Finally 2.7 M 🎉 waa number xasuus nagu leh hadaa nahay team 27 😙waxan rajeynayaa inaa ku guuleysto iPhone 16kii uu balan qaday asad comment gayga hadaa aragto please love iisaar wlkaa ahay ha i xasdin🍂🤔
Ilahay wa waxan uga baryaynaa asad in alle cagihiisa uso celiyo inuu ku socdo si dhaqsa ah yarabi rahman ducada aan badino alle wa awod badane❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asad Hamplyo Hamplyo 2.7m in kabadan a wan kurajeynaye soo dhaweyntaadana meel aan maro waye dadka geed cml noqdeem masha'allah umud kujecel haysadaa allaha sidaa hagu jeclaado Asadow🥰🥰inaa ku argana wan rabaa mogdizho
Ilahiyow adhiga Aya awodh liih wllky Asad asigo faraxsan uu no imadhee, illahiyow lugahisa dhiib usii ilahiyow adhiga Aya awodh liih oo waxkasto awodh ihh amiin ya rabii 🤲🤲🤲, otherwise congratulations for your 2.7 M intas kabadhan kurajeyna wllky mcn ❤❤we love you ❤️❤️💯
Masha allah 🎉 1. 2 3. SAFAR_SALAAMA ❤, Omg #Asad_Hambalyo ##maskax_filoow masha Allah Kawaran haday #codkooda caadigaa mar hore ayaa lagu kala bixilahaa 😂 masha allah, Video qurux bdn waye Thankz zhp #asad adiga iyo 👸s , Nabad kusoo noqo insha Allah zhp howsha aad u baxdayna alle kuu #fududeeyo #insha_allah.
Hanpalyo hampalyo sowada dhaha asad 2.7 wa garay in alle inta iyo kabadan uu nabad iyo cafimaad qab ku garsiiyo insha allah asad hajio kun jeer hanpalyo hampalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asad alx hadad video so dhigtay ilahay waxan kaga baryaynaa inaa nabad ugu labato Malaysia ilahay ku fududeeyo arimaha u imatay insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Uma Maleynaayo wilashaan iyo Gabdhahaan Quruxda Badaan in aay Dhafaan Saliga Nabigeena Muxamad Scw ❤☀️👍🔥
❤❤
Asadhagio27 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤ asadhagio27
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه
Inta asad la Oyso marke arkan asad oo oynayo mar kasta 😢😢
Lkn amiira io cayda aawi😢😢
Ha illaawin in uu dhahy nabigeen muxamed csw saligeyga badiya habeenka jimca iyo malinteeda ee wll igu la saliya xabiibkeena muxamed csw❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
Scw scw
Beri waa jumco ee ilahay Nabad hanagu Gaarsiiyo 🤲❤
Aaan Ku Wada Salino nabigeena Muhammad Scw ❤🫵👍
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin geem adag Masha allaaah
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
Salalaahu calayhi wasalam❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw
Omg cawa labo video Waynoo fadhisaa team 27❤😂
Haahey😂❤
Haa way no fadhida Arimahena dhahay chalange iyo Gymeski ma is tagayan Arinaga so duubaya chanalkana so galinya hablahena wan dawanayna haben kasta
Hamblyo 2.7M kabadan baan ku rajynaya wallkei asad hagio🎉🎉🎉🎉❤❤
Insha Allah
Caawa waa jumce aynu ku salino xabiibkeni muxamed scw scw
Salallaahu calayhi wasallam
salallaahu calayhi wasallam
Mashaa Allah Arimahena wuxu dhahay challenges iyo Gymeski wu soconaya ana so dubaya so no galinya ayu yidhi hablahena way dawanayna hen kasta😮
Allow asad lixaadkiisa usoo celi please aamiinta ha la dhaafina iyo laki
Yaa rabii aamiin
Amn amn yaa rabi 🤲 ❤️😢
Amiin yaarabi
Aamiin yaarabbi
Finally 2.7 M 🎉 waa number xasuus nagu leh hadaa nahay team 27 😙waxan rajeynayaa inaa ku guuleysto iPhone 16kii uu balan qaday asad comment gayga hadaa aragto please love iisaar wlkaa ahay ha i xasdin🍂🤔
Wooow ilahow arimaheena hanoo waayin challenge yaa soodhigidoona islahayn lkn soobabi❤😂
❤❤❤❤❤❤❤❤
intuu joogay wye
Finally asad waa uu gaarey 2.7🎉 inasha allah waxan rajen in aan ku guuleysto wax uu baalan qaday inasha allah
40 qof oo Salaad sax ah alle ducadooda uu aqbalaaye wllkeen asad Aynu u wada ducayno in alle cagahiisa dib uugu Soo celiyo amen yaa rabi
