HABBOON S2 XALQADA 11-AAD | "HELLO HABBOON AABE"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • HABBOON S2 XALQADA 11-AAD | "HELLO HABBOON AABE"
    DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
    1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
    2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
    PRODUCER: SAYID HUSSEIN
    EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
    DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
    1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
    2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
    EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
    GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
    SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
    SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
    SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
    SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
    MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
    LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
    CAST:
    ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
    ABDIWALI OMAR = JAMAAL
    AADAN AFEEY = DUCAALE
    FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
    SAGAL ALI = ISMAHAAN
    MAHAMED WARSAME = XIRSI
    MUNA ABDI = ISTAR
    XAMZA YARE = CUMAR YARE
    FARTUUN TAMAAM = MARYAN
    MARYAN YUSUF = IDIL
    ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
    FAATUUSH = XAMDI
    SUWEYS XASAN = FAIZO
    ABDALLA ALI = SAMATAR
    RAMLA AXMED = SALMA
    MAXAMED ISSE = XASAN
    SALMAAN = JACFAR
    FAADUMO = AAMINO
    SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITY
    #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @سميهبنتزهيرالفلسطيني
    @سميهبنتزهيرالفلسطيني ปีที่แล้ว +1312

    😣😥😪شعب فلسطين يحب الصومال ، أطلب منكم الدعاء من أجل الشعب المتألم أن يزيل الله معاناة المستعمرين اليهود😪😰

    • @samiyoabdisalam8485
      @samiyoabdisalam8485 ปีที่แล้ว +14

      اللهم يفرجكم الكرب

    • @caashocabdiraxmanaxmed8802
      @caashocabdiraxmanaxmed8802 ปีที่แล้ว +21

      اللهم أنصر شعب المسلمين 🤲🏿 اللهم انصرهم شعب فلسطين ❤️ نحبكم والله الله يسعدكم 🤲🏿

    • @asmaudug
      @asmaudug ปีที่แล้ว +9

      اللهم فرج همكم

    • @hibomaxamed1085
      @hibomaxamed1085 ปีที่แล้ว +12

      اللهم اعز الاسلام والمسلمين 😭

    • @mustafeawiye2066
      @mustafeawiye2066 ปีที่แล้ว +6

      آمين

  • @suleekha1086
    @suleekha1086 ปีที่แล้ว +616

    Aabo ducaale inta ila jecel ❤

    • @abdirahmanomar6251
      @abdirahmanomar6251 ปีที่แล้ว +6

      Wlh aa aabo wanagsan Aabo ducaale xeerka aabanimo baa wax badan ka fahamsan yahau 😘

    • @fartuuncilmi9099
      @fartuuncilmi9099 ปีที่แล้ว +3

      @@abdirahmanomar6251 tas aaa ben aheyn wllhi

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +658

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @aliafaisal5241
    @aliafaisal5241 ปีที่แล้ว +219

    Idil inta ila jecel 🥺👍fiilmka dhan idil sirdoon ayay u qabilsanthy danbi bare cadi ah qofwalbo habbon lajogto way taqanaa amarka alle

    • @raxmoali1266
      @raxmoali1266 ปีที่แล้ว +5

      Exactly💯

    • @fartuunsuuraaleyda5301
      @fartuunsuuraaleyda5301 ปีที่แล้ว

      Idil waa Haroon walshed isku aabo ah

    • @FilmLafududeeyay
      @FilmLafududeeyay ปีที่แล้ว

      @@fartuunsuuraaleyda5301 Haboon waxaa dhalay Subeer aabihiis. Naag soo joog laga waayo soo jiifaa laga helaa daawo walal th-cam.com/video/zbIUTC4Qg10/w-d-xo.html

  • @aliafaisal5241
    @aliafaisal5241 ปีที่แล้ว +860

    Haboon inay xafdoda hesho inta jecl ismujiya👍 habboooooooòoon wajigaan kuma eegankarno ilmaaderayolw🤣😂😂👍

    • @muniiraadam6098
      @muniiraadam6098 ปีที่แล้ว +6

      Hhhh caaliya nagadaa wan jeclahay lkn hee ha ku darin ilmadeeda lama qayb satide😂🤣😂😂

