Muxuu Cabdiweli Gaas ka yiri shaqo-joojintii Fahad Yaasiin?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 178

  • @xamralive
    @xamralive 3 ปีที่แล้ว +10

    Sabuurada Dagaal aan Caadi ahayn baa ka socota iyo Qabyaalad Soomaali way jiran tahayee Allaah ha Caafiyo 30 Sano kadib iyo isla Jiradii Mucjiso

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 3 ปีที่แล้ว

      Qabyaaladdu waaba nasee, qoqobka wadaniyadda iyo xisbiyaysiga ayaa qarankan duminaya.

  • @mohammadfarah1333
    @mohammadfarah1333 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abdi wali gaas waa oday somalied sida uu uhadlay

  • @yahyaali1882
    @yahyaali1882 3 ปีที่แล้ว +4

    Robleh wadagdagay runti

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax weeye isaga arintaa looma.igman 12kii nin eemucaaradka buy ra yigoodii Tracey caku nin jilicsan

    • @nuuramaxamed1380
      @nuuramaxamed1380 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcoxasan5156 wan kugu raacsanahay quruxeey

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 ปีที่แล้ว +2

    Marxuumadda Allaha u naxariistee, yaan la siyaasadaynin. Ra’iisul wasaare Rooble waxaad moodaa in uu baal maray hawshii loo igmaday oo ahayd hawsha doorashada. Laakiin in xil ka qaadis ku sameeyo agaasimaha NISA.

    • @Maxamuudcali12
      @Maxamuudcali12 3 ปีที่แล้ว

      XAQ UU ULEEYAHAY INUU XILKAQAADIS UUSAMEEYO

  • @abdikaniomar374
    @abdikaniomar374 3 ปีที่แล้ว +3

    RW xaq ayuu uleeyahy in xilka qaado una magacaabo mid kale fahad ba R.W ayaa magaacabay MXWEYNA waqtigiisa dhamaaday golo abni qaran ma jiro waxuu waqtigiisa dhamaaday 1-5 -2021

    • @yahyemohamed4007
      @yahyemohamed4007 3 ปีที่แล้ว

      Gaas waa aqoonyahan hadana nidaam yaqaana waana nin somalia waxbadan mafahmi karaaayo waayo PM iyo madaxwayne maamul gobaleed ayuu soo noqday

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว +5

    Rooble awelba wuu rabey inuu casilo waayo qabiilkiisa ayaa saas rabey meeshuna meel hal qabiil ku amar taagleeyo maaha

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 3 ปีที่แล้ว

      Farmaajo awood maba leh mudo xileedkiisii waa dhamaadey.

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +2

    Million qof ayaa Mogadishu lagu diley from 1991. Somalia heshiis ma aha. Gobolo dhan sida Sool iyo Maakhir ayaa Dhuusada iyo tuugnimada Xamar victom u ah. Dalku aabihii ha waso dadkisii aanu af Somaligaba aqoon.
    Waxa laysku hayaa waa sidii magaca Somaliyeed adduunka loogu baryi lahaa iyo tuuganimo.
    Haddii u caqli jiro dulmigii aad geesataan waaka weli idinku qarxaya habeen iyo maalin

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว

      @@cicekcicek7972
      من فضلك توقف عن محاولة ذلك أنت ليس قاضي هذا العالم وهنا بعد. الله سبحانه وتعال هو القاضي العادل والصادق دائما. إذا ذكرك بشيء واحد أن الله والعالم أجمع قد شهدوا الدمار والقتل غير الضروري الذي تسببت به وربما كنت أحد هؤلاء العقول المدبرة لقتل الشعب الصومالي.
      و قال تعالي فى محكم تحكيمه:
      إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ (25) سورة سجدة
      Eebbe wuxu yiri Nebbi Muhammedow csw isaga ayaa ukala baayininaya ama ukala caddaynaya dhammaan abuurihiisa, maalinta Yoomulqiyaamaha, wixi ay adduunyada isku khilaafsanaayeen ama ku kala gedisnaayeen oo ahayd xaal adduunyo sida soo bixidda, abaalmarinta iyo ciqaabtaba iwm oo ku sababaysan ARIMAHA DEENTOODA. Waxa eebbe ku kala saaraya u gar qaadid jarran ama kala cad, isaga oo ugu jawaabaya kuwii xaqa ku taagna Janno, halka kuwii baadilka iyo lunsanaanta ku taagnana Cadab la geyeysinayo.
      هَا أَنتُمْ أُولَاءِ تُحِبُّونَهُمْ وَلَا يُحِبُّونَكُمْ وَتُؤْمِنُونَ بِالْكِتَابِ كُلِّهِ وَإِذَا لَقُوكُمْ قَالُوا آمَنَّا وَإِذَا خَلَوْا عَضُّوا عَلَيْكُمُ الْأَنَامِلَ مِنَ الْغَيْظِ ۚ قُلْ مُوتُوا بِغَيْظِكُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ بِذَاتِ الصُّدُورِ (119)
      أل عمران
      و انت من اول موتوا بغيظكم
      أيها المنافق الكبير الله يخرب بيتك و يدمرك علي الاسرع الوقت.

