DHULBAHANTE WAXA CERIGABO UGU YEEDHAY MUSE ISMAIL OO KA BAQAYA IN MUSE SOO LAABTO IYAGAANA KA BAXAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 59

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 วันที่ผ่านมา +4

    Habar jeclo iyado aragta aya la afganbiyey oo ay ictisam iyo somaliland diid qabsadeen

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 วันที่ผ่านมา +5

    GEESI QARAN ALI ISMAIL DUL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL CIDANKA QARANKA JAMUURIDA BARAKEESAN SOMAILAND GUUUL

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 วันที่ผ่านมา +4

    Doorasho ragay futada kagashay maantay dhexfadhiyan muuse mee libaaxba bakayle lagubadalay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh วันที่ผ่านมา +1

    Argagixiso aan xaarood ahayn majirto haday shabaab tahay iyo haday daacish tahayba😅😅😅😅😅

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 วันที่ผ่านมา +3

    Faysal Bootaan oo xidhan ba maxabiis la si daynaya maxa khaldan

  • @daahircismaan8018
    @daahircismaan8018 2 วันที่ผ่านมา +3

    Geesi cali dulduula qaran

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 วันที่ผ่านมา +2

    Walee muuse wuu ediinka geesi Sanaa oo idiinka aqli badan ,hadii aad bariiska maanta asd cunayso ka feker tid oo aan bari iyo sanad ka danbe ka fekerin waa dhibato garxajis wuxuu ka fekeray kursiga fuul xataa hadii dadkooda iyo dalkoodu ku burburayo ,aqoon la'aan waa iftiin la'aan ,intay lahayeen muuse karbaash ,ayay ayagu is karbasheen

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dalkii god madow buu ku dhacay hjlow reer waliba ha soo qabqabto basaasiintiis si loo helo hj midaaysan hadii kale reerwaliba dantiis haraacdo

  • @XamdaMaxamed-q3d
    @XamdaMaxamed-q3d 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahay kuma cadaabo iyagaa u yeedhay oo waxay rabeen in soomalliland adhaxda lagalaga jabiyo

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 วันที่ผ่านมา

    Way talaay ma cadowga munafaqiinta ah bay çidanka qaran ku u dhimanayan war uga soo baxa reer bari wacdad malee😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CarmiyeKhayre
    @CarmiyeKhayre 2 วันที่ผ่านมา +1

    Cali duldul cawa run buu sheeg

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wlee abwan cali waa xogaxagaal warbaahintu xogta kasii qaadadto

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p วันที่ผ่านมา +2

    Show qolada garxajis ciil kursi ma hayne ciil ay reer sheekh isxaaq u qabeen ayaa hayey

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 วันที่ผ่านมา

    ILAAHAYOW Denbigaaga iyo kii waalidkaaba dhaaf M/W Muusow Aad baad ugu Xumaysay Qoladii doonaysay in doorashadu qalaalaase dhakhso oo dalka iyo dadkaba waa u tudhay.

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254 2 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanalaah Dhulbahante Ma wada Ahee Kuwa Xumaanta kabuuxa Alle Haynawada Soohadeeyo😢😢😢😢😢

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 วันที่ผ่านมา +1

    JIGJIGA IN AY NOQOTO MAGAALO FEDERAL AH DANTEENA AYAA KU JIRTA OGAADEEN WAA IN GODEY LOO ERYAA

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 2 วันที่ผ่านมา +1

    Keep up defending your country

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 วันที่ผ่านมา +1

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 วันที่ผ่านมา

    Atom kii Shabab ka ahaa ee Galgala joogijiray waxa qaxooti siisay Qatar halkaasuu ku noolyahay waana Warsangeli.

