Guri Barwaaqo Tayasiir Jacayl Iyo Hamse Hoobal Heeso Cusub ||2021||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • Camera And Edit
    By Saydhiye

ความคิดเห็น • 419

  • @maadsantube3983
    @maadsantube3983 3 ปีที่แล้ว +36

    SaydhiyeH wllhi waad hurumarisay camerada iyo editinka horumar wacan ...

  • @Zirka-ez9ey
    @Zirka-ez9ey 3 ปีที่แล้ว +45

    Guroow wlhi aduunyada wn shaqysee aakhiro maad ilowday saydhiyoow wxni wx lagu farxo wlhy maaha waa oga tlo pather 😥

  • @ikraanmohammed663
    @ikraanmohammed663 3 ปีที่แล้ว +56

    Ani waa ka helee yaa kale🥰😂

  • @captanguwanmudalibomar6365
    @captanguwanmudalibomar6365 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhaman wan idin salamay legend guri barwaqo iyo saydhiye so badiye barnamijkan o kale

  • @hamsenaajimedia3958
    @hamsenaajimedia3958 3 ปีที่แล้ว +5

    Waaaah waaaah yaa xamse HOOBAL waxa lagaa rabaa heestii Miiraale

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 3 ปีที่แล้ว +54

    Guri barwaaqo meel walba top waaye legend wayn waaye👏👏👏

    • @mahamednuuraani6112
      @mahamednuuraani6112 3 ปีที่แล้ว +2

      Organ caadiya ma tumayo ee waa jiliin wixiisu farihiisa u fiirso zxp😅

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +3

      @@mahamednuuraani6112 may zhp isaga tumaye teenbada ayuu shitay marka uu gujinaya uun

  • @jabanojaban4862
    @jabanojaban4862 3 ปีที่แล้ว +3

    Gurey Yàa ku aaminaaya Nio jamhad baa tehee inad horey usoo duubteena waa laga yaba hadal iyo dhamaan barnamijkan wd naga gaday legend 😘🖐

    • @mohamethnazri5044
      @mohamethnazri5044 3 ปีที่แล้ว +2

      Gurey zxb anaa si ficn uyaqaan horu uyaqaaney wlhi zxb scholadu ka tumi jireyba

  • @awilomar8383
    @awilomar8383 3 ปีที่แล้ว +10

    Tayasiir inyar oo tababar ah ayuu u baahan yahay, sida kale top. xamse isagu wuu fiicanyahay. Guri na iskaba daa isaga waa wax walba hehhe

  • @goohevlog2161
    @goohevlog2161 3 ปีที่แล้ว +18

    I will waiting qaybta dumarka warda siciid iyo nasra haldhaaa hablahaas baa top❤️❤️❤️❤️

  • @amiinhaid308
    @amiinhaid308 3 ปีที่แล้ว +1

    Gurayga inanka laga yaabay goobbaad baaqi ucelisay legeng wanka hayna wa idin salamy adiyo zhpky xamse hobal iyo zakariyeba

  • @adamali2035
    @adamali2035 3 ปีที่แล้ว +39

    Guribarwaaqo All Time Legend🔥 Khaamahaagaan Iska jeclahay ✊🙏

    • @nimcaanxuseen1242
      @nimcaanxuseen1242 3 ปีที่แล้ว +1

      Guri barwaaqo sadhiye iyo hobalka xamse iyo tayosiir dhameentiin maddax ii saarantihiin dad aan ku faano halkaa kaga sii wadda anagana garkiina taaganahay dhamaantiin Aad baanu idiin salaamayaaa

  • @ismaelahmedali7840
    @ismaelahmedali7840 3 ปีที่แล้ว +2

    Guri Barwaaqo qooto qooto ayuu raggan fanka ku soo galinayaa😁😁😁

  • @abdallebile9041
    @abdallebile9041 3 ปีที่แล้ว +4

    Waar soo badiya ilma adeeryalow waxani waa falaysa mina wlhi ❤️❤️ inta ayago sii macansaday uu ka dhamaday Like ta 👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedismaaciil4681
    @maxamedismaaciil4681 3 ปีที่แล้ว +2

    Mr tayasiir codka alle hakuu barakeeyo , se heesaha hablaha habalaha uun udaa , adna kuwa raga .dhanbaalada ruunxaddi ayaa leh inan ayuunbaa ku luuqayn karta hadaan sharcigii la badalin habluhuna kuwa raga may qaadi jirin .