  • @caaqil201
    @caaqil201 3 ปีที่แล้ว +2

    Adeer waan naqaana waxaa kaa dhex hadalaayo iyo meesha aad u socoto shartaada ilaahay ha naga qabto 🇸🇴

    • @xamdicalidhuxulow3028
      @xamdicalidhuxulow3028 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin Aamiin sharta lala waregaayo ceebta & sumcad dilka dowladnimada dadka wata Allow naga qabo

    • @maslahahmed966
      @maslahahmed966 3 ปีที่แล้ว

      Waa sax

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 ปีที่แล้ว +8

    Hadalka cabdi Wali waa hadal miisaaman. Oo aqligal ah

  • @batuulomuuse977
    @batuulomuuse977 3 ปีที่แล้ว +2

    Dr gaas sifiican buu u dhigay
    Waxay ilatahy dawladaan buuqa dilka iyo Probogaandho in ay shaqo ka dhigatay afartii sano

  • @sulaanfarxaanxusseenmuse133
    @sulaanfarxaanxusseenmuse133 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว +4

    Kalsoonidi shacabka aay ku qabeen NISA waxay dhimatay maalinti Fahad loo dhiibay oo waxay yiraahdeen "Shaki ma laha in aay laba Shabaab wada shaqeeyaane".

  • @maslahahmed966
    @maslahahmed966 3 ปีที่แล้ว +1

    Voa yey u shaqeeyaan waa arkaa in afsoomaali ha ku hadlayaan laakiin waa ku wareeray ciday u shaqeeyaan

  • @qareenkaafkahooyo
    @qareenkaafkahooyo 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa faham u baahan Golaha amaanka qaranka iyo Gudiga amaanka wey kala duwanyihiin.
    Golaha amniga qaranka waa Madaxweynaha iyo 4ta taliye ciidan.
    Gudiguse waa wax loo sameystay arimo siyaasadeed

  • @fartunosman1375
    @fartunosman1375 3 ปีที่แล้ว

    Dr gaas aqoonyahan allaha noo kaa daayo

  • @haajiroxassan2357
    @haajiroxassan2357 3 ปีที่แล้ว +1

    Sida uu yiri Cabdiwali, miyaanay haboonayn in uu rasaywasare Roble inta aanu kudhaqqaqin go,aan in uu Madaxwaynaha la tashto goaankiisa? Yaase mandate usiiyay wareejinta hogaamada sare we ciidanka?

  • @Nazkm301
    @Nazkm301 3 ปีที่แล้ว +1

    Nagta waraysiga ka qadaysa cabdiwali gaas waa Oromo somali mahan

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa. Fircoonkii.. Ugu. Weyna. Ee. Harti. Oo. Munafaqad..u.suuro.gashay

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa sheydaankii ugu weynaa mucaaradka wareysi malahan ale kuso qabey balaayo academy sidii dameertii

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว +3

    Rooble Wuu Sax San yahay Keep going rooble Magaca hajiro

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Muxuu ku saxanyahay gabadha uu afduubay oo uu kiinya u gacan geshay tuuga uhuura u shaqeeya

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo asaga iyo dalka ayeey badbaado u tahay xil ka qaadista Fahad Yaasiin.

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 3 ปีที่แล้ว

    Asc viva7up farmajo Ma aha faaaaalid balse Ooble waaaa. Faaaalid

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma gabarbaa Arinku aawey wiilashii iyo maalin walba xasuuqa socda ilaahoow nimankaan naga qabo bad beri dad diin intaba wey liqeen oo na dhaafi magrigooda aawey badihii waa kan hadlayee

  • @omarlibanliban5780
    @omarlibanliban5780 3 ปีที่แล้ว

    Asc war iska daaya waxaa ha isku mashquulinina C/Wali arintan si dusduuri ah ma uusan uga hadlin

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 ปีที่แล้ว +3

    TUUG XAARAAMI AH WAXAD KOOW KA TAHAY KUWA KENYA U ADEEGSATAY MARIN HABAABINTA RW HA 🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕👍🖕❌❌❌❌

    • @marwoistahil9873
      @marwoistahil9873 3 ปีที่แล้ว

      Na maxad dadka ucayi meelkalana saasa ugubaneyse yaad difacaysaa dadba dadkodi maqanyahy farmajo ayaba shabaab kadaran marexan iyo Shifnal iyo hawiye somaliya iyagaa qasaya dacadna Kadheer buruburna farmajo kama horeetn