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 2 วันที่ผ่านมา

    Cirjiidho TV waa isha aan xogta ugu badan ka qaato lkn dee telefoonada dadka aa ka waramaysaan garaaca maraarka qaar si toosa

  • @CaliAwmaxamuud-c4g
    @CaliAwmaxamuud-c4g 2 วันที่ผ่านมา +1

    1 Waa Runtaa saxafada majirto

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 วันที่ผ่านมา +1

    Calaw suldanka garxajis nafba kahadashisay wayo gurigisiba laguhaysta hiwantiba iskurogtay ay abtirsinta usamaysten woof futadaxunday yusri meeday mahaday isaaq noqotay

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 วันที่ผ่านมา

    Cagtii joogsan waydaa ceeb ayayvla kulantaa,ganacsatadu waa dhiigyo cab aan ilahay iyo cid toona ka xishoonayn ,garxajig dhibatadii uu is geliyey ayuu maanta ku hafanayaa ,

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 2 วันที่ผ่านมา

    Aliyow Muxa ciiro helay o amusiyay 😢😢😢

  • @osmanhassan4902
    @osmanhassan4902 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guul ssb

  • @ahmedkambi5438
    @ahmedkambi5438 2 วันที่ผ่านมา

    70 badhdalool been badanaa caafimaadka ilaahay kaa qaad, 70 jir ka xuni ma jiro

  • @ImraanIbraahim-b7x
    @ImraanIbraahim-b7x วันที่ผ่านมา

    Xanuun baad tay dhuus dhuus

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา

    MUUSE SIFIICAN BUU YEELAY MARKUU KU WAREEJIYEY

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา

    Buuuuuufi huwanta faqasha xaarmajo huwantaa faqasha xaarmajo huwantaa

  • @sacadshyuusuf8977
    @sacadshyuusuf8977 วันที่ผ่านมา

    Waraaqda bishii 8 ee sanadkii hore ayay ahayd oo ninkaa yamanigaa la soo siiyay waxaan xusuustaa ayaamihii muuse dalka soo marayay in qolo ganacsato ah oo xoolaha dhoofisa iyo wasiir siciid sulub dhawr meelood ku kulmeen si hawshaa loo joojin lahaa waliba madaxwayne muuse ay ka balamayeen is hortaag badana ay sameeyeen lkn ninkaasi nin sidaa ku hadho kara maaha oo wuxuu rabaa somali oo dhan in uu xoolahooda afka u dhigto la ina gaad ee aynu ka dagaalano

  • @haanihaaroun2865
    @haanihaaroun2865 วันที่ผ่านมา

    Wariye,adigu,maanad,ogayn,,xasanxabaala,qote,xukumin,somaliland

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 วันที่ผ่านมา

    CALOOW ODAYGII AAD DOORATEEN WELI MIYUU HURDAA 😂😂😂

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 วันที่ผ่านมา +1

    Cali duulduul na ceeb habaryoo is maxay ku fogaatay

  • @CabdilahiQarayare
    @CabdilahiQarayare วันที่ผ่านมา

    Aw guuryo

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 วันที่ผ่านมา

    Af qadhmuuska nagla tag.😊

  • @sayidcaliahmedyusuf8920
    @sayidcaliahmedyusuf8920 2 วันที่ผ่านมา

    Waligiin ba irbada suuxisada ah ee la idiin soo dhiibo dadka ku muda. Wallee wakhtiguba waa ina kala sari doonaa.

  • @dhabeelinaali2066
    @dhabeelinaali2066 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 วันที่ผ่านมา

    Reer Somalilandoow cadawgiin ha jabee-siiba reer sheekh isaxaaqoow magaciin ha jiree- nin doona iyo nin diidaba waad ishurran tihiin cadawgii dorraad iyo intay ehel wadaagaanba-- xaqiiqatanna siiba DAAAROOOD yo dhal faqash waa rafadkoodii ugu danbeeyay iyo sabanka sabankiisii iyo misoole DAAAROOOD ka guurkii- guud ahaanba gudaha xuduudaha gayiga jamh'somaliland, waana la eedayaa wixii dhacay--dheeshiina waa wali iyo waxay soomaaliwayn cadaawadda iyo isirnacaybka dhagaraysan ee ay reer Somaliland gashatay ka dheeftaa dheh,, for ever Somaliland republick

