ma guursan lahayd wiil reer muqdisho ah 🇸🇴⁉️ qosolki aduunka🤣🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 435

  • @imaamumuslim4710
    @imaamumuslim4710 2 ปีที่แล้ว +109

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta fiicna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw ❤

    • @shan-maalsomali8533
      @shan-maalsomali8533 2 ปีที่แล้ว

      Like bad ku raadinasaa... munaafaqad weeyi uurka hakaa noqdo haddii aad khayr u jeedo

    • @buuxowbuuxow956
      @buuxowbuuxow956 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @SHIRTAGMEDIA
      @SHIRTAGMEDIA 2 ปีที่แล้ว

      Sallalaahu Calayhi Wasallam

    • @maprukamohamed6015
      @maprukamohamed6015 2 ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @MrSheikh778
      @MrSheikh778 ปีที่แล้ว

      Walaal ma xuma inaad Nabiga csw, aad amaantaa u jeediso, walaalkey waxaad akhrisaa (Surah Albaqah) ayada 285 Allah waxaa ku tilaamay ku Allah aamina iyo malaaigtiisa iyo kutubtii Allah iyo rusushiisa, kuwaas waa kuwa aan kala saarin rusushiisa, marka walaalkey imaanka Allah ayeey ku jirataa inaan rusha Allah laka saarin oo la dhihin Nabiga csw afdhalu rusul, hadii aad sidaa tiraado alla iyo malaaigtiisa iyo kutubtisa iyo rusushiisa ma aadan rumayn walaalkey akhri aayadaa 285 ee Surah Albaqah mahadsanid

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 2 ปีที่แล้ว +90

    Wilasha reer Moqadisho Goob weye wilshoduna waa romantic waa ka hela aniga ❤️

    • @MohamedAli-gg7xu
      @MohamedAli-gg7xu 2 ปีที่แล้ว +8

      Hadanu nahey wilasha ree muqdisho ree burco madaxa nosarantihin

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +2

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +1

      @@MohamedAli-gg7xu WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

    • @MohamedAli-gg7xu
      @MohamedAli-gg7xu 2 ปีที่แล้ว

      @@maandeeq12 wnku sarey wll hormar wcn

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 2 ปีที่แล้ว

      Madaxa noo saarantihiin ree burco

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +125

    The best person ever and the most knowledgable person and the most shy person of all allah created was our prophet Muhammad scw❤

    • @mustafecali6148
      @mustafecali6148 2 ปีที่แล้ว +1

      أللهم صل على محمد وآل محمد و أصحابه وسلم تسليما كثيرا❤💞

    • @abdulahiulusow7172
      @abdulahiulusow7172 2 ปีที่แล้ว +1

      WaaaaaaaaW

    • @abdulahiulusow7172
      @abdulahiulusow7172 2 ปีที่แล้ว

      Gobalki
      Togdheer

    • @zakiboy242
      @zakiboy242 2 ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤

    • @abdinoorabdullahi6922
      @abdinoorabdullahi6922 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw

  • @saciidqasin9389
    @saciidqasin9389 2 ปีที่แล้ว +28

    Gabadha maska xiran iiraadiye iyo inta ogolaatay reer mogdisho waan idin wataa ❤️❤️

  • @xareedmaxamud560
    @xareedmaxamud560 2 ปีที่แล้ว +22

    Reer WaQoyi Gob Weye From Puntland

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 2 ปีที่แล้ว +45

    Hablaha Somaliland dhamaan waan salaamayaa waa hablo aad u wanagsan . Horta anaga hadaa rer xamar nahay ama rer muqdisho waxaa aad isku guursanaa rer burco awowgey allah u naxariisto ayaa qabay mamo habar jeclo ah caruur fariida ah na u dhashay . Anigana hada waxaa la shekestaa gabadh rer Somaliland ah waliba rer hargiasa ah oo aan ka rajeynayo guur iyo mustaqbal . Marka dhamaan tiin waa idin salamayaa abaayo yaal

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +2

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      Waxas wax la sheeg sheego maahan ee private life ka familkiina Ha nooga sheekeen.

