REER BURCO BEENTII AY USHEEGEEN JACAYLKOODII | FUNNY SOCIAL EXPERIMENT

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @marie____H12
    @marie____H12 3 ปีที่แล้ว +161

    Yacnii wxu ula jedaha dhul ban leyahay
    Hantile cmal😂
    Xayaran wuxu ula jedaha qof anan wxpa haysan😂
    From burco funny wlhi rer purco 😂

    • @afgooyeproductionafgoibile9065
      @afgooyeproductionafgoibile9065 3 ปีที่แล้ว +3

      Walaashey isooboqo adigoo mahadsan

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว +2

      Subscribe igu caawi walashay qali mahadsanid

    • @marie____H12
      @marie____H12 3 ปีที่แล้ว +2

      @@iqraacooking6079 hyh hno

    • @marie____H12
      @marie____H12 3 ปีที่แล้ว +2

      @@afgooyeproductionafgoibile9065
      Hyeh hno

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +2

      Mariah walal ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe mahadsanid

  • @cabdiqanijaamac6391
    @cabdiqanijaamac6391 3 ปีที่แล้ว +284

    Xayraan=shiid tidhaahdan😂
    Baloodh=dhul=jagooyin
    From hargeysa😇

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +5

      Asc walal ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe fadlan 2 daqiiqo daawo channel kayga kadib subscribe isaar mahadsanid jazakaAllah

    • @azaanaynte1561
      @azaanaynte1561 3 ปีที่แล้ว +8

      Cabdoqani thnks wll erayadaaan waan ubaahneyn iyo kuwo kabadan thanks masuul

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +3

      thaks pro

    • @yusra4728
      @yusra4728 3 ปีที่แล้ว +1

      Mhdsnid masuul❤❤✌

    • @user-fi1mn3vd6x
      @user-fi1mn3vd6x 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dailycontent3955 e,

  • @ubdywaixtqumbe4341
    @ubdywaixtqumbe4341 3 ปีที่แล้ว +188

    1: Xayraan = waxad TidhaaH daan shiid
    2: BaLoodh = waxa La dhaHaa dhUl Aad LeeDay 《 jaGo 》
    Hadaad faHn TaY Like iskU muuji 👍😊

    • @naasirali5381
      @naasirali5381 3 ปีที่แล้ว +6

      Apti from hargysa

    • @naciimafaarax3228
      @naciimafaarax3228 3 ปีที่แล้ว +5

      baloodh = war kaas ma aha ee waxa ladhahaa guriga leh afarta qol iyo geedhka mafahantay hadda

    • @MrBiniyaamiin
      @MrBiniyaamiin 3 ปีที่แล้ว +7

      @@naciimafaarax3228 isaga ka saxsan balood waxa la yidhaahda dhulka madhan ee ah 60×80,

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 3 ปีที่แล้ว +120

    RE somaliland wa isku wada laHjad is fahma 😂 lkn wala kala xayran sanyhy ama xaramadsanyhy From Borama somalilanD
    Ree Burco wa mdadalda somalilanD ✔❤

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc walal ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe fadlan 2 daqiiqo daawo kadib subscribe isaar mahadsanid

    • @apdikanimohmet1206
      @apdikanimohmet1206 3 ปีที่แล้ว +3

      @Nimco Mohamud Haa iyka qarbana somaliba aHyn wxy ku hadlyan anan midh lga faHmin 😂😂

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 3 ปีที่แล้ว +3

      @Nimco Mohamud abaayo SUBSCRUBE IISAAR SOMALI NIMO IIGU SAAR🇸🇴

    • @nimcobintusiciid7317
      @nimcobintusiciid7317 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllo qali kkkk

    • @yoha2023
      @yoha2023 2 ปีที่แล้ว

      Reer borama nasab ayadthin from burco one love🥰

  • @munamawe3l016
    @munamawe3l016 3 ปีที่แล้ว +361

    Reer Burco Like Ta HYla DhaFiNa
    ASaD BalooDh waxaN u Aqaanaa GuRiGa.Uu qoF HanTi aHaan U LeYhY ..✊💕

