Cabdulqaadir Caddow Cali wuxuu ahaa nin aad u cod macaan waxaanu ka tirsanaa Waaberi , saaxiibkii Cabdulaahi Cali ayaa iiga sheekeeyey sida loo dilay waxaan aad uga xumaaday in nin kale oo Inaadeerkii ahaa uu u dilay si uu uga dhaco Macawis uu xirnaa degmada Madiina . Alle ha u naxariisto
Mashaa alaah heestaan waxaan ku dawaday barnamijki HEESAHA HIRGALAY ABAARIHI 1976KI AAN U MALAYNAA DIBNA UMA MAQAL HADA AYAAN HELAY, HABEENKAAS U FANAANKAN KU TARTAMAYEY XILIGAANA TIYAATARKA WAXAA LAGU GALAYEY 5 SHILIN SOMAALI WAAYO WAAYO E ILAAHAW NABADA NOO SOO CELI AAMIIN
Mahadsnid sxb qali madeys maka daalo hesaha no so galiso horo usoco sxb wlhi haasa kle ma dhageysto aan eheyn kuwii hore mana daneyo kuwa kle o cusub qaramiga iyo murtida wan ku dhinta mahad sanid in bdn
Cabdulqaadir Caddow Cali wuxuu ahaa nin aad u cod macaan waxaanu ka tirsanaa Waaberi , saaxiibkii Cabdulaahi Cali ayaa iiga sheekeeyey sida loo dilay waxaan aad uga xumaaday in nin kale oo Inaadeerkii ahaa uu u dilay si uu uga dhaco Macawis uu xirnaa degmada Madiina . Alle ha u naxariisto
Aamiin
Allaha u naxariisto
Xanuun wallaahi.
Mashaa alaah heestaan waxaan ku dawaday barnamijki HEESAHA HIRGALAY ABAARIHI 1976KI AAN U MALAYNAA DIBNA UMA MAQAL HADA AYAAN HELAY, HABEENKAAS U FANAANKAN KU TARTAMAYEY XILIGAANA TIYAATARKA WAXAA LAGU GALAYEY 5 SHILIN SOMAALI WAAYO WAAYO E ILAAHAW NABADA NOO SOO CELI AAMIIN
Ilaahoow kuu naaxriiso isku iskuul baan dhigan jirnay dhugsigii dhexe ee dhame yaasiin caratan 1980 kii aayaan ka wada baxnay isga wuxuu ku soo baxay heesaja hirgalay wuu ku biiray hoboloda waaberi isga iyo waxaa isku lood ahaa cabdi badil ibraahim iyo shiiraan shiidaad iyo xassan istiin 1990 kii ayaa lagu dilay madiina degmadii la oran jiray ee hadda laka gooyaya dherkeyn leey iyo wadajir 2016 kii ayaan tagay gurigodii deris baan ahayn dad isla soo koray baan ahay ilaahoow kuu naxariiso walahi habeen baan xasuustaa dhalinyaranimadii annagoo aad u da’ yar 1975 ayaan ma sheeh sheegi karo iga daa oday baan ahay ahahhah ilaahoow kuu naxariiso cabduqaadir cadow cali
Allah u naxariiso 🥲
😢😢😢
Yaa salaaam
Maadeys wlh sxb chanalkn kuma doorsanayo chanalada kle millions jeer mahadsanid
Waa heesta aan heesa ugu jecelyahay adigana I barey thanks mcne
Heestaan caadi mahan ilaa malintii lasoo galiyey maanan danin 😍😍😍💯💯💯💯
iga wlee dookh heesaha
aad so gelisa wa kuwa
dookh ii aah oo dareen le
Thankz Howsha Hayzo wll
heestan erayadeeda si aan innaba caadi ahayn ayaan ula dhacay 😍😍
12/12/2021 TH-cam maadeys mahadsani waxan halkan kahelay Cabduqaadir Cali Cadoow Heele wuxuna Kamid ahaa Fanaaniti Hoboladii Qranka e waaberi
wana wiil cod macaan Allaaha Haa u naxariisto thanks 👍
Adiga Qudhaadu Ma Lihid Xuquuqda Heesta Markaa Sabab Lagaaga Idan Qaato Ma Jidho.
Heeso badan ma uusan qaadin ayaan filaa cabdulqaadir cadow.
