Safarkeygii Qudus? | Qeybti Koowaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @اممجاهدالسلفيه
    @اممجاهدالسلفيه 2 ปีที่แล้ว +71

    الله أكبر اللهم احفظ أخواننا في فلسطين 😥❤🇸🇴

  • @sadamsolteko8483
    @sadamsolteko8483 2 ปีที่แล้ว +36

    Walaahi I tickled and tears of joy fell from eyes😭🥰 It is the dream of every Muslim to visit the Hajj and Qudus the Holy 🕌 💯🥰
    Aad baad Nooga nasiib badan tahay🥰

  • @HRU2100
    @HRU2100 2 ปีที่แล้ว +65

    نسأل الله أن يرزقنا بزيارة الأماكن المقدسة

  • @abdisalan_abib
    @abdisalan_abib 2 ปีที่แล้ว +85

    Wallaahi waan ooyey 😭
    Inaan dhex joogo ayaan dareemayaa
    Walaal isoo duceeya Inaan tago oo aan kusoo cibaadaysto masaajidka barakaysan aniga oo caafimaad qaba 😥🤲

    • @haawamuuse9970
      @haawamuuse9970 2 ปีที่แล้ว +1

      Qof kasto islam ah Alle ha u rumeyo riyda u jacelyhay inu kutago dhulka islmka

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 2 ปีที่แล้ว

      Aaamiin allah hakuu rumeeyo riyadaada sxb

    • @yahyebashir4787
      @yahyebashir4787 2 ปีที่แล้ว

      Alleh Ha kugu simo wll
      Incha Allh

    • @muhiyodinahmed6983
      @muhiyodinahmed6983 2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah wll Allah haku geeyo

    • @cabdicaliaxmed6149
      @cabdicaliaxmed6149 2 ปีที่แล้ว

      Masha alaah

  • @qadiijobootaanmaxamed8487
    @qadiijobootaanmaxamed8487 2 ปีที่แล้ว +21

    Xaqiiqdii qof nasiib badan baathy hadaad boqotay Masjidul Aqzaa 😢❤️
    Anagana ilaahey ha nagu arsaaqo tagidiisa
    Ana maalinkeyga qariiban insha allah😢💔❤️
    اللهم ارزقنا زيارة المسجد الأقصى المبارك

  • @ayubabdidahir1094
    @ayubabdidahir1094 2 ปีที่แล้ว +27

    Vediogaan Wlahi Waa ku Qiirooday Ilahy Hakaga Abaal maraiyo Booqasha Aad Booqatay Qibdaleedii Hore. Vedioga soo dhamaystir wlle insha allah Aniga Waxaan Go'aan saday sida ugu dhakhsiyaha Badan inaan Ku booqdo Mashidkaas Sharafta Badan❤️❤️ Ilahayow Unaxariiso Muslimiinta Falastiin

  • @laas123laac
    @laas123laac 2 ปีที่แล้ว +13

    Subxanallah runtii waa dareen Gaara ilaahay ha naga dhigi kuwo kusoo cibaadaysta inshallah 🤲
    Nasiibkaaga oo kale allaha nasiiyo

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 2 ปีที่แล้ว +10

    Riyadayda waaye in aan tago baytul maqdis oo aan ku tukado 2 racgo oo sunno ah.
    Insha allh
    Mahadsanid masul

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 ปีที่แล้ว +4

    Muuqaalkii ugu qalisana aan dawado waligeey😢

  • @KefahApdul
    @KefahApdul 2 ปีที่แล้ว +10

    Wad mahadsantahy ustaad sida quruxda badan oo aad inoola wadagte
    Safarkaga masjid Al aqsa ana Inshlah waxaan rajeynaya hadii alllah ii ogolaado in aan noqdo gabadhii ugu horeysay oo somali ah oo tagta masjidkaas

  • @jimyjesst7490
    @jimyjesst7490 2 ปีที่แล้ว +1

    للتصحيح وسبحان الله بكرة وأصيلا وليست أصيرا

  • @cabdilaahiduxood5421
    @cabdilaahiduxood5421 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha allah. Rabbi haynaga yeelo kuwii salaad ku ooga Masjid Aqsa🕌🤲👑

