heestii dawlad codadkii dalmar yare iyo hodan cabdi rahman dheere

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 209

  • @Mohaze36
    @Mohaze36 10 หลายเดือนก่อน +21

    Wlhi 2024 legends un baan halkaan is keeni karaa ❤😂

    • @maaidoismaan5283
      @maaidoismaan5283 2 หลายเดือนก่อน

      Haa weliba xili eey dowlada somaaliya Soo rogtay amr ah Tira koob shacab 21oct 2024😅

    • @aliiroibrahim8095
      @aliiroibrahim8095 2 หลายเดือนก่อน

      Waa ikan 😅🤣

    • @alaskafingaflip6531
      @alaskafingaflip6531 หลายเดือนก่อน

      Heestan kamaba xiiso wlh😂😂😂

  • @abiyaala
    @abiyaala 13 ปีที่แล้ว +23

    Heesta dhan waxaa xumenaayo calankaaan aan aadka u neceb nahay heesta aad ayee u macaan tahay 2 daan fanaan waxaan ahay tagaarahoda 1 lkin calan kaan kuma heesto nice song

    • @abdulrahmanfarahali5759
      @abdulrahmanfarahali5759 10 หลายเดือนก่อน +2

      12 sano kahor ethiopian nacayb guleyso wll hada noshahay

    • @mohamedadenmohamed9128
      @mohamedadenmohamed9128 10 หลายเดือนก่อน

      Cadawga daashaday ee ay sheegayaan ayay calankiisii wataan😢

    • @nashaadyuusuf8860
      @nashaadyuusuf8860 5 หลายเดือนก่อน

      Geesi inad nooshahay ayaan Allah ka,rajeynayaa huno anaga kula neceb ila hadan ka duceysta inan ka hos baxno markasna dadka ina ileen ayaa dhibayey Allah maxaa akhiro war yaal 😢

    • @cabdilaahibadalaadan-m6y
      @cabdilaahibadalaadan-m6y 4 หลายเดือนก่อน

      guulayzO pro inaad nooshahy ayaan rajaynayaa 😢❤

    • @SahaldesignSahaldesign
      @SahaldesignSahaldesign หลายเดือนก่อน

      Idinka oo dhan inaa nooshihiin ayaa rajeynaa somali oo dhan guul

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 ปีที่แล้ว +7

    Heesta miraheeda aad ban uga helay
    Lkn Waxaan Usheegi Lahaa Fanaanninta heesta wada Qaadaya inay iska Dhigaan Calanka GUMAYSIGA Dhiig miiratada Ah Ee ITOOBIA 👍

  • @Abwaan-Aayatulle
    @Abwaan-Aayatulle ปีที่แล้ว +4

    maalmahay soo baxday dhammaankii 2011 . Addis Ababa Ethiopia ayaan joogay. maanta Mudug

    • @nimcodaahir9799
      @nimcodaahir9799 2 หลายเดือนก่อน

      Anba adis jogay mantana lascanod

  • @samiirahmettt76060
    @samiirahmettt76060 6 หลายเดือนก่อน +2

    Still listening 2024/6/20
    Ayan dib usoo radiyay heesta marka calank itoopiya ku arkay ciil ayaba iga qabtay wllhi cadiimm😡😡😥😥

  • @somlive3967
    @somlive3967 2 หลายเดือนก่อน +1

    7/11/2024 kuwa iga danbeeyow waa idin salaamay😅😅

  • @daudhussein8882
    @daudhussein8882 7 หลายเดือนก่อน +3

    Heesta waa wax kale laakiin wax khaldan ayaan ku dhex arkaa oo ah calanka kufaarta Abbysenia 😢

  • @Mopurhaan
    @Mopurhaan 7 ปีที่แล้ว +8

    Nazap ugaadeen 💚💚💚💚💚💚💚💚💚
    cadowGiinu
    haJabo wlhi
    heeztani
    waaa qiiro waxaan
    mqlay halmar
    bariigii bna igudambeyzey 2013 bis. 12/6/2017

  • @sharmaqzaheer8247
    @sharmaqzaheer8247 8 ปีที่แล้ว +6

    dolod baa hananay calan dayax sidiseeee mshllh nice song

  • @ahmedkalgacal9724
    @ahmedkalgacal9724 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa doolki raaso qalbiga ku dirsada ee 🥰🥰🥰

