Qabiilkee ka guursan lahayd⁉️⁉️ 🤣🤣 qosolki aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • CAYNABA SARAAR

ความคิดเห็น • 1K

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 3 ปีที่แล้ว +253

    Aawey dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed scw like iisaara

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 ปีที่แล้ว +134

    Hooyadaa janada Allaah hakeeyo🤲 hadaad comaantigan laak 👍saarto taloo imisa ayaa laak saari doonta 🤔

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 3 ปีที่แล้ว +73

    Qabiil lama guursadee qof qiimo leh oo diin leh ayaa la guursadaa

  • @shandhakoboyniga8998
    @shandhakoboyniga8998 3 ปีที่แล้ว +21

    Waxaan ahay soomaali🇸🇴gabadha aan guursanayo qabiil kasta oo soomaaliyeed ha .ahaato waanka guursan lahaa iima kala soocna sababtoo ah waxaynu nahay dad dhiiga dheecaanka iyo diintaba ku walaalaa❤insha allah shanta soomaaliyeed oo mida oo loo soo tahriibiyo waan arki doonaa🤲waliba mardhow😍

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Shanta soomaaliyeed!!!😂

  • @abdullahiisseofficial6971
    @abdullahiisseofficial6971 3 ปีที่แล้ว +97

    From muqdisho reer muqdisho iamuujiya👍

    • @nboss8028
      @nboss8028 3 ปีที่แล้ว +4

      My beautiful city muqdisho my home sharaf iyo gobanimo

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว +1

      From hargeisa soo dhawoow walalkeen somaliyeed...

  • @filsanawilmohmed3530
    @filsanawilmohmed3530 3 ปีที่แล้ว +116

    Barkhad Batuun 😇gapooYe in the building 🎊qabiilkyga

  • @drzeefofficiall1514
    @drzeefofficiall1514 3 ปีที่แล้ว +15

    Waxan ka guursan lahaa gobta sacad muuse me ciise muuse from gopolka zaaxil Somaliland
    inta igu raacsan like

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 3 ปีที่แล้ว +11

    Waxaanka huursana lahaa reerka ugu badan soomali ugu sharafta badan ugu Raganimada badan reer sheekh isaxaaq jilibku doona ha ahaadee ragaa IsaaQ rag loo dhigo ma jirto raganimo dacad geesinimo Nin isaqa ugu kaalay makala qaad qaadayo anu♥️♥️♥️♥️

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 ปีที่แล้ว +8

    Viva my dhigayga inaderkay barkhad jamac Butul nin Madhiban ah wanu ku sodhaweynayna wiilka gabarta barkhad so sheegtay inu gursan laha ala yaa cisag ❤️❤️

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว +1

      Midgaan cidi ma guursato run ha moodin

    • @XamdiKalgacalHamdihalgan
      @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 ปีที่แล้ว +2

      @@rock_diamond9475 adi iyo nocaga dhaqanka xun aya midgan ah uf

    • @bilana289
      @bilana289 3 ปีที่แล้ว +1

      @@rock_diamond9475
      Qofkii janada laga waaya midgaan ah
      Isku xishood hadalku yaanu kaa taraarin

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 3 ปีที่แล้ว

      @@XamdiKalgacalHamdihalgan wallo waxan oo kale haw jawaabin quruxey❤❤

    • @deqah
      @deqah 3 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 Midganku waa dhalad Somaali ah. Ee adiga xagad ku abtirsata???

  • @ugbaadahmed1237
    @ugbaadahmed1237 3 ปีที่แล้ว +19

    🇸🇱🇸🇱Anigoo Majeerteen ah waxaan ka guursan lahaa Ogaadeen🇬🇲🇬🇲

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

      Woooow so dhawoow dhal qureesh

    • @najmanuur4033
      @najmanuur4033 3 ปีที่แล้ว +1

      M.a welcome dumashi

    • @zadiiqzacad1481
      @zadiiqzacad1481 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan kusoo dhawaynayaa

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 3 ปีที่แล้ว +1

      @@rock_diamond9475 soo dhowoow ayaa leedahay hadaaye wAxaad lahayd yaahuu kala saar

  • @ZultanJubooss26
    @ZultanJubooss26 3 ปีที่แล้ว +64

    Dhulbahante Oo Laba Cod Helay Ayaa Sidaa Koobka Ku Qaaday!
    Marka Laga Reebo Isaaqa Dhexdiisa.