  • @enganasmowlittmaxamed4942
    @enganasmowlittmaxamed4942 3 ปีที่แล้ว +2

    War guri waa musician caadi ee

  • @goohevlog2161
    @goohevlog2161 3 ปีที่แล้ว +46

    Barnamijkan noo soo badiya legends❣️🥰

  • @yaasiincurad8051
    @yaasiincurad8051 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa aad ii cajabiyey camerada uu duubay saaxiibkeen Saydhiye, waxaad moodaa team dhan

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin

  • @sumuli.
    @sumuli. 3 ปีที่แล้ว +3

    Yarkan waa legend caadiya masha alah codbaa ku dhamaaadey

  • @aminmohamed270
    @aminmohamed270 3 ปีที่แล้ว +13

    Soo badiya saxiib Saydhiyow
    Guray Legand Soo Jabay ✌️

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 ปีที่แล้ว +2

    woooooow Guri brwaqo GB Drama walahi legendary meeelkasta waa ku soo baxyaaa sidaaa u la.sociataa Cajiiba ah

  • @aboudidier1145
    @aboudidier1145 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going fanku waki hore iyo live guri barwaqo musicien buuxa horu usoco

  • @mukhtarmaxamed5189
    @mukhtarmaxamed5189 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanku wataa captain guri barwaaqo naga soo badi waxa dhamantin aad ban idiin salamay teamka

  • @natazhamohamed4353
    @natazhamohamed4353 3 ปีที่แล้ว +3

    Three legend is helaY horeH u zcdaH love idnkuH ahaY💥💥💞

  • @muudaneqacowyare
    @muudaneqacowyare 3 ปีที่แล้ว +3

    Guri barwaq liibaax wa ku wadaana 👍👍

  • @haldoorsakariye4153
    @haldoorsakariye4153 3 ปีที่แล้ว +19

    Xamse hoobal legend of and only one

  • @xamsenabadoonka8487
    @xamsenabadoonka8487 3 ปีที่แล้ว +6

    Tim Gurey barwaqo hore usoco da so badiya legend 🥰🙏👌🏻

  • @deekjr7872
    @deekjr7872 3 ปีที่แล้ว +1

    Guray xamar ban kaso slmyaa zxp✌lagend

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 3 ปีที่แล้ว +44

    Guray Yuu idiin dhuuman Wuu Soo Jabay Wlhi 😂😂

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +1

      khayriyada burco buu ninkani kusoo jabay😂😂

  • @sahrabarwaqomohamud5916
    @sahrabarwaqomohamud5916 3 ปีที่แล้ว +14

    Noosoo badiya wiilashayadii qaaliya ahaa

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 ปีที่แล้ว +2

    Heeso waa kuwii hore👍🏽👍🏽✅✅dumarna kuwii danbe👈✅✅

  • @abdirahmanabdirashiid690
    @abdirahmanabdirashiid690 3 ปีที่แล้ว +4

    falaysa minaaa ayuu guri barwaaqo odhn jira🙌😂😂
    war cimamadan lama haysan karayee soo badiya videogan part2,3,&4

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 3 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo gacanbaan kuu taagay lipax cimaamadaada lama haysan karo
    Waa faaladii ever iigu horaysay een kaasoo qoro

  • @cambaraluul2251
    @cambaraluul2251 3 ปีที่แล้ว +1

    ahalka fanka iyo qaraamkow hakkaan ha mogaanina teysiir iyo hamza gurey qaamihiisi wata waan idin taageeraa ❤️❤️

  • @ilhaancumar5138
    @ilhaancumar5138 3 ปีที่แล้ว +3

    Tayasiir iyo xamse waaan ku wadaa❤ wallalo

  • @zalmandable1330
    @zalmandable1330 3 ปีที่แล้ว +1

    si fcn ayaad muuqaalka uduubtay saxiib saydhiye keep going

  • @kidstoys-123
    @kidstoys-123 3 ปีที่แล้ว +2

    Ar guri parwaaqo caadi maahan zxp mcn wlhy proffesional paad thy keep going

  • @mkilkacade2823
    @mkilkacade2823 3 ปีที่แล้ว

    Guray wllhi sa utumasaa qosalka iga dhamaday bahalka habenki barkata wa kaga hadl sinaysaye sooo badi zhp