  • @nahzargaal6688
    @nahzargaal6688 10 ปีที่แล้ว +3

    heestn adbaad ugu hod mcaantihiii labadiinuba hodan iyo dalmar nice song baba

  • @korkore4819
    @korkore4819 11 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaaaaaw cadawgiiiin ha jabo walle waa hees ka turjumaysa xaqiiqda jirta
    ka naxow nafta waaaaa

  • @elmiosmanahmed1438
    @elmiosmanahmed1438 ปีที่แล้ว +3

    Gumaystaha calnkiisa iska dhiga kan blue ga ah qaata sxpyaal

  • @salehguray10
    @salehguray10 7 ปีที่แล้ว +9

    Heees xasuus igu leh waa gii la ansixiyay D.Raaso caday axyaa hees

  • @AnisoHared
    @AnisoHared 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta calankan ayaa leh🇸🇴🇸🇴lkn wagaas calankena ayaa lo diday itopia calankeda ayaa lo dhibay heesta anaka nola qaday sii ficn uu dhageysta🥹calankeyga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🫡🫡❤️💋

  • @TheJamaalq
    @TheJamaalq 12 ปีที่แล้ว +1

    wooow dalamar go go caadi ma ahan codkiisa soo barbaar bro salaan sare adiga iyo hodan

  • @axyawadani
    @axyawadani 13 ปีที่แล้ว +3

    ceeeeeeeb waa maxay calankan cadowga ee la babinaya waar wax iskula hadha.

  • @fatumayussuf6787
    @fatumayussuf6787 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhiig ogaden malaha kuwan wacadala viva ONLF❤️☝🏾😅👋

    • @cabdilaahibadalaadan-m6y
      @cabdilaahibadalaadan-m6y 4 หลายเดือนก่อน

      yaa ku dhahay waa ogadeen Dalmarna waa shiikhaal Hodana waa samaroone😅

  • @mahamed.10
    @mahamed.10 หลายเดือนก่อน

    November 2024 ayaan heestan dib usooraadiyy😊

  • @mohamedherzi840
    @mohamedherzi840 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaan waa hees aad u diyaarsan laxan musig iyo mirahaba lkn waxaa dilay ujeedada halka ay ujeedo waa fikrad dullinimo ah oo in gun ahaado lagu faraxsan yahay waxaan rajaynayaa maalin kuwa heestaa axmaarada iyo dabadhilifyadooda u nacamlaynaya agteena saleebaan koore iyo indhoindho oo kale ay ka noqdaan dulliga

  • @mohamedhussein-tv6fq
    @mohamedhussein-tv6fq 11 ปีที่แล้ว

    masha allah is ka basha la dalar bro u and hodan sxb mcn meshii nabad kajirto fani kan kale wa helaa sxb am from mugdisho mana ka xumi bro looooooooooooooz

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 10 หลายเดือนก่อน +3

    Guul ONLLF

  • @exh5566
    @exh5566 13 ปีที่แล้ว +4

    aniga waxaan ka xanaqasanahay calankaan ethopiya oo la babanineyo ogadenay dowalad ha lo dhiso oo calan ha lo sameeyo lkin calanka ethopiya indhahaga ma ku firi karo

  • @MrQubeqase
    @MrQubeqase 12 ปีที่แล้ว +1

    maasha alalh inaba caadi maaha . maan maqal hees wadani oo la qiima ah waayadan. almar iyo hodan afkiina caana lagu qabay

  • @samiiraibraahim9690
    @samiiraibraahim9690 11 ปีที่แล้ว +1

    waaw well done my abooyo we love you hodan abdirahman noolawa u the best singer love love u uu

  • @hudahaaruun28
    @hudahaaruun28 4 ปีที่แล้ว +8

    Raaso ❤💋

  • @Keena-diid
    @Keena-diid 2 ปีที่แล้ว +8

    After 10 years ayaan dawanaya 20-10-22 hargeisa walhi dareen gooniya ayay ii samaynaysaa intan baan kaga jawaabaya laxankan la raac
    Waayo-arragu waa ruux
    Waagaa joogay dalka oo
    Wiilashiisu arkayeen
    Wixii helay waddanigee
    Een laga warrami karin
    Dhulkoo wada cagaariyo
    Wariyuhu wuxuuu been
    Waddankoo holcaayiyo
    Wiilasheenna oo dhiman
    Watergate akhriyi jiray
    Dhag hadday wax weelayn
    Wakhtigiyo dharaaruha
    Wax uu kuu kordhinayaan
    Wallee waan aragnay ciil
    Iyo waxay farxadi tahay
    Wax siday noqdeenee
    U wareegay xilliyee
    Markaa ruux wacnaa uu
    War-waaraayo maataa
    Wayna lagu garanayaa