    • @ciisehaji7616
      @ciisehaji7616 3 ปีที่แล้ว

      @@marwoistahil9873 inantu kaa fican waa wadaniyas jecel dalkeda e ma adigo kalaa moday o bilaa dhiig ah baranbaro ayaa tahay wax dhiig ah malihid ma tihid somaali qabiil Ayaad ka hadleysaa dadkuna qaran ayey ka hadlayaan gabadhaasi waa adigo kali lkin waxey ku dhertahay damiir adu bilaa damiir ayaa tahay maxaad qabiil afka ugu heysaa xisho dumarku wey xishodaane

  • @abdullahimohamed7717
    @abdullahimohamed7717 3 ปีที่แล้ว +2

    MASHAA ALLAH nin adag ayad tahay adiga iyo madoobe

  • @yahyaabdi5616
    @yahyaabdi5616 3 ปีที่แล้ว +1

    Doorasho waqtigeeda la dhaafiyey sidaan bay dhashey oo fowdo lagu maamulo wadanka dhaga adeyg

  • @ibrahimhassan211
    @ibrahimhassan211 3 ปีที่แล้ว +1

    Raisulwasaraha lugahaa dhiiqo loogiliyey shaqadii looigmadey oo dorashadii aheed waa laga jeediyey

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 3 ปีที่แล้ว +1

      Munaa FAQ aduun iyo aakhiro ku qasaarey ale ku qabey aaaaaaamiin

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadii dowladan ey qabiil wado Fahad yaasiin lama xireen shaqa joojina laguma smyn lahayn. Fahad aad buu uqldnyhy case-kana wuxuu ku muteysan karaa Xabsi daa'im; Aniga dowlada waan taageeraa; lkn wixii qld ah ma'ogolaanaayi; Sidaan baa wx ku taageeraa wxna ku diidaa ee Qabiil wxba nooma faa'ideeynayo...

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 ปีที่แล้ว +4

    Ex Rwasaare Abdi wali xaqiiqda ayaad ka hadashay nooloow mudane

    • @aaminomajacase5563
      @aaminomajacase5563 3 ปีที่แล้ว

      Ikraan way noshahay gacmo shisheeye ayaa wadanka qasaya

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah8274 3 ปีที่แล้ว

    Baraa iyo qulwale waais ogyihiin
    Inahumina sulaymaan wainahu bismismilaahirahmaam rahiim aqalkacad iyobentagon 3areast3
    Cajelo maraq ari salaat 2bariis kaluun 3malawax sanbuus shaah
    Walahi bilaahi talaahi wewant jastice
    Spairing live stail to day
    Murtida maanta yussuf cali samatar

    • @fartunnur2656
      @fartunnur2656 3 ปีที่แล้ว

      Please waka helay mahmahdaas ijilci baraa iyo qulhuwale wa is ogyihiin waku tuugaa waxa kawado ifasir

  • @hassanali-cm6dl
    @hassanali-cm6dl 3 ปีที่แล้ว

    Ex-Raysal Wasaare Cabdiweli Cali Gaas waxaan dhihi karaa wuxuu kamid ahaa madaxdii dalka kasoo saaray maraxaladii burburka oo dhisay dowlad nimada maanta kajirta dalka Somalia

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    Ex madaxweyn sifiican oo hadlay oi run ax

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 3 ปีที่แล้ว +2

    waxaa ka masuul ah kufsigaa iyo dilkaba xaarmaajo hadana wuxuu ka hor yimi dadaaladii raysal wasaaruhu waday ee ahayd in sharciga la mariyo cida uu adeegsaday kufsiga iyo dilkaba xaarmaajo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 ปีที่แล้ว

    Falstiin scw

  • @sacdioharun425
    @sacdioharun425 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhaas alshabaab ma dilin sheydaan fahad yasiin unbaa og asagaana haya iyo hebel jiis blzz hadii somaaliya ineey dagto la rabo sheydaamada fahad iyo hebel jiis ha kenaan gabadha ama dil toogasho ha lagu xukumo sanbaloolshana ha la keeno

  • @abdifatah__zurechabdiyuuke6314
    @abdifatah__zurechabdiyuuke6314 3 ปีที่แล้ว

    Horta gawarta ikraan cadalad bey rabta lkn dadka qaar ma fahnsana arinkan Gabdhan u si waynaday kuwa kle ugu dugantahy.1 xili doorasho kuso aday hadana kuwa mucradka wey Ka faideysanyan 🤔😶 somali allow Naga qawo cadowga

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan qabaa in Fahad iyo Kulane Jiis maxkamad la soo taago. Taas waxay badbaado u tahay ummadda Somaliyeed.

