Daawo safarki tahribka e ugu halista badnaa Nairobi-Mexico&dhibatada ay maraan tahribayasha somalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 97

  • @midnimotv758
    @midnimotv758  2 ปีที่แล้ว +128

    Qaybta 5aad hadaad sugayso like saar muqaalkana sheer garee

    • @ayeshaabdool4737
      @ayeshaabdool4737 2 ปีที่แล้ว +1

      waan sugi la ahay qeybta 5aad😏.
      Mxa ukala goysen?

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว +1

      War heyso niyow. Mxd noogugoyneesaa sheekada.

    • @amirmohamedabdi6687
      @amirmohamedabdi6687 2 ปีที่แล้ว +3

      Sxp midnimo ilahay ba kugu dharshe wilkan meel aankala xidhidho isi wadadn todobadkan ayan rajaynayna ani iyo wiilalkale inan marno insha.allah
      midda kale sida shekada ukala fogaynayso inan kagabobo oo kadhintan kacabsan😅🤣 qaybti kobad bilkahor ayay ahayd wilkan bishiba mar ma isaragtan wa yabe fadlan malinkasta no ballami oo qayb noso gali uguyaran hal saac ah

    • @abdihakimabdullahiawaale.6735
      @abdihakimabdullahiawaale.6735 2 ปีที่แล้ว

      War videog so dhameytira naga daaya jar jarka..

    • @amirmohamedabdi6687
      @amirmohamedabdi6687 2 ปีที่แล้ว

      @@operatormaxamedsomali ha wa ogahay lkn sxp xage jogta

  • @khuuriye
    @khuuriye 2 ปีที่แล้ว +14

    Aniga 2023 ayaan Bixi raba Cidii Diyaar Ah 🥹 Diyaaar Ah diyaar ayaan Ahay Walhi ☝🏽

    • @Waayo____aragg
      @Waayo____aragg 2 ปีที่แล้ว

      Lacag intee leeg la iska rabaa sxb 🤔

    • @AhmeTt___136
      @AhmeTt___136 2 ปีที่แล้ว

      @@Waayo____aragg ilaa 2000$ dollar wey gadheysaa

    • @Waayo____aragg
      @Waayo____aragg 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AhmeTt___136 2k aa war naga tag meesha ma roodhi baa la iibinayaa

    • @AhmeTt___136
      @AhmeTt___136 2 ปีที่แล้ว

      @@Waayo____aragg wlhi haa shp wey ka padan karta xata ado sharci iibsada aya ku dhaanta intaad dhibkaas odhan mari lahayd

    • @Waayo____aragg
      @Waayo____aragg 2 ปีที่แล้ว

      @@AhmeTt___136 sharci iiba hada lama Helo waana yara qaali sxb 30k iyo ka badan weeye Marka lugta wax dhaanta la waa

  • @ciyaaraha705
    @ciyaaraha705 2 ปีที่แล้ว +5

    Fadlan qaybta kale noosoodaa khayr allaah haku siiyee

  • @dualedeol8803
    @dualedeol8803 2 ปีที่แล้ว +6

    Luis peno is the best man, nin aad uwanaagsan weeyaan wakhti fog xasuuustiisa ayuu isoo xasuusiyay almost 9years ago ayaa iigudanbaysay ninkaas rageediibuu ahaa,also mama Mexico qofkii soo maray comment ga iigureeb iyo habartii blafox kasoo horjeeday ee taleefanada laga dirsanayay xasuus hore

  • @hamdigenie4098
    @hamdigenie4098 2 ปีที่แล้ว +6

    Sxb good job keep going my bro

  • @nimcoadan3473
    @nimcoadan3473 2 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi san u sugaye film 🎥 qofka ugu horeye ayaan ahay qebta 5 I.a

  • @abdihakomar311
    @abdihakomar311 2 ปีที่แล้ว +1

    Wareysiga noo soo dadajiya sxp

  • @akaash3373
    @akaash3373 2 ปีที่แล้ว +9

    Kenya to Mexico Visa aya laiskarabaa ee free Visa iyo e Visa toona maoho. meshaas kulaabo cusbaad kudartaye. 🤣

  • @mohamedabdi6623
    @mohamedabdi6623 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC SXB, Ecuador ma faraha iyo indhaha ayaa lagaa dhigayaa.... ???

