Ciidanka Yuhuudda ee dumarka ah | tacaddiyada lagula kaco | xuquuq ma laha!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Qasab ayaa lagu askareeyaa, cidi ma diidi karto, waxa loo tababaraa in ay magaalaysatooyin noqdaan, cidi ma difaacdo, waa la qashqashaadaa oo tacaddiyaad galmeed ayaa lagula kacaa, cid xuquuqdooda u dooddaana ma jirto.

ความคิดเห็น • 274

  • @B72_____
    @B72_____ 3 ปีที่แล้ว +103

    From Hargeisa gacantu waa qalfoofe qalbigan idinka salamay TEAM sahanka

    • @khaalidmaxamed8245
      @khaalidmaxamed8245 3 ปีที่แล้ว +3

      Vaar vaar hadalhayskii raxma yar laascaanood

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว

      @@khaalidmaxamed8245
      Subscribe ii Saara walalyal

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Kasoojeeda ✅
      Hargeeysa ✅
      Koox ✅

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว

      @@c.m.a.1937
      Subscribe ii Saar wllo

  • @huzenhazan8898
    @huzenhazan8898 3 ปีที่แล้ว +41

    Caaanbay ku yihiiin yuhuuudu waxaas
    Ustaad ✊🏾

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 ปีที่แล้ว +62

    Gabdhaha yahuuda wee qurux badan yihiin!""
    ilaahey waxaa oga barye in uu diinta islamka kusoo hanuuniyo amiin ""...........

    • @abdikhadirmohamedomar445
      @abdikhadirmohamedomar445 3 ปีที่แล้ว +3

      Gabdhaha quruxdooda ayaa ku soo jiitey miyaa

    • @suldaanabdullahi4407
      @suldaanabdullahi4407 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikhadirmohamedomar445 maya "

    • @youngmali329
      @youngmali329 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikhadirmohamedomar445 😂😂😂😬🤧

    • @mahatazizi3526
      @mahatazizi3526 3 ปีที่แล้ว +1

      Way banan tahay in lagursada pro

    • @Salmaahmed-bs7hq
      @Salmaahmed-bs7hq 3 ปีที่แล้ว +2

      Yuhuudu ma islamaan haday muslimana munafiqiin ayay noqdaan

  • @yaasmiincabdullahi3724
    @yaasmiincabdullahi3724 3 ปีที่แล้ว +7

    From moqdisho 💕🇸🇴aad ban kuuku xiranahay wall

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +19

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @samiaabdirahmanegeh7879
    @samiaabdirahmanegeh7879 3 ปีที่แล้ว +12

    Wll marka hore waanku salamey wll wxan raba Inaad iisheegto ama video ka samesyo farqiga udhexeeya naasiyada iyo shuuciyada

  • @andrewdek3632
    @andrewdek3632 3 ปีที่แล้ว +17

    Legend baa tahy dadaalka io hawshaa inoo hayso bro

  • @alihusena8979
    @alihusena8979 3 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamij qiima gaarale mahadsanid wax badan waad iftiimisay dhegihii ilaahay waaniyaa waansan

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว +73

    Mooji new world 🌍❣️

  • @MrQalinle
    @MrQalinle 3 ปีที่แล้ว +42

    Walahi Sxb Aadan Waxaa tahay Aqoonyahay Dhab ah oo Labadii sano aan la socday wax Badan ka Faa'iday.
    Sxb Horay usoco mar unna waan rajeynayaa inaan kula Kulmo haduu alle idmo.

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha jabiyo kuwan. Waa wax aan bila aadam nimo aan aaminsanayn. Muslimiin bay hadh iyo habeen dilaa dhulkoodana ku cidhiidhiyaan ilahay nolosha haku cidhiidhiyee

  • @hdplus9130
    @hdplus9130 3 ปีที่แล้ว +6

    Walal qali aqrinaya walasha garab aay uu bahanahay ooyi mayo si dadka canka ahi ii cawiyaan😪😢 waxan kalsooni ku qaba qofkasta Somali ah Messagekan akhristaa inanu ii dhafayn waayo waxan ka dhashay dadka aduunka ugu qalisan 🇸🇴🇸🇴🇪🇹🇮🇹🇸🇱🇰🇪 🇩🇯

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 3 ปีที่แล้ว

    masha allah khayr alle ha ku siiyo

  • @abdi622
    @abdi622 3 ปีที่แล้ว

    Adam khadar cali rooble wLL aLLe Cimriga hakuu barakeeyo

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @Ahmedmoha-v2c
    @Ahmedmoha-v2c 3 ปีที่แล้ว +15

    Akhira aynu xasuusano
    Alle aynu kabaqno

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว

    SO MUCH THANKS, SAHANKA XOGAHA.