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 2 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 haye sister

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      @@qalinle1231 that’s kind fudeed wax kala reebo camii. Hadal yar oo kooban ixtiraam ah aya kaaga filan.

    • @issadihre2066
      @issadihre2066 2 ปีที่แล้ว

      Horta marka hore waxaa dhahdaa Gabdhaha dheh meesha Hablo ka qortey lah jadeena Noo illaahi eebow

  • @abdirashiid9235
    @abdirashiid9235 2 ปีที่แล้ว +81

    Xarfanta labaad isku wadan manihin kulahaaa 😂😂😂😂😂 ina ader ma USA miyaad kaso jedaa 😂😂😂

    • @fatxiali4849
      @fatxiali4849 2 ปีที่แล้ว +3

      🤣🤣🤣

    • @abdikanikhalif6381
      @abdikanikhalif6381 2 ปีที่แล้ว +4

      Waxaay ka soo jeedaa dukaamada quruxda lagu iibiyo

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 2 ปีที่แล้ว +1

      Maya ee Qaranka Somaliland weliba gobolka ragga adeer ee inantu way ku diday ha qadadin kkk

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 2 ปีที่แล้ว +3

      Taas fasaxey naga tahay hhhh

    • @abdikanikhalif6381
      @abdikanikhalif6381 2 ปีที่แล้ว

      Haa kkkkkk

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 2 ปีที่แล้ว +39

    Gabadha 2aad waa xagjirad 😁😁😁😁 Dumashi bilan reer Burco soo dhowaada roog cas baan idiin dhigeynaa❤️❤️❤️❤️

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      Sahra mohamed
      ma ogtahay in gabadha somalilandarka ah haday guursato wiil reer koonfurha ah dhalashada somaliland laga qaadayo oo ay noqonayso ajahananb?

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 ajanabigee miidinkaaba sharci leh maxey kala noqonayaan

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      @@amatallahbintuosman1092 shaci waanu haysanaa ee adigu kaaga ku ekow maxaa sharcigayaga kaa quseeya. naagtii reer koonfur guursata somaliland waa laga eryayaa ninkeeda ha raacdo

    • @Marianhassan955
      @Marianhassan955 2 ปีที่แล้ว

      Kkkxagjir wa dhaaftay

    • @sahraabdinur9467
      @sahraabdinur9467 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 🤣🤣 passport Somalia baa qaadatan beenta daa

  • @darishore814
    @darishore814 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhaha Reer burco waa funny weyba isku fiican yihin iyaga Reer xamar ka perfect combination

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +15

    😃 😀 😄 😁 🤣 😂 😃 ♥ ❤ 👌 wallaahi gabadha ugu horeysa waa daacad, daacadna waan kuqoslay waa inan aad uwanaagsan

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +1

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 ปีที่แล้ว +2

    Fariido waa FARIID.Tankale reer Muqdisho fariinta fariida qaata oo si anshax ku jiro haloo shukaansado❤️🇸🇴

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali8500 2 ปีที่แล้ว +6

    Muqdisho Casimada Somaaliyeed🇸🇴♥️
    gob🔥🇸🇴👑🇸🇴 My City🌇
    ciid kasta jeceel Somaali ah Muqdisho 💯🇸🇴Hanoolatoo❤💎

  • @bilemaxamud9547
    @bilemaxamud9547 2 ปีที่แล้ว +18

    Walee inamada heer muqdisho Roomanti waa loo dhaafay Ee lknse dhaafa tintadoo qawan iiso dir dhaafa🤣🤣🤣

  • @timacade2509
    @timacade2509 2 ปีที่แล้ว +22

    Hadaa reer muqdisho nahay dalab ayaa wadanaa Gabarta mask wadato❤️❤️hala ii soo raadiyo❤️waxan ahy millionaire waliba meshay rabta dajina🤣🤣🤣