    • @updytoow6510
      @updytoow6510 ปีที่แล้ว +5

      Waa runta wll🤣😅

    • @cayushabdisaid9382
      @cayushabdisaid9382 ปีที่แล้ว +11

      haboon waxy la dhlty wiilka caffe kla shaqye

    • @hamtihiiz4550
      @hamtihiiz4550 ปีที่แล้ว +2

      @@muniiraadam6098 caliyo maha wa cali qurxey dhibka dhaf🥺😅😅

    • @saaraibraahim2021
      @saaraibraahim2021 ปีที่แล้ว +3

      @@cayushabdisaid9382 ma Caadi Bey Ula DhalaTy Mise Xaga Musalsalka 😌

  • @hodanapdirashiid7525
    @hodanapdirashiid7525 ปีที่แล้ว +509

    Inta Jacfar Edadii Nxriisteda jcl isooo Raaca ❤

    • @faadumocali2917
      @faadumocali2917 ปีที่แล้ว +1

      😆😆

    • @munasagal182
      @munasagal182 ปีที่แล้ว +1

      aniga😍

    • @idmanxaji4227
      @idmanxaji4227 ปีที่แล้ว +22

      Edada jacfar iyo aniga edadey abahey qabay edo inaa dhaho waka xishonaa waa isku naxariis ilaa iyo hadaa qof weyn isla ahay iga warheesa edo abo qabo cml ilama dhaqmin boskasto ibuuxisay ilahey raali haga noqdo

    • @fanprojpoi5094
      @fanprojpoi5094 ปีที่แล้ว +3

      Waa Haboon hooyadeed

    • @anfacfahin3817
      @anfacfahin3817 ปีที่แล้ว +2

      @@idmanxaji4227 ilhay haka abaal mariyo wanaga ay samaysay maamadaas qaali gaa

  • @camper7664
    @camper7664 ปีที่แล้ว +1496

    Hadaad magaca Allah u jeedid like saar
    الله

    • @naciimodacal415
      @naciimodacal415 ปีที่แล้ว +4

      Masha allah

    • @bashirmohamed1039
      @bashirmohamed1039 ปีที่แล้ว +2

      Muna1❤❤❤❤

    • @bashirmohamed1039
      @bashirmohamed1039 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤😊😊😊

    • @mustafe983
      @mustafe983 ปีที่แล้ว +6

      waar shp adoo raliya magaca ilaahay wuu ka qiimo badan yay in like lagu raadoye kadaa

    • @munamuse5319
      @munamuse5319 ปีที่แล้ว

      Axmed quruxow😂😂😂

  • @dheymanmohamed7965
    @dheymanmohamed7965 ปีที่แล้ว +352

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine created prophet Muhammed scw 💕

    • @sagaldiriye5106
      @sagaldiriye5106 ปีที่แล้ว

      Asad manshaalaah

    • @asmaquenn9409
      @asmaquenn9409 ปีที่แล้ว +1

      Iya ila arky inu jamal xamdi ka naxy marku arky gabdh ba ku sugisa marki la dhahay habon bu mody ana iya habon ka dhiga is laha

    • @asmaquenn9409
      @asmaquenn9409 ปีที่แล้ว

      Habon jamal u so noqo wu dhinty e

    • @ilwadabdi7724
      @ilwadabdi7724 ปีที่แล้ว +1

      It is not a person that created prophet Muhammad scw but it is ALLAH THE MOST HIGH.

    • @amrilabdirizack5508
      @amrilabdirizack5508 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @Wacdiye1
    @Wacdiye1 ปีที่แล้ว +296

    اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت❤🥰

  • @yasminhassan8586
    @yasminhassan8586 ปีที่แล้ว +168

    It's refreshing to see somalis having quality films like this amazing great job Astaan

  • @mananamohamed
    @mananamohamed ปีที่แล้ว +206

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @qadrokeyfmohamedhassan273
    @qadrokeyfmohamedhassan273 ปีที่แล้ว +167

    Habooon iney reerkeda hesho Jamàl na calfato inta jecel💯🥰

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +360

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🕋☝❤

  • @muna8855
    @muna8855 ปีที่แล้ว +169

    🥺🥺🥺 Anyone can be a father but being a dad is a whole next level ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zamiamawran9595
    @zamiamawran9595 ปีที่แล้ว +114

    Inta ila nacday 2 dan haboon iyo Jamal ku dhex jira iso racaa 😢❤uffffff

  • @Dcm544
    @Dcm544 ปีที่แล้ว +125

    Aabe ducaale Gabadheydii Mrkuu Dhahay ilinaa iga timid😢Aabahey so xasuustey illahow ku naxariiso xabiibii cumriii😭🤲

    • @sacdayusuf2667
      @sacdayusuf2667 ปีที่แล้ว +1

      Ameen abayo Allah ha unaxariisto Aabahaa❤

    • @kariimakaftan9213
      @kariimakaftan9213 ปีที่แล้ว +3

      badanaa maxay hablaha agoonta ah xataa iyagoo oon caqli badan lahayn uu aabahood dhinto ay u saamaysa erayga aabo😭 huuno waan kula dareemay intaas walahi ilinta maba ceshan karo hadaan aabe maqlo alle haw naxariisto aabayasheen 🤲😭