    • @am.b5688
      @am.b5688 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhulka Habarjeclo degto gabdhihii ay siiyeen Dhulbahante ayay ku heleen, Habaryoonistu ilaa hada Dhulbahantaha way ku maagaan arinkaas!

    • @ZultanJubooss26
      @ZultanJubooss26 3 ปีที่แล้ว

      @@am.b5688
      Walal gob Baan Nahayo Xididka Aan Gabdhaha Siino Dhulna Wa Siin Karaa!
      Nin Cal iyo Guban Ku Oodnaa Wa Dareemi Karta Hdad Gabadh Siiso Inad Dhulkana Uso Dejinayso.

    • @am.b5688
      @am.b5688 3 ปีที่แล้ว

      @@ZultanJubooss26 Maxaad ka faaiideen? Laynooma dhexeyn, markaasaad dhexda soo geliseen Habarjeclo, Xiis bay iska joogi lahaayeen.
      Dhuloos baa dhulka waalay!

    • @ZultanJubooss26
      @ZultanJubooss26 3 ปีที่แล้ว

      @@am.b5688
      Waxba Kamaanu Faa'iidn Wlaahay Sxiib Munafaqad iyo Isku Dir Mooyee
      Waxan Islahayn Sidaa HY Bay Rag Aad Colaad iyo Nabadgelyaba Wada Noolan Kartaan Noqonayan Lkin May Noqon Dawaco Wada Munafaqaday Noqdeen..

    • @am.b5688
      @am.b5688 3 ปีที่แล้ว

      @@ZultanJubooss26 Nimanku waa tolee aad ha ugu fogaan, idinkuba Bari iyo Howd baad hesheen.

  • @rahmaaaraye1487
    @rahmaaaraye1487 3 ปีที่แล้ว +26

    Qofka inuu reer kaduwan ka uu kadhashay ka guursado waa wax wanaagsan waa isdhexgal bulsho, aniga hooyadeey alle ha unaxaeiisto iyo aabaheey alle ha daayee waxay kasoo kala jeedaan laba reer oo aad u kala fog hooyadeey waa Isaaq-Habarjeclo-Muuse Abokor- aabaheeyna waa -Hawiye-Mudulood-Abgaal-Wacbuudhan Abgaal.
    Waxay is guursadeen 1975 ayagoo dhalinyaro ah , labadoodana ciyaal Xamar ayee ahaayeen. Aniga waxbadan ayaan ka faiday kala duwanaanshaha reer aabe iyo reer hooyo waana ii sharaf inaa boqortayada Abgaal Cismaan iyo Gobta Iyo Duriyaddii Reer Sheikh Isxaaq inaan kadhashay🥰🙏🏼.

    • @hamdaqurux1440
      @hamdaqurux1440 3 ปีที่แล้ว +3

      Hapo Izaaq +abgaal dhalasho ciil uma qabtid😘😘

    • @marshal1542
      @marshal1542 3 ปีที่แล้ว +2

      Gobanimo abti aad baan kuu salaamay

    • @zuhuurademh1298
      @zuhuurademh1298 3 ปีที่แล้ว +2

      Sax Waa Saad Sheegtay
      Ani Iyo Adi Hooyooyinkeen Waa Isku Hayb
      Hooyaday Macaan Waa H.jeclo Muuse Abokor+Reer Yoonis Aad Ban u Jeclay reer Abtigay,
      Iska Dhalku Ma yara Fiicna Meelo badan marka Laga eego, anaga iyo hooyi mcn isku Cid manihin
      Inshallah anna waxaan Rabaa In aan soo Qabto
      Mid Aan Tolka iyo Reer abti toona ahayn👍

    • @fatxiabdirashiid8185
      @fatxiabdirashiid8185 3 ปีที่แล้ว +1

      Gop bathy huno qali edo mcn

    • @rahmaaaraye1487
      @rahmaaaraye1487 3 ปีที่แล้ว

      @@marshal1542 salamullah abti shukran

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +43

    All Somali trips are wonderful. Look for personality and religion brothers. Allah macakum

  • @quran-Tv276
    @quran-Tv276 3 ปีที่แล้ว +27

    Ogaadeen ayaan ka guursan insha allah 💖♥❤💓😊

  • @sakieaxmed9657
    @sakieaxmed9657 3 ปีที่แล้ว +29

    Gaboye gobta somalida

  • @abdulkadirahmad9350
    @abdulkadirahmad9350 3 ปีที่แล้ว +20

    Fadlan muqdisho imaaw sxb
    Muqalkaan waxan ka dawanaa hurwaa reer muqdisho ismuujiya kusoo dhaweya yarkan xeebtA liido

    • @deqah
      @deqah 3 ปีที่แล้ว +1

      Reer Muqdisho waxay jecel Yihiin In ay gursadan Reer Muqdisho

  • @susanshilin9166
    @susanshilin9166 3 ปีที่แล้ว +80

    Dhulbahante labada wiil waan so dhawaynaynaa

    • @adanelmi
      @adanelmi 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad inabti guurkii geyanka ahaa bay ku hadleen aad ban ku salamaya.