  • @dursaahmed5593
    @dursaahmed5593 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan fanaan ahan laha guri barwaaqo oo mesha fadhiya hees ma qadeenba 😂😂😂musica sida lo tumayaba ka qoslinaysa😂😂

  • @abdishakorahmed1100
    @abdishakorahmed1100 3 ปีที่แล้ว

    Guri burwaaqo qoom keena maaha horey u soco meeshada ayad dhigtaye hahaha

  • @moparicapdizamett2123
    @moparicapdizamett2123 3 ปีที่แล้ว +4

    Guri Barwaaqo Nin xadHkihiisa Jiitay👏👏👏👏

  • @axmedbidixooficial3027
    @axmedbidixooficial3027 2 ปีที่แล้ว

    Saydhiye wxaan ku dhiiri galinyaa sida fcn uduuby wlhi active waye
    Waxanu wa anather level
    Guri barwaaqo waa legend
    Xamse fanaan dhmeystirn
    Taysiir sidoo kle 💝

  • @abdifatahali9551
    @abdifatahali9551 3 ปีที่แล้ว +8

    Qiimayn: Fanaanka koowaad 8/10, Music 8,10 and Fanaanka labaad 10/10 😂😂😂😂 Keep going rag culus.

  • @suhaybsanja6091
    @suhaybsanja6091 3 ปีที่แล้ว

    Guurya wn uyeran laha hadi an fanan noqanha 🕭

  • @faysalwarsameabdi8724
    @faysalwarsameabdi8724 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnamjkaan so badi gurayow waliba wxaan wata hamse hoobal

  • @abdihakinmohamed554
    @abdihakinmohamed554 3 ปีที่แล้ว +1

    Tayasiir habka musica loo raaco waa uj garanaYaaa

  • @ahmedosman1731
    @ahmedosman1731 3 ปีที่แล้ว +4

    Ree koonfur hadaan nahy gurey oo kale sheeqoow kuli ayaan dhahnaa majaajilo fanaanimo ayuu muusishan ku darsade rabi dacwatanaa

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 3 ปีที่แล้ว +1

    Guribarwaqo legend barnamijki ugu fcna ee noo soo badiya

  • @abdinaasirboodhari8865
    @abdinaasirboodhari8865 3 ปีที่แล้ว +1

    Guray nio horta waaa nin wcn lkn hadiii dii aan ku idhaahdo igu dar waxaan ka cabsanaa inuu iga dhaco oo meer meer galo nio yaa igu xidhiidion kara magaalada burcana waan la joogsaye

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta toyosho alaha unaxariste waa hees uqaaday fanaan miisaankisa iyo culayskisa wata oo ay adagtahay in heestisa lakeeno iskadaaye an lodhawaankarin codkisa.laakin tayasir wu cod ficanyahay laakin waxaa fican in u doonto heeso uqaadikaro kuwan ay qaadaan ilma mooge AUN waa cajiba oo an lakeenikarin.maxamed mooge iyo axmed AUN waxay ahaayeen labo fanaan oo legend ah

  • @aaminsoofe8764
    @aaminsoofe8764 3 ปีที่แล้ว +14

    hubka dhiga war ma haysideh bal ikaadi 😂 G.B DRAMA Actor mindi laba af leh wxn doontaba wd ka helysaa ugu kly 😂🥳 GB FV TH-camR 🖤👑

