล้ว +128

    Inta Rabta musalsalkii Aarsiga Aabahy Secon two giisa Gacnta taaga😒🤚

  • @xaragoxaaji1782
    @xaragoxaaji1782 ปีที่แล้ว +9

    Caaisha waan la ilmeeyay. Yarta kalena waab la yaabay calool adkaa raali ahoow ayaaba buur la jabinayo ku ah. i love caaisha qurux ..xamar /Muqdisho kaa soo salaamayaa...

  • @laylumohamutt2788
    @laylumohamutt2788 ปีที่แล้ว +139

    Xafadkasta ladanoo kle lagama waayo inta igu raacsan😅

  • @idhoquruux5537
    @idhoquruux5537 ปีที่แล้ว +45

    caajsha waa inan qurux badan maansha allah

  • @asmaxaaji2098
    @asmaxaaji2098 ปีที่แล้ว +41

    Imsaa ila ooyay markay cayshi oyaday 😔 😟

  • @asmadeeqa2891
    @asmadeeqa2891 ปีที่แล้ว +13

    Muraad ayaan leeyahee wll iiso duceeya in allaah khayr iiga dhigo

  • @sumayahussein2298
    @sumayahussein2298 ปีที่แล้ว +166

    Inta la oyday casha liketa izku mujiya🤔

    • @ubuxjamac7854
      @ubuxjamac7854 ปีที่แล้ว

      Aniga

    • @nafisoabdinafisonalka5472
      @nafisoabdinafisonalka5472 ปีที่แล้ว

      😭😭

    • @caishadheyman
      @caishadheyman ปีที่แล้ว

      Jah waa laqirodey samideyda sori

    • @ayandegen9665
      @ayandegen9665 ปีที่แล้ว +5

      Wllhi wan Oyeyey qalbi jilcaniyaaaa yailamidda 😭😭

    • @hamdaahmed2229
      @hamdaahmed2229 ปีที่แล้ว +1

      Waan iska yaabanay Wahi marka qaar qof daciifa ayaanba isku arkaa 😂 qof ooya ma arki karo anigaa ka horeeyaba 😂

  • @ayaanmohamedelmi7422
    @ayaanmohamedelmi7422 ปีที่แล้ว +8

    Shacni waa qof talent leh waliba aad moodo in jilista jacaylku aykatahy dhab iyo wax hore usoo maray💯

  • @shmohamett3499
    @shmohamett3499 ปีที่แล้ว +29

    Gabadh caa'isha lamid ah inay somalida ku jirto ma aaminsanayn xagan maka dhex heli karaa gabadh lamid ah😢🙈

    • @saynabcabdifarax5130
      @saynabcabdifarax5130 ปีที่แล้ว

      🤕😰😢😥☝☝☝☝

    • @queennashaad7324
      @queennashaad7324 ปีที่แล้ว +1

      Mid walashey ah Oo iga weyn ba sidan okle darteed la igu canan jirey wax anan sameyn😥

  • @bikbox7976
    @bikbox7976 ปีที่แล้ว +4

    Ca'isha waa inan dagan Oo qurux badan Oo wllhi sida iiga muuqata qof qalpi wngsn♥️😊

  • @siciidmaxamed1970
    @siciidmaxamed1970 ปีที่แล้ว +7

    Omg 😲 waxaan filin wuu dhaafay🥺🥺 ee fadlan wakhtiga noo badiya ama doo dadajiya

  • @Eidohajibotaan8650
    @Eidohajibotaan8650 ปีที่แล้ว +67

    Mamadu intey masasalka soo daawatey kulaha waan ku riyoodey🤣😅🤣

    • @n.cali1
      @n.cali1 ปีที่แล้ว +1

      Soo Maha izlaanTu waa balaayo 😂😂😂😂😂

    • @marwo620
      @marwo620 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk

    • @radwaAhmed351
      @radwaAhmed351 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว +1

      Astagfirullah wllhi waa iga qoslisay😂😂😂😂

    • @bahjamohmud9922
      @bahjamohmud9922 ปีที่แล้ว

      🤣🤣

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 ปีที่แล้ว +10

    X 1aad ilaa x.7aad caawa wada daawaday🙌😂 wow wow Best film mashalah🥰🥰🥰🥰♥️

  • @Abdisalam6581
    @Abdisalam6581 ปีที่แล้ว +53

    Go'aamo khAYriYa ban qaadaNaYaa Caawa Ee iisoo duceeya😢🤲🤲28.1.2023 axad soo galayso