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 ปีที่แล้ว +4

    Wcs wr wb
    Mahadsanid wllo👍❤

  • @WaliMEgal
    @WaliMEgal 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin Rabiyo hanaga dhigin kuwa gabdhahooda dayaco

  • @samaraabdallahassen3419
    @samaraabdallahassen3419 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah wll aadan Wax badan kaa faaiday wlhi 2 sano ban channelka ku xidhnaa 💟💟

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks bro

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha ku xafido wllkyga

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs warxma subxaanallah heer ay khiyaana ka gaareen baan layaabay akhlaaqdii baa aad uga dhimatay,hadana waan ka cabsanaynaa dadkaas baa lagu leeyahay tabartooduba waa khiyaano iyo dhagrid waxaan ahayn ma yaqaaniin ileen baadil bay dhex mushaaxayaan e, dabinka ragguna badankood waaba iska dumarka qurxoon,heerkaasay garaacayaan markaasay rabaan inay na dhahaan waxaan idin baraynaa wax wanagsan dumarka ha dhibinina iyaguna waakuwaa sidaas samaynaya,dumarkaan xuquuq udhowraynaa kuwooduna waakuwaas, horay ayuu ilahay u sheegay inaan ka fogaano,la dagaalano iyo waxa ay yihiin.
    قال تعالى: يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا عَدُوِّي وَعَدُوَّكُمْ أَوْلِيَاءَ تُلْقُونَ إِلَيْهِمْ بِالْمَوَدَّةِ وَقَدْ كَفَرُوا بِمَا جَاءَكُمْ مِنَ الْحَقِّ [الممتحنة:1] إلى قوله سبحانه: قَدْ كَانَتْ لَكُمْ أُسْوَةٌ حَسَنَةٌ فِي إِبْرَاهِيمَ وَالَّذِينَ مَعَهُ إِذْ قَالُوا لِقَوْمِهِمْ إِنَّا بُرَآءُ مِنْكُمْ وَمِمَّا تَعْبُدُونَ مِنْ دُونِ اللَّهِ كَفَرْنَا بِكُمْْ وَبَدَا بَيْنَنَا وَبَيْنَكُمُ الْعَدَاوَةُ وَالْبَغْضَاءُ أَبَدًا حَتَّى تُؤْمِنُوا بِاللَّهِ وَحْدَهُ [الممتحنة:4]
    وقال تعالى يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْيَهُودَ وَالنَّصَارَى أَوْلِيَاءَ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ وَمَنْ يَتَوَلَّهُمْ مِنْكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ [المائدة:51]
    وقال تعالى: يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا آبَاءَكُمْ وَإِخْوَانَكُمْ أَوْلِيَاءَ إِنِ اسْتَحَبُّوا الْكُفْرَ عَلَى الْإِيمَانِ وَمَنْْ يَتَوَلَّهُمْ مِنْكُمْ فَأُولَئِكَ هُمُ الظَّالِمُونَ [التوبة:23]
    وقال عز وجل في شأن اليهود: تَرَى كَثِيرًا مِنْهُمْ يَتَوَلَّوْنَ الَّذِينَ كَفَرُوا لَبِئْسَ مَا قَدَّمَتْْ لَهُمْ أَنْفُسُهُمْ أَنْ سَخِطَ اللَّهُ عَلَيْهِمْ وَفِي الْعَذَابِ هُمْ خَالِدُونَ ۝ وَلَوْ كَانُوا يُؤْمِنُونَ بِاللَّهِ وَالنَّبِيِّ وَمَا أُنْزِلَ إِلَيْهِ مَا اتَّخَذُوهُمْ أَوْلِيَاءَ وَلَكِنَّ كَثِيرًاا مِنْهُمْ فَاسِقُونَ ۝ لَتَجِدَنَّ أَشَدَّ النَّاسِ عَدَاوَةً لِلَّذِينَ آمَنُوا الْيَهُودَ وَالَّذِينَ أَشْرَكُوا [المائدة:80-82] الآية.
    وقال تعالى: لَا تَجِدُ قَوْمًا يُؤْمِنُونََ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ يُوَادُّونَ مَنْ حَادَّ اللَّهَ وَرَسُولَهُ وَلَوْ كَانُوا آبَاءَهُمْ أَوْ أَبْنَاءَهُمْ أَوْ إِخْوَانَهُمْ أَوْ عَشِيرَتَهُمْ [المجادلة:22] الآية.
    Mhdsanid wll aadam mar walba ood wajigooda runta ah inooso bandhigto waa marwalba aan dad wacyi galileh noqono,ku dadaalakhayrka halkaasay guuli jirtaaye labada daarba,ilahay haku xifdiyo wll adiga iyo inta khayr jecel.