  • @cusmaanhassan9081
    @cusmaanhassan9081 2 ปีที่แล้ว +5

    Salaada aad kutukato masjidka
    Al aqsaa waxey udhiganataa 500saladood ilaahay hakaa aqbalo wll😍🕌🕋

  • @ayan-hassan8409
    @ayan-hassan8409 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah Ustad aad bad u nasiib badanthy allaah Ku xiifdiyo it's my dream to visit masjid alqsa 🥰

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 2 ปีที่แล้ว +31

    سلام عليكم يا استاذ muqaalka noso dhamystir

  • @jamaldr-jeffrey3673
    @jamaldr-jeffrey3673 2 ปีที่แล้ว +3

    الله أكبر ماشاء الله لاقوة إلابالله تبارك الرحمان
    اللهم ارزقنا صلاة في المسجد الأقصى قبل الممات

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 2 ปีที่แล้ว +5

    بارك الله فيك يا ولدي الله يجعلك من يدافع عن دين الله أينما كنت انا سعيدة انك شخص تمثل الصورة عن الصومال في العالم كون قدوة حسنة للإسلام و لشباب الصومالي

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 2 ปีที่แล้ว +9

    Allow hay dilin ano tagin masjidul aqsa oo xor ah 🥰

  • @hamsehassanhuriye1856
    @hamsehassanhuriye1856 2 ปีที่แล้ว +11

    Wallaahi waan ooyey 😭
    Inaan dhex joogo ayaaban moodayey,
    Walaal noo so duceeya Inaan tagno oo aan kusoo cibaadaysano masaajidka barakaysan 😭

  • @widhwidhbarkad961
    @widhwidhbarkad961 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waxay kamid tahay Naxariista ilaahay iyo nimcooyinkiisa, ilaahay hakaa abaalmariyo Qarashkii,wakhtigii iyo dadaalkii aad kubixisy inaad soo daahiriso iimaankaaga masjidul Qudusna aadbooqatay, anigana ilaahay ha'ii sahlo Safarkaas noloshayda wakhtiyo kamida. insha allah

  • @shukrimohamed1999
    @shukrimohamed1999 5 หลายเดือนก่อน

    Waad iga ilmeysiisay wll qali aniga iyo inta muslim ah oo jacal allaha noo garto in aan kusoo dukano masjid al aqsaa oo for ah allahuma aamiin

  • @mubarikali3452
    @mubarikali3452 2 ปีที่แล้ว +1

    wll alle ha ku barakeeye musaajidka music ha ku dul duubin,

  • @ayaanaadan9597
    @ayaanaadan9597 2 ปีที่แล้ว +1

    waad iga nasiib badantahy insha allha alle haga dhigo tii aada falastiin

  • @mokhattab.0
    @mokhattab.0 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhulkeena way ina kalageeyeen anaga iyo walaalaheen . Way saxriiriyeen wllehen

  • @FouadKahin
    @FouadKahin 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah ustaad this is really an inspirational video!
    Alle ha ku xafido oo haka aqbalo dadaalka ad ku jirtiid sidad Cilmiga iyo wanaaga nolo ula qaybsatiid mar walba!
    Keep going Warsame and your friend Mubarak Hadi.

  • @nadaaramohanadaara1434
    @nadaaramohanadaara1434 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar alla maxaad nasiib badan tahay riyo mida ugu wanaagsan oo lugu riyoodo ayaad nasiib u yeelatay allaah ha kaa aqbalo acmaa shaa da wanaag sanaay mar uun in shaa allaah waan rajeyn doo naa iigu soo doceey ustad maalin uun inaan tagi doono in shaa allaah

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 ปีที่แล้ว

    Maa Shaa Allah, Allow inoo kas.

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah tabarakallaah ilahay aniyo musliminta kala hano fududeyo wlhi wan jeclahy inaa mar tago

  • @ECLISpe.
    @ECLISpe. 2 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah Marsha Allah Allah love who improve their Iman

    • @mahednajiibshmahamud7853
      @mahednajiibshmahamud7853 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah waa dhul barakeysan allah ha ka xoreyo galada

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahednajiibshmahamud7853 Aamiin yaa Allah🤲🏻

  • @siciidoaxmed46
    @siciidoaxmed46 2 ปีที่แล้ว

    Inshaa Allah am willing to pray two rakacat

  • @hongohongo4173
    @hongohongo4173 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ustaad runtiih waa wax aad loogu farxo runtii waxuu ahaa safar qiima badan waxaan Allah kaga baryaya in uu xajkana tegistisana Allah kuu fududeeyo ustaad. Masha Allah guuleyso markasta.

