Awood 💪🤛Tayasiir jacayl legend is back codad muusic ah iyo bilaa music |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 187

  • @abdikanihassan1204
    @abdikanihassan1204 7 หลายเดือนก่อน

    Woow you are such talented great voice nice lyrics like it keep going my brother.

  • @zouhourahmed5130
    @zouhourahmed5130 ปีที่แล้ว

    Wowo Masha allah Taysiir jaceylka Allah Haku xafido wll 🥰💋💋💞💥💯💯💯💯💯

  • @ibrahincumar6436
    @ibrahincumar6436 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @ayaanabdilaahi9723
    @ayaanabdilaahi9723 ปีที่แล้ว

    Hore u soco prother
    Keep going

  • @naciimomaxamed1461
    @naciimomaxamed1461 3 ปีที่แล้ว +5

    Wiilkeeni wanku wadana form muqdisho cadey guul wll intan kabadan ayan kurajayna keep going axsan cod laguma cuno brother 🥰🥰🥰

  • @KM-vs7tn
    @KM-vs7tn 3 ปีที่แล้ว

    Tayasiir sxp sare keep going

  • @MohammedAbdishakur
    @MohammedAbdishakur 11 หลายเดือนก่อน

    Maashaa-ALLAAH is a big prother...❤❤❤

  • @zakariyesookeeto4210
    @zakariyesookeeto4210 2 ปีที่แล้ว

    Legend legend ladhay

  • @sabaninamuuse9980
    @sabaninamuuse9980 3 ปีที่แล้ว +11

    Tayasiirow anuu tagero gaar ahaaneed bn kuu ahay wllky qof ixtiraam iyo masuuliyad qof wayn ka muuqatahay guul bn ku rajaynayaaa wllo mcn🤴👍❤💋

  • @jamasuleyman7177
    @jamasuleyman7177 2 ปีที่แล้ว

    Kap going

  • @maidhane84
    @maidhane84 2 ปีที่แล้ว +2

    tayasiir hore u soco cod,masrixiyad, tembada iyo darbuukada intii fanka looga baahnaa ilaahay wuu ku siiyay oo waliba waxad tahay nin hibo buuxda ilaahay ku manaystay 100%

  • @abdifarah699
    @abdifarah699 2 ปีที่แล้ว

    Keep going bro ✅

  • @raxmacali8336
    @raxmacali8336 3 ปีที่แล้ว

    tayasiir wllo hore usoco waxatahay fanaanka fanaaniinta waankuwataa

  • @jamasuleyman7177
    @jamasuleyman7177 2 ปีที่แล้ว

    MnchAllah wllky taysiir hore u soco wllo lkn bilaa musiga noogu hees waan ku wat wllo

  • @roodaladna8122
    @roodaladna8122 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllkya qil

  • @omarmohamed6445
    @omarmohamed6445 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend horey usoco , Bilaa music ayaad ku wacantahey codkaagu isaaga laxankiisa wata 🙌🏻👌🏻🙏🏻

  • @nuuradeeqa6750
    @nuuradeeqa6750 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllky Tayasiir hal mar codkaaga mcn noo gu akhri Quraaanka kariimka 💞

  • @MOHAMEDABDI_01
    @MOHAMEDABDI_01 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninkii Xaqdarada Ay Ku Reebeen Tartanki Sahan Tv.
    Tayasiir Saleban Ali ❤
    M.A.Soyan oo ku salaamaya weeye

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h ปีที่แล้ว

    8:53
    Gayaan xamareey gaari muqdishaay 💕💞

  • @safiyalucky7893
    @safiyalucky7893 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waan radinayee tayasiir manta dawanayay dartankii geesi talanti leh

  • @samiirmohamud7232
    @samiirmohamud7232 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc adbaad ucood macantahay lakiin quraan ku akhrii

  • @ridwaanxasan9030
    @ridwaanxasan9030 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll horya uu soco ❤❤❤❤

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 3 ปีที่แล้ว

    Tayasiir saleban Cali Gaydh Hore usoco wllo

  • @fatxacawil2481
    @fatxacawil2481 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllky qaalih tayasiir jacayl waan ku jeceleey 🥰♥️🤴🥰🥰