    • @radwaAhmed351
      @radwaAhmed351 ปีที่แล้ว +2

      Sidi khyr ku leh allh haku sahlo

    • @asmahussein2280
      @asmahussein2280 ปีที่แล้ว +1

      Ilhy kheyr kaga dhigo amuurahaga wll

    • @Abdisalam6581
      @Abdisalam6581 ปีที่แล้ว

      @@asmahussein2280 aaamiiin aaamiin aaamiiin Wlloh shukran😢🤲🤲🤲🤲

    • @Abdisalam6581
      @Abdisalam6581 ปีที่แล้ว

      @@radwaAhmed351 aaamiin aaamiin aaamiin Wlloh shukran😢🤲🤲🤲

    • @nimconalkanimconalka
      @nimconalkanimconalka ปีที่แล้ว +1

      Alle hakula garab galo wll

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +48

    Aslaamu Alaykuma first one and Community thanks

  • @muniishpea9937
    @muniishpea9937 ปีที่แล้ว +73

    filimka waa nagala soo raagtan hore usoo daya❤️🙄✌️

    • @danaheedkufilan4855
      @danaheedkufilan4855 ปีที่แล้ว

      Hawshiisaa iska badan 🥺 waa inaan sugno uun 😹

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว

      Asbuuci laba maalin lee laga soo daaya😂ka badan ha sugin

    • @nimcoinamohammed6483
      @nimcoinamohammed6483 ปีที่แล้ว +1

      Somooho

    • @sowdoelmi7671
      @sowdoelmi7671 ปีที่แล้ว

      Ha whi isbuci 2 mar le so galiyan 4 time kadhiga plz🤞

    • @TruthSeekerAfrica
      @TruthSeekerAfrica ปีที่แล้ว

      @@sowdoelmi7671 daawashada way fududahay laakin diyaarinta riwaayadaha wax sahlan ma aha

  • @qamarabdi254
    @qamarabdi254 ปีที่แล้ว +24

    Thanks inkastod naga sodahisan waa film an cadhi eheyn🤩❤👌🏻

    • @ramlocllaahi4140
      @ramlocllaahi4140 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi wn la ilmeyay inanta caisha😭😥

    • @qamarabdi254
      @qamarabdi254 ปีที่แล้ว +1

      @@ramlocllaahi4140 aniga xita abaayo waa maskin tan ladan laleyahy nafta ukentey gabdha😢

  • @Z3yn3b
    @Z3yn3b ปีที่แล้ว +16

    Asc waxan marwalab kuxidhanhaye ruwaayadan markaa noo soo badiya insha Alllah waan kufaraxsan ahye inaan dalkaan hooyo ay tanookale kajirto o isdabayaalah 👍👍👍👍❤

  • @Abdirahmansocoto7087
    @Abdirahmansocoto7087 ปีที่แล้ว +11

    Film soomaali jisho kan baan ugu jecelahay anigu wallaahi.❤

  • @aniisoburhaancqaadir8857
    @aniisoburhaancqaadir8857 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah kuurma la soo dhigin part 8 la soo dhaqsada wlliyaal thanks

  • @omarasma2338
    @omarasma2338 ปีที่แล้ว +6

    Aicha Waan jecelay wallah Allah kuu xafido wll ❣️🫂

  • @faadumo4887
    @faadumo4887 ปีที่แล้ว +3

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number + 252613645331

  • @deeqahussein918
    @deeqahussein918 ปีที่แล้ว +15

    Caisha walahi cawa wan la ilmeeyay anigo og inay jiliintahay😭

  • @kawsaredapsan6224
    @kawsaredapsan6224 ปีที่แล้ว +47

    Mahad and shacni my favourite actors

  • @asmajaamac2459
    @asmajaamac2459 ปีที่แล้ว +9

    Haaye wll lasoo dhakhsada hbn walba soo galiya film taxana ha noqdee
    Aanu kaga maarano film mada kalee🤩

  • @jamaadahmed7990
    @jamaadahmed7990 ปีที่แล้ว +48

    Geel-jire ,dabayl jacayl, Haboon iyo Halgan jacayl. inta la socota like ha ila dhaafin

