Waa ILaahay mahaddiis in Canadian Boy Uu sharcigiisi helay. Uuna Nabad ku Tagay dalki uu u dhashay ee Canada. AlhamduLillah Rabbil Caalamiin. Inti gacan ka geeysatay oo Caawintay Canadian Boy, Ajar Iyo Xassanaat Farabadan Farabadan Iyo Kheyr aan weligood ka dhammaanin Allah Al Rahman ha siiyo, Bi Idni Allahil Cazzizul Jabbaar Amiin 🤲🏽😂😍
Mansha Allah waa nin aqyar ah run badan
Waa ILaahay mahaddiis in Canadian Boy Uu sharcigiisi helay. Uuna Nabad ku Tagay dalki uu u dhashay ee Canada. AlhamduLillah Rabbil Caalamiin. Inti gacan ka geeysatay oo Caawintay Canadian Boy, Ajar Iyo Xassanaat Farabadan Farabadan Iyo Kheyr aan weligood ka dhammaanin Allah Al Rahman ha siiyo, Bi Idni Allahil Cazzizul Jabbaar Amiin 🤲🏽😂😍
Wiilka waxan dhihi laha nio waalidka hadu xumuday haka daba xuman hortada usoco shaqeyso hoyadana wax tar habaryartaana ka roonow waa hooyo an naslaheyn hadey xumatay ka roonow
Wiilka maskaxiyan qof aqli badan ma ahan sualaha marka la weeydiiyo labo shub beey oogu dhacayaan wax aan la weeydiin buu iska sheegaa Ilahay haku amaansado meel kasta oo uu tago
Reer Ansalooti waabari iyo xamar jajab leysku dhahaa waa beesaani
Midkii hore ciwaanka badan karay
Maxamad habaryar shalay maanta kuilow
Waxa tahay abti waajibkiisa gutay jizaakallah alif kheyr
Maxamed fa,ud maxa waaye sawirka UU dajiye ma gabadhuu ugu kasaye
Maxamed Da,uud Aamuus Nacasyoow Cotka Dumarka Leh Ooyaaye Aamuus Wasaqyoow