    • @mohanedabdirahman7989
      @mohanedabdirahman7989 2 ปีที่แล้ว +3

      Millionaire commonte naag kuma raadiye nooliga uun soo dirso

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว

      @@mohanedabdirahman7989 WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

    • @mohanedabdirahman7989
      @mohanedabdirahman7989 2 ปีที่แล้ว

      @@maandeeq12 aaaaamin dhmnten huno

  • @SOMALitelevisions
    @SOMALitelevisions ปีที่แล้ว +1

    REER MUQDISHO WAA WADANIYIIN AAD U FIICAN i LOVE MUQDISHO 💚💚💚💚💗💗💗💗💝💝💝💝😍😍😍😍😍😍

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 2 ปีที่แล้ว +10

    Ininta maska xidhan Meel kle ayeey ka istaarantahay Gabdhaha Somaaliyeed Dhamaantood Waa Gob Slmn ❤️🙏🙏

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +1

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

  • @mooahmedbaar5449
    @mooahmedbaar5449 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha alah congratulations brother zakaria Jakarta keep going brother you doing amazing job walaahi reer burco gob baa tihiin waa idin wataa Aniga ku xiran inta badan barmijyadaa waxaa ku leeyahay anyway keep going waxaa kaa soo salamaa muqdisho somalia one love all the way ✌✌🙏🙏

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa fariid wlhi inantaas Mshllh ✅ 👌 👍🏿reer xamar hadaan nahay weey naga farxisey inantaas 1aad waa naga farxisey wlhi ILOVE REER BURCO LOVE ❤️ YOU

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +1

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

  • @ckhaliqmohamed2814
    @ckhaliqmohamed2814 2 ปีที่แล้ว +32

    Qofta maska wadato ana ku joogo abayo mcn 🤣🤣

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +2

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 2 ปีที่แล้ว

      @@maandeeq12 ma ninba tagey mise nag

    • @bemzema1880
      @bemzema1880 2 ปีที่แล้ว

      Waaryeeh reerku xamarku kuma wacna shukaansigee naga soo doono gabadha kuu dhisnee

  • @mohamedadad8644
    @mohamedadad8644 2 ปีที่แล้ว +5

    Wiilasha muqdisho fadlan gabdhaha ka daaya xumaanta wallaahi dhibsaday hadalkaas ogaadana Gabdhaha waa walaalahiina weena idin jecelyihiin Joojiya cowrada iyo xumaanta Hablaha reer Burco walaalyaal Naga raali ahaada raga muqdishana Mawada xuma Mahadsanidiin

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 2 ปีที่แล้ว +1

      😃😃😃😃 romantic,gii baa Nala fogaaday

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว

      @@Qoordheere77 WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc walalayaal chanelkeen Soo booqda qeer Allaah Idinsiiyo Inshaa Allash🙏💜🥰

  • @maxamedafyare132
    @maxamedafyare132 2 ปีที่แล้ว +9

    Anigu reer muqdisho waan ahay waxad ogaataa in ey san wiilashu isku mid aheyn

    • @sihaamqurux4402
      @sihaamqurux4402 2 ปีที่แล้ว

      👍👍

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว

      @@sihaamqurux4402 WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

    • @sihaamqurux4402
      @sihaamqurux4402 2 ปีที่แล้ว

      @@maandeeq12 wan kuu saray wll qali😊

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 2 ปีที่แล้ว +4

    Ala Qofta mask wadato Halaysoo Radiyo Ana Geysana Canada geysana xitee Muwdisho cadey magaladeyda mss you 🖤✊

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +1

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

  • @ayanhoodo9827
    @ayanhoodo9827 2 ปีที่แล้ว +2

    Haa waan guursan lahaa form Hargaysa i love wiil H.G ah

    • @suurdaxasananiisaa8912
      @suurdaxasananiisaa8912 2 ปีที่แล้ว +1

      www am macaanto welcome Ana mid iis oo raadi mid isaaq💋💋from hg

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 2 ปีที่แล้ว

      Welcome so dhawada hablaha ree somaliland

  • @oats2330
    @oats2330 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha reer burco I love you so much Aad Ayaan idiin jacelhnahay hadan nahay reer muqdisho

  • @yahyewarsame2850
    @yahyewarsame2850 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend sakariye keep going bro viva reer burco