  • @Mohamed_abdi_moh
    @Mohamed_abdi_moh 3 ปีที่แล้ว

    Runtii waa gabdho qurxoon ilahay diinta islaamka haku soo hanuuniyo

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 3 ปีที่แล้ว +4

    الحمد الله نعمة الإسلام

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 3 ปีที่แล้ว +1

    yuhuud khayr maleh

  • @mouminelmi4794
    @mouminelmi4794 3 ปีที่แล้ว

    Félicitations sxb Aden Wlhi tu es un vrai intelligent continuer comme ça

  • @bishaarxanshi8904
    @bishaarxanshi8904 3 ปีที่แล้ว

    ilaahayow madaxdeena indhaha ufur
    Gabdhaheenii way baabaeen

  • @nimcamahamud834
    @nimcamahamud834 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxbadan ka faa iday masha allh

  • @amiinabdirahman8278
    @amiinabdirahman8278 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal #Aadan_Khadar_Cali
    Laakiin walaal halkeed kasoo xigatay xogahan aad nala wadaagtay ileen tixraac cadaynaya waa in ay muuqaaladaadu yeeshaane.

  • @cabdiladhiifmaxamedabuukar7831
    @cabdiladhiifmaxamedabuukar7831 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll ma aqano qiyas ahan % sax ah inta anka fa iday lkn waxa xaqiq ah inan waxka ziyadsaday inkalana anka sugayo

  • @mouminelmi4794
    @mouminelmi4794 3 ปีที่แล้ว

    Machallah machallah horay u soco

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 3 ปีที่แล้ว +8

    Yahuuda Waligod Cadadoda ayey ayehd Dulinimada iyo Qiyaanada

  • @Keykeyboss
    @Keykeyboss 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll aadan allaha ku sharfo

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Adan wlli hore usuco

  • @sukaynaahmeth3218
    @sukaynaahmeth3218 3 ปีที่แล้ว +18

    Keep going pro 🥰🥀 suaal wallkayoow what's your blood?? Please answer me me is o+

  • @CabdiBaasid-w6b
    @CabdiBaasid-w6b หลายเดือนก่อน

    Way baaba ayaan inshallaah

  • @suldaanyasiin7319
    @suldaanyasiin7319 3 ปีที่แล้ว +2

    You are the legend

  • @akrammaxamedciise5140
    @akrammaxamedciise5140 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallahwllqaliya

  • @jarohadri6821
    @jarohadri6821 3 ปีที่แล้ว +6

    Legend keeb going

  • @AkhlaaqDumar
    @AkhlaaqDumar 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎
    Wllhi hadii la idhihilaah yaa sirta ka soo saar yahuud iyo kirshataanka is baheeysika diimaha ay dhikteen ay adegsadaan ayaad ka hadashaa wllhi adika iyo Raga farbadan oo hada aan xasuusan la ah chnnelada maclin guuleyso waligaa Allaah swc haku barkeeyo

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @dahabocaliyarow9938
    @dahabocaliyarow9938 3 ปีที่แล้ว +1

    thanks xogta aadnasiisay

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 3 ปีที่แล้ว +2

    Laandheere keep going galkacyaa kaaso salaamayaa 🙏🙏 wax badan ban channelkaga ka faiidey

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +3

    *MahadsaniT Huno 😍👑*

  • @updywaduud
    @updywaduud 3 ปีที่แล้ว +9

    War 200k wxba inogamey hadhine wada
    Ilen sahanka wn la leenahe😁

  • @somalitradingpodcast
    @somalitradingpodcast 3 ปีที่แล้ว

    Nin weyn wllhi
    LEGENDARY TH-camR

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 ปีที่แล้ว +1

    mhadsanid wl adam

  • @abdalasiciidabdala7455
    @abdalasiciidabdala7455 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad adan horay usoco

