ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Maraykanka Oo Lagu Soo Bandhigay Dagaallada Somaliland Lagu Soo Qaaday iyo Meelaha Laga Soo Galay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Safiirka Somaliland u qaabilsan Woqooyiga Ameerica, ayaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka kulan kula qaatay Jaaliyadda JSL ee dalkaas, waxaanu kulankaas ka jeediyey khudbad uu ku soo bandhigay Guulaha Somaliland ka gaadhay siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo sababihii keenay.
    *** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
    #ShopwithTH-cam

ความคิดเห็น • 72

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha alaah Maansha alaah Maansha alaah alxamdu lilaa guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 5 หลายเดือนก่อน +1

      Maashaa'Allahu waa baaraka Allahu. Guuleyso Ambassador. 🎉

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 5 หลายเดือนก่อน +1

    Best Dramma I have ever watched...
    Somalia ayaa ay citiraaf kaàla jiraa mandhow...come to Mogadishu

  • @engmohamedomaradan5024
    @engmohamedomaradan5024 7 หลายเดือนก่อน +1

    danjire bashiir sh cumar; WAA AQOONTII OO QOF AH,WAXA AAN ILAAHAY IDIINA BARYAYAA IN AY WAXUUN IDIKAGA DUXAAN HADALKIISAA AADKA U QIIMAHA BADAN.

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 5 หลายเดือนก่อน +1

      Maashaa'Allahu waa baaraka. Allahu swt.. Wbt🥰

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 5 หลายเดือนก่อน

      Hawa Hirsi Huseein

  • @hassanchamac7005
    @hassanchamac7005 8 หลายเดือนก่อน +9

    Ninkan wuxu u qalmaa madaxwaynaha. somaaliland. Mnsha allaah active personal

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 หลายเดือนก่อน

    Hore Usoco Somaliland

  • @GeckoWiz
    @GeckoWiz 8 หลายเดือนก่อน +5

    Masallah hore u soco

  • @hasenismail8625
    @hasenismail8625 7 หลายเดือนก่อน

    Maasha allh, waa nin wax garad ah Professor Bashir Sh.Omer God waanu u qalmaa in uu madaxweyne ka noqdo Jamhuuriyada Somaliland ee Barakaysan isha allh....

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 หลายเดือนก่อน +1

    MAANSHALAAH MAANSHALAAH MAANSHALAAH ILAAHEY HA KARAAMEEYO QARANKA SOMALILAND

  • @saaficic9935
    @saaficic9935 7 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah. Il xumi kuma aragto Ambassador Bashir Good

  • @AdamIbrahim-hh4tt
    @AdamIbrahim-hh4tt 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah
    Pr GOD
    Nolaw

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thats true the diplomate always concenterate their words and ideas

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah mudane wadmahadsantay very wise and intelligent mant waxbadan onankawarqabin ayadnobidhaamisay 👑🙌

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha,Allah waa nin Aragti dheer

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 7 หลายเดือนก่อน

    Tolow axmed Ismail Samatar Bashiir Good muu ku wareejin xisbiga waa nin Madaxwayne u qalma Bashiir runtii

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 8 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland waxay kaga nasiib badantahay meelo badan waxay leedahay Rag badan oo aqoon iyo indheer garada ,waana waxyaabaha ay ugu guulaysato in ay ka badbaado weeraro badan oo dibada ah ku socdaan waxaan dhow wakhtigii ay aqoontu hogaanka qaban lahayd ,
    waa ka guulaysanaynaa Cadowga guusheena neceb ,
    Waxaana laynaga rabaa in aynu fadhiga ka kacnaa Dawlad shicib ,Xisbiyo oo Danta dalka loo midoobo .

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 8 หลายเดือนก่อน +1

    X XANUUNKII EX SOMALIA TEAM AYAAku ag fadhiya safiir oo buka

  • @user-uq1bp5ye4q
    @user-uq1bp5ye4q 7 หลายเดือนก่อน

    Gujl somaliland

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inshallah peace and love.

  • @Rayidka
    @Rayidka 8 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha alaah Jamhuriyadda ISAAQ-LAND!! ❤❤❤

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb Wa Jamuriada Somaliland amba Republic of Somaliland adiguna aad ka mid tahay lakiin hadal wa ku furanyahay wayo xanahay wadan demokradii amba democratic marka nafis sxb

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 5 หลายเดือนก่อน

      Xassadnimo ma wacan ee be POSITIV TIL NYE UDVIKLING. SAX🎉

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dhanka gaala u cararka iska daaya e Alle iyo islaanimada xageeda wax kq raadiya maraykan baa soo noo arka meel laguma gaaro

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 8 หลายเดือนก่อน

      Hadii somali dii kuucu dhawayn xasuuq kuladaba taagantahay ooyna nafkuu ogolayn sow inaad isdifaacdo xaqmaaha