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @luulhajji3336
      @luulhajji3336 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭😭 aabo hda mqlo qlpiga ixanuno

    • @kariimakaftan9213
      @kariimakaftan9213 ปีที่แล้ว

      @@luulhajji3336 alle haw naxriisto aabe huno 😭🤲

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +45

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋

  • @kokobulle4567
    @kokobulle4567 ปีที่แล้ว +62

    Aabo ducaale 🥰 best actor nd intelligent dad

  • @maxamedtirike3457
    @maxamedtirike3457 ปีที่แล้ว +147

    Inta Jecel In Haboon Iyo Jamaal Is Helaan Love saraa

  • @sunduseyyyyy12345
    @sunduseyyyyy12345 ปีที่แล้ว +246

    Inta ka xun hpeeen dhaafka haboon loo sii dynyO like saara😒🤌🏾

    • @Saara12p0tr
      @Saara12p0tr ปีที่แล้ว +3

      Habeen dhaaf?? Mise bil dhaaf 😂

    • @zahrahappy1438
      @zahrahappy1438 ปีที่แล้ว +2

      hwen dhaf xita mahan talada iyo jimco bas w waba nacay Astan gumeysi

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c ปีที่แล้ว +557

    Inta ila og iney hapoon eedo aamino dhashay ismuujiya 😂🤝

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 ปีที่แล้ว +1

      Heey🤍🥺😂

    • @araksanmedanbari11
      @araksanmedanbari11 ปีที่แล้ว +8

      Haa waatii habeenkii idil hooyadeed ku lahayd inantadii baa lagaa dayacay

    • @sabarinahmed3305
      @sabarinahmed3305 ปีที่แล้ว +5

      Aamino te la dhahaa lkn

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c ปีที่แล้ว +9

      @@sabarinahmed3305 macaney tii jacfar dhashay waaye 🥰

    • @fatumabadel176
      @fatumabadel176 ปีที่แล้ว +7

      Ani xita SAS ayan ufikiray waxan umaleye in ey wax ey siyan wayen kadib ey wadatha kuturen

  • @Mohamed_kd
    @Mohamed_kd ปีที่แล้ว +90

    Fadliga Jumcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxamed ﷺ ♥️

  • @munamuse2804
    @munamuse2804 ปีที่แล้ว +170

    Ku salin nabigeena the best person ever the most knowledge able and most shine all created prophet Mohammed صلى الله عليه وسلم 🥰🤲 scw

    • @aaminoqueen7007
      @aaminoqueen7007 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @munamuse2804
      @munamuse2804 ปีที่แล้ว +4

      @@aaminoqueen7007 thank you sida aad igula saliday xabib keena Mohammed scw

    • @faaizacumaraxmed9388
      @faaizacumaraxmed9388 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @azma4456
      @azma4456 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu aleyhi wasalam ♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯💯💯❤️‍🔥❤️❤️

    • @fadxaabokor6897
      @fadxaabokor6897 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 ปีที่แล้ว +103

    Becoming a father is easy, but being a caring and a kind father is one awesome thing to do❤️ kudos baba Ducalle.
    Idil is also playing a wonderful role, where zubeer is trying to play his tricks to manipulate the mad In love Doctor 😊 he is taking advantage of the innocent soul.😥
    The other side, Xirsi is also mixing the chemistry with new chapter of which is important for us to think of how things will settle. Finally Ahmed SHAXARI 🤣 is doing his funny shaxarinimo things.

    • @ahmedhussein6121
      @ahmedhussein6121 ปีที่แล้ว +2

      M.a ♥️♥️♥️

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed shaxari Kkkk Waxbo uma reban😅

    • @ahmeddahir4159
      @ahmeddahir4159 ปีที่แล้ว +1

      ❤️👍nice observer 😘💗❤️

    • @aishahassan2738
      @aishahassan2738 ปีที่แล้ว +2

      Nice comment 😁

    • @Dosa-Ally
      @Dosa-Ally ปีที่แล้ว +2

      @@munahilwa9490 runtiiis waye 😂😂😂

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 ปีที่แล้ว +285

    Inta rabta in aan Ramadanka nalaga joojin haboon Gacan so taagta 🤝🏼😩😭
    Hdana nlga joojiyo ciyal wera noqonYna 😭😂

    • @cumarabaz
      @cumarabaz ปีที่แล้ว

      😅

    • @Animeedits1348
      @Animeedits1348 ปีที่แล้ว +11

      Anka cibadaysano nagadaa hadubo jimcihi naga galaftye waqti kle iney nogu badalan kaficneed jimcah