    • @indhataag4446
      @indhataag4446 3 ปีที่แล้ว +1

      Susan shilin anagana nasoo dhawee walaalo

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 ปีที่แล้ว +21

    Gabdhaha Ciidagale Ayaan ka guursanaya anigu

  • @yashfeensuleiman999
    @yashfeensuleiman999 3 ปีที่แล้ว +48

    Dhuxa darood banka gursan laha ani 🥰❤️

  • @khaalidy
    @khaalidy 3 ปีที่แล้ว +55

    Madhibaan ❤👸👑

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 ปีที่แล้ว +3

      MashaAllah. Madhibaan ♥️🌹♥️

    • @khaalidy
      @khaalidy 3 ปีที่แล้ว +1

      @@salmaahmed2263 isoo raadi.

  • @axmeth_4907
    @axmeth_4907 3 ปีที่แล้ว +36

    Aniga Habaryoonis intii ila mida is muujiya 👍👈

  • @NA-uk
    @NA-uk 3 ปีที่แล้ว +30

    Samaroon qofna mu sheegin laakin dumaarka ugu wanaagsan wa samaroon MashaAllah

    • @hibomohamed1462
      @hibomohamed1462 3 ปีที่แล้ว +2

      Isaaq ba LA tartan siinayaa sxp cid kle kuma jirto

    • @NA-uk
      @NA-uk 3 ปีที่แล้ว +3

      @@hibomohamed1462 huno jareerweyn iyo ogadeen ba la sheeg hablahayagi laakin dowrkan wa la iloobey

    • @apdirahmansalepan3107
      @apdirahmansalepan3107 3 ปีที่แล้ว +4

      Ana Samaroon ka gursanaya♥️

    • @hanimuhumed8160
      @hanimuhumed8160 3 ปีที่แล้ว +1

      @@NA-uk inoo daa ha wax sharaf le ayaynu siisane

    • @muhaqueen1625
      @muhaqueen1625 3 ปีที่แล้ว

      Welcome

  • @abdikanimohamed6049
    @abdikanimohamed6049 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan ka guuursanlahaa dhulbajante inta ilamida like saar