  • @muminjamaisse6176
    @muminjamaisse6176 3 ปีที่แล้ว

    Aadan Sahan saaxiib Horay Usoco Waan La Socddaa Oo Ku Xirnahay Kanaalkaan,waxaan Dhaadday Kolkaan Arkay Jaanibyadda Aad ka Eegayso Baaritaankaagga Qotadda Dheer

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 3 ปีที่แล้ว +13

    Somali ciidanbey u bahantey ee uma baahna hadal siyasi

  • @kaysefarah4795
    @kaysefarah4795 3 ปีที่แล้ว

    Kiiyaraa Wuu Waashay Dhibaatada Falastiin ay ku hayaan Yuhuudu Taasi Sheeg taasaa Kaaga Baahan Sheegide Anaga Yuhuud Uraysa Oo Masaakiinta Dulma Hanooga Sheekayne Waayeelkoodee

  • @oolonceteak6337
    @oolonceteak6337 3 ปีที่แล้ว +3

    Lkn weli meynan arag iyagoo kadoodaya

  • @xamseidiris9375
    @xamseidiris9375 3 ปีที่แล้ว +2

    Lkn aadanow wllo waa su aal lkn xumo adoon ii arkeyn wllo nio cid wax kaqorta ama jadasha xumaantooda ma hayno mana garanayo sidaad adba ka dhawaajisay ee wll xagewd kasoo xigataaa xogahaan wllo ??

  • @footballevents.2264
    @footballevents.2264 3 ปีที่แล้ว

    Ameen. Yarabi

  • @5hanl3
    @5hanl3 3 ปีที่แล้ว

    hamplio wall adan 200k subscribes😁😍😊😊✊✊✊

  • @rbcofficiall315
    @rbcofficiall315 3 ปีที่แล้ว

    shugran waa xog muhiima

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +3

    Taariikhda siyaad barre ka sheegee

  • @yahyekaariye3930
    @yahyekaariye3930 3 ปีที่แล้ว +17

    Iam the one

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 ปีที่แล้ว

    Thanks
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel8900 3 ปีที่แล้ว +2

    Saa waay

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 ปีที่แล้ว

    Wa alleykum salam

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb sawirka badan manadan karta plz

  • @Caalam88
    @Caalam88 3 ปีที่แล้ว

    Sxb xogtaan meesha kasoo xigatay maxaa u muuji weysay

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 3 ปีที่แล้ว +3

    Keepgo lipah

  • @musicsom-yy3mi
    @musicsom-yy3mi 3 ปีที่แล้ว +1

    Israel waxaa lawayay cit hor istagto Muslim iyo Galba maxaa kenay tas?

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir1280 3 ปีที่แล้ว +1

    Mn cHa allh🙏❤

  • @karama_osman
    @karama_osman 3 ปีที่แล้ว +2

    Layaap

  • @skylinesomali9892
    @skylinesomali9892 3 ปีที่แล้ว +1

    Naclata allah calal yuhuud

  • @Mm.ibrahiim2016
    @Mm.ibrahiim2016 3 ปีที่แล้ว +1

    *Moooji* 😳

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 3 ปีที่แล้ว +1

    Wacalaykuma salaam!

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial2393 3 ปีที่แล้ว

    ASC walal Adanoow.
    Waxaan hubaa ciddi garaadkedu maamulo in halkan un waqtigu kaga doono balse ciddii ay qolo kale garaadka uhayso fahmi meyso muhimada casharadaada ma odhan karayo waa barnaamije ♥️♥️♥️👈
    Aqoon gaar ah kuuma lihi balse waxaad tahay walal aan jecelahay 🥰🥰
    Maaqaan inaan da' ahan kala weynahay labadeenu balse waxan is idhi tolow qalbiyadiina miya wada shaqeya ♥️♥️

  • @kaltuunnuur9916
    @kaltuunnuur9916 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah aadn hore usoco wlo