    • @XamdaMaxamed-dl2ew
      @XamdaMaxamed-dl2ew ปีที่แล้ว +1

      😊😊😊😊😊😊😊😊 3:19 😮😮😮😮😅😅😅 3:53

    • @alinooraden
      @alinooraden 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ani Xitaa 3/4/2024

  • @nastexocali8732
    @nastexocali8732 11 วันที่ผ่านมา

    2024dhamdkeda❤

  • @AbdirisaaqMaxamed-s6g
    @AbdirisaaqMaxamed-s6g 8 หลายเดือนก่อน +1

    Calankaaga uniyeyso waa hees somali ah

  • @samatarabdi1821
    @samatarabdi1821 11 ปีที่แล้ว +1

    GUUUUUUUUL ALLE WEEYAAN GALAD IYO NASIIBKU .......DDSI ALLAW DHAWR

  • @shucaybbeldaje5119
    @shucaybbeldaje5119 11 หลายเดือนก่อน +1

    Beriga babili somali kilil bey ahyd mantyse waa ormo kilil soomalina dhul banu siinay bey leedahy alla yaa umaqan soomali😢

  • @alinooraden
    @alinooraden 9 หลายเดือนก่อน

    Somaali saan itoobiyaan ugu faraxsan maa jirto

  • @amirofaxarh9248
    @amirofaxarh9248 11 ปีที่แล้ว +1

    dalmariyo hodan guulesta cimridheer iyo cafimad kuwaara . kilil5 haguulesto cabdi cumar ummad mideye jir oo joog. bal eeg horumarka. dadkawax magaratada ah joojiy aaflagaadada waa ceeb guul kililka 5.

    • @UgaasWarfaa
      @UgaasWarfaa 5 หลายเดือนก่อน

      12 afterkwrn

    • @nashaadyuusuf8860
      @nashaadyuusuf8860 5 หลายเดือนก่อน

      Kilal beel oo Allah aqli haku sameyo wll markas babili eaxay aheed mel jigjiga hoos imata hadana oromoai ayey hos tagtaa allow somali aqli u yeel 😭😭🤲

  • @AyaanXussen-oi9rk
    @AyaanXussen-oi9rk 5 หลายเดือนก่อน

    Xasuus 2012ano 🇰🇪 joga tiviga estivi ka dawan jiray

  • @Hasawayaar
    @Hasawayaar ปีที่แล้ว +1

    Hestaan waxaa Loqaday shekhaal qudub markay ku sobireen deganka o samatar iyo Dini xajii heshiyeen

  • @JabirOsmanAbdille
    @JabirOsmanAbdille 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiSalam-c7v
    @AbdiSalam-c7v ปีที่แล้ว +2

    Hooyadiin iyo calanka itoobiyankuba wasa

  • @abdullahi54025
    @abdullahi54025 12 ปีที่แล้ว +1

    wallahi gabadhaan weey codmacaantahay hadane waxeeyba kudarsatay naasa qurxoon oo aan jeclaaday

    • @salmaancismaan2463
      @salmaancismaan2463 2 ปีที่แล้ว

      Zxbow xoolo rag haku habsamin lol 😆kaftan

  • @RayaanMahdi-g1k
    @RayaanMahdi-g1k 5 หลายเดือนก่อน

    2024 inta dhagysanysa wnisalmy😂😂😂😂😂

  • @Yowmaan123
    @Yowmaan123 ปีที่แล้ว

    Yaa dawanaya 2023

  • @ZamzamMohamed-ei1qj
    @ZamzamMohamed-ei1qj ปีที่แล้ว

    Markaad Eegto Dooliyo Diridawiyo Baabili Dacalada dacalada dacalada jigjiga way,
    Ama doolki raasood qalbigaa ku diirsada.😊❤

  • @_wll____
    @_wll____ ปีที่แล้ว

    Allow somaliya hal tiir ka dhig allow qurunka iyo qabyaalada qalbiyadeena ka saar rabiyow jacayl nagu dhex abuur❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedabdullahiabdi5604
    @ahmedabdullahiabdi5604 2 หลายเดือนก่อน