  • @xassanxaabsade7206
    @xassanxaabsade7206 3 ปีที่แล้ว +68

    Habar yoonis ❤

  • @ugbaadabdiosmaan8787
    @ugbaadabdiosmaan8787 3 ปีที่แล้ว +63

    Ciise muse hablhooda laysku raac wiilka salaan sare hhh🥰 from cise muse

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว +3

      Indrooo❤❤

    • @queenhappy5727
      @queenhappy5727 3 ปีที่แล้ว +5

      Ciize muuze wax dhaama Lawaa legend awLaadull jaceyl 😅❤🤴🙌

    • @apdimohamed9491
      @apdimohamed9491 3 ปีที่แล้ว +5

      Goriilayaaasha Hablaha Hala Guursado viva ciise muse

    • @apdirahmansalepan3107
      @apdirahmansalepan3107 3 ปีที่แล้ว +3

      Ciise Muuse Gapadh ka rapaye ha layso dhaweyo from Samaroon Siciid♥️💯

    • @zamiamustafe1347
      @zamiamustafe1347 3 ปีที่แล้ว +1

      @@apdirahmansalepan3107 so dhawoow sedi

  • @fatimaliabaan8369
    @fatimaliabaan8369 3 ปีที่แล้ว +114

    Anigoo naag HG ah waxaan kaguursanlahaa isaaq ❤️😂😂

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว +6

      Soo dhawaw indr

    • @subayrtiger5313
      @subayrtiger5313 3 ปีที่แล้ว +3

      Welcome

    • @rockgentlemen9228
      @rockgentlemen9228 3 ปีที่แล้ว +1

      aniga iyo adiga ayaa isku yacaynee halagu helo

    • @fatimaliabaan8369
      @fatimaliabaan8369 3 ปีที่แล้ว +6

      @@rockgentlemen9228 INA adeeroow waa isku yaaceynaa arooska usoodiyar garow😂

    • @rockgentlemen9228
      @rockgentlemen9228 3 ปีที่แล้ว +3

      @@fatimaliabaan8369 kkk waa diyaar ina adeer meel istaag lagugu soo hagaago

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 ปีที่แล้ว +48

    Dhulbahante iyo harbar jecelo ayaa ugu sharaf iyo dhaqan fiican

    • @abdirashirdigninow1084
      @abdirashirdigninow1084 3 ปีที่แล้ว +2

      Reer waqooyiga waa dad hadal.jeexay.bariisamdki waxay Soomalidu u buuxin jireen xaga masrixiyaadka iyo rawaayadaha heesaha.waa dad hadal badan

    • @bigie2264
      @bigie2264 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirashirdigninow1084 faqash caqli ma leh madixinaan nahay iniguna mijo bila madaxbaad taa waxa cadaynaysa every thing dhacaya maanta 30 years u danbeyeyna ka socday wardhigley

    • @ahmedibrahimkala6831
      @ahmedibrahimkala6831 2 ปีที่แล้ว

      Ahmed Ibrein

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 3 ปีที่แล้ว +17

    Dhulbahante 2 dii wiil ee yi wa kaguur sanay wan so dhowaynay naa ❤

    • @indhataag4446
      @indhataag4446 3 ปีที่แล้ว +1

      Gobtii garaadada dad lagaato❤

  • @hapaneshaydo9
    @hapaneshaydo9 3 ปีที่แล้ว +45

    HawiYe habar gidir ilaaahay Amarkiisa Love pan iskaga Ahay ❤

  • @rayanomarmohamed4863
    @rayanomarmohamed4863 3 ปีที่แล้ว +52

    Viva majeerten ❣️

  • @haldhaaizmael9351
    @haldhaaizmael9351 3 ปีที่แล้ว +56

    Habar jeclo Ka guursan laha🥰👸

    • @xasanjeecel115
      @xasanjeecel115 3 ปีที่แล้ว

      Haldhaa akakakaka inader kalay is guursaneee

    • @deqaabdi7328
      @deqaabdi7328 3 ปีที่แล้ว

      Haber Jeclo waa yar haf

    • @haldhaaizmael9351
      @haldhaaizmael9351 3 ปีที่แล้ว +1

      @@deqaabdi7328 aniguba haf ban ahay 😂waayo wa reer abtigay

    • @deqaabdi7328
      @deqaabdi7328 3 ปีที่แล้ว +1

      HALDHAA IZMAEL Waa reer ayeeryada hooyo😂😂😂😂

    • @xasanjeecel115
      @xasanjeecel115 3 ปีที่แล้ว

      Hahahhahah ma anaka haf ah

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 3 ปีที่แล้ว +26

    Viva reerka dadka Somalia ugu badan, DAROOD!!!!

  • @wardiupdi3502
    @wardiupdi3502 3 ปีที่แล้ว +43

    Wow dhulbahante 🔥💥❤

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 3 ปีที่แล้ว +28

    Hablaha ciide gale ku haysta unu hasawahoga inan hoy geystan ku hamiyaaba 🥰🥰💥💯

  • @suweytacali6468
    @suweytacali6468 3 ปีที่แล้ว +56

    Majeerten💜💉 And Habar Yoonis🦁Labadii leyga Beray🤤

  • @jamiilaabdilahi4487
    @jamiilaabdilahi4487 3 ปีที่แล้ว +18

    Mareexan from dhulbahnte 😁

  • @Khaatumo411
    @Khaatumo411 3 ปีที่แล้ว +4

    Anigoo ah wiil Mareexaan ah waxaan ka guursan lahaa Habar Magaadle gar ahan Ciidagale

  • @mohamadapdifitaax1597
    @mohamadapdifitaax1597 3 ปีที่แล้ว +10

    anoo mareexan ah waxaanka guursan lahaa gabar dhulbahante ah

  • @bisharabdi6416
    @bisharabdi6416 3 ปีที่แล้ว +9

    Hadad mareexan ka guudhsan lahayd isoo raaaaaac 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @indhataag4446
    @indhataag4446 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhulbahante meel uma dhaafeen gobtii garaadada soomaaliyeed dad wax gala waxna guda❤💯

  • @Xoogsade27
    @Xoogsade27 3 ปีที่แล้ว +5

    reer noocaas ah ama qabiil noocaas ah ban guursan lahaaa waxba sheegi mayse waxaa ka haboon inaad dhahdo qof diin iyo akhlaaq leh oo somaali ah qoladuu doono ha noqdee