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 ปีที่แล้ว +3

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว +3

      Subscribe igu caawi walal mahadsanid

    • @mahmoudabdikariem9909
      @mahmoudabdikariem9909 3 ปีที่แล้ว +3

      Qn Muna 😂😂halkana ma jogta wlo 🐱😂muna mawelo inanta reer burco

    • @munamawe3l016
      @munamawe3l016 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mahmoudabdikariem9909 😂😂😂😂😂
      ADi Mxa HLkn Ku KenaY LaGugu DhuFeY Ee 😂

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +3

      Asc walal muna soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe mahadsanid 2 daqiiqo daawo kadib subscribe isaar mahadsanid

  • @ahmedosman9823
    @ahmedosman9823 3 ปีที่แล้ว +135

    INTII igu raacsan ninkaana in UU yahay BIG youtuber like DHAC ku siiyaa 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +2

      Walal muwado channel kayga Soo booqo 2 daqiiqo daawo kadib subscribe isaar mahadsanid jazakaAllah

  • @ttnorabin4777
    @ttnorabin4777 3 ปีที่แล้ว +44

    Reer burco intii ah ayan ✌

  • @dahabo319
    @dahabo319 3 ปีที่แล้ว +37

    Xayraan: wa shiid
    Baloodh : waa boos aan wali aqal laga dhisin😂😂

  • @deeqsi143
    @deeqsi143 3 ปีที่แล้ว +118

    Kalmada baloodho waxa laga isticmala somaliland oo dhan Dee garanayaaa garanaaya nio one love somaliland

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +3

      Walal ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe fadlan 2 daqiiqo daawo kadib subscribe isaar mahadsanid walal jazakaAllah

  • @asmaabdirahman3683
    @asmaabdirahman3683 3 ปีที่แล้ว +21

    Asad hagio nolow wllo
    Reer burco aad ayey kaaga qosliyeen runtiii
    Lahjada reeer waqooyiga waa in aad barataaa

  • @cumarshide4714
    @cumarshide4714 3 ปีที่แล้ว +23

    Reer burco hadaanu nahay waa ku slny asad xajiyow

  • @user-dc3or8ge6k
    @user-dc3or8ge6k 3 ปีที่แล้ว +28

    Reer burco hadaaanu naHy anaka somaLiga lanugu imaaada😂

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 3 ปีที่แล้ว +26

    Reer Somaliland Waa Iskuwada Lahjad Ilaa Boorama Ilaaa Laascaanood Iyo Inta Hoostimaadaba waaa Hal Lahjad 🙌🏻🙌🏻

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 ปีที่แล้ว +3

      Lakin qofku markuu kula hadlayo waad garan kartaa gobolku kasoo jeedo ma burco ma hargaysa ma boorama iskuma khaldaman waxa jira ereyo badan oo reer burco u gaara

  • @updynasercolombia5795
    @updynasercolombia5795 3 ปีที่แล้ว +17

    War aNa aaN kuMacNeYeee XaYraaN meaNs miD aaN waxBa HaysaN yacNi shiiit weYe🤣🤣🤣

  • @zeinabhassan2602
    @zeinabhassan2602 3 ปีที่แล้ว +7

    Reer burco waa funny 😂 😂😂 my motherland 🖐

  • @user-ym3oh5mt5c
    @user-ym3oh5mt5c 3 ปีที่แล้ว +7

    Xayraan = shiid (wax ma hayste)
    Balodho =dhul banaan(wali guri laga dhisin)
    Reer hargeisa 🔥🔥🔥

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss1460 3 ปีที่แล้ว +4

    Rer burco ismujiya asad wlky keep going❤

  • @ubahabdi3509
    @ubahabdi3509 3 ปีที่แล้ว +33

    reer somaliland waa isku wada lajada lkn wayi kala qosabadanyahiin form hargeisa viva buracao💋

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc walal ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe fadlan 2 daqiiqo daawo channel kayga kadib subscribe isaar mahadsanid jazakaAllah

  • @draragsaninawarsame5734
    @draragsaninawarsame5734 3 ปีที่แล้ว +16

    Xayraan ban ku moodayay macnaha shiid😂

  • @queenquruuj1413
    @queenquruuj1413 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad you killing me man 😂😂😂😂

  • @hamseyuusuf2883
    @hamseyuusuf2883 3 ปีที่แล้ว +3

    Xayraanbaan kumoodayay =macna qofaan wxba haysan ayaan Ku mooday
    Baloodho= waa dhulka inta laga dhiso guriga afarta ama Shanta qol noqda😂 from burco