  • @saredoabdillahi3207
    @saredoabdillahi3207 2 ปีที่แล้ว

    Maschalll 😍😍😍🤩❤❤💋💋

  • @sakiaxmed125
    @sakiaxmed125 3 ปีที่แล้ว

    Chp wllhi bartii cadi fanax ayad dhigtay

  • @zakinabuli3329
    @zakinabuli3329 2 ปีที่แล้ว

    hore usoco pro

  • @awonevin3186
    @awonevin3186 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend labo maha alle haku dhaafo boqorow🙏💞❣👑👑

  • @ramlaabdi6310
    @ramlaabdi6310 3 ปีที่แล้ว

    Walalo waxad tahay ku yaroo bilaa xanafa wlh wad ku mahadsan tahay sida ad hesaha nogu so godbiso 🥰🥰 wad codmacan tahay huno

  • @najmamaxamuud7920
    @najmamaxamuud7920 ปีที่แล้ว

    Tayosiir zhp teembo tuman xage ka helaa

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 ปีที่แล้ว

    Codkagu wuu ka gabanyahay musika😗👈

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 3 ปีที่แล้ว +13

    9:09 kaala Iska arag tayasiirow bilaa music baan kugu ogaha ha isku aadin fan umadaan Yey ku waalin wllo

  • @halimamohamed8583
    @halimamohamed8583 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend codkaga io channel waku heesana keep going 💪

  • @raqiamoumin1080
    @raqiamoumin1080 3 ปีที่แล้ว +1

    KEEP GOING wllo MCN wlhi waligay qofka cood macan man arkin manan maqal tageero buuxa kuu ahy. Tayziir jcyl 💯💯💯♥️🌎👌

  • @muntaasaxmed2445
    @muntaasaxmed2445 2 ปีที่แล้ว

    M.a❤❤

  • @hamsehoopal8256
    @hamsehoopal8256 3 ปีที่แล้ว +1

    Tayasiir jaceyl hore usoco Sxp qli waad dhigtey Sxp qli halkeda

  • @mohacadnaan9081
    @mohacadnaan9081 3 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan baan kuu rajeenaya Tayasiir zxp qaali fanaanimo kugula talinmaayo
    Moha adnaan froom garowe 🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 3 ปีที่แล้ว +1

    Tageeer buuuxo ayaan ku ahay pro 💝💝

  • @libanabdirizak3
    @libanabdirizak3 2 ปีที่แล้ว

    Tayasiir Bro Hore comment kaman bixn Anigo inta ku dawn yay Lkn cawa wanku khadbanahy bro Tallent weyn ayad ledahy ee Hore u soco dibna hasoo jalecin

  • @suhaybsamokaap2187
    @suhaybsamokaap2187 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @wardimatan6555
    @wardimatan6555 3 ปีที่แล้ว

    Qaraamigii soo noolee oo hees qaraamiya mooye mid classic ah ha qaadin

  • @xaliimokhaliif7971
    @xaliimokhaliif7971 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllo waad cod mcn tahay allha ku xifdiyo

  • @cabdiraxmaanmansaawi9803
    @cabdiraxmaanmansaawi9803 3 ปีที่แล้ว +1

    Hibadu waa mid qofka aragiisa iyo maqalkiisaba laga dheehan karo, taageere wayn baan kuu ahay saaxib. way yar tahay inta hibadaada faneed leh waana jeclaan lahaa inaan ka qayb qaato barnaamijkaagan.

  • @bushrailkocaz274
    @bushrailkocaz274 3 ปีที่แล้ว +1

    taYasiir Suleman Ali keep going brother fanaanka kaliYee berberi haYsato❤🤴😘

  • @sumayosuu2849
    @sumayosuu2849 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bro fanka aduu kuu baahanyahay

  • @moedacar3100
    @moedacar3100 3 ปีที่แล้ว

    You got a good voice man but don’t be a singer which is not good for your world and akhira but keep enjoy and have a fun like this we really enjoy.

  • @ridwaancumar2424
    @ridwaancumar2424 2 ปีที่แล้ว

    Music xaggee ka keentay isheeg zxp

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 3 ปีที่แล้ว +2

    Waqtigaaga hees xifdis haysaga dhamayn quraanka xifdi

  • @hindaomerabdi1554
    @hindaomerabdi1554 3 ปีที่แล้ว +1

    Taysir jacyl wll wa barnamij wcn ani wn xiseya inan bila music ku heso

  • @suusalaad5818
    @suusalaad5818 3 ปีที่แล้ว

    Videogan waan iska soo ceshtaa marwalba maasha allah codkaaga naxariis leh 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @drszaprina6927
    @drszaprina6927 3 ปีที่แล้ว