  • @maryanmaxamed2991
    @maryanmaxamed2991 3 ปีที่แล้ว +18

    Sacad muuze dadka waligood talaiyaa ee lacgata leh 🦁 libaaxyda kaliya ee isaaq isku hayaa waa raga kalaiya ee isaaq xiyaha haystaan ka hinsaan yahiin😥✋inzhllah allow calfakayga igu dar😫 sacad muuze idin jecllhay ima derayaal form ogadeen ❤

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤

    • @abdirizakahmedmohamuud4533
      @abdirizakahmedmohamuud4533 3 ปีที่แล้ว

      Welcome from sacad muuse ❤

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @asmaahmed7208
      @asmaahmed7208 3 ปีที่แล้ว +1

      Sacad muse ilaha igaberyba mahad leh

    • @bigie2264
      @bigie2264 3 ปีที่แล้ว

      Kuso dhawow saldanada inabti roog cas iyo mid cagaaranba from Germany ❤🙏🥰

  • @yashfeensuleiman999
    @yashfeensuleiman999 3 ปีที่แล้ว +43

    Nin darood ismail aheyn ma gursadan dadkeyga ❤️😘❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sukhra3585
    @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว +13

    Anigu arab baan ka guursan lahaa from sacad muuse

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 ปีที่แล้ว +13

    My dhiiga iyo dhuuxa habar yoonis viva tolkay♥️👋

  • @yahyeabdi9986
    @yahyeabdi9986 3 ปีที่แล้ว +12

    Wooow from boqordoyadeni puntland mj ❤❤❤❤💗💟💘🙀😘

  • @zamiamustafe1347
    @zamiamustafe1347 3 ปีที่แล้ว +10

    2:27 welcome huuno aniga ray gayga #ciidagale ama #dhulbahante ♥️✅ama #habar yoonis #from ciisa muuse

  • @mushtakmohamet7000
    @mushtakmohamet7000 3 ปีที่แล้ว +8

    Me dhulbahante reer hagar
    Midhkaan mustaqbalka
    mareexaan reer diini❤

    • @mohamedjama964
      @mohamedjama964 3 ปีที่แล้ว

      Ina adeer waa ikan😂😂😂

    • @mushtakmohamet7000
      @mushtakmohamet7000 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedjama964 oo cadaa hye welcome 🤣🥰🥰🥰🥰🥰

    • @mohamedjama964
      @mohamedjama964 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mushtakmohamet7000
      Dhiiga Ina adeer waa naga dhaxeeya
      Dhulbahante aduunkan ugu jeclahy wllhi
      Taas waxay caday kugu noqonee dhulbahante in uu yahay dad sharaf leh wana jeclan laha manta in aan ahado qof dhulbahante lkn mareexan buu iga dhaliyey

    • @Hodan7812
      @Hodan7812 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedjama964 salaan sare inader❤

  • @Hanan-mu3yl
    @Hanan-mu3yl 3 ปีที่แล้ว +39

    Habargidir maqal majiraa🤣🤣🤣🤣

    • @caaliyaaragsan5932
      @caaliyaaragsan5932 3 ปีที่แล้ว +2

      Habar gidir maxaa ka wadaa🤣

    • @xogbaar
      @xogbaar 3 ปีที่แล้ว +4

      Maxaad na waydiisay waynu ku maqallaaye 😀

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 ปีที่แล้ว

      😅😅😅🤣🤣

    • @HVEM324
      @HVEM324 3 ปีที่แล้ว

      KHADRO MOHAMUUD FIYOBI MA JIRTAA

    • @rowdahassan9455
      @rowdahassan9455 3 ปีที่แล้ว

      Haaa

  • @kingmohamo1631
    @kingmohamo1631 3 ปีที่แล้ว +28

    Inan isaaq sacad muusa
    Ayaan Guursan lahaa hadee Hargeysana waa uso socdaaye Reer somaliand Seediyaan Soo dhoweyn Wanaagsan

    • @katrinayahye8014
      @katrinayahye8014 3 ปีที่แล้ว +6

      Ano isaaQ habar awal sacad muuse ah ba ku jooGa♥️😂🦁

    • @abdillahimohamoud5287
      @abdillahimohamoud5287 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxay dagaan gabilaye udoono halka hargeisa madagaane

    • @hakoahmed7488
      @hakoahmed7488 3 ปีที่แล้ว +4

      @@abdillahimohamoud5287 dadkii hargeisa laha weeyi abti ee ma ishad wax kag guuri ccccc meesh kala taag