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Allahu Akbar 🙏❤❤❤

  • @haliimamohamed663
    @haliimamohamed663 2 ปีที่แล้ว +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @asmaahmed1421
    @asmaahmed1421 2 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar waa musajidki barakysna

  • @rahimamohamed5488
    @rahimamohamed5488 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilhay haku siiyo ciiri dher cibada suban io iiman nusqan lahayn walal muqal kaan muqal kaa macan oo farxbdn waali madawan ma sha Allah hanaga ilawin iinad noso duceyso

  • @baree9092
    @baree9092 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah ❤️ ♥️ inosoducee inshaa allah

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah nasiib baad leedahy Allah kuusiyaadiyo

  • @abdullahiqoslaye7715
    @abdullahiqoslaye7715 2 ปีที่แล้ว

    Masha alha waxad boqatay melbarakeysan waxan qof walba oo muslim ah urajenaya mar un in oo boqdo

  • @ismailali5615
    @ismailali5615 ปีที่แล้ว

    MashaAllah very talented young man with informative skills. I really admire the way you educate somali people. Keep going bro

  • @halimesultan4376
    @halimesultan4376 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah, brother you ae lucky, Allah SWT chose you to take you there and made easy for you ,alot muslims scare to go there and your heart become firm may Allah SWT take us to that bless land someday when the oppression is over InshaAllAh. 🤲❤

  • @nobodyabovethelawbecareful6762
    @nobodyabovethelawbecareful6762 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah waaye inshalah One day I will visit That's my plan very soon Thank you brother for motivation Good job🤗🤲👏

  • @nadiaupdyrahman1886
    @nadiaupdyrahman1886 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll mcn waa muqal qurux bdn xaqiqdi aad iyo aad ba u nasib bdnthy madama aa qudus tagtay

  • @khadijahabdisalam6965
    @khadijahabdisalam6965 2 ปีที่แล้ว +4

    هذا فضل الله يؤتيه من يشاء 🥰🥺

  • @housseinstar3820
    @housseinstar3820 ปีที่แล้ว

    Insha allah i will come

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 ปีที่แล้ว +2

    الله أكبر اللهم أنصر إخواننا في فلسطين ❤️

  • @khaliilcabdi4853
    @khaliilcabdi4853 2 ปีที่แล้ว +2

    Mazhallah wllo goob barkeysan buu ilhy kugu arsaqay inaad tagto
    Allow nagu arsaaq gobahgas barakaysan

  • @ميمونةحسن-ش9ن
    @ميمونةحسن-ش9ن 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله
    Alle hakaa aqbalo cibaadada wall
    Ilaahay annigana hayfududeeyo in aan urixlaysto saddexda masaajid ee ay banaantahay in loorixlaysto
    عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ، عن النَّبِي - صلى الله عليه وسلم - قَالَ: «لاَ تُشَد الرحَالُ إِلا إِلَى ثَلاَثَةِ مَسَاجِدَ: مَسْجِدِي هذَا، وَمَسْجِدِ الْحَرَامِ وَمَسْجِدِ الأَقْصَى»

  • @alalealamagan4070
    @alalealamagan4070 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha kuu xafido

  • @somalimedchannel1968
    @somalimedchannel1968 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar wllhi dareen farxad ka wayn ma jirto inad boqatid muqadaaskaga Allow xajka iyo qudus mar uun i gee amiin

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi meeshaan aad baan u jeclahay sidee loo tagaa waan tegi doonaa inshaa allaah

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 ปีที่แล้ว

    Insha Allah one day ❤❤❤❤❤❤❤

  • @barodiintaada
    @barodiintaada 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ajar iyo xasanaad hakuugu abaal mariyo janatul firdows allah haynagu kulmiyo aamiin

  • @anisohussein1017
    @anisohussein1017 2 ปีที่แล้ว

    Alla wlhi waad iga nasiib nabadan thy aad iyo aad ayaan ujeclahy dhulka barakeysn ee faastiin xaken kaala hadlaa inan imadaan rabaayee