  • @ifrahsjama933
    @ifrahsjama933 3 ปีที่แล้ว +7

    Your songs remind me of old somali songs ❤❤❤

  • @amalaxmed7166
    @amalaxmed7166 3 ปีที่แล้ว +2

    Warhaya guri barawaqo wxanu ku ogayn inu hesa xade kana ma kenay🥰🌼😇🤪

  • @qadanjamac5078
    @qadanjamac5078 2 ปีที่แล้ว +1

    Parti 2 soosameeya pilis🙆‍♀️🙆‍♂️👍👍👍💗

  • @najahmohamed5386
    @najahmohamed5386 3 ปีที่แล้ว +1

    Taysiir jaceyl iyo wiiil kale way ka baxsadeen🥰🥰🥰

  • @ameinrk4432
    @ameinrk4432 2 ปีที่แล้ว +1

    Zoo badiye barnaamijka

  • @lovleysake8941
    @lovleysake8941 3 ปีที่แล้ว +6

    Hoopalka Fanaan Aan la holin karayn Keep going pro💯🔥

  • @kinggaza3296
    @kinggaza3296 3 ปีที่แล้ว +1

    War ma daba kadaaa nh guribarwaqo eee soo wad leee 🙏🙏🙏🙏

  • @ayir6849
    @ayir6849 3 ปีที่แล้ว +1

    Gurow jilaa , fanaan,abwan,musishan, waad nawaayee waxaagu waa ahna ahna

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 3 ปีที่แล้ว +1

    Melaan joogaba adaa I muuqdoo heestaasu xazuuz ayey igu leedahay 🙈❤😘

  • @engsubeeryuusufsf8996
    @engsubeeryuusufsf8996 3 ปีที่แล้ว +11

    falaysa mina inaga maha nomankani good legends keep going

  • @salihamoussa3233
    @salihamoussa3233 3 ปีที่แล้ว +2

    wow machallah barnamish shidan wllkey hamze iyo wllkey Tayasiir horey usocda

  • @Samo-wade
    @Samo-wade 3 ปีที่แล้ว +7

    Walhi guray best musician taya tiir and hobal is the best iyaguna

  • @muusecali3659
    @muusecali3659 3 ปีที่แล้ว +2

    Mr jacaylow meeya apwaanadii u so dhiipa ilma hesaa wa best voice wllhi

  • @JoinourTeam
    @JoinourTeam 3 ปีที่แล้ว +2

    Faladagan wixi uso waday sanadka Ben iga dheh keep going on brothers

  • @abdiwahaabgubadle4655
    @abdiwahaabgubadle4655 3 ปีที่แล้ว +1

    So badiya nio muskga

  • @abdirizaqibraahimabdi4882
    @abdirizaqibraahimabdi4882 3 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan guri barwaaqo fan soo jabay iga dhex

  • @IsmailHassan-gd5rp
    @IsmailHassan-gd5rp 3 ปีที่แล้ว +1

    Musiishinka bedeli kara jiim sheikh muuminin iyo daa,uud xanfar waa legend of the legend guri barwaaqo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi kal iyo laab u qoslay sidaa u garaacday

  • @istaahilmohamut3659
    @istaahilmohamut3659 3 ปีที่แล้ว +3

    Heesta 1aaad ka hely wllhi🥰🥰🥰🥰

  • @khabiiblame4810
    @khabiiblame4810 3 ปีที่แล้ว +2

    Guri barwaaqo musik kaagu kii faalodagan waa dhaamaa

  • @yacqub7047
    @yacqub7047 ปีที่แล้ว +1

    Legends keep going 🌍

  • @star__official7693
    @star__official7693 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka waan jeclaysty horayna waa iinjeclaa inoo soo badiya barnaamijka xamse tayasiir guray saydhiye nasra haldhaana halakeeno

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 3 ปีที่แล้ว +2

    An other level guray saydhiyd hamse hobol iyo tayasiir jacayl salaan boqortooyo

  • @mukhtarBrezy
    @mukhtarBrezy 3 ปีที่แล้ว +2

    Intaa Guri Barwaqo Wata Like isar👍

  • @abdiali9551
    @abdiali9551 3 ปีที่แล้ว +5

    Xamse hobl musiga iyo bila musigaba waa best

    • @saxiibdixalside9252
      @saxiibdixalside9252 3 ปีที่แล้ว +3

      Adeero anaa lagabanayey tayasiir yuusan furka nagu tuurin camal xamse waa fanaan buuxo agah shib iska dheh

  • @suhaybabdi1042
    @suhaybabdi1042 2 ปีที่แล้ว +1

    RaBi dacwatanaa farO DaHabLe EzmaiL apdyLaHi aLi GurEy

  • @hawomuse6310
    @hawomuse6310 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamsa hoopal bn wataa ka yare haygu soo wadina