    Uf wlhi calanka ey kor u hayaan aad baan oga xumady

  • @nimcodaahir9799
    @nimcodaahir9799 2 หลายเดือนก่อน

    Berigay cusbayd adis ababa jogay caadi Ila ahayd mantana lascanod baan jogaa midhaha mahane calankas amxarada iyo Ina ilay ma arki karo markale hasoo qadan yagoo kasomalia iyo ka deganka wata

  • @butterflySom
    @butterflySom 12 ปีที่แล้ว

    Naasahaasaa balaayo arkay tolooow mabeeecbaa may qarsato

  • @farxaanxidig1668
    @farxaanxidig1668 2 ปีที่แล้ว

    Hestan cida ilawadanaysa 2022 iyo wixi kadanbeeyaba ha ismuuujiyan 😍

  • @ahmednoor1815
    @ahmednoor1815 ปีที่แล้ว +1

    Very nice 👍

  • @mahdidaysane9039
    @mahdidaysane9039 2 ปีที่แล้ว

    waxan aad uga xumahay in dad somaliyeed oo nala dhashay ay gumeysiga ithopia calanka ululayaan oo ku qanacsan gumeysiga lagu heysto oo aan waxba ka ogeyn in adeeryaasheen ay dhiigooda uhureen qadiyadii sidaas dhiigu ugu qubtay in maanta sidaas calanka logu lulo wax laga xumaado

  • @_hijabilicious273
    @_hijabilicious273 11 ปีที่แล้ว +5

    LOVE IT!
    ONELOVE.
    And yh put that Ethiopian flag away plis, og all the waayyy.
    Somalia ha no lato!!

  • @DrfatimaZahra
    @DrfatimaZahra 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan anoo yar ba Estv ka dawan jiray aad ban u jecla mnta 2024 ba so radiyey calnkaas mrka arkay waba carodey ba😡😔

    • @samiirahmettt76060
      @samiirahmettt76060 6 หลายเดือนก่อน

      Wallhi cadiim kula mid baan ahay 😡😥

  • @CUSMAACILMOHAMED
    @CUSMAACILMOHAMED หลายเดือนก่อน

    Heesta 2024 ayaaandib uraadiyey lkin waxakuarkey Alaska xbashidi wabinaci

  • @FaisalAbdirahman-b9h
    @FaisalAbdirahman-b9h ปีที่แล้ว

    So nice

  • @modric63
    @modric63 11 ปีที่แล้ว +1

    Viva ddsi guulasta waligiin insha Allah ogadenia...

  • @ahmedhamarow4985
    @ahmedhamarow4985 10 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw the best song

  • @SidiqYusuf-kj5hq
    @SidiqYusuf-kj5hq 10 หลายเดือนก่อน

    2011 dalkii hooyo mantana America kadawanayaa

  • @ShucaybMaxamad-j8g
    @ShucaybMaxamad-j8g หลายเดือนก่อน

    gumestuhu hadhco

  • @deerowabdullfatahkusow8297
    @deerowabdullfatahkusow8297 2 ปีที่แล้ว

    2022 aad ayn u radidey daqiiqo kadib waan heley

  • @SalaadXasan-fx4pl
    @SalaadXasan-fx4pl 4 หลายเดือนก่อน

    Asxabey hestan TH-cam uso jershay renteeda kaliya balse calankaan nacooyaa😢

  • @doulmaribrahim4253
    @doulmaribrahim4253 11 ปีที่แล้ว +3

    masha allah nice sang

  • @Akaficabdulahi
    @Akaficabdulahi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hesta kilalka

  • @omarsuliaman1448
    @omarsuliaman1448 ปีที่แล้ว

    Heestu waa cajiib 10 sano ka dib baan dhageysanayaa, lakiin Xabashida bay aad u amaaneysaa.

  • @SahraAhmed-tk8ww
    @SahraAhmed-tk8ww 2 วันที่ผ่านมา

    2025 dawanayaa

  • @abdulrahmanfarahali5759
    @abdulrahmanfarahali5759 10 หลายเดือนก่อน +1

    12 year later kampala 2024 feb 23

  • @ayalazakora2697
    @ayalazakora2697 10 ปีที่แล้ว +1

    i love it ma daar hodan and dalmar

  • @abdalleladane5090
    @abdalleladane5090 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan ahay somali Etiopia waxba igama galin lkn hessta iska jeclahay cod iyo music isku darsatay m.a 🤛