  • @ashaamey5593
    @ashaamey5593 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waad iga oohisay Allah ku barkeeyo walal jzkallah kheyr

  • @zaciimkaofficial1272
    @zaciimkaofficial1272 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a ustaad ale anaga mar ano nabad ah ha na geyo amin yaa rabi m.a

  • @medicozone9784
    @medicozone9784 ปีที่แล้ว

    Mansh allah wll fadli dheerada weyan oo alle ku siyay. Ana ilahay waxa aan weydisanayaa in aan alle adunkan iga oofsan aniga oo aan ku tukan masjid al aqsa❤

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakumu Allah Khayre, I’m crying walahi Mansha Alalh 🎉 you got beautiful heart ❤️ and imaan, and millions luck, one you pray salah 🤲🏼 🌹

  • @zamiirafahiye6342
    @zamiirafahiye6342 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah u mahadnaq wll mid aan xisaab lahayn waayo aad baad u nasiib badantahy 😍

  • @shakarosman6702
    @shakarosman6702 2 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar ilaahey kheyr buu ku waafajiyay qudusba hadaad tagty masha'allah.

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 2 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah alle macaaga ha noqdo wllo arinkaad uu tag tay waa arin ilaahay gaar uu leeyahay Allaaya macak safarkaagana waad ku zax san tahay

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @badhan3120
    @badhan3120 2 ปีที่แล้ว

    mnsha allah mansha allah mansha allah yaa rabi anagana anagana nagu arsaaq inaan soo booqano masra alnabiyi muxamed 😢😭

  • @maxamuudnaasir4293
    @maxamuudnaasir4293 2 ปีที่แล้ว

    Maasha'Allah barako korkaaga ha ahaato.☝️

  • @saalimmohamed3439
    @saalimmohamed3439 2 ปีที่แล้ว

    mar uun waan jeclahay gurigaas barakeysan inaan tago.
    waad mahadsan tahay ustaad.
    waxaan rajeynayaa inaan nasiib u yeesho hadyada aad ardeyda u hibeysay oo ah inay casharadaada inta aan awoodin ay bilaash ku helaan.

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 ปีที่แล้ว

    Masha aallah
    Alle inoow kas anagane

  • @cudoon5421
    @cudoon5421 2 ปีที่แล้ว +1

    mansha allh😭😭 alle anagana hanagu arsaqo adna hakubarakeyo❤️🥺

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah 👍

  • @farahahmed9129
    @farahahmed9129 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar vidoe kan ka qiiymo badan maan arak walee waad nasiib badan tahay masha allah baarakallahu

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 2 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
    Walaal warsame ilaahey ayaa mahadle oo kusurta geliyi in aad taktit qudus misjika 3 haad oo ilaahey barakeeye 1 beeytalaahi harmka makal mukarama 2 Madiina munawara 3 beeytal qudus oo adiga taktey ماشاءالله تبارك الله nasiib ayaa leedahay Waxaa taha qof baari oo biri waalideen ayaa tahay warsame ilaahey kumaxdi Waxaa kaa muqata niyad saafi ah oo saliim ah انشالله بخير ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير على كل حال وفي كل مكان اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا امين امين امين

  • @qaaliluul8650
    @qaaliluul8650 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah nasiib iyo nimco wayn buu Alle ku siyay wllo qaybta 2 la soo dhaqso fadlan

  • @ramlaabdurahman8395
    @ramlaabdurahman8395 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarak. Illah haka aqbalo niyadaada. dhamaanteena noso ducee.

  • @kabtanhalaafi7509
    @kabtanhalaafi7509 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah warsame allaha kusharfo walaal horey usoco waxaan kuurajeynaa cimri dheer

  • @hidadinh8316
    @hidadinh8316 2 ปีที่แล้ว +2

    ILLAHAYOW anoo kusujuudin hadilin 😣🤲🏻🤲🏻 insha allh malin maalmaha kamida waa tagi Dona

  • @_xaqiiqo
    @_xaqiiqo 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلي علي سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @hamsehassanhuriye1856
    @hamsehassanhuriye1856 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wllky WARSAME BADE HASSAN keep goin.