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +1

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

  • @baashie
    @baashie 4 หลายเดือนก่อน

    mansha'allah... khayr reer qoowdhan lmaoooo

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 2 ปีที่แล้ว +4

    Fariido please 🙏 well come to muqdisho tan Labaad Qabiil ayaa waalay

  • @yuzii69
    @yuzii69 2 ปีที่แล้ว +4

    Alla wiilashena waa oga in ad tihinn romance❣

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 ปีที่แล้ว +4

    Qalbigaad ka dhismeysaa
    Markey kolba ku dhahaan macan badaneey😆

  • @ascadbaari5236
    @ascadbaari5236 2 ปีที่แล้ว +1

    Jakaartaay Gabadha Buuran Halkan ban doonayaa soo qabo wll from🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamalmoha5370
    @jamalmoha5370 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sakariya wllo su,asha sax gabadhi bad ladahay hadad ningursan lahed amay kuficnan lahayd hadii nin raa Mogadishu ah guur kuso bandhigto miyad kayeli lahed 👍
    Mahadsanid

  • @naimamohamud934
    @naimamohamud934 2 ปีที่แล้ว +13

    Wan arkay wa qasisin waxu 😂😂😂😂

    • @cabdiraxmanlarane345
      @cabdiraxmanlarane345 2 ปีที่แล้ว

      😆😆😆😆😆😆 inaga kalayaree ina abti

    • @abdifatahabdi6279
      @abdifatahabdi6279 2 ปีที่แล้ว

      Astqfurllah 😂

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 2 ปีที่แล้ว

      Waxba nooma reeban😁😁😁

    • @sumayosusu
      @sumayosusu 2 ปีที่แล้ว

      Kuwa rer hargayze indhaha faraha ka galinaya way dhaman inkastoy romatica qalad ka fahmen😅

    • @joonbeel2254
      @joonbeel2254 2 ปีที่แล้ว

      Reer moqdisho naagaha way fuuriyaan iska jir

  • @libanmgtiger
    @libanmgtiger 2 ปีที่แล้ว +11

    naguso yaca kulaha 😁😁😁

  • @abdisalad6879
    @abdisalad6879 2 ปีที่แล้ว +1

    Kadaa hablaha ha khasbine!!!!!!🟢⚪️🔴🟩◻️🟥. I love my motherland ( Somaliland)

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 2 ปีที่แล้ว +13

    Reer xamar waa qabiil laakiin reer muqdisho waa Qabiilooyin badan reer burcoow kala barta 2ba kelmedood oo kala macno ah.

  • @caaqilyare9924
    @caaqilyare9924 2 ปีที่แล้ว

    Reer burco wn wata sakiyow reer xmr wakn gabdhaha rer burco igu salan zxb keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @barud2386
    @barud2386 2 ปีที่แล้ว

    Mnshllh anba reer burcaan ahay waxaan la socdaa gabar reer Muqdisho ah alle hadhowro hablo ixtiraam badan weeye

  • @Queen-official
    @Queen-official 2 ปีที่แล้ว +1

    Wilasheena Allah noo daayo waa boqoro hadal adkeen balse inta xun oo ciyaal suuqinta ka xishooda gabdhaha

  • @maxamedxersimaxamed5176
    @maxamedxersimaxamed5176 2 ปีที่แล้ว +4

    Ugaaas hablahaan u sheeg wiilsha reer muqdisho gabdho romaatic ah ayay heystaan gacmo indhaha leyska galinaaayo marabaan

    • @barkhadabdi233
      @barkhadabdi233 2 ปีที่แล้ว +3

      kuwiinii baa idinka soo yaacaya bee maxay kuwayagu idinka soo dooni😂😂😯😯

  • @ifraaxbarkhad3248
    @ifraaxbarkhad3248 2 ปีที่แล้ว +5

    Ta 2 dhiig isaaaq ayaa ku jira

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Dhiig jiran baa ku jira.