    • @amoonabdalle3823
      @amoonabdalle3823 ปีที่แล้ว

      👋🏻👋🏻👋🏻

    • @haala552
      @haala552 ปีที่แล้ว +9

      Maxa ka ognahay in anaga nafteena gaari doono ramadaan hadii god aadno kwrn intaa film ka fikireyno

    • @mohametapdirahman8847
      @mohametapdirahman8847 ปีที่แล้ว +1

      T

  • @shindaosmon188
    @shindaosmon188 ปีที่แล้ว +77

    The best 💕💕person ever The most knowledge 💝💝able and shine created prophet❤️❤️ Muhammad S.A.W❤️❤️❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +322

    INTA seoson 1 DAAWATAY filimka haboon oo geeriyootay ALLE HA UNAXRIISTO UDUCEEY AAMIIN DHEH 🤲💯🙏🏿

    • @munobashur9658
      @munobashur9658 ปีที่แล้ว +5

      Amiiin Allh inoo naxristo aniga xitaa dadkas ku jiraa alhmdulillah qabriga idinkaga so duceya habona waan la socdaa

    • @nimcofaysal5396
      @nimcofaysal5396 ปีที่แล้ว +3

      Amiin allah ha u naxariisto

    • @bahjabahja9894
      @bahjabahja9894 ปีที่แล้ว +1

      Amein amein 🤲🤲😭

    • @umufaatimaandfartuun177
      @umufaatimaandfartuun177 ปีที่แล้ว +2

      @@munobashur9658 kkkkk istaqfurulah wlley dhimasho maa uxiso qabta

    • @munobashur9658
      @munobashur9658 ปีที่แล้ว +2

      @@umufaatimaandfartuun177 Mya uma qabi

  • @kaafiyoali601
    @kaafiyoali601 ปีที่แล้ว +48

    Jacfar eedadisa masha alah❤️❤️❤️❤️❤️ jacfarow hbn danbe eedo yana ka maqlin hooyo dheh xalqadaha Soo socdo oo dhan 😂😂🙈🙏🙏

  • @abdizhakourmohamed7533
    @abdizhakourmohamed7533 ปีที่แล้ว +214

    Season onE iLaa hada inta dawanysA ismuujiyA. iLMa dramA 🤣✅👍👇

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 ปีที่แล้ว +1

      Heey Wanaka🤍🥺😂

    • @caliye1009
      @caliye1009 ปีที่แล้ว

      waynkan

    • @fartunhusen1648
      @fartunhusen1648 ปีที่แล้ว

      Labada season ba labo safar oon Addis ababa ku joogay ayaan ku dawaday cajiib 😂😂😂 season 1 Wn ku dhamaysty season two na wuu I socdaa anoo jogo 😂😂😂🥺🥺🥺🥺

    • @ibrahimibrahimshire9596
      @ibrahimibrahimshire9596 ปีที่แล้ว

      31 xalqadood Ayaa daawaday

    • @nafahatmoalimkhalif1767
      @nafahatmoalimkhalif1767 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said ปีที่แล้ว +149

    Hadaa jiif ku Daawaneyso
    Like ta ha iLa Dhaafin👍👈

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +238

    Inta xayesinta is dhafisey iso raca 😂👍

  • @mssqosol
    @mssqosol ปีที่แล้ว +17

    Jacfar eedo wanaagsan ayuu leeyahay🥰haboon iyo jacfar waa isku famil

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 ปีที่แล้ว +56

    Somali people can act really ❤

  • @Abdiichanelll
    @Abdiichanelll ปีที่แล้ว +133

    Habbon inta qof ee ila jecel like saara🥺❤️❤️🫡

  • @HanadAkOfficiall
    @HanadAkOfficiall ปีที่แล้ว +33

    Haboon familkeda way heli jamalna way is guursadeen 😢 I can't wait wllhi 😢

  • @abdihaafidmabdillahi
    @abdihaafidmabdillahi ปีที่แล้ว +57

    Jamal iyo habbon beautiful Couple

  • @dhibyar_hussein2017
    @dhibyar_hussein2017 ปีที่แล้ว +82

    😭😭 aabe ducaale fadhiga markuu ka boodey ilmaa igasoo boodey anoo og inuu film yahay😭😭