  • @isaaqyare3551
    @isaaqyare3551 2 ปีที่แล้ว

    So badi wll qali

  • @comfortable949
    @comfortable949 2 ปีที่แล้ว +4

    wow wllhi waan sugaaye weliba hada dartiis baan uso galay qaybtaan shanaad inaan daawado aad baan uga helay 🤗☺️👍

  • @abdisamedmahamed1380
    @abdisamedmahamed1380 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb sheekada tii fahad oo kalaad nagaga dhigteene hadaanu soconaaye nagasoo gabo gabee

  • @amalelmi5882
    @amalelmi5882 2 ปีที่แล้ว

    Abowe noso badiya

  • @Waayo____aragg
    @Waayo____aragg 2 ปีที่แล้ว

    War libaax soo badi waraysiyada noocan ah

  • @hodancabdi5953
    @hodancabdi5953 2 ปีที่แล้ว +2

    Halayaabina waa yutber oo bilawa oo wuu yar yaraysanayaa ww inta hadhay maruun isa soo raaci

  • @hoodaayaan3444
    @hoodaayaan3444 2 ปีที่แล้ว

    Cidii tagi RabTo ha Ila so xidhidho

  • @zuzuabdi
    @zuzuabdi 2 ปีที่แล้ว

    Wait qaybta 5aad thanks

  • @yalahowyalahow7321
    @yalahowyalahow7321 2 ปีที่แล้ว +1

    OK marka mexciko iska dhiibo kawarsn amaa dib layso celinayaana

  • @salmaniligay8979
    @salmaniligay8979 2 ปีที่แล้ว +3

    Zxb soodadaji like-ta iyo share-ku waa diyaar

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +1

    Great interview.

  • @abdiali503
    @abdiali503 2 ปีที่แล้ว

    Meeesha gabigeeedaba liibaya ayaaa ka khtr bdan

  • @mohamedabdifitah7773
    @mohamedabdifitah7773 2 ปีที่แล้ว +1

    Please wanku la socona sxp laso daqso

  • @Abdwiilhoog0987
    @Abdwiilhoog0987 2 ปีที่แล้ว +1

    lkn yarkaan warbixinta baxinaayo halkee jogaa hadeer?

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว +2

    War dhib badanaa. War waxaan waa naf halignimo.

  • @mohamedadam3089
    @mohamedadam3089 ปีที่แล้ว

    Haddii aan ku imaado Mexico anigoo ku duulaya baasaboorka Soomaaliya, suurtagal ma tahay inaan ku laabto Soomaaliya?

  • @kiinay4946
    @kiinay4946 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka maguulestay dhamestir warka

  • @amirmohamedabdi6687
    @amirmohamedabdi6687 2 ปีที่แล้ว +4

    Sxp midnimo ilahay ba kugu dharshe wilkan meel aankala xidhidho isi wadadn todobadkan ayan rajaynayna ani iyo wiilalkale inan marno insha.allah
    midda kale sida shekada ukala fogaynayso inan kagabobo oo kadhintan kacabsan😅🤣 qaybti kobad bilkahor ayay ahayd wilkan bishiba mar ma isaragtan wa yabe fadlan malinkasta no ballami oo qayb noso gali uguyaran hal saac ah

    • @ZuldanMandhow
      @ZuldanMandhow 2 ปีที่แล้ว

      sxb xalked ka baaxaysaan

    • @amirmohamedabdi6687
      @amirmohamedabdi6687 2 ปีที่แล้ว

      @@ZuldanMandhow itobiya addis ababa

    • @najib9603
      @najib9603 2 ปีที่แล้ว

      Lambarkaga iiso qor ethiopia ayan kabaxaya somali inan is raacno waan jecLhay aqoona waan u leeyahay latinka

    • @khuuriye
      @khuuriye 2 ปีที่แล้ว

      wll Anigana Diyaar Ayaan Ahey Inte ka joogta

    • @hodan8655
      @hodan8655 2 ปีที่แล้ว

      @@amirmohamedabdi6687 wll aniga joga adiss ababa oo kabixi raba halke kalasoxidhidha

  • @xigaalchannel8737
    @xigaalchannel8737 2 ปีที่แล้ว +1

    war waxa mar nooso wda dey, mise barnamij xiiso.leh wax an wligis duubin bdthy

  • @candicasiicabdirisaaq1398
    @candicasiicabdirisaaq1398 2 ปีที่แล้ว +1

    War nio Colombia jogaaa yarkas ama qof hadad igu xidhi gartaaan igu cawiyo🙏🙏🙏

  • @abdallaapdalla2742
    @abdallaapdalla2742 2 ปีที่แล้ว

    Part 5 soo gali 🔥✌️

  • @shaamofficialchannelquran
    @shaamofficialchannelquran 2 ปีที่แล้ว

    Ee naga so dadajiya qeybta kale

  • @shaakirsaid5981
    @shaakirsaid5981 2 ปีที่แล้ว +3

    2015 wax badan isbadale malaha

  • @koolkoliye2305
    @koolkoliye2305 2 ปีที่แล้ว

    Warysiga waa nagu siciseen 10m warysi ah waligey ma arag plz naga fasaxa waxa

  • @ayeshaabdool4737
    @ayeshaabdool4737 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxa ukala jareysin? 😥