  • @calixasan1599
    @calixasan1599 2 ปีที่แล้ว

    war waawareey war anaga reer muqdisho ah hablaha reer burco salaan waayo aho wanaag iyo farax iyo kalgacayl ku dheehan tahay ha iga dumoomeen. gabar reer burco ah ha la isiiyo ilmadeerayaalow🥰

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 2 ปีที่แล้ว +4

    Rer burco waa dad funny 🤣

  • @kadiyeshire9478
    @kadiyeshire9478 2 ปีที่แล้ว +2

    Caadi mahan good job bro 👍👍👍👍👍👍

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 ปีที่แล้ว +4

    Scw love ❤️ love 💕 Mohamed scw love 💗

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +1

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 2 ปีที่แล้ว +4

    Kowsar xussen igu salaan qoftaa qacda horan jeclaaday

  • @abuanasalansaari9135
    @abuanasalansaari9135 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh hablaha wn salamaayaa dhamaan hablaha aniga oo wiil rer xmar ah

  • @soomaaliisraacdo7412
    @soomaaliisraacdo7412 2 ปีที่แล้ว +3

    Videogan macno badan ayaan kala baxay.magaalada burco dadkeeda waa xadaariya fahamsana siyaasada iyo dhaqanka iney labo kala yihin

  • @luqmaanlove3194
    @luqmaanlove3194 ปีที่แล้ว

    TH-camka Burco Uga Shidan Wooow from Mogadishu

  • @drnaaleeyecourses9793
    @drnaaleeyecourses9793 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofkasta aragtididisa haulage ixtiraamo lkn reer burco xooga iska yareeya xagjirnimada waan ixtiraama reer burco waayo waxaa jirtay gabar aan wada sheekaysanjirnay she was good person ♥ waan idinwataa rer burca

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 2 ปีที่แล้ว

      Dadka su,aalaha la weydiiyay yaa xagjir ahaa!!? 1gabar ayaa tiri. Anigu ma guursadeen aflagaado la,aan ee adigu xageed ka keentay xagjirnimadan aad sheegayso!?

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +15

    Reer muqdisho waa gob 🔥❤

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 2 ปีที่แล้ว

    Puntland ma ku jirtaa reer muqdisho tolow, anaga mxaa naleedihiin walaalayaal

  • @mahermaher9819
    @mahermaher9819 2 ปีที่แล้ว +10

    Gabadha cell phone ka casaanka sidata waa cunsuriyad weynaatay, markaad leedahay isku luqad ma naha, adigu maxaad ku hadashaa aan Somali ahayn? Kan xamar joogana Somali buu ku hadlaa. Qof adiga oo kale qalbigiisa sidaa mugdi u ah reer-xamar ku dooni meyso.

    • @nefezjamaal9859
      @nefezjamaal9859 2 ปีที่แล้ว +2

      dokheday ka hadashey mxad ula yaabi wah😂😂

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 2 ปีที่แล้ว

      Kor uga bax brother dookheeda maha nin rer muqdisho ah marka qasab ma jiro .

    • @gureykabtan4398
      @gureykabtan4398 2 ปีที่แล้ว

      qoftaa waaba naag hada qofta hooyaday leeg ma single baa

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa cunsuriyad aan ilbax ahyn guur ku waa calaf waana dad soomaliyeed waligeed bay soomali is guur san jireen hooyaday ala yaaraxma waa isaaq ana waxaan ahay reer galmudug ma ahi hg ee galmudug qabiilo badan baa daga

    • @shacabweynaha801
      @shacabweynaha801 2 ปีที่แล้ว

      Dudubke matahay🤣🤣

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      @@shacabweynaha801 maya kuwa kale ee daga hhhhh

    • @shacabweynaha801
      @shacabweynaha801 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanabdulkadir5363 yatahay sheegba qabiilkada ceeb miyaa

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      @@shacabweynaha801 maya lakiin hal uu baad sheegday

  • @alihussrin4350
    @alihussrin4350 2 ปีที่แล้ว

    Zakariye horay u soco shaqo aad u fiican ayaad haysa

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah somali girls are beautiful.

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha 2 aad quruxdeeda cunsurinimo ku jirta

  • @abdullahiaxmedmaxamed1333
    @abdullahiaxmedmaxamed1333 2 ปีที่แล้ว

    Fariido illaahay haku daayo wlhi waa fariid

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 ปีที่แล้ว +1

    Kalmada kaa dhimani waa Qoomiyada Somalida. 5ta dal ee Somalidu waa Qomiyada Somalida.