    • @HARGEISATUBE
      @HARGEISATUBE ปีที่แล้ว

      Run

    • @maryamaqalbisaafi9684
      @maryamaqalbisaafi9684 ปีที่แล้ว +1

      Anina xaada idhaqaaday ilina waa iga timid aabo mcne alle haku naxariis to😭😭😭😭

    • @nadaabdi8086
      @nadaabdi8086 ปีที่แล้ว

      Anigab wlhi 😢😢😢😢

  • @phalisadenwarfaa109
    @phalisadenwarfaa109 ปีที่แล้ว +100

    Inta og ineey ifraax haboon tahay ismuujiya🤣😂

  • @sulekhaabdullahi9862
    @sulekhaabdullahi9862 ปีที่แล้ว +107

    Jafar has the best Edo 😢

    • @fatma9838
      @fatma9838 ปีที่แล้ว +7

      I think she is habon’s real mum

    • @kmomarali2978
      @kmomarali2978 ปีที่แล้ว +3

      Fatma yeah she is the real mom

    • @EDITZ_JR
      @EDITZ_JR ปีที่แล้ว

      @fatma9838 no she is not. The father say when habon get missing Jacafar was carrying by his mother. So they are some mother who die latter on

  • @ugbaadahmed2562
    @ugbaadahmed2562 ปีที่แล้ว +50

    للهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤❤

  • @kingabdla1697
    @kingabdla1697 ปีที่แล้ว +17

    Nabiga halagu saliyo caawa waa jimce [عليه الصلاة والسلام]❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️🧡💛💛❤️‍🩹🧡💗💖💝💘

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio ปีที่แล้ว +98

    Season one ila Hada is muuuuJiYa👆🔥

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 ปีที่แล้ว +6

    21:25 habon gabdhan ay utimid wlahi midibka quruxda saxda ah ayee wadata wlahi msha allah Alle haka dhowro il✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻

  • @Ifiyeposts
    @Ifiyeposts ปีที่แล้ว +43

    Aawey dadkii jeclaa rasuulka scw

  • @apaazhasan5201
    @apaazhasan5201 ปีที่แล้ว +20

    Flimkan waxa ka helay qeybta jacfr & edadiid waxa ayna baabi,inayaan xumaanta eedoyinka laga baahiyaya io in aysan wada xumeen oo eedda fiican jirto great yaa ila arkay qeybtaaas

  • @khadroalixuseen8621
    @khadroalixuseen8621 ปีที่แล้ว +57

    Pest flim🥰Xirsi mar buu hadlaa markaasna waa iga qosliyaa💔🤣🤣🤣

  • @iidaosman7324
    @iidaosman7324 ปีที่แล้ว +48

    Inta og in hooyo aamino habon dhashay iso raaca guys ❤

  • @Nei_po
    @Nei_po ปีที่แล้ว +57

    Inta og in jacfar edadiis dhashay habbon like ta ku booba

    • @barwaqohashi3928
      @barwaqohashi3928 ปีที่แล้ว

      Haa

    • @maryammohamed973
      @maryammohamed973 ปีที่แล้ว

      Allah shaki igalisay beeh 😂 kuma fekerin wllhi

    • @Huzen0448
      @Huzen0448 ปีที่แล้ว

      Ani xitaa lkn idil uga baqaaa idi io jacfar isku aabe yihiin laga yaabeee sugnaa waaa next I.a

    • @fatimatahniya4995
      @fatimatahniya4995 ปีที่แล้ว

      @@Huzen0448 idil iyo habon baa isku Aabe ah jacfarna Eedadiis baa dhashay habon

  • @sheekowanaag1308
    @sheekowanaag1308 ปีที่แล้ว +31

    Guri kaste oo Soomaali ah waxaa caado ah in gabar reerkeedi ka dhaxeyso reer ayna aqoon ama hal qof saaxiip ah ka garaneyso ay ku hoyato aan la ogoleyn 2da dhinacba waa dhaqan wnaagsn ka baranay diinteenna Islaamka❤👍👌👏

    • @saamiyomaxamad
      @saamiyomaxamad ปีที่แล้ว

      Sidee reerkedi Bay kadhax daye

    • @sheekowanaag1308
      @sheekowanaag1308 ปีที่แล้ว

      @@saamiyomaxamad
      Markle aqri qoraalka❤

  • @ahmeddahir4159
    @ahmeddahir4159 ปีที่แล้ว +15

    😂😂😂😂filmka cawa ushidhanyeheee 😎❤️Edo wilkedha jcl oo casha wilka darathis idithee ❤️❤️😘 ManshaAllah 🥺❤️....Ethil iyo Ahmed 😂😂😂ithil favorite actress ❤️😂😂😂😂