  • @hajialidahable439
    @hajialidahable439 3 ปีที่แล้ว

    7:39 nin naagi wado iyo awr awr wadi midna kaama leexdo

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 ปีที่แล้ว

    Indho wayeeel waa wadda indho hee💪

  • @abdirisakisse8706
    @abdirisakisse8706 3 ปีที่แล้ว

    Keep going pro masha Allah

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 ปีที่แล้ว +1

    Yaab AADANOW aad baad u mahadsan tahay wll

  • @mohaade9477
    @mohaade9477 3 ปีที่แล้ว

    Aadanow sxb horta waxad shegaysa xata hadaad cadow gaada kashegayso waa inay run ahadaan ilen waxatahay qof muslim ahe adigu maadaama adan israel joogin arimahana aanad goob joog ahayn cadyn teeda ayaa lagaa rabaa?fadlan

  • @yaasinmaxamud8930
    @yaasinmaxamud8930 3 ปีที่แล้ว

    Kufsiga iy dilka wada socda ee dumarka somaliya haysta ka hadal shiikhow inta yuhuud ka hadlayso

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 3 ปีที่แล้ว +2

    👍👍

  • @MAXAMEDMAXAMUUDXASAN
    @MAXAMEDMAXAMUUDXASAN 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my prother aadan sahan

  • @cabdikhalaq7681
    @cabdikhalaq7681 3 ปีที่แล้ว

    Halkaas
    Kasiiwad

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaabka aduunka ninkaan caadi ma ahan runtii

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 3 ปีที่แล้ว +7

    Waar niyow yuhuudu waa xaraamiyiin 😁

  • @basilchanel6254
    @basilchanel6254 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheq adan

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 ปีที่แล้ว

    aadanaw wll fadlan codka aad kuso gasho iska bedel fadlan waa cod nuxuuse

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow2321 3 ปีที่แล้ว

    Israeli ragga iyo gabadha wey ka saxanyihin xaddii dhul dad xoog ku haystan hurdo uma yaalan ee in sikasto isku difaacan sameyto dowlad da Israeli waxa hore loo yiri qofkii madax dad gooyo madaxiisa meel ma dhigo marka dad doqon ma aha yahuuda wey ogyihiin in dad gumeysanayan falastiin ah intii awood ah adeegsanayan intii malin wadada ku dhamato one day end road?

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 3 ปีที่แล้ว +1

    kuwan hadaad aragto sarajooga ayay kaaga imaneYzaa

  • @craxmanclaahi1620
    @craxmanclaahi1620 3 ปีที่แล้ว +1

    adanow kan mardhaxdaas arky lkn kasoo hada siiriya barobada hubka

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว

    Inagama xumaan yara bal'e wey inaga xumaan badan yihiin lkn waxay yaqaanaan xumaanta sida loo qariyo,hadalkaygu kama dhigna inaan leeyahay xumaanta samee oo qarso

  • @abdirizak1409
    @abdirizak1409 3 ปีที่แล้ว +3

    Awalba yuhuud bay ahaayeen

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 3 ปีที่แล้ว

    Yuhuudu wa umad tashada xagxagasho iyo bila macne waxba laga qadi mayo ee hays daalin

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts 3 ปีที่แล้ว +2

    Raga yuhuudu waxay askarta u wada qortaan ileen nimcadu xaraday ugu timaadaa😉

  • @nelsondest622
    @nelsondest622 3 ปีที่แล้ว

    200k🖐Wax yar Noga Hary

  • @abbezidan8927
    @abbezidan8927 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay baa xumaan kana sahan waxa dhacaya Waa wax aan loo dulqadan Karin lkn waaanu jiifna hadaanu rag nahay runtii haqiiqada ayaa sidaas ah aanu u istaagnoo xuuquuqda haweenka hadaanu nahay rag isku sheeg dumarku Waa hooyo Macan Waa walaasheen Waa xaskeena Alxamdulillah hadaanu muslim aanu nahay

    • @rodri__99_8
      @rodri__99_8 2 ปีที่แล้ว

      Walashaa was iyo hooyadaa

  • @sanaagstudio1064
    @sanaagstudio1064 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadanow xabadini yarayd xagayka dhacday...

  • @mohamedidriss2718
    @mohamedidriss2718 3 ปีที่แล้ว

    Sxb Adan waxa tahay aqonyahay dhab ah

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed4397 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @1xpetmomant37
    @1xpetmomant37 3 ปีที่แล้ว

    BarnamiJ wxbadan an ubahnen

  • @asadhussein5938
    @asadhussein5938 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahad sanid wlll