  • @Somali-One
    @Somali-One 3 ปีที่แล้ว +3

    Raysalwasaare iscasil

  • @aadanmaxamed8281
    @aadanmaxamed8281 3 ปีที่แล้ว

    tuug in awareystu ma ahan nikaan waa kuwa danleyda ah weye luuma baahnu warkiisa shacabka soomaaliteed warkiisa ma eheen inaad maqashisiin

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 3 ปีที่แล้ว

    Asc dhibkaas waxaa iskaleh rooble waxba ayaanan lagu soo galgalanin wadaxweynaha dhibkan ikran na waa mid qaran dumisku kadambeeyaan laguna raali galinaayo shisheeyaha ee soomaaliyeey iska jir bohosha laguu qoday

    • @ciidenuwaahodan
      @ciidenuwaahodan 3 ปีที่แล้ว

      Illahay. Caqliga. Iyo. Cafimadka. Ha. Kuu. Siyaadiyo

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 3 ปีที่แล้ว +3

    Idaacadaha Somalida Waxaan ula Yaabaa Siyaasi Fashilmay Beey Nin Qiimo leh kaaga Dhigayaan,
    Gaas Madaxda puntland Soo Martay Waa Kii ugu tuugsanaa ugu Coruption Badnaa, Wakhti Dheer Anoon .maqlin Baan Hada Arka. DUF KU BAX OO DULI KU DHiMO,

    • @ciidenuwaahodan
      @ciidenuwaahodan 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkii. Tiisaba. Daryela. Tu. Kale. Ku. Dara. Bal. Ka. La. Waraysanayo. Oo. Wax. La. Waydinayo. Eega. Wuu. Iska. Ciyayaa. Cabdi. Weli. Lagu. Qasaaray

    • @siciidaabdirasaq8256
      @siciidaabdirasaq8256 3 ปีที่แล้ว

      Adeer hadalka iska sax waayo gaas waa nin kii ugu wngsnaa ee puntland iyo meel somali dag taba ugu wanaagsanaa

    • @mohamedwarsame1269
      @mohamedwarsame1269 3 ปีที่แล้ว

      @@siciidaabdirasaq8256
      HADE ANIGU NIN PUNTLAND Xog-Ogaal u ah Baan Ahay la Soco kk
      1:Waa tuug 34 Million DBW
      2:11 Million Wadada Garoowe iyo Galkacyo
      3:Deeqdii Sacuudiga Biloowgii Dakada Garacad,
      The worst ever PUNTLAND Hogaan uqabta, Except Faroole

  • @kuuman10
    @kuuman10 3 ปีที่แล้ว +2

    ROOBLE WAA NIN DOORAASHADI AQALKA SARE KU FASHIILMAY, DOORASHADA AQALKA HOOSE YAAN LAGU AMIININ, MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA ROOBLE XILKA HAKA QADO, ROOBLE WAA NIN AQOON SHAQADIISA IYO HOOSHA LAGU AMIINAY.

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 3 ปีที่แล้ว +2

    Mujrimiin , baad tihiin Gaas iyo Dani , waxaana sidiinaba idin waraysta cadawga soomaaliyeed sida voa iyo BBC.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 ปีที่แล้ว +2

    Jaajuusiintii Tigrey iyo Kenya ayaa iswareysanaayo illaahay idinka qabey umada Soomaaliyeed.

    • @abobasement346
      @abobasement346 3 ปีที่แล้ว

      Ka waran Gabray iyo kenya pls

  • @aminasahra9901
    @aminasahra9901 3 ปีที่แล้ว +1

    doqoon

  • @shoobtocumareey7653
    @shoobtocumareey7653 3 ปีที่แล้ว +1

    PM Cabdi wali ali Gaas saaxadda wan ka waynay we miss him alot waa siyyaasi rug cadaaga ah

  • @abdidaahir306
    @abdidaahir306 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi wali islaamnimadiisa ayaa shaki ku jiraa maxuu arimaha soomaliya ka hadlaa puntiland buu soo bur burshay oo cidlo dhigay, soomalidu mid ha ogaato dadka ku nool bariga soomaliya hadii dowldi dhalato dhulkooda laga noolaanaayo oo dhanka wabiyada ayaa la soo aadayaa marka waxay isku dayaan in ay marwalba ay carqaladeeyaan dowladnimada soomaaliyeed si ay u sii noolaadaan

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan Cabdiwali wuu cadaystay mucaarad wayn in uu yahay totally wuxu mucarad ku yahay dawlada Somaaliyed iyo dalkaba markad hadalkisa dhagaysato lkn qof caadi ah ama dhex dhexad ah in aad waraysatn ayay ahayd