  • @asiahanni8291
    @asiahanni8291 3 ปีที่แล้ว +17

    Xayraan waa qofan waxba haysan oo melaha iska warega ama bila camala hhhhh inad aragto qoralkayaga rajaynaya asad

    • @afgooyeproductionafgoibile9065
      @afgooyeproductionafgoibile9065 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaashey isooboqo adigoo mahadsan

    • @iLkacaseofficiall1
      @iLkacaseofficiall1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@afgooyeproductionafgoibile9065 wan ku saare adna iisarr wlloh

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo

  • @boozobile311
    @boozobile311 3 ปีที่แล้ว +15

    7:2😂
    Asad adaba reer burco baro dheer🤣

    • @iLkacaseofficiall1
      @iLkacaseofficiall1 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe igu caawi wlloh

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว

      Walal amira qurux soo booqo channel kayga kadib subscribe isaar mahadsanid

  • @XamdaCaydiid-h5w
    @XamdaCaydiid-h5w หลายเดือนก่อน +2

    Xayraan waAn qofan waxa hasan😂

  • @basmasaleeban729
    @basmasaleeban729 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa qoF aan Lacga Haysan AsDoo😀😀🤣

  • @naimaismail7266
    @naimaismail7266 3 ปีที่แล้ว +12

    Wuxuu kawadaa xayran calashan inadan waxba haysan 😂🤣🤣😂😂😂balodhyona waa guryo iyo boosas

  • @mustafespeed9146
    @mustafespeed9146 3 ปีที่แล้ว +5

    War afsoomaliga caadi bu kugu adag yahay wllo asad hagio😂😂

  • @naasirali5381
    @naasirali5381 3 ปีที่แล้ว +2

    Apti .waa xayraan waa waa ka waxba San hayzan
    .paloodh waa .dhul ama jago
    From hargayza 150ka street

  • @qosoliyoqaraaxo5541
    @qosoliyoqaraaxo5541 3 ปีที่แล้ว +14

    We can't wait to celebrate 300k family hagio🙏

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe fadlan 2 daqiiqo daawo kadib subscribe isaar mahadsanid jazakaAllah

  • @Oofwareen
    @Oofwareen 3 ปีที่แล้ว +3

    Xayraaan waa qof aan waxba hysan micnaha😂😂😂

  • @asmaruush5864
    @asmaruush5864 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad soo duub adigoo ku hadlya lahjada reer woqooyiga wlhi funny baad ku thy lahjada rr woqooyiga🤣🤣🤣

  • @yusra4728
    @yusra4728 3 ปีที่แล้ว +3

    Nooga soo pixi reaction-ka walahi ereyoh pdan aan partay oo ay reer burcoh ki hdlaan❤❤👊😂waa idin wataa ycey reer burcoh

  • @zakiotube7342
    @zakiotube7342 3 ปีที่แล้ว +3

    XayraaN= shiid / Jeb dilaac😅
    Baloodho=dhulal/Jago
    From hargaiza

  • @xamdamubarak6589
    @xamdamubarak6589 3 ปีที่แล้ว

    Reer burco is muujiyaaa asadow baloodh waxa weeye boos xayran waxa weeye faqiirka waxba haysan 💕❤❤💗🌷 we are love asad hajiyo free burco waan ku tageeeraan

  • @munamawe3l016
    @munamawe3l016 3 ปีที่แล้ว +14

    XaYRaan waa qOfka aaN wxpa HaYsan aSad 😂

  • @faizagacaloa9588
    @faizagacaloa9588 3 ปีที่แล้ว +4

    Xayraan waa shiid ama lacag la,aan 😘❤🙋‍♀️🤴wad fahantan u maleynaya azad haio❤🤴

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad hagio
    You are funny man😂😂😂

  • @ubdywaixtqumbe4341
    @ubdywaixtqumbe4341 3 ปีที่แล้ว +6

    1: Xayraan = waxad TidhaaH daan shiid
    2: BaLoodh = waxa La dhaHaa dhUl Aad LeeDay 《 jaGo 》

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 3 ปีที่แล้ว +5

    From BerBera

  • @alideeq4124
    @alideeq4124 3 ปีที่แล้ว

    Baloodho wa dhul guryo badan ka dhismayaan
    Xayraan waa qofka shiidka ah ama faqiirka ah
    From burco

