Xalane ilmaha Yar Yar ayaa laga dhoofiya dowladana waxba kama qaban karto Xog iyo Cadeymo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 179

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l หลายเดือนก่อน +14

    🇸🇴💔😭 Walaal Wadankeena 💔😭 Dowlad kama jirto 😭💔💔💔😭😭💔😭😭💔 Xasan dan iyo hello kama laha somaliya 😭💔

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 หลายเดือนก่อน +3

      Dawlad kaliya waxba yaan laga sugin ee shicibku hakaco.

  • @user-tq2ti5ki9c
    @user-tq2ti5ki9c หลายเดือนก่อน +11

    Xalane waa hoog allow ajaniibtan naga bixi dalkena hooyo

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l หลายเดือนก่อน +3

      @@user-tq2ti5ki9c Amiin Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🇸🇴👍 Xasan iyo kooxdiisa wadankeena allaha ka Qabto 😭💔

    • @user-cd8pu8qp6x
      @user-cd8pu8qp6x หลายเดือนก่อน +1

      ​@@user-om9wu9nc7l
      Amiin yaa rabal caalamiin dowlad wada bisnis ah Madaxweynaha ilaa waxii kahoseya umadmey war uhaayan Illahay kuwa qeyrqaba hanoogu badalo 😮😮😮

  • @farah2748
    @farah2748 หลายเดือนก่อน +5

    Mooral media ALLAH haa idin barakeeyo dhamaanntiin dhalin yradaa dalkooda u maqan ee u damqanayaa oo dhan ALLAH HA barakeeyo K.D.S ✊🤝👊👏

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 20 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ninka caruurta badbaadiyey ha xifdiyo. Amiin.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 หลายเดือนก่อน +6

    Xalane waa inaa gubtaan habeen madawu

    • @ayaansuri5581
      @ayaansuri5581 หลายเดือนก่อน

      Taasiy waa run waa in lagu gubo waye

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 หลายเดือนก่อน +1

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin aamiin mahadsanid guulsomalia

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 หลายเดือนก่อน +3

    Dowlad ma aha tani bililiqo ayey ku jirtaaye illaahay hana dhaafiyo

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 หลายเดือนก่อน +3

    Umada somaliyeed Allah is sufficient for us.

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 หลายเดือนก่อน +2

    Ofcourse yes! 👍🏽 wey og’yihiin nijaasta waxa’dalka qasayana waa Ayagà.

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah qeyr Ayaan kuu rajeynayaa dhibaatada umadda heysata halagu dadaalo in la ifiyo .

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq หลายเดือนก่อน +2

    Ilmaha Ama Caruurta beerka iyo kelyahaa lagala baxaa lakin hadaysan Caafimaadkooda boqolkiiba boqol noqonin, baaritaan badan kadib gaaladu marabaan oo way iska soo celiyaan, sheekadasaa socoto, Subxaanallah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 27 วันที่ผ่านมา +1

    AL SHABAAB_TA SIDA LA SHEEGO, XALANE WEY YIMADAAN, DHANKA BADDA AYEY DOONYA KU YIMADAAN, XERADAAS WA LAGA SOO DHOWEYA WAA SIDA AY DAD BADAN ISU SHEEGAN.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน +1

    XALANE HALLA XIDHO DAWLADI MAJIRTEE HADDII KALE WAAD KU DHAMMAANEYSAAN XAMAR OO QABUUR AYEY ISKU BEDDELEYSAA ALLAAH UMADDAA HA SAMATA BIXIYO❤😂

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน

    Xamar ilmuhu Waa laga dhameeyay soomaalida kuwo dawlada kujiro iyo askar baa u gaysa

  • @DrcumarShiikh
    @DrcumarShiikh หลายเดือนก่อน

    INSHAA ALLAH WAANU KILMIDOONAA XAQIIQA QORSOON AYAAN KAWADA HADLIDOONAA.