  • @deqoosman2460
    @deqoosman2460 2 ปีที่แล้ว +2

    Naagaha dhahaayo nimanka reer mogdisho wexee na dhahayan sawiro qaawan nosoo dira kuwo waalan oo xabeeb ku xiran aa la shekeysateen naagtu wiil reer mogdisho ah dhaafo ala maxay nasiib laay thy🤣🤣

  • @hardpoy2111
    @hardpoy2111 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaba Kaczanyihiin Reer Xamarku Hadeyba Live ta zo gal leyihiin iyo Tin Qaawan Warniyow Reer Bari Kasoo samee awoowe Reer Xamarka Iga Cunoo Bozzaazo Deeqa😂😂😂

  • @fatxiali4849
    @fatxiali4849 2 ปีที่แล้ว +6

    Wiilasha reer muqdisho dhibka dhafa gabdhaha ka lexda🤣🤣🤣

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว +1

      WLL ALLE HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA WAA IGA CODSI ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadkaan reer burco waa wada aftahano nin iyo naagba

  • @abdixamiddaahir7231
    @abdixamiddaahir7231 2 ปีที่แล้ว +1

    Next puntland legend

  • @citytv7693
    @citytv7693 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha 3aad boqorad waayee 😩😂❤

  • @salmancade2140
    @salmancade2140 2 ปีที่แล้ว

    Jakarta iso daa yarta aniga ka ridaye mogadisho

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +1

    Masaakiin reer xamar maba yaqaanaan af macaani iyo hadal mcn way dhameeyeen lkn dadnimo naxariis raxmad iyo deeqsinimo u daa raga Somaliand

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว

      Hhh waqoy io hadal macaan 😁😅

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 10 หลายเดือนก่อน

    Wiilka reer muqdisho isagaaba ka hawooda dadka qaar huuno

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Fariid waaye gabdha diidey ado qawan ii soo dir ama timo qawan fariid dheh walee waa duriyadii yartaasi

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 2 ปีที่แล้ว

    Rer burco waa diyaarsatihiin
    From xmr

  • @farhankariye9544
    @farhankariye9544 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Sakeriye
    Waan ku
    Salaamay

  • @guledcabdiyogol8406
    @guledcabdiyogol8406 5 หลายเดือนก่อน

    Ccb kawsar xuuseen dhash snm gesiyaad❤❤❤❤

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 2 หลายเดือนก่อน

    Vius Raadis Weeyii kani sawta la is GuursadO 😂😂😂.

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว

    Ar gebdhaha herburco qarkod wabanacnac xabbad ubaxa oged burdhakadedakutalalamoda haayaaay 👸👸👸👸👸 👏👏👏👏👍😎

  • @daudelmi8086
    @daudelmi8086 2 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣walahi reer burco cadi ma aha

  • @cabdicasiizccawil1116
    @cabdicasiizccawil1116 2 ปีที่แล้ว +1

    SOMALIA●●●🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @goforward2093
    @goforward2093 2 ปีที่แล้ว +1

    Hahaahh Sxp Part 2 Video dheer kaa sugaynaa

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 2 ปีที่แล้ว +4

    calafka maba yaqan waxas dhan 😃😃

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 ปีที่แล้ว

    Gabdho Wanaagsan waaye reer Burco anigu asal reer Muqdisho balse hada Yurub ahaan joogaa, waa inaan tagaa Burco aleylahe

  • @maxamedsomali5041
    @maxamedsomali5041 2 ปีที่แล้ว

    Hawiye wa wax dhinty ha guursanina

  • @abdi7100
    @abdi7100 2 ปีที่แล้ว

    Zakatiye nin qiimalaan moodijirey milaa waaba qabyaali uurka timo kule

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 ปีที่แล้ว +3

    Hablaheena waxaan leeyahay noqda sida inanta hore 3:50 waxaaynu kala nahaay kala dhaqan, kala lahjad kala wadan iyo kala aragti waa kuwaa kuwoodi ba ka soo yaacay ee Hargeysa yagoo heerin ah caana Lis ku cabaaya.