    • @OS-db8um
      @OS-db8um 3 ปีที่แล้ว +1

      Rw Roble mindha sharcigaba sax uma yaqane muxu cid casila

  • @adanghane6730
    @adanghane6730 3 ปีที่แล้ว

    Kuma haboona xiligaan in cid xil laga qaado ama la saaro
    Mida kale ninka hada la magcaabayaa goorma ayuu xog sugan keenaya
    Aragtidaydu waxay leedahay dadka doonaya in dowladnimo meesha ka baxdo ayay la wanaagsantahay
    Si ay shaar qabiil wax ugu qaataha
    Waxaana aaminsanahay in fahad yaasin lagu haysto reerkiinu xaq uma laha jagadaas aad hayso oo anagaa kaaga haboon ee aan loo eegin inuu yahay midka ku haboon
    Sida saxda ahna waa sidaa

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว

    RW ROOBLE HADII UU NINKA LAGU TUHMAAYO WA IN LAGA QAADA XILKA EEDEESANE MA HEYN KARO XIL.
    ARINTA YAAN LA QABYALADEEN

  • @aaminafaysal8963
    @aaminafaysal8963 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadalka gaas waa mareexan nacayb waa hadal nin buka uu kuhadlay

    • @ciidenuwaahodan
      @ciidenuwaahodan 3 ปีที่แล้ว

      Waa. Doqon. Reer. Nacayb. Ayaa. Waxaa. Ka. Yedhsinaysa. Dhiigiisa. .Cabe. awelba qof. Mad. Ahayn

  • @abdiramanmohamed5666
    @abdiramanmohamed5666 2 ปีที่แล้ว

    Codkaada garar baa kujirto ul garar leh iyo carab gararan matosan

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo tastuur kuma fadhiyo meesha waa ninkii halka ina dhigaye gorgortan isgu ma galikaro villa qaldbuu ku jooga madaxweynihii hore ee puntland maxa kugu dhacay farmaajo waa madaxweynihii hore sida adigoo kale

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว +1

    Sax waa insubordination jawaabta Fahad uu siiyay Ra'isul wasaare Rooble.

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan ma waalanyahay mse waa doqon? Geberta Eng Yariisow iyo dadkale aaba ku maqane xoow rabyaa Rooble lahelow?
    Nisa guul, Fahad Yaasiin guul.
    Rooble lahelow was inow is ladilaa. Maba uqalmo xilkoow hayo, xeey tahay, ma Doonfaar calasoow iyo C C Shakuuraa caqli u ah ooba maamulaaya, waa cibaaro aduune.

    • @SaidMElmi
      @SaidMElmi 3 ปีที่แล้ว

      Waa isku xaartee iska aamus qofyahow !!!.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 ปีที่แล้ว +1

    Meeshan waa xero Maafiyo ,waxa isku milmay Al shabaab iyo kooxda meesha joogtay fahad yaasiin iyo farmaajo in badan buu dhagaro ku khaarajiyay dad badan oo mudan oo reer muqdisho ah ,dadka reer muqdisho dhib waynbaa soo gaadhay intii maafiyadan ay u gacan galeen.

    • @cumarxarifka7367
      @cumarxarifka7367 3 ปีที่แล้ว

      Waa sax wlh Al_shabaab weey iska fogeeyeeen edeeymahaas wax lug ahna kuma laho arintaas ...

  • @cadnaancarafad5200
    @cadnaancarafad5200 3 ปีที่แล้ว

    markaas ina gaasow markad leedahay madaxweynuhu xiisadu yuusan qasinoo tallaabo yuusuan qaadin kaliya maad keenti dooda ah rooble isagu muu kabaqsado wa nin nacayb hadalkiisu gaasow mudane hadal kuma banaana

  • @mahamedibrahim6569
    @mahamedibrahim6569 2 ปีที่แล้ว

    Profissor kii hiil ajinabi
    qaranka uun baa uu jabiyaaa

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo iyo fahad

  • @abdiraximmohamoud4299
    @abdiraximmohamoud4299 3 ปีที่แล้ว

    Ninkii 188da suuli puntland ka dhisay miya hadlaya oo leh dad shaqo jojin halagu sameeyo adeer inkaartii dadka kaga dhacday ayaaba sonkori kugu dhacday o aad wali siyasad kusii jirtaa

  • @maxamedyasinsicid2629
    @maxamedyasinsicid2629 3 ปีที่แล้ว

    raysal wasaaruhu wuu ku khaldanyahay. awoodi madaxweynaha ayuu sheeganaya. hadana madaxweynihi ayaa jooga.
    dastuurka wuxuu qoraya ciidan iyo amaanka dalka madaxweynaha ayaa awood u leh

  • @khadarismaaciil4143
    @khadarismaaciil4143 3 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa sheekadii dabacaddaha iyo habarta.digaageedii uu ka cuni jirey bay ka xafida tay.shabaggii ayuu habeenkii dabada geliyaa.suu yee habar yahay bal adna seexo.qaylo ayay isku daraan.hadaba arrinku waa kaa.balse farmaajo ha ogaado..ciir hawiye cayaadh laguma dhamo.