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 หลายเดือนก่อน +2

    Waa balaayo kale nagu dhaxnool, madaxda baana u wacan, ileen shicib wax Kama oran karee haduu afka kala qaadana waxbaa ku dhacaya

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +1

    Shabaab iyo ayagu way Isla shaqeeya an

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 29 วันที่ผ่านมา

    Aniga Waxa Igatalo’ah In Somalia Iskasaarto Dadkaas Xalane Haysta ..100

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 หลายเดือนก่อน +1

    adinku ha adinina😢melaha lagu caweyo😢taga masajidada oo duceya alaa jira 😢😢

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwa Xalane inoo fadhiya waa waxa fitnada ku ah Dalkeena, Dadkeena iyo Diinteenaba. Waa in ay inaga baxaan. Soomaali ha isu soo harto. Wax walba waa inoo hagaagayaan insha allah.

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน

    Waa la shaqeeya an soomaalida sir doono baa la shaqeeyaan

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 หลายเดือนก่อน +1

    Laaxawlah walaaquta illaabillaah

  • @Abdicasiis-yq4zk
    @Abdicasiis-yq4zk หลายเดือนก่อน

    Waa in shacabku kacaan oo culumodu kahadlaan oo labannaanboxo❤

  • @fdahir-n3f
    @fdahir-n3f 22 วันที่ผ่านมา

    Somali nation mogadishu you have to be aware and protesting 😢😢😢😢😢😢

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallh Subxanallh Subxanallh Allah ha unaxariisto dadka somaliyed oo geriyodey, gurgurte there corruption government they want to keep the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Hassan gurgurte he want to stay longer,he doesn't care the people of Somalia whatever you die or alive is very sad for our country what's happening now wadmahasantay waa ruun tisa walalkis thanks bro Guul iyo Gobanimo Somalia inasha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 หลายเดือนก่อน

      When Farmajo was here Halane was there
      Why are you acting Halane started with President Hassan.
      Stop the misinformation.

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 27 วันที่ผ่านมา

    May Allah protect our country inshallah shame Somali leaders😢

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g หลายเดือนก่อน

    Xassan Sheikh iyo xukuumadiisa iyo xildhibaanada xaraan cunka ayaa ka mas’uul ah shirqoolada laga soo maleego Xalaneh

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u หลายเดือนก่อน +2

    Cafimaad kooda ayaa wax ka qaldanaayeen
    Malaha

  • @cfitaaxmaxamedcfitaaxmaxam2389
    @cfitaaxmaxamedcfitaaxmaxam2389 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 29 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiqdu Waa Xalane 💯 No guessing Wallahi

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 หลายเดือนก่อน

    Balo ku guursatay Afkay ku qurxin waa dhaqn dooris

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa xayyu yaa Qayuum biraxmatak Astaqiis Aslax wadankeena noona xafid umada somaliyeed Amiin yaa Allah.cadowga umada somaliyeed Allah waa u jedaa yaa Allah noga saar wadankeeda cadowga noo dhex fadhiyo dhulkeena nooga Bixi dhulkeena Amiin yaa Allah.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL หลายเดือนก่อน +1

    Somliyey hadal waxa ❤

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k หลายเดือนก่อน +2

    Haa waxbey ka ogyihin hadeyna waxba ka ogeyn sidey ubixiyeen diniinta

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o 18 วันที่ผ่านมา

    Ilahay kuma imanaya fadhiga halaga kaco .. fadhi ku dirir

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน +4

    xerada xalane may dadku is hor tubaan oo ku mudaharadan haday tahay meesha laga soo maleegayo belayadaa dadka xamar iyaga hurdaa

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 หลายเดือนก่อน

    Màsha allaah ❤❤❤❤❤❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq หลายเดือนก่อน +1

    Waxbo haysdaalinina Dalka waalahsystaa, Xalane ayaa dalka haysta

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 หลายเดือนก่อน +1

    Maandhow islaaliya adinku

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e หลายเดือนก่อน +1

    Isku tashada oo Xoreeya Xalane inta Hargeisa oo dadkii. Lahaa maamushaan ka daba qaaq leedihiin,sanado ka hor baa la sheegi jiray waxa meeshaas ka jiraa in aanay wax Sahlan Ahayn