  • @amiinmustafeibraahim5392
    @amiinmustafeibraahim5392 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh asad hajio AF reer waqooyiga qosol ayaad kutahay

  • @samiaali5888
    @samiaali5888 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂Asad waykugu dhacday xayran wa qof shiida baloodhona hanti meel taal ama beero noh😂😂

  • @milgosaleban9303
    @milgosaleban9303 3 ปีที่แล้ว +7

    Xayraan wuxukawadaa yacnii waxbainand Haysanini ayaankumoodee sas waye wlky asad hagio rer burco ahay wllo😍😍

  • @nstxomkadiye9806
    @nstxomkadiye9806 3 ปีที่แล้ว

    xayran waa qofka bagamudada ah asad xajiyow fani ayaa thy iska ka jclhy

  • @kaafiibraahim5270
    @kaafiibraahim5270 3 ปีที่แล้ว +13

    Xayraan: waa qof aan waxba haysan

    • @afgooyeproductionafgoibile9065
      @afgooyeproductionafgoibile9065 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaalkey isooboqo adigoo mahadsan

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe mahadsanid 2 daqiiqo daawo kadib subscribe isaar mahadsanid jazakaAllah

    • @baasidahmed4968
      @baasidahmed4968 3 ปีที่แล้ว

      Xeyraan qof waalan aan umaleen jiray

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 3 ปีที่แล้ว

      @@baasidahmed4968 subscribe ikucaawi

  • @naciimanalka2180
    @naciimanalka2180 3 ปีที่แล้ว +2

    Jamac waa reer burco asala

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 3 ปีที่แล้ว +10

    Adiga baqiil miyaa tahay lacag miyaan kaa tuugooyaa subscribe lee waaye!
    Haddaad ii saartay waad ku mahadsantahay🙏
    haddii kale ne kolley baqiilaa tahee macsalamo! 😂

  • @kawsarclaahimed9128
    @kawsarclaahimed9128 2 ปีที่แล้ว

    Xayraan waa qofkaasi shiidwaaye macnaha🤣🤣🤣🤣🤣

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 3 ปีที่แล้ว +7

    Intii reer burco ah

  • @hamdaabdilahi1017
    @hamdaabdilahi1017 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wllhyi asad hore usoco kal iyo laab idiin tageera wllky xayraan baan ku moodayay wuxu ka wada qof aan waxba haysan ama cml aan shaqaysan weeye wllo from burco

  • @salmasaid995
    @salmasaid995 3 ปีที่แล้ว +20

    xayraan waa qof shiid ah
    ama dee qof fudud

    • @iLkacaseofficiall1
      @iLkacaseofficiall1 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe igu caawi wlloh

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal salma ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe fadlan 2 daqiiqo daawo kadib subscribe isaar mahadsanid jazakaAllah

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +1

      @@iLkacaseofficiall1 asc walal ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe fadlan 2 daqiiqo daawo kadib subscribe isaar mahadsanid jazakaAllah

  • @asmanura9235
    @asmanura9235 3 ปีที่แล้ว

    Asad wad nala hysataa hada rerwaqoyi bad noqoneysaa kkkkk ❤so dhawow hrgysa

  • @rudwanfarah8996
    @rudwanfarah8996 3 ปีที่แล้ว +6

    Keep going asad hagio

  • @Niciimaa
    @Niciimaa 3 ปีที่แล้ว +3

    Burcoh🥺❤️

  • @cabdikariinminisoto5430
    @cabdikariinminisoto5430 3 ปีที่แล้ว +2

    dad iga qosliya wlhi reer burco bn arkay❤

  • @djahmedlyrics7542
    @djahmedlyrics7542 3 ปีที่แล้ว +13

    xayran waa qofkan waxa haysan shp
    Marka youtube kayga sooo booqo

    • @iLkacaseofficiall1
      @iLkacaseofficiall1 3 ปีที่แล้ว +2

      Subscribe igu caawi wlloh

    • @djahmedlyrics7542
      @djahmedlyrics7542 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana igu cawi zhp