  • @hibaaqibrahimmohamed6673
    @hibaaqibrahimmohamed6673 ปีที่แล้ว +15

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصرهم نصرا مؤزرا

  • @maxamedbaradho4535
    @maxamedbaradho4535 ปีที่แล้ว +12

    :اللهم وفقني لكل خير وسهل علي كل صعبي وأجعل نهاية جهدي وتعبي

  • @naciimoclaahi8582
    @naciimoclaahi8582 ปีที่แล้ว +11

    Eedada jacfar hadi eedoyinka somaliya ahaan lahayeen jah yqy 🌏😘💞

  • @RIIRAASH
    @RIIRAASH ปีที่แล้ว +38

    Haboon magacedi hore wa ifraax😂😂 like Saar hada aminsantahay

    • @deeqoabdisalaam6551
      @deeqoabdisalaam6551 ปีที่แล้ว +1

      hadaan dhihi lahaa jacfar walaashii waaye haboon 😂😂😂sidaan filayo

  • @rayaanraaliyareerpuntland5259
    @rayaanraaliyareerpuntland5259 ปีที่แล้ว +18

    Hadi aad muslim tahay ku sali nabiga scw ❤❤

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 ปีที่แล้ว +7

    Aabe Ducaale, ilaahey qalbi dahab ah buu ugu deeqey! Unlike the heartless mum. Luv the Serie ♥ keep it up.

  • @yuusufkeenadiid5828
    @yuusufkeenadiid5828 ปีที่แล้ว +13

    Filimka dhan haboo odey ducaale iyo jacfar eedadiid ugu jeclahy wlhi🧡😭

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +41

    Musalsaalka haboon xiso gaar ah ayuu leyahay waa film ficaan cawa waa holac i can't wait prt 12 💪👍👍💯

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 ปีที่แล้ว +15

    Yaa oyay haboon marky aabo duaale soo wacday oo aabo dhahdy😭😭😭

  • @zhiravan99
    @zhiravan99 ปีที่แล้ว +28

    Some films never get old.

  • @eblasheakhadan
    @eblasheakhadan ปีที่แล้ว +21

    I like the voice of zuber abihiii👌👌

  • @CHINA-7
    @CHINA-7 ปีที่แล้ว +71

    Jimce waye cawa ilahay qof walba muradkiiza ha siiyo
    🤲🤲

  • @niciimakhadaryuusuf8540
    @niciimakhadaryuusuf8540 ปีที่แล้ว +27

    Wan faraxay markay aabahed la hadashay 😢♥️

  • @Leozcvt
    @Leozcvt ปีที่แล้ว +28

    Can’t wait 🔥 it’s coming out at 1:30am in my country 😮‍💨

    • @rukiaadan7435
      @rukiaadan7435 ปีที่แล้ว

      It's coming 12:30pm in my country

    • @axmedkabtan2812
      @axmedkabtan2812 ปีที่แล้ว

      @@rukiaadan7435 tu et en qeul pays huno

    • @axmedkabtan2812
      @axmedkabtan2812 ปีที่แล้ว

      @@rukiaadan7435 tu et en qeul pays huno

    • @Leozcvt
      @Leozcvt ปีที่แล้ว

      @@rukiaadan7435 where do you live?

    • @RAHMARUUN19
      @RAHMARUUN19 ปีที่แล้ว

      Aww sorry 😳🥺

  • @aliabdihussein4677
    @aliabdihussein4677 ปีที่แล้ว +71

    I can't wait
    1.waxay ducale iyo haboon kawada hadlidonan
    2.Markay jacfar walashis haboon is arkudonan
    3.Axmed iyo haboon jacaylkooda meeshu kudanbeyn doono
    4.Qoomamada zubeyr qabsandonta ..

    • @Geeljire-td1yz
      @Geeljire-td1yz ปีที่แล้ว +3

      2 waakugu raacsnhy cuz jacfar asiga hooyadiis ma noolo

    • @ifrahomer3667
      @ifrahomer3667 ปีที่แล้ว +5

      Jacfar iyo haboon Wllo mahan gabadha Aamina waa haboon hooyaded jacfarna aayadii

    • @rayanmohamed8269
      @rayanmohamed8269 ปีที่แล้ว +2

      @@ifrahomer3667 isku aabo waye habon iyo jacfar

    • @najwahaji6035
      @najwahaji6035 ปีที่แล้ว +7

      Jacfar iyo haboon isku aabo maaha idil iyo haboon isku aabo ah haboona waxaa iska dhalay mamo aamino iyo idil aabaheed seey ila tahay

    • @Huzen0448
      @Huzen0448 ปีที่แล้ว +3

      Sxiib melke ka fiiirsatahy mise qayaas waaa anoo xiiso uqabay baaa ika siiidaree beee hada kee fahmay lkn sacaad yareeyeen beee