Gabadhii la gurataay
Quruxdeeduu gaadhee
Ishu gobo' ku tiriyee
intaa ii bayaani😢
Erayada hore maqal tartiip udhageso gantalaha falaraha Micnaha wxo ku mitalaa muqal qurxon erayada dampe waxo dhaha dayax 15 nad muqal qurxon waye oo dapici.ah.cajip erayadan mahan erayo adag alow yaku dhaho dhageeso heesta sayalo guyal badan samatar iyo sahro ahmed wayapee dhaman wa adeeg erayo miiga Lee waaye
Ugu danbeyn waxan raadiyaba maanta ayaanka helay maadeys channel 👏 fanaanka qaada ma aqoonin nasiib wnaag mid bah qaraami ayaa weydiiyey oo iisheegy inuu AUN cabduqadir cadoow cali uu qaado👌 waa 16/6/2021 arbaco, waxan isku diyaarinaya safar aanku mari doono haduu alle idmo safaro gobolada dhalka qaar ka mid ah🙏🙏 salaama bah maadeys💞💞💞👏
Hawo isku doox baynu nahay
@@abdiasishaybe3237 aad io aad👌
ilaah ha ku salaameeuo
@@adenmohamed4371 amen wll qaali
Mahadsnid sxb qali madeys maka daalo hesaha no so galiso horo usoco sxb wlhi haasa kle ma dhageysto aan eheyn kuwii hore mana daneyo kuwa kle o cusub qaramiga iyo murtida wan ku dhinta mahad sanid in bdn
adaa mudan sxb sare
Cabdul Qadir cadow cali heele aabihiis ayaan deris ahaan jirney isagoo kaban wato ayuu u imaan jirey tuulada warmaxan oo u dhexeyso afgooye iyo wanla weyn waqti aan aad u yaraa ayaan xasuustaa kadib reer muqdisho madiino ama wadajir ayaan isla deganeen nolol ayaan ku ogaa
Fanankan waa la dilay macawoos ayuuna udhintay
Old is gold walhi 👌👌😍
Maadeys na mahad celin ayaad naga mudan thy
Wow wallee caadi maahan fanaankaan igu cusub balse cimaamaddiisa lama haysan karo.
Wuxuu ka mid ahaa dhalinyadii ku soo caan baxay Heesaha Hirgalay.
Cadow cali ku mahadsanid sxb heeskan waxa badan ayaan raadinayay Horumar wacab
Waaah waah caadi mahan laxanka iyo codka iyo heestuba kala dhacaan 😘😘😘😘
Sxb isku dookh baan nahay heesa degan thanks 🙏 hore usoco waliga ha gaabin
Fan waa fanki hore inaba cadi mahin ereyadda iyo codka halasigaa
wooow ala fanaan cod macaan weeye oon inaba caadi ahayn
Axsan cod caddow cali heesaha hirgalay 1978
Axaya heese IGA
Dheeh uku guxayeh ku danzheegty
Erayo ayaa ku idlaady heestaa❣
Heestan waxa eey igu yeelna doonta xasuus aan nololsheyda ilaawi doonin aniga oo gabdheydi aan mudad isla socnay kala harnay sorry calaf ayaa halka ina kala geeya lkn si dhib leh ayaa eey ii taabane xaqiiqo allow ku naxariiso fanaankane.
2024/04/Jun 😢.
Jacelka waa cudur wlh
Cabdulqadir cabdow iyo cumar nuur cabdulle aad beey is ku cod shabahaaan
Aad io aad dhowr mar ayaan ku raadiyey heestan AuN cumar nor cabdlle ileen fanaanka ma aqoonin kaliya codka baan qiyaasayey🙏
Heestan Iyo eraydeydaba waa la dhacy
Maadays Mahadsanid Saxiib
Caleek Caleek
Yaa Sallaam 👏
Mahadsanid ustaad Maadeys
Allah codku mcn music dagana m.a illhw dnpiga naga dhaaf😭😢 lkn waa nadamqayan😟
Rip 🪦🤲🏼Cod iyo bar
Tan Waan kaa hayaa
Mahadsanidiin maadeys tube
Mahadsanid Wll Waxa ka codsanaya heskii Muse ismacil Qalinle E da,uus yahow arortii Ada dogsanayo meel rob dibnaha dhigay dhirtu digil madow thy Ada dawanayo kaliga dakeyee
Cabdikadir Ali addow ✊🦁🩸 ᴋᴜᴜ ɢᴜᴜxᴀʏ
Hees wey dhaaftay walee axsan cod
Mahadsanid kaabe
CONGRATULATIONS
War ninkani malahayga waa Cumar Nuur Cabdule
kkkkkkk waaba nin dhan oo saddexdiisa magac iyo codkiisa watee. waxaa dhahdaa xoogaa way is shabahaan xagga codka
😂😂 haa way is shaabahaan ayuunbaan kawaday magaciisa waan arkaaye
from tikok right now 23/1/2023 i wch no sharma boy hada ka dib😮❤🥰🎸🎸
War aniga xataa ❤ hadaan soo raacay
Waar ninka cood macanaa
Heestan waa cabdle shariif
Eesh qiyaasak
m.a
LABO IYO TOBAN JEER | KHADRA DAHIR CIGE | HD + LYRICSth-cam.com/video/HzJlmW-4FHI/w-d-xo.html
HAR IYO HABEEN | ZULFA | HDth-cam.com/video/JZ4sCF31lao/w-d-xo.html
GACAL WALAAL | ZULFA | HDth-cam.com/video/goyeSX7Lq8Q/w-d-xo.html