    • @hanimuhumed8160
      @hanimuhumed8160 3 ปีที่แล้ว +3

      @@abdillahimohamoud5287 hush baa lagaa yidhi hargaysa jeex bay dagan yihiin sakiin liq

    • @umucadnicabdiqaadir4166
      @umucadnicabdiqaadir4166 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdillahimohamoud5287 sheeko aduunka ogyahy sacad muuse Hargeysa leeyaheee sheeko kale keen 🤔🤔

  • @c.rahmandahir9404
    @c.rahmandahir9404 3 ปีที่แล้ว +19

    ila hada habar yonis ban ku dakhrahay yaga cidan ahayn ma rabo ❤🔥✌

    • @yelioxx2717
      @yelioxx2717 2 ปีที่แล้ว

      So dhawow☺️❤

  • @shilinyaremeadia2440
    @shilinyaremeadia2440 3 ปีที่แล้ว +33

    ᴄɪɪᴅᴇ ɢᴀʟᴇ ᴀʏᴀᴀɴ ᴋᴀ ɢᴜᴜʀsᴀɴᴀʏᴀ😁💯♥️

  • @sheekoxariir9377
    @sheekoxariir9377 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga hawiye gaar ahaan xawadle ayan kaguur san laha waa qabiil aan aad u jeclahay balad weyn ayay dagaan ❤️❤️❤️❤️

  • @djnasrifantastic1854
    @djnasrifantastic1854 3 ปีที่แล้ว +22

    Garxejiska halaygu ogado😃

  • @queentaasha9254
    @queentaasha9254 3 ปีที่แล้ว +24

    Ano majerteen ah waxn ka guuraan lahaa marexaan😍

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo Majeerteen ah waxaan jeclahay in aan guursado reer abtigeey Habar yoonis

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 3 ปีที่แล้ว

      Anigoo ah nin hy gabadh mj ku haystaa

  • @hamdaqurux1440
    @hamdaqurux1440 3 ปีที่แล้ว +70

    ARab from habaryonis 😍

    • @apdimohamed9491
      @apdimohamed9491 3 ปีที่แล้ว +3

      Welcome Dumaashi Marna Mataankayagiibaaad tahay Marna Gacal Bn Nahay 💯😍😍😘✅

    • @snoop.doog.
      @snoop.doog. 3 ปีที่แล้ว +3

      🥰🥰🥰😘

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 3 ปีที่แล้ว +1

      Arab maxaa kwadaa

    • @saakiyaroble9991
      @saakiyaroble9991 3 ปีที่แล้ว

      @@yaasiincadde1661 Arab isaaq

    • @hamdaqurux1440
      @hamdaqurux1440 3 ปีที่แล้ว

      @@yaasiincadde1661 ARab Sheikh izaxaq binu axmed hadadan aqon iska baro😜

  • @hodan67890
    @hodan67890 3 ปีที่แล้ว +31

    Aniga ah gabadh Ogaden waxan kaguursan lahaa majeerten😂❤️

  • @durmarbilaa19
    @durmarbilaa19 3 ปีที่แล้ว +4

    Mareexan izaaq dhulbahante abgaal mj iyo raxanwayn intas Kaan helo ugusii badan izaaq mareexan dhulbahante

  • @munaxuseen2359
    @munaxuseen2359 3 ปีที่แล้ว +18

    Anigoo dhulbahanta waxan guur sanlaha nin dhulbahanta mooye ninkale ima maro🥰🥰

  • @ftimahassan4274
    @ftimahassan4274 3 ปีที่แล้ว +12

    Aniga hawiye baan ka guursan lahaa waliba hg🥰🥰🥰

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa gob reerkaasi illahay mid khyr qaba haka siiyo

  • @nabiihamaxamed9426
    @nabiihamaxamed9426 3 ปีที่แล้ว +16

    Anoo cidagale ah Habar yonis ka guursnlaa landheranimo😂😂

    • @yazirbashir5005
      @yazirbashir5005 3 ปีที่แล้ว +1

      Anoo habaryonis ciidagale ka guusnya 😅😅

  • @maxamedqawdhan2664
    @maxamedqawdhan2664 3 ปีที่แล้ว +25

    Aniga ahaan habaryoonis waliba muuse care

    • @hamdamoh3641
      @hamdamoh3641 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo ana ah ee maisguranaa