  • @shukri2887
    @shukri2887 ปีที่แล้ว +20

    Ragii oo dhan caaishay ku darkhameen🤣
    Waar gabdha noo daaya na ma dheeree caaisha🥰🥰

    • @AyanleIAqli
      @AyanleIAqli ปีที่แล้ว +1

      WAA BOQORAD CAAISHA

    • @sacadcabdiwali3283
      @sacadcabdiwali3283 ปีที่แล้ว

      Aad ayay u qurux badantahey caaisha

    • @shukri2887
      @shukri2887 ปีที่แล้ว

      @@AyanleIAqli aadoo wayan

    • @shukri2887
      @shukri2887 ปีที่แล้ว

      @@sacadcabdiwali3283 qurxdaanu anaguba argnay idnkuna ma ba arki wayaysaan😁

    • @sacadcabdiwali3283
      @sacadcabdiwali3283 ปีที่แล้ว +1

      @@shukri2887 waa inan dhameys ah masha allah.

  • @captain__eagle
    @captain__eagle ปีที่แล้ว +11

    05:00 wllhi film ma moodid run run unaxayba bisinkooy, war filimka waa holac wallhi♥♥♥

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 ปีที่แล้ว +21

    Ayyy Shacni iyo Ahmed best actor weeyan wllhi🥰😋

  • @Neyma884
    @Neyma884 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi wan la ilmeyay aisha qalbigyga edeb malhn kawrn 😢❤

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir ปีที่แล้ว +40

    Masha Allah ❤🥰🙏

  • @hodanabdiqadir6223
    @hodanabdiqadir6223 7 หลายเดือนก่อน

    Filmkan waa cajiib waxaanba kahelay qeybta ay heesta hubqaad saarantahay indhaha sida isku fiirinayan jaceyl baa ka dareemeysaa❤❤

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g ปีที่แล้ว +6

    Caaisha walhi wan la ilmeyay caawa 🥺❤️

  • @hamdi.
    @hamdi. ปีที่แล้ว +13

    Team lamanaha is mujiya shacni iyo axmed ax yaa jcyl 😢🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 ปีที่แล้ว +25

    😁😂
    Ladan haday nin ahaan lahayd xaaskiisa muu ceshedeen! Legend buu ahaan lahaa aan albaabka usii fura 🤣🤣

  • @bintaabdi338
    @bintaabdi338 ปีที่แล้ว +53

    I love Asha❤️

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 ปีที่แล้ว +12

    Goormee ayuu soo dhacaya ayaan islaha sidan niyada ugu hayay🥰🥰

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 ปีที่แล้ว +4

    Indha jacel aya la isku eegayay jaaah 😂😂😂😂❤❤❤❤❤ next part please 🙏

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 ปีที่แล้ว +3

    Soo badiya please the best film mahad iyo shacni the best actors ❤❤

  • @hodancabduqaadircabduqaadi1486
    @hodancabduqaadircabduqaadi1486 ปีที่แล้ว +13

    Shacni iyo wiilka waardiyaha ah waan jeclhy filim horaan kubarta🥰

    • @naimakhiyre8037
      @naimakhiyre8037 ปีที่แล้ว

      Haa xataa sheeko nasriin la dhaho ayeey wada sameeyeen daawo qatar waaye maa shaa Allah ❤❤❤

  • @iimaanshnour7103
    @iimaanshnour7103 ปีที่แล้ว +9

    First one musalsal saa ujeclhy lee ❤❤❤

    • @asmaquenn9409
      @asmaquenn9409 ปีที่แล้ว +1

      Way mu so dhacy manto dhan ban sugayay xita inan inila so hadlo iyn raby shacni so garc ban is laha

    • @iimaanshnour7103
      @iimaanshnour7103 ปีที่แล้ว

      @@asmaquenn9409 part 8 baano wacesa iska daa byo

  • @nimcaanmohmet3501
    @nimcaanmohmet3501 ปีที่แล้ว +4

    Caa isha jilin keda inaba cadiya maha hore usoco😍

  • @fadxacaydiid5332
    @fadxacaydiid5332 ปีที่แล้ว +9

    Caysha markay oyday caawa ana waan ooyay walaahi 😥 aniga ii kaalay caysha wallo anaa ku xambaaranaayee😘