    • @canabiinadia
      @canabiinadia หลายเดือนก่อน

      Adiguna Ethiopia ku talinaya muuse juudan ka Amar qato meel iska Saar

    • @derejoart1602
      @derejoart1602 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia sida xalene dadkii qayb ma dilayso qayb qomslud kama dhigayso qayb ma iibsanayso qayb jidhkooda ma gadanayso qayb gaalo kama dhigayso qayb klena ilmo kama dhalayaan
      Ethiopia inay wadanka soo gasho iyo in ayna soo gelin gacmaha shacabkay ku jirta
      Lkn xalene xitaa dawladu waxba kama qaban karto iskada shacabe
      Waligeed in umada la xasuuqo ayey rabaan
      Ee cadawgiina garta kadib umada kle wax ka sheega
      Somali somali lahaynine

  • @siidmaxamed2079
    @siidmaxamed2079 หลายเดือนก่อน +1

    Asc haye somali mahada aqli yeelan rabaaan xalane maad soofaragashaten

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u หลายเดือนก่อน +1

    Adeer waanala heeystaa aqligeenu xamar unkaaleh

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l หลายเดือนก่อน

    Waa wax wanaagsan in la foojignaado.
    Waxaan oo dhan maxaa sababay?
    Waxaa sababay amni daro ayaa ka masuula, kuwa amni darada wada oo dadka laaya ayaa hadana iska dhigaya kuwo wadaniyiin ah oo dadka u naxaya
    Hadii kuwa qaraxyada dadka ku la ciribtiro xalane iyo ciidamo shisheeye waa u dhamaanaysaa waa la ogyahay.

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 หลายเดือนก่อน

    Xasan marku saxiixayey xalane edorkii hore dhageysta in waxa xalane laguqabanayo An somaalidu waxkaqabankarin onloshegeyn

  • @mohamedhashi4061
    @mohamedhashi4061 หลายเดือนก่อน +1

    Wareysigaan waa Hal sano kahor sxb

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 หลายเดือนก่อน +1

    Ciyaalkaas wxy u eg tahy in la fara xumeynaayey ama la rabey in xubnaha laga baxsado ka dibna ay arkeen ineysan caafimaad qabin. Mrkaasna iska sii daayeen.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 หลายเดือนก่อน +1

    Halaga dhabeeyo erinta cida meesha ku jirto.dhalinyato kaca mudaaharaad ugu saara meesha

  • @Koyama548
    @Koyama548 หลายเดือนก่อน

    Xalane wa in laga bixiya kuwas dowlda ey la waregta🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🫡

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 หลายเดือนก่อน +1

    Xalanaa kadanbaysa waa cadahay waryay mesha dawlda majirtee waa in lakacaa dhalinyaro kaca kaca

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ka codsanaya malatariga somaliya in illahey a wax badbadiya in ay xalane galaan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 21 วันที่ผ่านมา

    Yaan lagu qamaamin xalane waayo iyagaa dhibka wada waana dallaaleey dulmi uyimid waddankan wadajaahiliinta ah.

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 หลายเดือนก่อน +2

    Adiga aduunkale miyaad ku nooshihiin war xalane dowlado waa weeyn ayaa qabsadey xalane Soomaaliya ka mid maahan xataa madaxweynihu magali karo dadka joogo iyo wadamada ay katirsanyihiin xataa lama yaqaano

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy หลายเดือนก่อน +1

      Haa soomaalidu waxay u haysataa inay xor tahay, beri hore in layna qabsaday ma oga ba.

  • @nura6
    @nura6 หลายเดือนก่อน +1

    Qaraxa liido ka dhacay lee lagu biraarugay lkn marwaliba waa sheegi jiri wallhi mediyaha majoogi codkeeygana mağarayı masiibo xalane kaween nama heeyso

  • @aminaameen6144
    @aminaameen6144 หลายเดือนก่อน +1

    NAGER WDY ISKA BURIYEEN GAALO OO DHAN ,, XALANE. WAA ISKA BURIN KARNAA

  • @DrcumarShiikh
    @DrcumarShiikh หลายเดือนก่อน

    MORAL ALEYLEHE WA LA TALISAY DAWLADA IYO UMMADA SOMALIYEED WA KU MAHADSANTAHAY.

