Hadaad asooshay so raac adiguna BAL cida idinka Futo xun shurunshuur meel u Afweyne u xoqi jireybaa cuncunta WA Hanti- mareexan Farmaaja 4sano u xoqay hada asaga dhaqdhaqaajiyey
BM 22 and 40 are prohibited from being used to the civilian targets as per the Geneva Convention. IGAD must condemn the attack to show the solidarity for Somali nation to build strong social cohesion.
Runta iyo xaqiiqda aad cadaysay aakhiro iyo aduunyadaba xasanaad ayaa kuugu jira
Xildhibaan Jiina wayiina
Allah ha badiyo dadka inta caqliga badan ee wax fahmaysa garanaysana sidii looxalin lahaa dhiiga daadanaya
Mahasanid xildhibaan waxaad ka hadashay runta wxaad tabatay boogti
Wakiil xuluumad ka xumaaday iyo inan reer ka xumaatay wa isku mid
Dhidar xabaalqoday =? Waamaahmaah wayn
wax garad ayaa tahay runta ayaana qiyaamo ku anfacaysa
Macdashan wa ummada ka qabta kani maqaadiirta golihi wakiilada ku habsataybu ka mid ah
.Ninkan waa in warkiisa labaadha oo sirdoonka looga yeedha eedaymahan culus ee u jeedinaayo ciidanka qaranka waa halis ha cadeeyo hadii kale albabkaasi mid furma ayuu noqonayaa
Xildhibaankan iyo Biixi isku hawl ma wadaan.Muuse somaliland inuu burburiyi ayuu ka shaqaynayaa childhibaankana sidii ay somlilad sidii ay ku sii jiri lahayd.ninkanu somaliland waa ninka ugu aragtida dheer.
Ciidanku xagay qabtaan hadanay xadadka tagin hargeisa horaa loola dhacay 1988 siyaad bare ka eegtay muuse garaadadu may isa soo dhiibaan
Just nin kan kaliya baa ka miyir qaba All of them
muuse wa nin waalan hadan layska qabana meel fog aya laga dooni somaliland
Hadaad asooshay so raac adiguna BAL cida idinka Futo xun shurunshuur meel u Afweyne u xoqi jireybaa cuncunta WA Hanti- mareexan Farmaaja 4sano u xoqay hada asaga dhaqdhaqaajiyey
BM 22 and 40 are prohibited from being used to the civilian targets as per the Geneva Convention. IGAD must condemn the attack to show the solidarity for Somali nation to build strong social cohesion.
Waar waa sheeko hore
Malaha waa qolada afka duuban ee aad haloola socado wax baa kan ka dhex hadalayee kan inaga hubiya