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allahayaw muxuu Faranjigii nacas fariideeyey, aabbihii nimaanu fuuli jirin, faras muxuu saaray

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 5 หลายเดือนก่อน

    You are Edna's aider

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 7 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @user-zk5qk6kg2k
    @user-zk5qk6kg2k 7 หลายเดือนก่อน

    Kkk wacan guulwade Dillad rasaastiii ila hada Dilla way ka muuqata Danaysteh

  • @bardacad
    @bardacad 8 หลายเดือนก่อน +3

    Adiga dawlad isku noqo
    Harti iska iloow
    Land qaran isaaq ha ku deeqdo please aniga i daaya
    Cali khalif waxaad marsiiseen
    Taasaa nakala dishay
    Miyuu soo noolaanaya maya
    Isku soo noqon mayno
    Please love me alongside

    • @saynabismail2646
      @saynabismail2646 8 หลายเดือนก่อน

      Deked iyo eripot wacan midna ma lihid iska noolow xaasidnimadaa

  • @AdamIbrahim-hh4tt
    @AdamIbrahim-hh4tt 8 หลายเดือนก่อน +1

    Good

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 8 หลายเดือนก่อน +3

    These people are one clan, and they think they can be a country.

  • @axmedease8328
    @axmedease8328 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ninkani routine waa nin somaliland Innay Lou fantou woo qaalma waa nin woo kaa fayou coudourka qabyalada qof nacaybka waa nin wadankissa kou farahsan ou kou qiraya wah wanaagsan aay qasatay oun haqiray xukoumadou Inti ficnayd aay samysay vive danjire

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf 8 หลายเดือนก่อน

    Been.ha.sheegin.dunidoo.dhan.yaa.lagaa.fiirsanayaa.walaal

  • @user-xw8bm7qf4g
    @user-xw8bm7qf4g 7 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf 8 หลายเดือนก่อน

    Never.hubabon.

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa nin aan aaminsanayn xitaa diinta islaamka Habar haal af buu xaaraan kula noolyahay in Kanis ADO laga dhigo Somaliland ayuu u ololaynay jiray Allah ha qabto si deg deg ah

    • @idahorefugeecommunityassoc6613
      @idahorefugeecommunityassoc6613 7 หลายเดือนก่อน

      Beenaale. Aabihii waa sheekh wayn oo la yaqaan. Ninkani gaal ma ah. Waa dhal Sheekh oo weliba aqoonyahan ah. Siyaasadda Soomaalilaand aad buu uga soo horjeeday. Mar danbe oo la wada hadlay ayuu la heshiiyey. Laakiin nasiib darro nin aad u qalloocan oo Muuse la yidhaa ayaa dalkii hogaanka u haya.

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 หลายเดือนก่อน +2

    waa shacab been ku nol mah Argagixisadah snm bah horumar kentay 32 yaer bad qabil isku dilaysen kk

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 หลายเดือนก่อน

    Danjire bashiir somaliland waay ku sugaysaa inaad madaxweyen ka noqato wadankaaga barkeysan adiga iy Ina mooge wadankeena waa abrkeysanyehy waxuu sugayaa markii aad wadanka madax ka noqan laheydeen safiir wlaahi markeyn oo ilahan white house fadhido adaaa kaga awood roon mmarkeyn waa tacliinta iyo edebataa maansha alllahaa dajnire horta qurbha uun baan kugu arka a wadnaak horta ma booqtid tag o maaglo kasta khudbad ka jeedi oo sheeg inaad markeyn ka tami inataa baa ku filina dakeena markeyn dayaxa u hastaa

  • @user-qk6oe2im6k
    @user-qk6oe2im6k 7 หลายเดือนก่อน

    WAAYA. DHOLAAWE. MIAAD. iLAODAY. KUMlSTU KASMAASAY. 👎🏻🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👎🏻👎🏻🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👎🏻🇪🇹🇪🇹🇪🇹👎🏻👎🏻🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👎🏻🇪🇹🇪🇹🇪🇹👎🏻👎🏻🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👎🏻🇪🇹🇪🇹🇪🇹👎🏻👎🏻😛👎🏻🥱👎🏻😛👎🏻🥱👎🏻😛👎🏻👎🏻😛👎🏻🥱👎🏻😛👎🏻🥱👎🏻😛👎🏻👎🏻😛👎🏻🥱👎🏻😛👎🏻🥱👎🏻😛👎🏻👎🏻🥱👎🏻🥱👎🏻👍👎🏻🥱👎🏻😛😛

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l 7 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya Qarnii 20.Aad Magaalada Muqdisho 35.warshadood ayaa ku yaaley Runka sheeg hadalkaaga waxaa Amaaneeysaa Abaaso iskuul iyo xaruntii dhaqanka Qooma Luudka Lagu Marti qaaday

  • @alfardoows
    @alfardoows 7 หลายเดือนก่อน

    🌷💕🇸🇴💕🌷Nacnacda nala dhaafa, wax qaran Somaliland ladhoho ma jirto, gobalka waqooyi oo qabiil Isaaq ladhoho oo waashay ku nool yihiin baa jirta.