    Wooooow mzha allah wllloh ilahy haku dhowro ilhyna hku sharfo wll wxy tagy ma granaaye mrkan ku arko waan qoslaa uuun ileen qoslaayaad taheee keep goin wloh👍👍🤴🤴💖👑

  • @amalabdikadirabdikarim8556
    @amalabdikadirabdikarim8556 3 ปีที่แล้ว

    Marki hore anigoo Yara cadheysan baa So galay Maqaaxidada deetana
    Ano Happy baan is arkay Huunoy❤

  • @maaidamaxamud1844
    @maaidamaxamud1844 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah hore u soc wllo no so badiy

  • @saynabmaxamuud2772
    @saynabmaxamuud2772 3 ปีที่แล้ว +1

    Wn kugu turay cimamada wllo horay usoco

  • @asmamohometiprahim579
    @asmamohometiprahim579 3 ปีที่แล้ว

    Keep going wllkey qli 🥰🥰🥰😍horo uu soco 👍👍👍👍💯💯💯💯💯

  • @abdullahabdirahman3084
    @abdullahabdirahman3084 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore Ore. odorous🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐👍👍👍👍👍👍👍👍☝️

  • @sacdiyomowliidbariiise674
    @sacdiyomowliidbariiise674 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah fanan jira baa tahay wll wn ku wataaa kep going 👍👍👍👍👍

  • @abdullahi.ashour3428
    @abdullahi.ashour3428 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah hore usoco masul runtii Talent baad leedahay. Fankii somaliyed waxaa beryahan dhabqinaya ciyaal aad moodo inay dameero dhaqan jireen.

  • @youssoufalimahdi8055
    @youssoufalimahdi8055 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah my bro tayasiir go forward

  • @ROZI-ADE
    @ROZI-ADE 3 ปีที่แล้ว

    Tayasiir salebaan cali zxp waa marnamij Aad U xiiso badan zxp Hore Usoco~

  • @wanaagsanwanaagsan6679
    @wanaagsanwanaagsan6679 2 ปีที่แล้ว

    Bilaa Music Cod Macaan tahy🙄💚💙❤🙄

  • @fuaadabdikariim1547
    @fuaadabdikariim1547 3 ปีที่แล้ว

    Keep going sxb wuu na soo hitay barnamijku fuaad

  • @tawakalxasan5941
    @tawakalxasan5941 3 ปีที่แล้ว

    Tayasiir jcyl ku taageera hore u soco🥰🥰🥰

  • @caynaantacabiir
    @caynaantacabiir 3 ปีที่แล้ว

    LipaaH Lapa ma ,AHa pro
    Tayasiir saleepan cali. GuuL
    NolozHa idiLkeeD. ✔️✔️

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude4208 2 ปีที่แล้ว

    Sxb nin aad u cod mcn ayaad tahay
    Wlhi hadaan ku arkilaa heeso
    Mcn ayaan kuu dhiibilaa
    Xageen kalasoo xidhiidha nio

  • @samiiroahmedbarako4853
    @samiiroahmedbarako4853 3 ปีที่แล้ว

    Tayasiir jaceyl wllo wanku tageera farxad igu waar ♥️

  • @naazirkolombiafilmshd2403
    @naazirkolombiafilmshd2403 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend Taysiir gaydh waan kuwataa anigu proH keep going ku leeyahy✊

  • @muhiimjalato440
    @muhiimjalato440 3 ปีที่แล้ว

    M.a horay u soco wlky yaasir jecelow👑❤

  • @mcn44419
    @mcn44419 3 ปีที่แล้ว

    Socdaal 2

  • @hananabdullahiali9447
    @hananabdullahiali9447 3 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam 🥰🥰 ish calaa cod

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 3 ปีที่แล้ว +3

    Tayaziir naymar ka TH-cam 💯

  • @honabdimalikhaajiabdilahi2393
    @honabdimalikhaajiabdilahi2393 3 ปีที่แล้ว

    Tayosiir ahaaa Funs Buuxaan kuu ahay Halyay wxaad tahay Mud Qaacido u ah Jiilkiisa❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 ปีที่แล้ว

    🤜💞🤛keep going✌

  • @abdishakurshirar
    @abdishakurshirar 2 ปีที่แล้ว

    walal waxan raba music teenbada oo kaliya ayaan u bahanahay inteen ka hela

  • @isaqhasan4067
    @isaqhasan4067 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah alaha kudhowro abti

  • @muminomaxaed2246
    @muminomaxaed2246 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedciid5166
    @mohamedciid5166 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesaha biLaa music ah ayaad aad ugu so baxaysaa waxaan kalo kugu biirin lahaa Tartanka JigJiga Talent inaad ka QaYb gasho iyo tartankasto la Qabto keeP going guUL baan ku RajaYnayaa.