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 ปีที่แล้ว +24

    Cawa wxa ogaaday haboon magaceda hore ifraax inu yahy like inta ila qabta

  • @fatmamohammed1436
    @fatmamohammed1436 ปีที่แล้ว +13

    Jacfar iyo edadis wa isla jecelahay manshllah Hoyo fican ilin ba iga timid sidey ula hadashay ma casheynayo hadadan casheyn ooh ❤😢

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 ปีที่แล้ว +11

    Aabo ducale wa nasab walhi
    Ilaahow aabo yashen dhawar 😢💔😍😍😍😍😍

  • @INAMAAMO
    @INAMAAMO ปีที่แล้ว +2

    اللهم انصر الإسلام واخواننا في فلسطين
    اللهم اعز الاسلام والمسلمين ❤
    اللهم ارفع الألم والكرب عن إخوتنا الفلسطينيين 😢
    اللهم آمين 😊
    والله لن افرح فرحا مثل الفرحة في تحرير فلسطين 🇵🇸

    • @Sara-ed7ol
      @Sara-ed7ol ปีที่แล้ว

      الهم امين

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 ปีที่แล้ว +18

    Jacfar iyo eedo aamino waan ku haystaaa ❤️pure love

    • @ibraahimqarnishiikh728
      @ibraahimqarnishiikh728 ปีที่แล้ว

      Waa qoyska hapoon meel kusii qoro pro
      Qish waaye cid kale ha u sheegin

    • @sacdiyoxasan6212
      @sacdiyoxasan6212 ปีที่แล้ว

      @@ibraahimqarnishiikh728 😁😁

  • @qurboqorlex460
    @qurboqorlex460 ปีที่แล้ว +27

    Inta ogaatay hoboon in aaay amiino dhashay ismuujiya ❤❤❤❤❤

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 ปีที่แล้ว +43

    Ahmed quruxoow jah wiilasha ahmed amaan jeclaa 😂😂❤

  • @macalinkascholka
    @macalinkascholka ปีที่แล้ว +28

    Inta caawa uun ogaatay inuu xirsi curad yahay is muujiya😂😂😂

  • @ikraanabdulkadirmohamed315
    @ikraanabdulkadirmohamed315 ปีที่แล้ว +31

    Musalka yars wyey badiya nh wqtiga haboon yaa aroosaayo jamal mise subeyr 😃
    Ku sali nabiga salahu caleyhi waa slaam 🤩🤩🤩

    • @ubaxcali4182
      @ubaxcali4182 ปีที่แล้ว

      Axmed naago badane

    • @ladanmohamud4420
      @ladanmohamud4420 ปีที่แล้ว

      @@ubaxcali4182 ciyaarta naga daay hee axmed xguu haboon kasoo gali rbaa

  • @fartuunnuur4258
    @fartuunnuur4258 ปีที่แล้ว +5

    Ku sali RasuulkeeNa ( Nabi maxamed ) [ scw ] 🥰♥️😇

  • @foossaladabdi9953
    @foossaladabdi9953 ปีที่แล้ว +26

    Asc wr wb
    Isbuci 2 jeer ad ayey uu yartahay iyo 26 oo xayeysin ku jurto
    Waxan codsanaya 3jeer ina nog dhig tiin
    Aniga iyo ilmahey ga wan lasocona afka Soomaaligana wey ku bartan❤️ from Norway

  • @ArMaanXz
    @ArMaanXz ปีที่แล้ว +11

    I am From Gaaljecel 🇪🇪 I love Somali People 🇸🇴

    • @ismaadan
      @ismaadan ปีที่แล้ว

      INA ADEER 👑🐫💕

    • @msssammy
      @msssammy ปีที่แล้ว +1

      I'm from majeertrrnia🇺🇿I love somali people 😂😂

    • @camirdaahir7504
      @camirdaahir7504 ปีที่แล้ว

      Iam zamaroon ilove somali people😘

  • @mustafmaxamed6775
    @mustafmaxamed6775 ปีที่แล้ว +89

    Best actor jamaaal 🥰

  • @muniirahajjiabdirahman8069
    @muniirahajjiabdirahman8069 ปีที่แล้ว +10

    Eedo tan ka wanaagsan majirto hadii laheli lahaa beeley ahaan leheed

  • @JuBodaYax
    @JuBodaYax ปีที่แล้ว +11

    😢😢 I can’t wait

  • @abdihakimwarsame9318
    @abdihakimwarsame9318 ปีที่แล้ว +20

    Asc Haal mid maa ni sheega Saladi ku soo Daarano..filmka wllyal
    Kuna Saliya Nabigena Mahamed..💞💯