  • @arbazciiltire1290
    @arbazciiltire1290 12 ปีที่แล้ว +2

    dowlad baanu hananoo calan dayax sidiisi dalkii wada iftiinshaa dagalkii babanayee ilaahay hadaayee viva kil5 raaso

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin 12 ปีที่แล้ว +2

    sidii nimco dareen loo fiirsanaayey ayaa gabdhihii oo dhan sideedi noqdeen, tan fiiriya sidii nimco dareen u dheelaysaa oo sideedi u soo labisatay

  • @mnz2028
    @mnz2028 2 ปีที่แล้ว

    War heeskan mdaxweyna lgusodhaweeye wakeeee only legend 9years ago cmmnt unbaa arkaye Wax dib ugunoqde mjiro miyaa heeskan malabkan qofkii nolow isheega madaxweynha🤍

  • @safilan
    @safilan 12 ปีที่แล้ว

    Waaaw dalmar maasha Allah cod cajiib ayaa kugu dhacay.cod rageed.

  • @abdullahiabukarsheikh6233
    @abdullahiabukarsheikh6233 2 ปีที่แล้ว

    19-11-2022 xili casir ah OO waliba bikeeriga iyo falaska i ag yalan ayaa heestan ii shiidan tahay waa tariikh runtii
    Heestan way Isku dawo dhacaysa

  • @qalanjoaadan8820
    @qalanjoaadan8820 8 ปีที่แล้ว +6

    thanks guys hodan and dalmar ❤❤❤my Allah bless you

  • @cadeyyarta5436
    @cadeyyarta5436 12 ปีที่แล้ว +1

    waxan ina waaye diinahayaa somaliye maxa in sariye canka cadawgena tankale maxda utuhin dadagato wadankoda ama kadorto lacag somaliwenye tashad ku qelinahaya mustqabaka ogandnia waye xorobe ama qeliya ama ama meels aman ogadnia gusha baaye ku dabenasa ninkan iyo natad malesa ciyalkis waye han layaabin somliwen waxan ushagahaya haogada gumesi in aan ku jirno marwalbo oo itobay wan cadawgen uguwan ogadenia waye xorobi in shala

  • @mohamedderow1349
    @mohamedderow1349 ปีที่แล้ว

    OO heesta ma calanka Itobiya ayalooqady 😢

    • @aminaabdulahi4321
      @aminaabdulahi4321 ปีที่แล้ว

      Waa waxaa fahmilahay maxaa laakin soo calankeeyni cawaale aawey😢😢😢😢😢

    • @shureymabdul2838
      @shureymabdul2838 2 หลายเดือนก่อน

      Calankan wey iska watan moye lkn dowlad deganka halkas dagan ayey u qaden dhulka la tirini hayo sow ma maqleysid waa dhulka somalidee

  • @halganaways6560
    @halganaways6560 12 ปีที่แล้ว +2

    qoftan indha heda ayan jeclahay.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

    Weww

  • @abdikhalaqibrahim9948
    @abdikhalaqibrahim9948 7 ปีที่แล้ว +1

    Viva onlf

  • @badalyare
    @badalyare 13 ปีที่แล้ว

    siilka hoyada like kuu dhahesa heesta way fiican tahay lkn daba dhaqeen calanka ethopia kaan maxa mesha kenay ethopia miya jooga

  • @waadimedia3904
    @waadimedia3904 8 ปีที่แล้ว +1

    nice song

  • @cabduwalimaxamed8168
    @cabduwalimaxamed8168 7 ปีที่แล้ว +1

    waar ilaahay kabaqa oo calanka itoobiya iska dhiga 1977 dad shanta soomaliyeed katisan baa udhintay ee viva soomaaliland waa wadanka kaliya ee itoobiya jabin kara 😍

  • @asalad083
    @asalad083 12 ปีที่แล้ว +1

    waa dabo dhilif somalina intay kuwaan oo kale oo calan amxaaro isku wada raray oo isla saxan intay ku jiraan somali wax ma qabsan doonto. walba maa hees Amxaari ah qaadaan oo afka somaliga ku hadlkiisaba noo daayaan daciifleeydan aan caqliga laheyn. Viva Somalia iyo Mogadishu