    • @deeqoofficial6346
      @deeqoofficial6346 3 ปีที่แล้ว +1

      Dj Ahmed walal ilahy dartiisa soo booqo channel kayga siaan ugaaro 1 k subscribe fadlan 2 daqiiqo daawo channel kayga kadib subscribe isaar mahadsanid jazakaAllah

    • @abdifatahhosh1438
      @abdifatahhosh1438 3 ปีที่แล้ว

      @@deeqoofficial6346 xayraan

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 3 ปีที่แล้ว

    M.a legend asad hagio cimri dher iyo cfimaaad taam ah ilaaahy hagu siiyi

  • @abdullahi4040
    @abdullahi4040 3 ปีที่แล้ว +3

    Xayraan = waa shiid nio😅

  • @abdirahmankarlos2958
    @abdirahmankarlos2958 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayraan waa qof shiid ah oo an waxba haysan 😂😂

  • @amenuk7733
    @amenuk7733 3 ปีที่แล้ว +3

    REER BURCO ANIGAA AH WALAALKAYOW XAYRAAN MACNAHEEDU WAA SHIID

  • @xamdaaxmed6678
    @xamdaaxmed6678 3 ปีที่แล้ว

    Asad xayraaan waa waa qofka aan lacagta haysan ama faqiirka ah baloodhyona waa guryo ama dhul qiyaasan hhhhh

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 ปีที่แล้ว +3

    Naa xayraan ma ihiye🤣🤣

  • @najmasaleeban762
    @najmasaleeban762 3 ปีที่แล้ว

    Balodho waa daraha amaa dhulalka sida utaqanan xaryirana waa qofan waxba hayisan me viva burco🥰🥰🥰🥰🥰

  • @DalmarOfficialTv
    @DalmarOfficialTv 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaah baan kugu dhaarshee Adoon Subscribe ii saarin Hadhaafin Qoraalkayga Wll/ wllo Waxyar baa iga dhiiman 1k Igu Taar Subscribe 🙏🙏 Soomalinimo😍

  • @nastexoabdi2488
    @nastexoabdi2488 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa marki ugu hoarysay oo asad wll videogaga oo 30 minutes yaalo aad ban kutagera wllo mcn

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle Balaayada. Haka xijaabo
    Alle Wax kudhiba kuma Tuso
    Walal manta waxan kaga Bahanhy Subscribe
    Ee isar Ifka wax La iskugu Yahay Somaliyey”🇸🇴😥🙏

  • @amranmaxamed6170
    @amranmaxamed6170 3 ปีที่แล้ว

    wllky asad waan ku tageera reer burcona waan ahay iso dhawee 🤚

  • @fadumiinainasheekhadam5986
    @fadumiinainasheekhadam5986 3 ปีที่แล้ว +3

    Asadoow Xeyraan yacnii waa ceeyr Sabool ama Faqiir Ree Baydhabobaa af soomaali kaa kasaayaan kkkkkkk

  • @xamsexariir-dk1vd
    @xamsexariir-dk1vd ปีที่แล้ว

    Xayran waxa laga wada qof an waxa walba haysan reer burco😂😂ahay

  • @aliabukar1404
    @aliabukar1404 3 ปีที่แล้ว +3

    #6:34 🤦🏽‍♂️🤣

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe igu caawi walalkay mahadsanid

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 3 ปีที่แล้ว

    Reer burca gacanaa niitaagay Pro noosoobadi muqaladooda cajiib waayee

  • @zahalofficall49
    @zahalofficall49 3 ปีที่แล้ว

    Reer burco xayraan wuxu kawada yacnii wxaba inad haysan ku modayay
    Boolodhona waaa dhulka reeruhu leyihiin😂

  • @nastehoahmett2967
    @nastehoahmett2967 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayran wuxu ka wada shiid ama wxba ma haysatid😂😂😂😂😂😂

  • @hothachmohamed3698
    @hothachmohamed3698 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkk mnch allah wilkan rer burco way k ordaan mdxa suaalha weyi 😂😂😂

  • @amiirahassan1646
    @amiirahassan1646 3 ปีที่แล้ว

    Xayraan wuxu ka wada macnaha qof aan wxba haysan asadow 😀😀

  • @gudoongal-gacal
    @gudoongal-gacal 3 ปีที่แล้ว +1

    Xeeran ayuu dhahay wuxuuna kawadaa Qof Shiid Ah yacni Aan lacag heesan💯💯💯💯

  • @farxiyamaxamed845
    @farxiyamaxamed845 3 ปีที่แล้ว

    Xayran wa qofka waxba hayzan ayay uaqanada rera burco ee dadaka shaxada 😂😂😂 wa xidaza wallky qliywe