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaha way mahadsanyiheen blse yartaa labaad labiskaa haiska hakajiso qawanidu sharaf malaha

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 2 ปีที่แล้ว

      Waan kugu raacsanahay 100% allaah hana asturo

  • @OmarAli-ef5if
    @OmarAli-ef5if 2 ปีที่แล้ว

    Sakariye jakarto sxb ininta ku oroneyso wiil reer muqdisho wan guursan lahaa igu soqaba Aniga

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha 2 aad waxan u maleynayaa labiskaa ku cusub is qaad qaad badanaaa

  • @mohaankabtan9067
    @mohaankabtan9067 2 ปีที่แล้ว

    Fariido wa ku wta wlashei 🙆‍♂️🙋‍♂️

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabar reer burco ah oo aan beri shukaansan jiray baan aad u yaabi jiray markay igu tiraahdo waaryaahe! Waxaan is iri war waxan aad shukaansanayso malaha waaba nin adiga kula mid ah 😂 gabdhaha reer burco way wanaagsanyihiin hadalka jilcana ha bartaan 😅

  • @ahmeddini8837
    @ahmeddini8837 2 ปีที่แล้ว +1

    Koofur iyo waqooyi waa laba meelood oo ay Somali dagto guurka iyo dooquna waacalf ee yaanu war idinka tagin tankale ninkan jeegada xiirtay war nin weynbaad tahaye sidaa isu dhaan intaadan kumashquulin wiilasha muqdisho (Hiraan boy)

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allash🥰💜🙏

  • @ayanmohamed694
    @ayanmohamed694 2 ปีที่แล้ว

    Wiilashii Reer mudisho waxa lagu sheegey dhaqan xumo iyo sawiro soo dira waxas waxa fican ma ah ee wilaloow joojiya oo gabadh si fican ula sheekesta

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 2 ปีที่แล้ว +4

    Sakarie sxb macaankii iyo xikmadi way kaa dhamaatay, xaalkaagi wuxu dhaafi waayey reer hebel ma guursan lahayd. Fakir, maskaxda ka shaqaysii oo wax lagaa dhegeysto oo macquul ah meesha soo dhig, qabyaaladan aad ku meeraysanayso sidii ciyaalkii tik-toka adeer jooji , waa hadii aad reer Burco asal ah tahay, hadii kale iska walaaqo.

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 ปีที่แล้ว

    Jakarta big legend keep going

  • @bresword_1435
    @bresword_1435 2 ปีที่แล้ว

    Maftuux waanku heystaa halee waco jakarta

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 2 ปีที่แล้ว

    Dadka reer Woqooyigu marka ay degaankooda ay ku laabanayaan, tusaale, marka uu Burco ka tegayo aadayana tuuladiisa, waxay yiraahdaan wadankiibaan qabanayaa!! Gabadhu laba wadan ulama jeedu ee waxay ula jeeda 2 degaan.

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 ปีที่แล้ว

    Burco waa meesha aan ugu jeclahay anigoo Reer Muqdisho ah, 😄 Gabari weykuuladhalatay waadna dhashay Marka mawanaagsana inaad kuciyaarto.

  • @jinnijiz8965
    @jinnijiz8965 ปีที่แล้ว

    5:20 waaw qofta face mask xiran wa kahelay jikaartoow igusalaan waxaa ahay reer xamar from Nairobi😁

  • @Marianhassan955
    @Marianhassan955 2 ปีที่แล้ว

    Wiilasha reer muqdisho ceeb maleh Ee hal xun iya mid ficanba waku jiraan

  • @ibraahimshaxmad1817
    @ibraahimshaxmad1817 2 ปีที่แล้ว

    Aryaa xaadnodulmee maguursanlaheed xeeytahay makuguursanlahaay kudheh yaahuudaa inaan kadanbeeyno notashaa miyaadmodiiN

  • @lahiyowmaxamud9702
    @lahiyowmaxamud9702 2 ปีที่แล้ว +1

    Jakarta waad qaldantahay inamada muqdisho waa somali Burco ma gala joogta

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 ปีที่แล้ว

    Jclkaba macnihisa xamar ayu yaala 🥰🥰🥰🥰