Ilahay wa waxan uga baryaynaa asad in alle cagihiisa uso celiyo inuu ku socdo si dhaqsa ah yarabi rahman ducada aan badino alle wa awod badane❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wadbaa so gashey ku sali nabigeena Muhammed scw scw scw ❤❤🎉
scw scw scw scw scw scw❤
Igu naq kulha ar Azada😂the king of TH-camr❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
صلى الله عليه وسلم 💖💖🫶🫶
Scw
Scw
Scw scw scw ❤🎉
Scw
Asaaaaaadddd😂❤🎉🎉🎉 wlhi wan ku xisayna from Djibouti
From balbala dheh 😂
soonka ilahey nabada hanugu gaarsiiyo 🤲❤️🔥
Amiin koko
Aamiin ya rabi🤲🤲
Amiin kokoyey
Maseger fariinta iifiri
Amiin yaarabi 🤲🤲🤍🥰
Alla saa uqoslayay caawa kilyaha hxanunay asadow😂❤
Walaahay iqra umadeena Masha qosol igu dishay😂
Congratulations for 2.7M intas kabadan ban ku rajeynayaa i.n 🎉🎉❤
Kusaliya rasulke na muxamed scw❤
Caawa waa Jimco saliga nabiga badi insha Allah❤
Allow noda asad
Aamiin🎉❤
Aamiin
Aamiin
Uma maleyn maayo indhahan sidan uqurxoon io gacmahan iney dhafayan saliga scw❤❤❤❤
Asadoow hada soomali maa isla joogna l can't believe wllhi sidan kuu jecelnhy samada halagaaga jeclaado wllkey❤❤
Asad wllky wan ku jecel nahay ❤ ilahay laxadkaga hakusoceliyo اللهم امين يارب العالمين 😢
Amiin
Malaga yaba asxabtan okle inu ka as aaaso muqdisho asad welcome to muqdisho mar kle asad ❤
In kabadan waliba as aasitan uma bahna rer muqdisho dhana udagan asad alle hano dayo❤️
Safar salama asad hagio 🎉🎉🎉❤❤❤from djibouti
Asad Hamplyo Hamplyo 2.7m in kabadan a wan kurajeynaye soo dhaweyntaadana meel aan maro waye dadka geed cml noqdeem masha'allah umud kujecel haysadaa allaha sidaa hagu jeclaado Asadow🥰🥰inaa ku argana wan rabaa mogdizho
Ku salino nabigeenii muxamed SCW❤❤❤❤❤ .... ❤❤......Asad waynu gaadhnay... 27 anaaa arkee keen hadyada from Hargaysa❤❤❤❤
Congratulations asad 2.7M intas kabdan waad u qalantaa boweh 🎉❤
Asdow yaw noo soo laabo waa kuu xiisney 😂🎉❤❤❤
Asad finally 2.7 i tartankii iphone ka inta u diyaara like 👍 ilaahay ha igu guuleeyo
Lkn ladan guulesta ah waad ku cel celisay mis kiinta
Asad gorme dawashaada gorme is arkeysaan anago eh team 27 wnku sugeynaa because shaley time kuma Hali aniga iyo dawadayaashaba❤️
Xalajeer ankusalin nawakeen muxamed scwصلي الله عليه وسلم
Uú guy njg ,🥰🥰☺️🥰☺️
Wllhi maba fileynin ina wax so dhigeyso asad thanks asadkeena waku farxey ❤😊
Maanta dhan commentiga asad ani u horeeya love you asad Huuno ❤
Congratulations wllky asad hagio 2.7 m intas iyo kabdn wd uqlnta guulyso ❤🎉
Congratulations 2.7m🎉 insha allah waxaan rajenaya 3m. Inaad gadho malmaha sosocoda abti guleyso waliga❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🫶🫅💞
Asad qof wacan wlhi ku suugayna haddan nahY reer somaliland wllo❤❤
congratulations2.7million akhi more and more🎉🎉🎉🎉
Legend insha allh khayr ayaan kuu rajaynayaa aduun iyo aakhiraba
Maalinta jimcaha nabiga saligiisa badi way gaareesaaye scw ❤
Ala iqraa.iga qoslisay wlhi 😂😂😂😂 wwwww arimaheena mahadzanid ♥️👍asad hnplyo hnplyo 2.7 m💐
Congratulations to the 2.7 million subscribers to the goat of the youtuber ❤❤🎉🎉
Ilahiyow adhiga Aya awodh liih wllky Asad asigo faraxsan uu no imadhee, illahiyow lugahisa dhiib usii ilahiyow adhiga Aya awodh liih oo waxkasto awodh ihh amiin ya rabii 🤲🤲🤲, otherwise congratulations for your 2.7 M intas kabadhan kurajeyna wllky mcn ❤❤we love you ❤️❤️💯
Asxpta team 27 Asad inta usan muqadisho katagin garissa 3.m ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Isku fikir nahy❤
Congratulations waxaan gaarnay 2.7M ❤❤
Masha allah 🎉
1. 2 3. SAFAR_SALAAMA ❤,
Omg #Asad_Hambalyo
##maskax_filoow masha Allah
Kawaran haday #codkooda caadigaa mar hore ayaa lagu kala bixilahaa 😂 masha allah,
Video qurux bdn waye Thankz zhp #asad adiga iyo 👸s ,
Nabad kusoo noqo insha Allah zhp howsha aad u baxdayna alle kuu #fududeeyo #insha_allah.