  • @aymaan_official5369
    @aymaan_official5369 3 ปีที่แล้ว

    Zhp m.a ka baxsatay m.a keep going brother HORUMAR wcn ✨

  • @captainoscar009
    @captainoscar009 3 ปีที่แล้ว

    First time I visit your channel.
    Keep going bro

  • @chelseafans8080
    @chelseafans8080 3 ปีที่แล้ว +1

    From khaalid foodhaadhi

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 ปีที่แล้ว

    Waar yarku cod macaanaa
    Ha la ii geeyo

  • @ibrahimabdullahmaxmud5365
    @ibrahimabdullahmaxmud5365 3 ปีที่แล้ว

    Walaal hore u soco sxb

  • @shukrishacni6227
    @shukrishacni6227 3 ปีที่แล้ว +1

    we we we Tayasiir jacayl 🎤🎶🎼🎤🌺

  • @istarehabdinasir5456
    @istarehabdinasir5456 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah wll horay u soco

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 3 ปีที่แล้ว +2

    Tayasiir waxaad igula nuureysa musik la,aan 💯🥰

  • @sucaadbaashe9207
    @sucaadbaashe9207 3 ปีที่แล้ว

    Wlky tayasir jacayl keep going wlo

  • @ukashsheikhaliahmed9084
    @ukashsheikhaliahmed9084 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Kaptan Aad Ban Ku Salaamay Sxb Wlhi Waxaad Tahay Nin Aad Iyo aaad Ka Wanaagsan Fanaaniin Badan Oo Maanta Heesta Laguna Leeyahay Waa Fanaaniin Hadeey Tahay Cod Iyo Hadey Tahay dhanka Aqoonta Fanka Marka Sxb Guul Baan Kuu Rajeeynayaa Waxaana Ahay Taageeeahaaga 1 Markastan Waxaan Ku Leeyahay Kaptan Horay U dhaqaaq
    Waxaa Kale Oo Iga Codsi ah Inaad Isoo Dirto Ama Aad Meel Iigu Tilmaanto Tembada Oo Kaliya

  • @khadancumar9429
    @khadancumar9429 3 ปีที่แล้ว

    Maan zha Allah wllky hore usoco wllo 🥰🥰🥰💋

  • @mukhostarxidiga2170
    @mukhostarxidiga2170 3 ปีที่แล้ว

    Tayasiir sxp markaad heesayso cabsida Iska saar masrax majoogtide hhhh

  • @mbaqasvlogs7147
    @mbaqasvlogs7147 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah berberanimada marka laga tago codkaaga iyo talent ga aad leedahay 10 Subscribe baad igaga helaysaa

  • @najmahaldha8034
    @najmahaldha8034 3 ปีที่แล้ว

    Codkaga😢😢❤❤❤m.a

  • @abokorali1106
    @abokorali1106 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku barakeey wllkay

  • @khadroshiine8802
    @khadroshiine8802 3 ปีที่แล้ว

    Anigu talo wxan ku siin laha in aaad timahaga sidi hore u xiirato😇

  • @shiimahassan5912
    @shiimahassan5912 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah wllo 🥳🥳🥳🥳🥳🥳

  • @ahmedosman1731
    @ahmedosman1731 3 ปีที่แล้ว

    Guuleyso wll hormar badana ku rajeynaya InshaAllah

  • @mawliidaadan6060
    @mawliidaadan6060 3 ปีที่แล้ว

    Taysiir nin cod le alle hakuu bareekeyo

  • @suheeraainaali2361
    @suheeraainaali2361 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesti Cumar dhuule a bodhari oo bila music ah igu sosharaf

  • @sacdiyacolow2300
    @sacdiyacolow2300 3 ปีที่แล้ว

    Asc abowe cod mcn ayad ledahay m,a ilah haku xafido codkaka wan jclahay

  • @nimaahmed8964
    @nimaahmed8964 2 ปีที่แล้ว

    Keep going 🥰🥰