  • @abdihakimmohamedibrahim2608
    @abdihakimmohamedibrahim2608 2 ปีที่แล้ว +4

    Qeybta xigta ku soo dar please wareesigaan wuu xiisa badanyahay ilaa natiijada inaan ogaanaa jecelnahay wiilkaan America ma galay asaga intaan rafaad maray

  • @oloo9207
    @oloo9207 ปีที่แล้ว

    Ninkan wada qaldan ayu soo maray

  • @somaliwildlife
    @somaliwildlife 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaba kaxiiso dhigay waxaan. War waxa isasoo raaci

  • @Kabtaningiri
    @Kabtaningiri 2 ปีที่แล้ว

    Qeebta 5aad😭😭

  • @MohamedAli-zd1qr
    @MohamedAli-zd1qr 2 ปีที่แล้ว

    msuul aad baad u mahdsnthay lkn wali kaama hyno kharashaadka ku baxaya inta ay noqonyso ycni noo waydii kharashaadka sxb? iyo hddi an kasoo dego maxico ama cost rica caqabadaha jira ee aan ha dhow la kulmaayo sxb?

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 2 ปีที่แล้ว

    Zxbow 10ka Daqiiqo Oo waraysiga ah nagadaa Ugu Yaran illaa 20 Daqiiqo. Guulayso zxb Mahadsanid.

  • @abdirahmanabdirashid9407
    @abdirahmanabdirashid9407 2 ปีที่แล้ว +1

    Qufkii diyaar ah hila soo xariiro

  • @shaamofficialchannelquran
    @shaamofficialchannelquran 2 ปีที่แล้ว

    Musalsal baad noga dhigteen

  • @o.janagalle4651
    @o.janagalle4651 2 ปีที่แล้ว

    Hada Halkuu Joogaa

  • @abdishakuromaar3374
    @abdishakuromaar3374 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waxa uu ka shekeynayo waa 7 sano kahor 2015 ayuu ahaa tahriibka uu shegayo lkn hada waxwalba wa fududyihin halaso baxo africa halagaso tago

    • @khuuriye
      @khuuriye 2 ปีที่แล้ว +1

      wllo diyaaar Ayaan ahey xageen kabixi karaa

  • @fahadibrahim9435
    @fahadibrahim9435 2 ปีที่แล้ว +2

    War nin 10 daqiiqo mad naga dheysid wareysiga soo wadda fasax.

  • @abdulmajid-tc9pz
    @abdulmajid-tc9pz 2 ปีที่แล้ว +2

    War nio copy daayo warka isa soo raaci

  • @maxamedmoha2740
    @maxamedmoha2740 2 ปีที่แล้ว +4

    Qeebta 5aad soo boobsiiya nimanyahow

  • @Gobsr
    @Gobsr 2 ปีที่แล้ว

    P 5

  • @faysalnoor4404
    @faysalnoor4404 2 ปีที่แล้ว

    Niyow sidan naga badan oo video soo damestir lalabo wahit 😏😏😏

  • @Gobsr
    @Gobsr 2 ปีที่แล้ว

    P5

  • @MohamedAli-zd1qr
    @MohamedAli-zd1qr 2 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkk wlhy dalki cidi kuma harin hddiba dumarki ay u tahriibayan maraykan.

  • @garaadabdirahman5105
    @garaadabdirahman5105 2 ปีที่แล้ว

    Waar ninka yaa noo weydiiya somalia to Mexico Maney oky ahayn

    • @mushtaqismail4112
      @mushtaqismail4112 2 ปีที่แล้ว +1

      nio hedhe wadmo latina jira oo passport somali free visa lagu galo sida (dominica iyo haiti) website ka index passport ka egay dhika ah anu kharash iyo passport somali meel kuma sheegi🥵🙄

    • @garaadabdirahman5105
      @garaadabdirahman5105 2 ปีที่แล้ว

      @@mushtaqismail4112 miyaan kusii kaxeeyaade anaa socode

    • @saabiriinabdullaahi2430
      @saabiriinabdullaahi2430 2 ปีที่แล้ว +1

      @@garaadabdirahman5105
      Emailkaaga ii soo qor

    • @garaadabdirahman5105
      @garaadabdirahman5105 2 ปีที่แล้ว

      @@saabiriinabdullaahi2430 knweye

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk hlxidho