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 3 ปีที่แล้ว +1

      Mansha Allah muuse care waa gob illahay haku sahlo mid wacan

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 3 ปีที่แล้ว +14

    anu dhulbahante aaa ka guursaan lahaay qurux

  • @anzalali7883
    @anzalali7883 3 ปีที่แล้ว +6

    Jacelkaga ka guursan laha waana abgaaal cusmaan😂❤

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq 3 ปีที่แล้ว

    Aniga hadii aan manta laii dhihi lahaa gabar qabilkee ayaa guursan laheyd... Samaroon ayaa guursan waa gabdho gob ah oo qurux badan mashaa allaah

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo 3 ปีที่แล้ว +10

    Anigoo darood ah oo absame ah oo jidwaaq ah waxaan ka guursan lahaa ka i guursan doona uun qabiilkiisa🤣😂😁

    • @cilmiboodhari4776
      @cilmiboodhari4776 3 ปีที่แล้ว +1

      HHHHHHH Hadal cad waad dhamaysay huuno

    • @xareed1
      @xareed1 3 ปีที่แล้ว +1

      kaa si waa aniga sow maha

    • @Hanna44_Hoodo
      @Hanna44_Hoodo 3 ปีที่แล้ว +2

      @@xareed1 haddii alle kaa dhigayo waad ahaan haddii kalana noqon mayside.

  • @inamohaqalanjo4969
    @inamohaqalanjo4969 3 ปีที่แล้ว +3

    Mareexan ban isleeyahay siiba wagardhac hhh wixii uurka kajira afku hakaxado weye qofwalba dee jacaylkiisa unbuu shega qabiilka uuyahay

  • @shucayb939
    @shucayb939 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhulbahante doonayaa anigu inkastoo ay Qaali yihiin gabdhahaas from burco

  • @deeqadagan1041
    @deeqadagan1041 3 ปีที่แล้ว +25

    Anigu zakariye jakartaapan guurzan laha😄😄😄😄😄

    • @maryanhassan
      @maryanhassan 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh nin la guursado waa ii kow, Lakiin hada waa buux hhhhhhh. Gabdhuhu waa iney dhiiradaan.

  • @nuzaymadeeqsan6846
    @nuzaymadeeqsan6846 3 ปีที่แล้ว +24

    Anuu samaroon baan guursanayaa

  • @phoozgolden4729
    @phoozgolden4729 3 ปีที่แล้ว +18

    Duduble💉💯ka guursan lahaa reer abti from hg girl💚🤍💙

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 ปีที่แล้ว +11

    Majeerten ka guursan lahaaa from Jigjiga hhhhhh

  • @fatxiprankahmed6134
    @fatxiprankahmed6134 3 ปีที่แล้ว +20

    Cise mouse from sacad muuse🥰🤪🤣

  • @queenhappy5727
    @queenhappy5727 3 ปีที่แล้ว +37

    Inanka ciize muuze doortay ku wataaa legend ♥🙌

    • @ahmedyuusufofficial3450
      @ahmedyuusufofficial3450 3 ปีที่แล้ว

      Maa digaa ciise muusa ah 😂😂😂👍
      Keep going huno

    • @samisultan1800
      @samisultan1800 3 ปีที่แล้ว

      Noh

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว

      Aniga ayaa ka guursadey, kusoo yaaca🎯✔

    • @cabdilaahimcawad
      @cabdilaahimcawad 3 ปีที่แล้ว

      Queen dee DPwolrd mow shaqaysaa

    • @queenhappy5727
      @queenhappy5727 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdilaahimcawad 😂 Haaaa aNagapa Leh Mashaqan kaaaa siina

  • @kiinkulane9287
    @kiinkulane9287 3 ปีที่แล้ว +1

    Anoo gabar hawiye ah waxaan ka guursaday majeerteen cumar mohamuud alle ha ii daayo xaajigeyga

  • @AHMED-AK2030
    @AHMED-AK2030 3 ปีที่แล้ว +6

    Ano mj ah hawiye ama rer xamar guursan laha 💯

  • @diiriyecabdi6994
    @diiriyecabdi6994 3 ปีที่แล้ว +8

    Anigu Arab ayaan ka guursnlahaa raga siyaad bare Hargaysa ka xoreeyay

    • @khalidozto5064
      @khalidozto5064 3 ปีที่แล้ว

      Laysku raac arab iyo albabda adag

    • @caynitv7707
      @caynitv7707 3 ปีที่แล้ว +2

      Goorma ahyd marka ay wax xoreeyen reerkaase 😂😂😂

    • @diiriyecabdi6994
      @diiriyecabdi6994 3 ปีที่แล้ว

      Maad jirin qli

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 ปีที่แล้ว +13

    Anigu isaaq ama ogadeen Firom hargeisa cadey❤️ is muujiya wil isaaq ama ogadeen iso raca❤️❤️