Asad nokalay wllo from somaliland 🟢⚪️🔴 welcome to hargeisa ❤
Walahi iqra waan fuuray 😂😂😂
iyada iga qoslise 😂😂😂😂
2.7m ❤ real fans one more like congrats 👏
Ugu danbayn waanu gaadhnay 2.7m
Hanbalyo Hanbalyo team 27 🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉
2.7million is here ✌️ Road To 3m🔥
OMG FINALLY 2.7M 🎉Congratulations Asad❤
Finally asad 2.7 iyo dhulkaaga hooyo hambalyo wllkey ka bdnaa uqalantaa❤❤
Wlhi saa uqoslayey umadii hurdeysey sokiciyey kuwaan cml soo bdi asad😂😂
Habliyo habaliyo Habaliyo asad hajio wad uqalantan ka badan 2.7m coming soon 2.8m i.a guleso wll
Masha.allah🎉🎉 2.7 congratulations 🎊 come soon 3 ml insha.allah ❤❤
Waaw kuso dhawaw asad dhulkaga hooyo❤❤❤❤❤
2.7m hanbalyo Asad HAGIO ❤😢
Hambalyo asadkena ❤💞🎉
Haye asad 2.7 wad gartey guleystaha yuu noqon donaa i.a qof Muqdisho joga ayan u rajeyna from saudi ❤🎉
صلو على النبي صلي الله عليه وسلم❤❤
Hanpalyo hampalyo sowada dhaha asad 2.7 wa garay in alle inta iyo kabadan uu nabad iyo cafimaad qab ku garsiiyo insha allah asad hajio kun jeer hanpalyo hampalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Allow asad hagio nodaa hampalyo 2.7m come soon 3m goatka nolow wllkyow
Hambalyo hambalyo hambalyo congratulations 🎊 🎉2.7m. Wow 👌
Sundus wlh way iga qoslisay😂😂😂😂😂❤
3M loading soon 🔜 Insha Allah
Congratulation my brother asd 2.7m intas io kabdn kurajen❤❤❤
Wllky mcnoow aad kujecllhy yaa ilaajecll wllky asaad❤
Hampliyo 2.7 milyan congratulations 🎉Asad Hagio 💯💖
Actually 2.7M😂. Waiting iPhone 16😂❤
Hapalyo 2.7 wllkyy asad hagio❤
Asad xajiyow Somalia ka soo samay gems koko buule waa isla joogtin xamar waa shidan tahay ❤🎉 vlog maba samay kartid Mw ka noqodatey inlagu ilaliyo 🤣🤣 waaye waaba lagu dafaa 😅
Allow dhowr asad❤
Asad alx hadad video so dhigtay ilahay waxan kaga baryaynaa inaa nabad ugu labato Malaysia ilahay ku fududeeyo arimaha u imatay insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kusali nabi muxamed scw صلي الله عليه وسلم ❤❤
Team 27 2.7 Hambayo 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤
Cawa waa jumce ku saliya xabiibkena mohamed scw scw ❤❤
صلى الله عليه ❤🎉
Finally it's 2.7 Asad hajio the king of all time 💪🎉👏🎉
Keep going our star 🌟
Ku salu ruulkeenna Muhammad scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
ASAD HAGIO 2.7 IS HERE❤❤
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤
Finally 2.7M is here 🥰 insha allh 3M is coming soon
Congrats asad hajio 2.7m
Wxn rajaynaya guulaysatada iPhone 16 ka inan noqdo😊
Marwalbe mxaa leyga hormaraaa❤❤❤
Asad caafimad taam ah alle haku siiyo wll🤲 caawa qosol waan fuuray runtii😂
Ilahayow waa awodaye asad lugiisa oo cafimad qabo usoceli😢
Amiiin🥺🤲🤲
Congratulations 🎊 2.7m Asad Hagio
Kkkk cawa wa furay walhay 😂😂😂
Congratulations🎉 2.7million asad 🎉
Congratulations 🎊 2.7M
Asad hagio hambalyo Hambalyo 2.7m🎉🎉keep going 😮
Iphone 16 bro max ani ii codeeyo because 100k subscribe haystaa aan wax ku duubee😂😂❤😊
SAAS WAAYE TALIYE😂❤
Alla Maxaa Shaxaad Ku Bashaashay😂
Mxa la sameyna hrta si lagu helo
Car ii keen Gacan Ka qurxoon tan soo qorta Saliga nabiga scw 😭🤍
scw❤❤
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