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g หลายเดือนก่อน

    Magacii geesigii Soomaaliyeed ee Xalaneh ayay sumcad xumbo usoo jiideen

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u หลายเดือนก่อน +1

    Dhamaantii istaaga xalane hala nadiifiyo

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o 18 วันที่ผ่านมา

    Ebow hadal badan hasn’t ma bux sho we are Somalia 🇸🇴 we need together do something

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน

    Gabar as tiri Waa la I qaatay dhiig baa la iga qaaday waa na la I suuxiyay waa la isooceshay

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g หลายเดือนก่อน

    Somaliya waxaa gumaystaa wadanka Xalaneh,dhalinyarada Soomaaliyeed ee reer muqdisho waa in ay gumaystaha Xalaneh ka xoreeyaan Somaliya

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +1

    Balanteenu Waa Dagaal Afiyo adin

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 หลายเดือนก่อน

    ## no more Xalane👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @user-fw3io8lx6c
    @user-fw3io8lx6c 22 วันที่ผ่านมา

    Huseen Jama waa in uu baaritaan ka sameeyaa iyo waxa dalka socdo mashuu niman isaba oo swedan jooga noga sheekeynayo

  • @user-zr7rd8pl7k
    @user-zr7rd8pl7k หลายเดือนก่อน +1

    Shicibkow dowlad majirtow waa xalane iyo shicibka

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyaah waxaay ubahaantahaay kacdoon dhaliyaaro sidaah kenyaa

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 หลายเดือนก่อน +1

    Waa su, aalle ayaga Maxey u jogaan dalkena so Uma jogaan oo lacag ku qataan in ay ashabab la dagalamaan marka hadey ogadeen mey cidii qaraxa sameeynayey in ay illalo ka sameyaan hadii kale hanoga baxaan dalkena shicibka Haku kacaan xallane

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 หลายเดือนก่อน +1

    Maqdisho waa mafia city

  • @AbdiAli-ss2kh
    @AbdiAli-ss2kh 24 วันที่ผ่านมา +2

    Asc inkasto aanan horay udaawan chanalkan hadana waxan leeyahay waa chanal aanan qiimihiisa aanan soo kobi kararin dhalin yarada kashaqeysa waan ku bogaadinaa caqligooda iyo fekerka wanagsan ee ay qabanayaan lkn ummada soomaaliyeed inyar ayey umuuqataa halista aan dhexda kataganahay waana arin in badan lala doonayey somalidu mar inay sidan noqoto marka dhalinyaradiinaan waxan leeyahay haka daalinina howsha qiirada leh ee aad uhaysaan soomaliya ajarna alle ha idinka siiyo

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  23 วันที่ผ่านมา

      Wcs
      Shukran wll Allaha Ku Sharfo

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 หลายเดือนก่อน +1

    Laba beri ka hor sirdoonka Ethiopia ayaa joogay xalane ninkii soo arkay baarlamanka Somalia ayuu ka sheegay

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaa😢

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 20 วันที่ผ่านมา

    Saxiix Culusbaa Madaxda lagahayaa

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 26 วันที่ผ่านมา

    Habo aad uga hadal arintan

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu หลายเดือนก่อน

    soomaaliyeey 2014 ayaan xamar imid xalane loo ma ogoley soomaali waxey.kaloo iisheegeen 300 oo wacelo ah oo ay afrikaanka askarta ah ee soomasliya la keeney ka dhaleen gabdha soomaaliyeed oo niman soomaali ah u geyaan waxey ku xareysan yihiin xeryihii qaxootiga ee koryooley

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA BECAME THE NEW WHITE SOUTH AFRICAN COLONY ,AND THE ADMINISTRATION IS BASED IN XALANE❤😂

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t หลายเดือนก่อน +1

    Dhibkale majiro Waa Ayaan Daro cadowgaa ciirso mood oo dad somaliyeed Hala nabso . Xalane irdahiisa ciidan baara waxa galaaya iyo waxa kasoobaxaya hala baaro please aaway Madaxweyne iyo raisul wasarahi intaa umada u sameeya .

