ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Suugaanta waa mid ka mid ah meelaha laga barto cilmiga afka iyo ku hadalkiisa. Ha la dhiirra geliyo barashada & ku hadalka lahjadda Maayga oo kamid ah lahjadaha Afka Soomaaliga
Muse muusow adi lee ma sheenee 🤚🤚Anoo rer caadaado ah ayaa fahmaaya🤚
Muxuu kawadaa
@@AhmedAli-ic1xf af qal qaloocis adi lee ma keninooo ayuu ka wadaa👏
@@mataanyare611 haa waangartay MAHADSANID WLL
@@AhmedAli-ic1xf 👏🤍
Waaw 💯 💯 💯 💯 💯 Wllh hadii xaqiiq laga hadlo heesaha ugu horeeyo wye afka maayga
Thanks a lot legend
Really waan kutageyra mantana heesihi aslka ayad noso gudbisay
Kuusow Kurtun.waarey Alla yaa raxma😭
Waaa codsi bro kasaaar heestan you toupka
AUN kuusoow kutuwaaroow🤲
waaw legend qoraalka mayga cadi u kenty m.a keep going🙏♥️
Yaasalaam baryahan ❤️ tiina la bakhayshee
wiiix hore faaan waa ka badn xikmad ah m.a
Ilahy ha u naxaristo kusow
Hadijow kusow kuntuwarey no ken pro
Qoraalka ma jeebkaadaa mase heesta erayadeeda ayaa sidaas ah Midda kale ma maygaa sidaas u qorma
Kkkkkkk
Runtii maya waa in loo sameeyaa alphabets u gaar ah si sax loogu qoro maxaa yeelay waxa uu leeyahay dhwaaqyo gaar ah
@@abdurahmanmohamad2300 dhawaqa qoraalkaaba ka sii foge
Horta sidasay wax uqoraan lkin markay hadlayaan waa lafahma qoraalka lkin lama hadlo waxan filaya iyaga laftoodaa siikalalahjado ah waayo qaar waan fahmaa Kan waxba kamaan fahmin
Shaqo weyn buu Maadeys qabtay.
Broo heestaan muddo ayaaan raadinaayay old version keeda thnx wll mcn ii nooloow inta nolol jirto
Yaa salaam thanks aqiyaarya
munooy maanta leee midigtayda qabo hhhhh maayga qaabka loo qoraa baaba ku qoslay wallaahi barashuu nooga baahanyahay hadii kale waxbaa naga maqan
Barasho ayay rabtaa afkaan mayga.Kolay ani waxba kana fahmin, waa in lataageero afka soomaaliga
asc wan kusalamay sxb kkkkkk
Mayta geel hoolikii masaaw muyulileya malabley hoolikimasaaw mululileyaa misegeedinalakiimasaw alaa maduliletaadi abay muumow megel unkuroon maanodeey malab miirinwaa
Inay soomali tahay waad ujeedaaye isyeel yeelka naga daa
Marka aay Ugu Yartahay Todobo 7 jeer/mar ayaan Ku Ceshtay Caadi Maaha Hees Aad Maqli Laheyd oo Soomaali Ah Kuuma Dhina ayaan Islaha Lkn Maanta Waan Yaabay Markaii Ugu Horeysay Aromo Ayaan Mooday Cajiib Weeye Lahjadda Maay ga Aad ayeyn Umacaantahay Walle Waan Idin Wataa Reer Maay
Sxb xabadba kama fahmin hhhh
@@siciidgaagaale6183 Caadi Maah Tan Waa Original Kii Baay Iyo Bakool Mark in Lafahmo Masahlano Hadana Waa Erayo Micno Leh Mararka Qaar Ayaa Waxaa Dhacda in Maxaatiriga Lafahmi Waayo Erayo Kamid Ah Oo Aay Curin Jireen Abwaanadii Qaranka
Ilmanimadeyda ayaan xamar ku maqli jiray iyadoo qof udaaran. Heestan waa Maay saafi ah waana caan heesta. Moora dadow aniga makuu galaayi maangaab maad tahay ayaa ka mid ah ereyada.
Bro waan ku salaamay, waxaan kaa codsanayaa heesta khadiija originalkeeda uu qaaday AUN KUUSOW Thanks
Kuusoow legend
Pro adi computer maa tahay nio ani waa kaa shakisanahay
Mooro dadow. Hees muddo aanan maqlin. Ereyada yaa leh? Kooxdee tuntay?
Erayada isla isaga kuusow Kurtun,waarey iska leh
Yaa salaaam
k.k.k wlhi wn ku heesta
Wallee in aan bartay Lahjadda MAYGA haddii aanba maanta 30% ka fahmayo kkkkkk
Sow afkaagii Hooyo ma aha? Ma af qalaad baa?!
Af-Somaliga omg thought it was oromo
Somali mise oromo
Si fiican u dhuux adiga ayaa kala saari doonee SOOMAALI iyo OROMO wuxuu yahaye??
Lopez Dorothy Robinson Jose Brown Frank
Suugaanta waa mid ka mid ah meelaha laga barto cilmiga afka iyo ku hadalkiisa. Ha la dhiirra geliyo barashada & ku hadalka lahjadda Maayga oo kamid ah lahjadaha Afka Soomaaliga
Muse muusow adi lee ma sheenee 🤚🤚Anoo rer caadaado ah ayaa fahmaaya🤚
Muxuu kawadaa
@@AhmedAli-ic1xf af qal qaloocis adi lee ma keninooo ayuu ka wadaa👏
@@mataanyare611 haa waangartay MAHADSANID WLL
@@AhmedAli-ic1xf 👏🤍
Waaw 💯 💯 💯 💯 💯
Wllh hadii xaqiiq laga hadlo heesaha ugu horeeyo wye afka maayga
Thanks a lot legend
Really waan kutageyra mantana heesihi aslka ayad noso gudbisay
Kuusow Kurtun.waarey Alla yaa raxma😭
Waaa codsi bro kasaaar heestan you toupka
AUN kuusoow kutuwaaroow🤲
waaw legend qoraalka mayga cadi u kenty m.a keep going🙏♥️
Yaasalaam baryahan ❤️ tiina la bakhayshee
wiiix hore faaan waa ka badn xikmad ah m.a
Ilahy ha u naxaristo kusow
Hadijow kusow kuntuwarey no ken pro
Qoraalka ma jeebkaadaa mase heesta erayadeeda ayaa sidaas ah
Midda kale ma maygaa sidaas u qorma
Kkkkkkk
Runtii maya waa in loo sameeyaa alphabets u gaar ah si sax loogu qoro maxaa yeelay waxa uu leeyahay dhwaaqyo gaar ah
@@abdurahmanmohamad2300 dhawaqa qoraalkaaba ka sii foge
Horta sidasay wax uqoraan lkin markay hadlayaan waa lafahma qoraalka lkin lama hadlo waxan filaya iyaga laftoodaa siikalalahjado ah waayo qaar waan fahmaa Kan waxba kamaan fahmin
Shaqo weyn buu Maadeys qabtay.
Broo heestaan muddo ayaaan raadinaayay old version keeda thnx wll mcn ii nooloow inta nolol jirto
Yaa salaam thanks aqiyaarya
munooy maanta leee midigtayda qabo hhhhh maayga qaabka loo qoraa baaba ku qoslay wallaahi barashuu nooga baahanyahay hadii kale waxbaa naga maqan
Barasho ayay rabtaa afkaan mayga.
Kolay ani waxba kana fahmin, waa in lataageero afka soomaaliga