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Qof Nasiib Leh Ayaa Masjid Al Aqsa ku Tukada Walaalkiis Allah Kaa Aqbalo Salaada & Acmaasheeda Allah SWT Niyadaada Ayuu Daalacanayey Oo Allah SWT Wax Walba kuu Fududeeyey!! Salaatul Shukur Ha Iloobin!! Ducadadaadana Nagu Add garee Aniga & Ummada Soomaliyeed & Ummada Müslimeenta Oo Dhan!! Allah Kaa Aqbalo Ducada / Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh brother

  • @mohamedismail8357
    @mohamedismail8357 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah walal wa muqan dareenkiisa wata

  • @xamseayuubi5108
    @xamseayuubi5108 2 ปีที่แล้ว +1

    msha alah alle haku barakeeyo

  • @alliqaasim2943
    @alliqaasim2943 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaadkyga waa nasiibsatay jazaka allaahu khyr ustad qaali

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 2 ปีที่แล้ว +9

    السلام عليكم ورحمة الله وبركات
    ماشاءالله تبارك الله ربنا يبارك فيك يارب دايما بخير وصحة وسلامة وعافية يارب العالمين اللهم امين جزاك الله خير الجزاء على هذا الكلام تايب انشالله بخير الحمد لله والشكر لله رب العالمين بارك الله فيك وبارك الله فيكم جميعا يارب والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات اللهم امين يارب العالمين اللهم امين

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah brother

  • @abdisamedahmed1174
    @abdisamedahmed1174 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah muuqaalo fara badan oo shacabka falasdhiin aad soo waraysatay baan kaa sugaynaa masuul

  • @maxameddeeqbin_camey9738
    @maxameddeeqbin_camey9738 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Nin Nasiib leh ayad tahay

  • @cazaanyomedia1829
    @cazaanyomedia1829 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 1 one day inaa tago waan ku raja weynahay qudus insha allah ❤️🇵🇸

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my brother your dream come true Allah love you you are lucky💯🤲👑🌹👍👏🌏🇸🇴👍🇨🇦👋👏👏

  • @killka1000
    @killka1000 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay haku barakeeyo my brother

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءلله تبارك الرحمن 🥰💞😊💕❤💚 ألف ألف ألف مبروك همبليوه همبليوه أخي الكريم تقبل الله منا ومنك صالح الأعمال امين امين يارب العالمين الحمد الله على نعمة الإسلام وكفى بالله وكيل الحمد الله رب العالمين يارب يارب يارب العالمين وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اخي الكريم إخواننا في فلسطين الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين

  • @fatxiyaaleel6703
    @fatxiyaaleel6703 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha Alah waan booqan doonaa

  • @Niceone_love
    @Niceone_love 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah umada kala nasiib badan

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar5237 2 ปีที่แล้ว

    Walal inosoduce inshallah

  • @daadir3042
    @daadir3042 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga markan tagayo dib Uma soo laaban karro waayo naftaydi waxay si jeclan inay halkas sii joogto in sha Allah hadan mar tago dib usoo laban maayo in sha Allah naftayda BA Allah kaiibsan

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah wllo adigaaba nasiib bdan oo booqde dhulkas barakeysan masha Allah acmasha Allah kaa aqbalo

  • @mohamedmubarak326
    @mohamedmubarak326 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy dareenkaas caadi maaha , warsamow caadi bn ku raacay wlhy .
    Ilaahay haka aqbalo wlle

  • @wiil_qaran06
    @wiil_qaran06 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan ooyay anigoo eheen qofka tagay ilaahay ha nabad geeyo

  • @gorigoanqaaali6705
    @gorigoanqaaali6705 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wlhi wan ilmeyay illahay haka aqbalo ducada aad ducaysatay anagana alle ha noo rumeeyo inan mar kusoo tukano al AQsa

  • @deeqaxmed8726
    @deeqaxmed8726 2 ปีที่แล้ว

    walahi wll qof wanaag san ayaad tahay alle haku xifdiyo aamiin

  • @ahmeddaahir9749
    @ahmeddaahir9749 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah Runtiii waa Muuqaal aad u qiiro Bdn Allow maalin un Anoo Qudus dhexjooga masjidul aqsaana ku tukanaya itus yaa Allah

  • @sabriadam5194
    @sabriadam5194 2 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAH Wlhi Dareen Kawanaagsan Majiro Waana Dareemay Xaqiiqdi One Day I.A

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sxp warsame dhado