  • @farah2748
    @farah2748 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana ALLAH
    ALLOW na midee oo cadawgeena hano jabin
    Somaalia SOMAALI baa leh period 👊

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 หลายเดือนก่อน

    ## no more Xalane 👎👎👎👎👎👎

  • @Abdicasiis-yq4zk
    @Abdicasiis-yq4zk หลายเดือนก่อน

    Walal soomaliy dawlad kamajirto shacabkan dan lagamale xalana waa beesha lagudaadiyo

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 หลายเดือนก่อน +1

    Wakuwii kalyaha😢

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t หลายเดือนก่อน +1

    Bro so qaado gabadhii wariyaha aheed elman lagu dhex toogtay xalane saan maqal nay maxaa loo toogtay waa sir badan baay ka heshay xalane ineey bananka keentaa la diidayy ayadana so qaado gabadhaas

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 17 วันที่ผ่านมา

    Xalane dhaliyao qarax ayaga ka danbeya waxan qarxyada wax ka og

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 หลายเดือนก่อน +1

    Xalane madaxweynaha ma gali karo xalane tigid ma laga badalo waxa rabtan ma noo sheegesan bisinkow

  • @Abdicasiis-yq4zk
    @Abdicasiis-yq4zk หลายเดือนก่อน

    Qarax waala ogyahay ee cidwaxkaqabanaysanjirin walalo èe ilaahay baan talosaranaynaa

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 หลายเดือนก่อน

    Kuwaanu doranay ee dalka & dadka ilaalin lahaa Ayaa ushaqeya dadka xalane jooga Ayaan isleyahay Anigu ee soomaaliyey waxlasugo garanmayo

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 หลายเดือนก่อน +1

    War horta see daarood laga yeelaa gaaladaan xaa ugu mashquuleysaan dowladi way jirtaa birmada xasar shiiq intee looga tagaa !!?

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 หลายเดือนก่อน

    War wadankan waa la haystaa meshaan diwladi kama jirto.cadanka iyo jareerta ka talisa wadanka iyagaana soo qorsgeya bamamkan la qarxiyo

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 หลายเดือนก่อน +3

    Sirdoonka Ethiopia ninka u gu sareeyo ayaa lagu arkay asagoo 10malin kahor dhax lugeeynaya sidee ku dhacday xalane dowlada soo maliya waa in aay baartaa waxa kasocdob safiiradana waa in digniin lasiiyaa

  • @fadumodahir9753
    @fadumodahir9753 หลายเดือนก่อน

    Waa.yaabanahay.maxaajira.

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u หลายเดือนก่อน

    Allow umadan u gargar

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน +1

    no more xarunta xalane the devil place in Somalia❌😈👽❌

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 25 วันที่ผ่านมา

    Ugaandheeska waa shabaab, xassan tuug waa shabaab, shacabka Soomaalida ah oo dhan waa shabaab. Waddanka waxaa xukuma waa shabaab. Dayaaradaha Droneska waa shabaab!!!

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa xallane joogaa waa kuwaddanka baaniinnaaya ee lagu duulo dadka wax uun baa ka hadhiye.

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 หลายเดือนก่อน +1

    Waar iyagaa soomaleega qaraxa xalane

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    Dowladdu waa ogtahay mana kala jecla iyagaa raalli ka ah

  • @ibrahimcumarabrooneomar1879
    @ibrahimcumarabrooneomar1879 22 วันที่ผ่านมา

    Qof wawalbo shaqada uu fiicanyahay halooidiro lakin wax walbo wa aniga oll in one xalane is easy Intan kabadan mahadli karo yaa wax laga sheega ?yaase loo sheega??????

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o 18 วันที่ผ่านมา

    Xalane Chelsea a loobixiyey

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 21 วันที่ผ่านมา

    Nacallaa shaydaan iyo kii taageeraba kuyaal.

  • @annasabdurahman2354
    @annasabdurahman2354 25 วันที่ผ่านมา

    Asc
    Arinta xalane goormey bilaabata
    Ma arin hada bilaabaty meyaa

  • @bakeeri805
    @bakeeri805 29 วันที่ผ่านมา

    Xanaaq hsigudilin