  • @Somali-One
    @Somali-One 3 ปีที่แล้ว +1

    Tuug marka la waraysanayo khayr haa ka sugina

  • @mamaseinab2075
    @mamaseinab2075 3 ปีที่แล้ว

    Wixiwashabo farmajày dabadhita n

  • @ninwaxbadanog3176
    @ninwaxbadanog3176 3 ปีที่แล้ว

    Dadki somaliyed qabyaalad aya dishay qof haduu hadlo wxa la dhahaa qabilnimo ayuu u hadlay qof dhahayo malahan si caadi buu u hadlay go aanka saxda ah wxaa xaq u leh rooble lkn qodobada dastuuriga qoran ayaa sheegaya inuusan samee karin rooble lkn tan waaa emergency xaq ayuuna u leeyahay dhiiga dadka in la baneesto ma wanaagsano hadana qof dumar ah in la dilo waaa damiir xumo

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo iyo waa isla ogyihiin kiiska gabadha

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 3 ปีที่แล้ว

    Gaas waa siyaasi dhab ah.dowladan waxay kagaabisey kiiska gabadhii ushaqeyni jirtey sirdoonka somalia

  • @hibaxusein8693
    @hibaxusein8693 3 ปีที่แล้ว

    Wuu Ku saxan yahy rw rooble xilka qadista lagu sameeyay Fahad yasin WA dilaaa

  • @ismaanjamal55
    @ismaanjamal55 3 ปีที่แล้ว

    ader raisul wazaha waxaa magacabay madax weynaha taliyaha nabad sugidana waxaa magacabay madax weynaha sidu ugu qaadi kara waxasa kudhahaya siyasi baan ahay

  • @joocaarmuuse8410
    @joocaarmuuse8410 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk
    Walaaahi kani waa codkar

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว

      Joocaar Muuse
      This dude got a Phd in academic circles. Period.
      Guul Abdi Weli Gas lakin Farmajo marna waa taageraa, meelo kalena waa ku diidaa

  • @omarlibanliban5780
    @omarlibanliban5780 3 ปีที่แล้ว

    C/Wali Gaas crises ma dhaceeyso inuu u talaabo waxaanan loo Igmanin

  • @midnimo5015
    @midnimo5015 3 ปีที่แล้ว

    Soomaalia dhan danbiillle ayaa ka hadllla. Gass oo dekadda soomaliyeeed Ee boosaaso lacagteediii dhacay oo gaalkacyo 300 oo qof ku dilay ayaa Gabar dhimashadeeed ka hadlaya aduunyay xaalkaaa ba

    • @hawoxassan8343
      @hawoxassan8343 3 ปีที่แล้ว

      Bosaaso isagaa iskaleh tan galkacayo dad waxaa ku dilay waa abdiqabdiid iyo caydiid

  • @mohamedfarah765
    @mohamedfarah765 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa in la maxkamadeyaa Fahad iyo kulane jiis wa laba shabaab