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 3 ปีที่แล้ว +11

    Anigoo ah nin darood ah waxan kaguursan lahaa isaaq gaar ahaan CIMRAAN💕💯

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 ปีที่แล้ว +1

      Waanu ku soo dhawaynayna hadanu nahay isaaq gaar ahan cimraan waad na sharafte alle haku sharfo

    • @awoabdi5552
      @awoabdi5552 3 ปีที่แล้ว

      Woow soo dhawoow

  • @qunyarsocod6737
    @qunyarsocod6737 3 ปีที่แล้ว +34

    Anigo dhulbahnte ah wxn guursan lahaa ogaden 😂🥰

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 ปีที่แล้ว +8

    Kaftankii adduunka 😂🤩
    #Xabad majerteen ah ayaan isleeyahay dhagax dhigo.😂🙏

  • @hannaha188
    @hannaha188 3 ปีที่แล้ว +8

    Ciiise muusiyo Cigaal diidoy ma cirkaad qaban
    Reer Abtigey 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️
    Aniga ayaa Ogaden ah lakiinse too bad for you
    My shoes size is 7😂😂😂 dhaantan ma a waan😂😂😂😂

  • @amiiraarale3121
    @amiiraarale3121 3 ปีที่แล้ว +9

    Anigo ah gabar 🆎️gaal ah wxan gursan laha og mj dhulbahante ku away willow✌❤

  • @canabcali9914
    @canabcali9914 3 ปีที่แล้ว +6

    Ogaden m subeer reer cabdule baan guursan lahaa

  • @ukashmohamud2417
    @ukashmohamud2417 3 ปีที่แล้ว +15

    Dhulbahante from shekhaal

  • @samiyasiman1266
    @samiyasiman1266 3 ปีที่แล้ว +3

    VIVA habargidir dadkayga. 🥰🥰🥰♥️♥️🦁🦁

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 ปีที่แล้ว +16

    Waxaan guursan lahaa gabadh.
    1. DHULBAHANTE
    2. ISAAQ iyo DHULBAHANTE iska dhal ah.
    3.ISAAQ
    4. OGAADEEN
    5. MAJEERTEEN

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 3 ปีที่แล้ว +7

    Warsangalii from Sacad muuse viva

  • @izramohamad4908
    @izramohamad4908 3 ปีที่แล้ว +16

    Isaaq💋💋

  • @zavia3263
    @zavia3263 3 ปีที่แล้ว +29

    Viva habaryonis🥰🥰🥰

    • @abdicade9483
      @abdicade9483 3 ปีที่แล้ว

      Aniga waxan kagursan laha. Ree hawis

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 3 ปีที่แล้ว +39

    Me samaroon ❤️

  • @hassanabees2481
    @hassanabees2481 3 ปีที่แล้ว +10

    From Habryonis waxan gursanlahay cidagale

  • @hoodoabdi2845
    @hoodoabdi2845 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi wxan ka gursan Laha habar yonis farom cidagale wayine

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว +10

    And the winner is Dulbahante. 4 political reason only 🇸🇴🎯👏👏👏

  • @abshirdajiye8571
    @abshirdajiye8571 3 ปีที่แล้ว

    Muuse dhariye dir my familkyga
    Haddu eebba ii calfi lahay waan jeclaan lahaay in aan guursado inan muuse dir ah . Balse qadarta alle waa teeda

  • @maxamedamiinahmed6675
    @maxamedamiinahmed6675 3 ปีที่แล้ว +8

    Ciisa Muuse 😂😂😂Maxaa Lagu xanta garacow

  • @kawseryaasin3016
    @kawseryaasin3016 3 ปีที่แล้ว +10

    CiizE Muuze love yOu♥️🥰

  • @deqaabdi7328
    @deqaabdi7328 3 ปีที่แล้ว +28

    Ka guursa leh nin Sacad Muuse ah❤️🌹

    • @abdirashidismail1334
      @abdirashidismail1334 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa ku soo dhaweynaa

    • @bigie2264
      @bigie2264 3 ปีที่แล้ว

      Saldanada kuso dhawow waliba roog cas iyo mid akhtaraba ❤

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 3 ปีที่แล้ว +2

    Tuuladaan halugu soo celiyo gacanta Dhulbahante.