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 วันที่ผ่านมา

    Caloow reer waqooyi lahayne Somaliland dhe. Oo niyaw hadaladiina markaad leedihiin Somalia oo dhan oo aad Sonaliland ku daraysaan, ka toobad keena ayaan idin leeyahay. Waan u fiirsaday in badan markaad Somalia ka sheekaysaan inaad Sonaliland-na hoos keentaan.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 วันที่ผ่านมา

    Ina hirsi qani bari buu cade gude booqan doona. Kan ina madar guddidu ma dhagaysto ba kkkkkkk reerkuna cade gude hero u noqday waakaa dacawalay navad la qaatay ceeri gaabo la qaatay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 วันที่ผ่านมา

    MA SOMALILAND BAA AFAR QOF AH WAAR ODEYGU WAA ASAASAQ

    • @RodaAli-fo7sk
      @RodaAli-fo7sk 2 วันที่ผ่านมา +1

      Wax asasaqay majiree dadkuna waa ogyahee waxkale keen

    • @mohammetziyat508
      @mohammetziyat508 วันที่ผ่านมา

      Kasoo qaad iyado 6 million ah wlhi bilahi baan ku dhaartee caawa hadaad si qarsoon utimaado cid kuso sheegtay garan maysid adoo subaxa lagu dultaaganyahay unbaad is arkaysaa

  • @AhmedHassan-r9n
    @AhmedHassan-r9n วันที่ผ่านมา

    Dadka ha inagu dirin caloow

  • @ShaaficihasanDucaale
    @ShaaficihasanDucaale 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 วันที่ผ่านมา

    warku waa iska cadaa ilahay iyo umadisuba way ogyihiin

  • @CadeGude
    @CadeGude 2 วันที่ผ่านมา

    Waxa lajoogaa waa aduun caliyow
    Aakhirona waa danbaysaaye ogow
    70nadhdalool baa isaaq soo celiyey kkkkwaa wax lagu qoslo
    Suldanku waa runtii ceerigaabo
    Waa lawada degaa lkn calanka kale ayaad diidantihiin
    Ceerigaabo dhulka in lafhiho
    Iyo in qolo walba inteefa maamulato waxba kama dhexeeyaan
    Dhaqanka hj cayda kadaa
    Caydu waxba mataryee
    Hadad wax saxaysid kahadal
    Taliyaha sirdoonka ee hj oo
    Argagixiso idinku shaanbadeeyey

  • @CadeGude
    @CadeGude 2 วันที่ผ่านมา

    Xoog ku dhoofi adhigana kkkkk
    Hada ma ogaatay in waraaqda
    Xamar taala ka xoog badantahay
    Reerkasta oo somaliyeed

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 2 วันที่ผ่านมา

    Nin wayn looga fiican waxaad ku hadlayso..midday kale ma berigaad yarayd Bay innamada hyoonis ku dilijireen,waayo arrinkaagu ka badan told kaftankii ee waa colooxumo asd reerka u qabto

    • @jamamahmud3210
      @jamamahmud3210 2 วันที่ผ่านมา +1

      Cali siile yaran baanu kuwasnay

  • @ismailismail-g6r
    @ismailismail-g6r 2 วันที่ผ่านมา

    Caliyow markaad soo qayisho wax walba waad ku hadashaa,Somaliland ayaad 4 qof ku sheegtay,hadalkaa raali galin ka bixi.

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 2 วันที่ผ่านมา

    Waar beenta dadka ka daa oo illahay ka cabso oo dadka ha kala fogayn
    Muuse Ismaacil iyagaa nimanka la dagaalamay oo Ceerigabo ka saaray waligoodna la dagalami jiray Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar afkaaga xuneencalyada keh ka jeedi nijaasyow oo been ha ka sheegin waayo Suldaanku wuxu ugu baaqay isagoo Dubai Caafumaad u jooga ayuu baaq in la is difaaco oo daarood lala dagaalamo sheegay
    Beenalahan xabaglaha ah dadka halaga qabto

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 2 วันที่ผ่านมา +1

    Warkaa iyo kulhilaafkaasi wuu soo dhamaaday oday caliyow.😂😂