    • @AdamOsman-ek2cx
      @AdamOsman-ek2cx 5 หลายเดือนก่อน

      Isla yaab oo Ka xishood aqoonyahanka

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 7 หลายเดือนก่อน

    Aniga ninka hadlaya meel baan ku wada kornay. Aabihii Sheekh caama ayuu ahaa. Axmaaradu dagaalkii 60-kii dhawaan ayaa ka soo gaadhay, sobobtoo ah magaalada uu ka soo jeedo xadka ayey u dhawdahay.

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 8 หลายเดือนก่อน +1

    Damiirka xumada waa wax lagu yaqaano Somaliduna horay ayay u tidhi nin soori kaa qaaday seef kaa qaadaa dhaanta Fuadna in uu Bashiir khasaare daba galo waa u nasiib daro dabaa dambas dhala Aabihii Abdi Ismail aqoonyahankii AHUN wuxuu halgamaagii diiday in SNM wadanka ka goyso wuxuuna ka Mid ahaa hormuudkii SDA

  • @abdijama1300
    @abdijama1300 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaas ayaa riwaayad ah😂

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 7 หลายเดือนก่อน

    Bujuu bajaa!!!

  • @maryamali.
    @maryamali. 4 หลายเดือนก่อน

    Waa beenti oo lugale
    Been been sii🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l 7 หลายเดือนก่อน

    Ma Rubaa? Runsheeg

  • @zainabosman6991
    @zainabosman6991 7 หลายเดือนก่อน

    After 32 years lying to them selves

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 7 หลายเดือนก่อน

    Miya Xidhnay Dekeddu mise interest DP World U soo gashay Muxu maraykanku u Qabtay heshiiska 3sano jiray Muxu u Qabtay JS/land la taaban karo Maxay Dhaafsanay Airport Berbera la siiye .Marakaynku Ururada Ma Sawirka kula Galay Mr Samatar ururo hadaad hore u arag anigu waanu Arag ururo Cusub Hadaad Twain Safiir Sidaaz u jeceshahay wakiilka Twain ha lagaa Dhigo

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 7 หลายเดือนก่อน

    adoo dhaxal reebikara hanoqon dhinte aan latabin dhaxalkii awawgaa miyaa hortaada amxaaro ku qaadatay doqmo reer Awdal ah oo bilaa damiir ah oo dad koogii la xasuuqay oo iidoor dabada u leefaaya oo aqoon oonyahan ismoodaaya si xun u dhinta

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somaalidu waxay ku maahmaahda " Af waa kan e may la aamaa, ama hadal badani haan ma buuxsho. " Ama qof hoo ( wax qabad ) u baahan, hadal badan wax uma taro. Haddaba dadkani indheergarad ma yihiin oo ma sii fahmi karaan ( odorasi karaan ) waxa ku soo food leh , ku soowajehan mustaqbalka Ummadooda ( qoomiyadda) Soomaaliyeed iyo guud ahaan xaaladda dadyowga Geeska Afrika ( ee dib u gumeysigooda ). Ama arrintu waa dee iska " WAR MOOGEEY MA UDBIHII BAY WALI ASLEYSAA ? " Ama soo qaado suaaxhii C/dulqadir Xirsi Siyaad :
    Waqtiyada socdaalka ah
    Ayaamaha silsiladda ah
    Xilliyada bal suure
    Soojire haddaad tahay
    Sadarrada dib noqo
    Soomaali waa kuma?

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 6 หลายเดือนก่อน

    Beenalayaal been uu isu sheega oomba xishoonin! Qabiil qaran noqonwaa!

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 8 หลายเดือนก่อน +1

    Saylada Ragaa taagan ee suuqa hoganaa santiyada Kuwaa lagu gatee sahanka loo diray somland lagu kala tagay muxuu ismoodayaa la hayste Gudabuur Rag ficiltamaya ee Raganimad iskugu faanaya hoos joogayaal.

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 8 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale tuuga oo caadeqaate.

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 8 หลายเดือนก่อน

      Dameer Naagood

    • @AdamOsman-ek2cx
      @AdamOsman-ek2cx 5 หลายเดือนก่อน

      Isla yaab oo xishood

  • @giirekhayre6050
    @giirekhayre6050 6 หลายเดือนก่อน

    Je praat te veel 😂😂😂😂😂

    • @AdamOsman-ek2cx
      @AdamOsman-ek2cx 5 หลายเดือนก่อน

      Jij heeft geen respect

    • @AdamOsman-ek2cx
      @AdamOsman-ek2cx 5 หลายเดือนก่อน

      Waad edeb daran tahay