  • @allahismylife1206
    @allahismylife1206 ปีที่แล้ว

    War hedhe tan qumayada ladan yaa asha noga qabta Ciil weyna jilinkiba wa ilaway asha farintayda hada aragtid wa kusalamaya wlshy fans number one Ku ahay😍

  • @motivatesphere15
    @motivatesphere15 ปีที่แล้ว +8

    Garissa hadaad kadaawaneeyso like saar

  • @ahmedmaxamed5890
    @ahmedmaxamed5890 ปีที่แล้ว

    Musalsalkan anigu waxaan siiyay 90/10 musalsalada soomalida ❤❤ musalsalka haboon wax badan kana ka bandhig wacan

  • @hamdahapi8932
    @hamdahapi8932 ปีที่แล้ว +7

    Shacniyo washmaaanki guursaday io xishoodka yar eey maamado isku xejisay🙈😅

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 ปีที่แล้ว +2

    Inantaas caaisha waa iga dhex baxday
    Aad baan uga helay
    Hala iidoono❤.

  • @muparikhaldoor6384
    @muparikhaldoor6384 ปีที่แล้ว +11

    inta commont aqriska ah👋😅

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 ปีที่แล้ว +1

    Hablaha filimka ku jira caisha ugu qurxoon masha allah

  • @asmahamoud4196
    @asmahamoud4196 ปีที่แล้ว +13

    If I have chance , I want to see shacni she is best actors in somali 😍 love you❤ sister . sister❤ please I want too meet whatever in life , I hope to see one day sister

  • @xaawocabdi9715
    @xaawocabdi9715 ปีที่แล้ว +8

    Allaa jacaylku qurux badnaa ❤ vedeoga inta udanbeysa aad ban uga helay

    • @cshakuur2179
      @cshakuur2179 ปีที่แล้ว

      Plz plz 🙏 la soo dheereeya

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 ปีที่แล้ว +3

    Jacaylku noloshu Qurxiyaa🥰🌍❤

  • @xamsecabdi2263
    @xamsecabdi2263 ปีที่แล้ว

    Soo badiya wakhtiga ama hore nooga soodaya

  • @ruqiyaabdikhalaq
    @ruqiyaabdikhalaq ปีที่แล้ว +8

    Waashmanka shacni la rabnaa malaa mida afka dhuuban naga qaadi doonta team shacni iyo caaisha 😢😂

  • @mowlacmowlac7755
    @mowlacmowlac7755 ปีที่แล้ว +2

    Jacaylkayga khadra
    Oo ila dawanatsa 🥰 qli waan ku xisay

  • @muniibmaxamud1677
    @muniibmaxamud1677 ปีที่แล้ว +5

    Filimkan inta ladhacsan ee daageersan love saara❤

  • @khadraaftag5154
    @khadraaftag5154 ปีที่แล้ว +2

    Wxn zugnaabab waa part 8 oo wakhtigu Intan ka bdn yahay please 😢

  • @fartuuncabdirashiid7338
    @fartuuncabdirashiid7338 ปีที่แล้ว +3

    Wax ka qurux badan majidha marka walalada isku mel jogtan lkn anih mida nasib uman yelan 🥺😰💔

  • @isracabdi9799
    @isracabdi9799 ปีที่แล้ว +2

    Nura rashid halkeda naxaris say hooyo ula hadlyso gulayso abayo❤❤❤

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl ปีที่แล้ว +3

    My favourite actors Are in Shacni and Aisha.

  • @ugbaadcabdiraxmaan4566
    @ugbaadcabdiraxmaan4566 ปีที่แล้ว +1

    Wad la raagtan filimkee hore usoo geliya wll i.a OK😘

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 ปีที่แล้ว +4

    Wiilku indha jacayl buu ku egaya shacni omg❤❤❤

  • @NasteexomaxamuudNalka-ss7py
    @NasteexomaxamuudNalka-ss7py ปีที่แล้ว

    Jaceyl baa igalay markan dhamadkasoogaaray❤ ah ah ah😢😢😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +5

    First one best somali series films interests of the people's i can't wait prt 8 coming soon 👍💪♥️💯♥️💯💪🌹