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 ปีที่แล้ว

    Waagii khaniis, mujrim, daalin, boonayste, baryootame, dhilayste, faasiq, murtad, kaadib, adoon, beelbi-iye, qaatil, Xaqqullaahcaburiye, Xaqqu-diriir-diide oo Xaqqullaahdulmiye, dulinlow muuse biixi cabdi iyo xulatadiisii hargaysa xaaraanta ku haystay ay coldoon iyo culimadii u dhiidhiyey Xaqqullaah inay Xaqqullaah uga raayeen oo uu xaaraantaan xaarku ka wada da'ayo ayey xabbiska ku boobeen oo ay farmaajo iyo kuwo Xaqqullaah daba mareen oo ay xulato uga dhigeen iyadoon jirin cid Xaqq u haysata inay dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed xeryo u kala samaysato. Allaahayow xurmee oo xaqqooda sii inta Xaqqa kugu raaca oo xukunka hargaysaad gacanta u galay kuwaa Xaqqullaah qalbigooda uu ka buuxo xaaraanta ka dirira oo ka maanac dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed meelkastooy joogaan dadkasta oo kufur, qoomuluut iyo boono iyo dhilaysi iyo wax kasta oo Xaqqaaga aan ahayn ku fidinaya iyo dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliya oo u keena fidno sida muue biixi cabdi iyo xulatadiisa kuwaasoo xaqqullaah ka dufoobay oo yaa Allaah yaa Dal Jalaali wal Ikraam deg deg Jawaabtaada u gaarsii oo yeysan awoodi karin mar danbe inay waxyeelo gaarsiiyaan dadka iyo dalka iyo diinta shacabka somaliya oo qadar yar oo sharr ah aysan gaarsiin kari doonin waligood ummadda somaliyeed oo ka yeel sharrka ay la doonayaan dadka iyo dalka iyo diinta somaliya miday iyagu ku sharroobaan oo ku jabaan deg deg aduun iyo aakhiraba ooysan kaa helin wax hanuun ah kuwaas la doortay ummada somaliya burbur iyo kufur iyo qoomuluut iyo boono iyo dhilaysi iyo kala qaybsanaan iyo gaali raacnimo oo kuwaasi cid kastooy yihiin iyo meel kastooy ka joogaan somaliya naftooda Allaah ka yeel kuwa u taag waaya oo u dir junuudaadii aad u dirtay qoomuluut u dir iyo fircoon iyo qoonkii nabi nuux iyo thamiud iyo caad iyo qoomu araa'ka iyo cid kasta sharrkeeda u keenta ummadda somaliya oo isku dayda inay dhaqan rogaan dadka iyo dalka iyo diinta somaliya in sha Allaah aamiin. Yaa Raxmaanar Raxiim, yaa Raxmaanar Raxiim, yaa Raxmaanar Raxiim. C

  • @ahmedhamza5926
    @ahmedhamza5926 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan 👎🏽👹😈Abdiweli inuu hadlo iskadhafee sawirkiisa in la arko maistahilo waa mujrim hadii runta layskushegayo waa nin asaga naftiisa nafaf badan kumaqan

  • @yuusufaxmed5586
    @yuusufaxmed5586 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @amiinsaleban7908
    @amiinsaleban7908 3 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland mashalah somaliland mashalah halkaa ka ooya bilaa asal awalba talyaaniga wabiga idinkaga talaabi jiraye

    • @zuparlazio7211
      @zuparlazio7211 3 ปีที่แล้ว

      Khaatumo niii wasta iska aamusa

    • @amiinsaleban7908
      @amiinsaleban7908 3 ปีที่แล้ว

      @@zuparlazio7211 khatumo dhukbahante waa ogol nahay walalahayo runtii

  • @sheekodoone5492
    @sheekodoone5492 2 ปีที่แล้ว

    gas wa nin waxa bartay markasta si fican ayuu u hadla wuu dhama fat joe

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 3 ปีที่แล้ว

    Cawaro maxay la golo timi? Kanni miyaanu ahayn kii lahaa Kitaabka ayaa wax naloogu dhaariyey? Mujrimkan Cawaran qaarbaa u riyaaqaya oo amaanaya.Doofaar waligii ma daahiro.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว

    Kaasna maxaa laga warsysanayaa tuugii dekedii bosaso gatay sheydaan ma warbuu hayaa kani

    • @hawoxassan8343
      @hawoxassan8343 3 ปีที่แล้ว

      Bosasaso mooriyaan waxba kama galin
      Abdiwali gaas ayaa iska leh.

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow xuska ha naga qaaddin..
    Madaxweyne ugu yeedhayaan sowkii.. Dhammatay Muddo xilleedkiisi bishi February isaga iyo Barlaaman isku sheega Waxba tarin dhaqaallee Gargaar sugeeyaal Dal iyo dad toona u adeegin..
    Ilaahayba #Somaliland dadkeeda iyo Dalkeeda dowlad Xisbiyo qaran dimoqraadii ah.. Shacab xor iyo xalaal ah, codeeyee....

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 ปีที่แล้ว +1

    Gaas 💯❤️❤️💯suyaasi jira

  • @yasmiinmohamed6583
    @yasmiinmohamed6583 3 ปีที่แล้ว +1

    Gas iska amuus wax shegaysaa iskayaree

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa Runtaa

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo maba yaqaan waxa la dhaho "biri ma geydo". Dhaqanka Somaliyeed waqtiyada dagaalka lama dilo Haweenka, Carruurta iyo dadka madaxda ah. Sababta waa in aay keenayso colaad aan dhammaan. Haddii Ikraan tolkeed aay dowladda caddaalad ka waayaan waxaa isku dhammaanaya Qabaa'il badan.