  • @axmedcismanyusufsugule5394
    @axmedcismanyusufsugule5394 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa Soconayaaa Barnaamijkaasi Si Hagar Laana

  • @apthizalaanapthizalaan5354
    @apthizalaanapthizalaan5354 3 ปีที่แล้ว +1

    Guribarwaaqo beer casaad wlhi inoo badi

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 3 ปีที่แล้ว +12

    Ismacil abdilahi Ali legend always legend👊💜

  • @guledhazan6433
    @guledhazan6433 3 ปีที่แล้ว +1

    War waakuwaa dadkii caadiga ahaaa wah wah

  • @farhanmiqdady2608
    @farhanmiqdady2608 3 ปีที่แล้ว +1

    Ok waa caalami noosoo badiya

  • @abdiqanimohamed1566
    @abdiqanimohamed1566 3 ปีที่แล้ว

    Guray ar sxb soo badiya barnaamijkaan sxb waaa fadhiyaaa

  • @aarkatogdheer1438
    @aarkatogdheer1438 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro 👊💪💯 sxbky saydhiye brofational

  • @maxamudmahad4862
    @maxamudmahad4862 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi zxp mcn

  • @gulledcaddegulleddhabandha7323
    @gulledcaddegulleddhabandha7323 3 ปีที่แล้ว

    Gurey goop sareh Khamtada ka helay waad gaabtay balse musion baad tahay zxp
    Balse xamse hoobal waa fanan dhameystiran

  • @abdiraxmaanabdullahi9734
    @abdiraxmaanabdullahi9734 3 ปีที่แล้ว +1

    Faleysa minaa war ino soo badi

  • @Goreygoray
    @Goreygoray 8 หลายเดือนก่อน

    guri burwaaqo sxb jiim gal calool baa yeelataye

  • @huzeinyaziin4387
    @huzeinyaziin4387 3 ปีที่แล้ว

    Haa baan idin hayaa
    Waah waah soohad ku lahaa guray barwaaqo gentalmen

  • @TutorVlogs
    @TutorVlogs 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw Wawarey Wuuuuw Waaaq Wiririq Waa Rabnaaa War Hadala]

  • @husseinmohamed633
    @husseinmohamed633 3 ปีที่แล้ว

    Nosoo badiya guribarwaaqo zxp

  • @MIIRAALETVMIIRAALETV
    @MIIRAALETVMIIRAALETV 3 ปีที่แล้ว +2

    3 legends aad iigu qaaliya ✊ abdikariin saydhiyenaha waan salamaya

  • @giire-official
    @giire-official 3 ปีที่แล้ว +6

    Guray barwaaqo biyaanada waa taqaan 👌🏻✌🏾

  • @jamaabdirizakyasiin624
    @jamaabdirizakyasiin624 3 ปีที่แล้ว

    Barnaajmkaaan waa igu socdaa guray barwaaqo taageero wayn baan ku ahy zxp adi io tayasiir cade❤

  • @abdirashidarshe1238
    @abdirashidarshe1238 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesta toyasho(tiiraanyadaadan habenki toosa"
    Wuu kuciyaaray ka yar
    Hamse hoobal ba kaga fcnan laha

  • @jamaadenhirad3005
    @jamaadenhirad3005 3 ปีที่แล้ว

    C.karin ina shaah iyo madar halagusoodaro hawshan waa iga gadanthay.
    Ragaas waa codsi legend from nairobi

  • @saalaxbootaan3345
    @saalaxbootaan3345 2 ปีที่แล้ว

    Soo badiya barnaamijka
    Legend

  • @dalmaraadam2705
    @dalmaraadam2705 3 ปีที่แล้ว

    Odayal noo soo badiya barmaajigan oo kaleh

  • @hargaysavipdecor289
    @hargaysavipdecor289 3 ปีที่แล้ว +2

    The one and only my brother hamza mahamed cige (hopalka) axsan cod ayaa akhii

  • @yahyeapdy6678
    @yahyeapdy6678 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa wax kale so badi wa lo bahan yahe