  • @allahismylife1206
    @allahismylife1206 ปีที่แล้ว +3

    Anu asha ka helay ma.alllh dulqadkeda iyo dabeecadeda😭😭😭

  • @dhoolsiyaad1230
    @dhoolsiyaad1230 ปีที่แล้ว +17

    Yes wlh ano hdda qlbiga kuhaayo ayey so dhacday 🥰😂

  • @isxaaqapdi11
    @isxaaqapdi11 ปีที่แล้ว +6

    Casha keep going WllhY wan Ka helay❤️

  • @nasriinsaid8494
    @nasriinsaid8494 ปีที่แล้ว +4

    MaY wll waxpa haY weydiine iska kaY daaa
    Mbilada yaa ka hdalsiiYa🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmanahmedosman3369
    @abdirahmanahmedosman3369 ปีที่แล้ว +2

    Caisha moving forward quruxey

  • @quruxleyx5969
    @quruxleyx5969 ปีที่แล้ว +11

    Wlhy shacni qaabkey wx u jileyso wn ku heysta 😂😂actor ficn waye side u fiirneyso ninka aa ka heley

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 ปีที่แล้ว +7

    Maamada Riyadeeda baa Rumoobi doonta 😂😂😭

  • @amalnuura4789
    @amalnuura4789 ปีที่แล้ว +7

    Shacni ninki waa lagala wareegaya bes😭😂😂

  • @abdimaalikmohamett4328
    @abdimaalikmohamett4328 ปีที่แล้ว +26

    Gabadha okiyaalaha wadata cidna igama jeclaan karto 🤣 edebsan

  • @nimconadar873
    @nimconadar873 ปีที่แล้ว +10

    Wan sugi waye jaah😂Nag saxip magasho Hello gbdo Saxipkina ilashadha🙌😂Inatd saxip kuhaysan ya nila Cararin🥵😂

  • @hibomohamoud2778
    @hibomohamoud2778 ปีที่แล้ว +2

    Shugri actor nimadada wa laga wareray hore u soco adi iyo will

  • @khalidahmed1076
    @khalidahmed1076 ปีที่แล้ว +3

    Oo la soo dhakhso

  • @salmaaxmedubax9193
    @salmaaxmedubax9193 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad bn uga hely filimkan wlhi lkin please ku soo dhakhsada oo soo badiya ani dhan jacal jacal bn dareme

  • @luleburrow5857
    @luleburrow5857 ปีที่แล้ว +17

    I love this show❤

  • @NasteexomaxamuudNalka-ss7py
    @NasteexomaxamuudNalka-ss7py ปีที่แล้ว

    Jacetl baa igalay markan dhamadkasoogaaray❤ ah ah ah😢

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 ปีที่แล้ว +9

    Dhibatada i hysata qof oynya hadq arkowala oynaa xata jiliin hdy thy😭🤣

  • @AyanleIAqli
    @AyanleIAqli ปีที่แล้ว +3

    Inuu samirku roonyahoo yahay soor laquuto sabanada Adkaadiyo Aqligaa saxaaya......

  • @Khadrafaraxsareeye568
    @Khadrafaraxsareeye568 ปีที่แล้ว

    Waa wuxu uu dhandhan xumaadeee waxa naga soo hagajiya

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 ปีที่แล้ว +3

    Film.ka afsomali midkan ugu jeclhy 🥰🥰

  • @ImranadenSalmsk
    @ImranadenSalmsk ปีที่แล้ว

    Walashey Aisha❤ adban kusalame 👏

  • @hibomaxamed1085
    @hibomaxamed1085 ปีที่แล้ว +3

    Atariishadu wxy kusoo baxaysey caisho❤️

  • @Clahi.fana23
    @Clahi.fana23 ปีที่แล้ว

    Waa musalsal cajiib ah oo sababay inaad mar walba sugo inkasta oo aan aamiinsanahay inuu wax ka dhimanyahay hadana waxaa hubaal ah haddii lagu dhiirigaliyo islamarkaana la ogeysiiyo inay dedaalen mustaqbalka dhow inay noqon doonan kuwo aad u wanaagsan matalaadoodu. Waad mahadsan tihiin.

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 ปีที่แล้ว +3

    Caisha la aanted filmka waxba maha xafada haka tagin pls sis😭

  • @ibraahimmawel9326
    @ibraahimmawel9326 ปีที่แล้ว +1

    Inantaa Aisha dar alle ujecladay wlhi waa inan aad degan🥰🥰😘🤣🤣

  • @khalidyusuufat000r8
    @khalidyusuufat000r8 ปีที่แล้ว +8

    war Tol hadaad tihiin aizha idOona🥺😅