    • @UpdyRahmanGu
      @UpdyRahmanGu 3 ปีที่แล้ว

      GAAS WAA BAAC AAN AQLI LAHEEN SOOMAALI IN UU KALA FOGEEYO MOOYEE WAXA LAGA SUGAAYO MA JJIRTO ASAGA IYO DENI WAA ISKU MID WAXAEYNE JECEL YAHIIN IN MUQDISHO LA ISKU BAABIIYO DAGAAL KA DHACO LAGU KALA TAGO WAXAASI LAMA WAREYSTO AQLINA LAGA SUGI MAAYO

  • @hodansheikh4558
    @hodansheikh4558 3 ปีที่แล้ว +1

    Oo maa sagaaba Madaxweyne ah

    • @UpdyRahmanGu
      @UpdyRahmanGu 3 ปีที่แล้ว

      SOOMAALIDA INTA QABIILKA QADORISO MABA YAQAANINI SIYAASIGA DHABTA AH EE JECEL HORUMARKA DALKA IYO UMADA SOOMAALIYEED GAAS IYO WAXII LA MID AH NINKA WAREYSANAYYA MAXAA LAGA SUGAA

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 ปีที่แล้ว

    Rooble wuu khaldamay hawshi loo Xilsaaray na wuu ka leexday Xaq na uma leh inuu Taliyaha NISA Xilka ka qaado DALKU MW Leeyahay waxana dhagaha loogu shubay adaa Mwne ah Rw Rooble waxa ka Muuqata Aqoon daro siyaasaded oo weyn

    • @ciidenuwaahodan
      @ciidenuwaahodan 3 ปีที่แล้ว

      Horta. Tii. Loo. Idmaday. Xaguu. Ku. Ogaa. Hawlo. Aanu. Shaqo. Ku. Lahay. Wa ka. Ku. Dhex jiree

  • @daudabdi4199
    @daudabdi4199 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhan waxa ay jooqtaa dalka kenya

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 3 ปีที่แล้ว

    Dhiciweyso? Walle weyn iyo af soomaali maxaa kala haysta?

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 3 ปีที่แล้ว

      Sheydhaan ayaa tahaye isaaaga bax Somalida dhaxeheeda

  • @aminabdo3900
    @aminabdo3900 3 ปีที่แล้ว

    Wadanka waa lahaystaa
    Beeshacalamka
    Ha laweydiyo xogtaa qaranka

    • @mohameddhegjar3489
      @mohameddhegjar3489 3 ปีที่แล้ว

      Beesha caalamka yaa ladhahaa makuwo dalalka dumiya mise kuwo wax u qabta?

  • @kisima5420
    @kisima5420 2 ปีที่แล้ว

    Kan waa maskaxda ayuu curiyaan ka yahay

  • @ismailyusuf415
    @ismailyusuf415 3 ปีที่แล้ว +1

    Nac Nacda joojiya Fahad Yasin waa madaxa Sirfoonka qaranka , MAQAAXIYAHA waxa looga sheekeeyo hala imaanina xafiiska DAWLADA ugu sareeya . Shame mooryaan & mucaaridka imaaraad ka hoos TAGA .

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 ปีที่แล้ว

    Falstiin❤️

  • @felisabdu2669
    @felisabdu2669 3 ปีที่แล้ว

    Ma haduu soo noolaadey, mise haduu coma ka soo baxey, mise uhuru baa layska gadsyaa..yaahuu

  • @mahamedibrahim6569
    @mahamedibrahim6569 3 ปีที่แล้ว

    Hagubato xamar

  • @abdirashidw.....1531
    @abdirashidw.....1531 3 ปีที่แล้ว

    Madaxweynuhu waxaan ilaalinayaa sharciga, hadana laba ruux oo ah ciidan ayaa la tuhmayaa in mid uu dilay midka kale, waxuuna diidayaa asigoo mid la safan in cadaalada la hor keeno kankalane xaqiisa la,baabiyo. Aawey cadaalada iyo sharciga uu ka hadlayo, ninkan ama waa doqon ama waa xanuunsan yahay.

  • @cabdirixmaan5843
    @cabdirixmaan5843 3 ปีที่แล้ว

    Abdiwali caqli hadadleeday
    Orad daynta ka bixi naagtaadii tuugada ahayd

    • @ciidenuwaahodan
      @ciidenuwaahodan 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk. Waad. Ku. Sugtay. Doqonka

  • @lulali8651
    @lulali8651 3 ปีที่แล้ว

    Naag nool oo lawada ogyahay ineeyesandhiman, maxaa dowalada loo saarayaa ,was qashin reysalwasahara was laalush waste tuug aha mooryaan qayermalehe ,mucaarad was mooryaan.

    • @lulali6059
      @lulali6059 3 ปีที่แล้ว

      Hadii aay nooshaha soo horkeen hooyadeed iyo eheladeeda ay ka maqan tahay , waa la hadloo yaa maa u hadleysaa.

  • @hawacartan5821
    @hawacartan5821 3 ปีที่แล้ว

    Wasax

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 ปีที่แล้ว

    VOA waa isbaaro daldumis ah.