    • @farxiyamaxamed845
      @farxiyamaxamed845 3 ปีที่แล้ว

      Lakin wll fidyow badan hada mzo galizida badanki maxa ku helay wll

  • @naimacabdi2323
    @naimacabdi2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa jago caml ama guuriyo waadfahmtay mala xayrna waa qof ana waxb ahaaysan ee dayrta

  • @mohammedcabdirahman4062
    @mohammedcabdirahman4062 3 ปีที่แล้ว

    Zxp asadow beerka icasaysy wllahi lahjada reer woqoyiga iska baro 🤣🤣🤣

  • @hindahodan
    @hindahodan 3 ปีที่แล้ว

    kkkk asad wll qaliya oo aan saa.id u ixtiraamo illahay haku caafiyo
    xayraan waa qofka shiidka ah yacni bilaa lacas

  • @maaizaabdirahman3666
    @maaizaabdirahman3666 3 ปีที่แล้ว +2

    Baloodh waa jago
    Xayraana waa mashaqayste ama wxba ma hayste

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣reer xamar soomaaliga mataqaanaan
    Fooqu waa maxay kulahaa🤣🤣🤣🤣

  • @mowliidcali3750
    @mowliidcali3750 3 ปีที่แล้ว

    Ased xaajiyo xaarbaan kumadayay WAxa weeyi jawaabtu.waa fiqiir pro

  • @hibonura9627
    @hibonura9627 3 ปีที่แล้ว +1

    xayraaan yacni shiid baan ku moodayay yacni qofaan waxba haysan hhhhh

    • @hibonura9627
      @hibonura9627 3 ปีที่แล้ว

      baloooodhna waa jago yacni booos dhula

  • @naciimanalka2180
    @naciimanalka2180 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayran macanaha waa faqiir

  • @asmamustafe7512
    @asmamustafe7512 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk kii asad ahaaa meeshii afsomali barashuu usoo fadhiistay

  • @falastiinfaarax6207
    @falastiinfaarax6207 2 ปีที่แล้ว

    asad xaajiyoo waan ku wataa wll qaali caafimaadna waan kuu rajeeynayaa

  • @muhidinhassan3226
    @muhidinhassan3226 3 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhh asad wad iga qoslisay xayran waxa laga wada shid ban kumodayay

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 ปีที่แล้ว +1

    Xayraan waa shiid😂😂😂😂

  • @salmamawlid8152
    @salmamawlid8152 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayraan waxa laga wadaa bilaa lacag

  • @SHarmaake31
    @SHarmaake31 3 ปีที่แล้ว

    XaYraaN MacnaHa waxa aY ka wadaaN Waxa Ku MoodaYaY DhiiD😂😂😂😂✌ zhpkY Asad HaJio Zhp ii NolaW😍✌😂😂✌✌✌✌❤❤❤❤❤

  • @engismail9412
    @engismail9412 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayraan yacnii faqiir

  • @sakariyecazkeh5563
    @sakariyecazkeh5563 3 ปีที่แล้ว +1

    XayRanku waa qofka wuxuu doonayo oo waayo Uu xanaaqa sidii xayraanka oo kale weeyaan 😂

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad xaajiyo xaaraan waa shiid

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 3 ปีที่แล้ว

    Xeeyraan waxay kadhigantahay qofkaasi waa shiiid ama waxba mahaysdo kkk

  • @fathxafathxa2470
    @fathxafathxa2470 ปีที่แล้ว

    Azad hagio hore uu soco wllo from somaliland❤

  • @suhurismacil4271
    @suhurismacil4271 3 ปีที่แล้ว

    Xayraan wa qof shiiid ah baloodh wa dhul ama daarad

  • @maxamuudadam9761
    @maxamuudadam9761 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaa la idhaahdaa

  • @hebohashi8929
    @hebohashi8929 3 ปีที่แล้ว

    Xayraan waxa weye asad gaajo ayan ku modayey micnaha bilaa lacag hhhh

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco dad inaga cilmi badan💚🤍❤