  • @leylasshorts1827
    @leylasshorts1827 ปีที่แล้ว +31

    Ma sugi kara wllhi musalsalka habon wa musalsal aan ka dhacaay run ahaati wuna iso jiitay sida loo jilaayo aad ayu u quruxbadan badan yahay I can't believe it amazing guys keep working and I hope inad kuso dartaan season 3455 and more keeo working guys waxan ii rajena fcaafimad ku deehan farxad. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @hamdayousuf5867
    @hamdayousuf5867 ปีที่แล้ว +22

    Haboon iyo jamal jacaylkoodu ma guulaysanayo miyaaa 😢💔😂 like dhac ku siii 🤦‍♀️

  • @rayaangurey7493
    @rayaangurey7493 ปีที่แล้ว +70

    War horta like ta lacag miyaa lagu helaa🤣😅😅

  • @SALAHABTTI
    @SALAHABTTI ปีที่แล้ว

    (Rasuulka ﷺ wuxuu yiri: Badiya saligayga HABEENKA JIMCAHA iyo MAALINTA JIMCAHA, Qofkii hal mar igu saliyana Alle ayaa toban jeer ku saliya.*
    Maxaa ka qiima badan ruux Alle ku saliyey?
    Saliga Allena waa Naxariis iyo Amaan inuu Alle malaaigta kugu dhex amaano
    Sido kale Alle Quraanka wuxuu ku yiri:
    ( إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا )
    Alle iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallin (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan.
    Ruux kasta oo Nabiga ﷺ ku saliyana waaloo bandhigaa oo Malag ayaa qabriga Nabiga ﷺ ag jooga wuxuuna dhahaaya Muxamadow saacadaan waxaa kugu saliyey hebel mise heblaayo.
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد، كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد[

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 ปีที่แล้ว +8

    I really enjoyed and this film is very interesting..keep on guys

  • @AhmedMohamed-xq2bc
    @AhmedMohamed-xq2bc ปีที่แล้ว +7

    Maamulka iyo shaqaalaha ASTAAN TV mahadsanidiin HABOON job well done thank you 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @zeyhersi8907
    @zeyhersi8907 ปีที่แล้ว +8

    Jacfar eedadiis naxariis badana jah😩❤️

  • @mahamoudhafsa8041
    @mahamoudhafsa8041 ปีที่แล้ว +4

    finally alhmd habone she has to go back home you know how i felt when father Doualeh said hello habone i thought i had won the world cup

  • @hibomaxamed1085
    @hibomaxamed1085 ปีที่แล้ว +16

    Ku sali nabigeena mohmed scw

  • @shaaficimohamed224
    @shaaficimohamed224 ปีที่แล้ว +23

    Ifraah iyo Haboon Waa hal Gabar Inta Iguraacsan👍

  • @hap00nhirsihusein61
    @hap00nhirsihusein61 ปีที่แล้ว +25

    Ku saliyah nebiga scw🥺❤🙏🏻

  • @nimcohana4782
    @nimcohana4782 ปีที่แล้ว +3

    Musalsalka haboon wuxu noqday taxanii ugu hoereeyey ee somalidu leedahay isla markaana ay dunnida kale ka iibin karto kuna faani karto .
    Muudoo badan oo aan flimada qalaad ku xidhna haboon waa Flimka qudhe aan soomali ku arkay ee caalamiga ah thank you all specially iswaadh or haboon

  • @ayandalat3358
    @ayandalat3358 ปีที่แล้ว +10

    Hadadh nabiga hushmadh uhaysid like isaraa

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 ปีที่แล้ว +15

    Inta ila Og in HABOON iO JACFAR wllO YihiiN IsmuujiYa😂😂😂

  • @deeqoomaroffical495
    @deeqoomaroffical495 ปีที่แล้ว +8

    Haboon love ❤ you

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 ปีที่แล้ว +11

    24:47 siduu aabe ducale fadhiga uga kacay dareenkaas aabenimo inu iga maqan yhy ba dareemay 😭

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g ปีที่แล้ว +17

    45 min 44k views best fiLim of somalia ❤

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 ปีที่แล้ว +5

    Nabi Maxammed Kusali "SCW"♥️💥🌍

  • @mohamettyare7537
    @mohamettyare7537 ปีที่แล้ว +8

    Walhi jacfar edda diisa oo kle anee eedo itahy saan lee aabbe iiga celisaa markaan soo daaho hbeenkii macashee so ilaa ka imaado walhi hooyo ey ii buuxisay ilahayow ii xafid eedo mcn 🥺🥺😔😔💯💖