  • @NasteehoNasteeho-y7c
    @NasteehoNasteeho-y7c 6 หลายเดือนก่อน

    Heesta waa kahelay lkn calanka kama helin😩😏

  • @quruxcadey2647
    @quruxcadey2647 11 ปีที่แล้ว +1

    naagtan ma naasaheeda ayey xayeysiinaysaa walaahi waa qabxad

  • @mrkaywabzie360
    @mrkaywabzie360 12 ปีที่แล้ว

    good somali allt bara bra somali

  • @kamaal11
    @kamaal11 12 ปีที่แล้ว

    waa maxay calanankaan sida dadka ey wada sheegyan am ithopian baa subxna alah waa maxay nagta san u qawan raha calan uxa yaab

  • @dhuuxlacag
    @dhuuxlacag 12 ปีที่แล้ว

    dulli slls idin bad baxa ay wataan arag ma waxa ay waayeen calanka somaaliwayn ogadenya jabuuti iyo calamada kale ee sharafta leh aloow soomali isku duuban ayaan kaa barinay free ogadenya re uninon somalia

  • @adnaabdifatah1039
    @adnaabdifatah1039 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @hassenjama4850
    @hassenjama4850 12 ปีที่แล้ว

    Xamaritadan hunguri doonka ah aamus Yaa dhah

  • @Amanijamac
    @Amanijamac 13 ปีที่แล้ว

    Codaa laga hayaa meeshan yasalam

  • @CUSMAACILMOHAMED
    @CUSMAACILMOHAMED หลายเดือนก่อน

    3:15

  • @halganaways6560
    @halganaways6560 12 ปีที่แล้ว

    qoftan indha heeda ayan jeclahay. xaqiiqan.

  • @buraale2000
    @buraale2000 12 ปีที่แล้ว

    Calooshooda la dheelayaal iga dheh. Ceeb calaykum

  • @darwiisg2012
    @darwiisg2012 11 ปีที่แล้ว +4

    woooooooow ethiopa Ilikes maansha allha

  • @abdirisaqosman5381
    @abdirisaqosman5381 ปีที่แล้ว

    Xss wlhi 2011 jigjiga

  • @abdullahi54025
    @abdullahi54025 12 ปีที่แล้ว +1

    walaal Hodan dad sharaf leh ayaa kudhalay oo sharaf kuleh somalia saana isuma qaawi jirin ee saa isu dhaan walaal ceebmalaha inaad heesto lkn eeg vediogaan sida xabadkaaga uqaawanyahay

  • @hassensheikosman5280
    @hassensheikosman5280 2 ปีที่แล้ว

    Xasuus qaaliya hodan Abdirahmn iyo dalmar yare

  • @mohaarab1
    @mohaarab1 12 ปีที่แล้ว

    omg hada naagtan maxa u qarson nasaha waa bananka caji ma sidan ilbaxnima naa ilahay ka cabso is asturu

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 12 ปีที่แล้ว

    waxan calanki ethiopia miya mise waa calanki ogadenia? ma ana qaldan mise cadan ba laga heesayaa warbal isaxa calankan ishega please

  • @mubaarakyare4704
    @mubaarakyare4704 2 ปีที่แล้ว

    Hees aad umacaan weyeeh

  • @raasocaday143
    @raasocaday143  12 ปีที่แล้ว +2

    inaad wax iska soo qorto ood caac soo dhahdo waxaa ka horaysa inaad xaalada kilil5 aad soo aragto nabada iyo horumarka ka socda kuwaad aad ileedahay taageer saw kuwan ubada la wareegaya ee injarta leh maahan ee laynaya maatida iyo ilmaha shacabka baadiyaha dagana dhacaya war qabiilka iyo qurunka nagala taga kilil5 waxaas waa ka tagay aayahiisa ayuu ka tashtay viva kilil5 iyo inta nabada jecel ha dhacaan kuwa maatida la dhalatay laynaya DALMAR YARE ninkaan aqoon waa ree kilil5 waliba raaaso

    • @hirshabellechamber9205
      @hirshabellechamber9205 6 ปีที่แล้ว +1

      Khadarani ahmad Nacasow hadii ad nooshahay manta Kwn Somalia Galbeed Sow Jabhadahi ma Maamulan

    • @safiyoaden5167
      @safiyoaden5167 4 ปีที่แล้ว +1

      Manta maxay yihiin ubo viva ubo hanolato

    • @ahmedkalgacal9724
      @ahmedkalgacal9724 3 ปีที่แล้ว

      @@hirshabellechamber9205 xagay mamulan

  • @jowgow4836
    @jowgow4836 12 ปีที่แล้ว

    hodan viva kaligaa