ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DADKA CAANKA MAGACOODA RASMIGA AH SHEEG OO QAADO 50DOOLAR QOF AY GARAN WAAYEEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @user-fe8bz3tl3f
    @user-fe8bz3tl3f หลายเดือนก่อน +1394

    Maryan iyo mariya waa isku mid asad inta igu raacsan only like

    • @MiskiinAlleinadhegaweyne
      @MiskiinAlleinadhegaweyne หลายเดือนก่อน +16

      Walaba magac xayawaanyoow😊

    • @user-fe8bz3tl3f
      @user-fe8bz3tl3f หลายเดือนก่อน +14

      @@MiskiinAlleinadhegaweyne adi yaa ku weydiiyay

    • @GARAADKANOLOSHA
      @GARAADKANOLOSHA หลายเดือนก่อน +11

      Caydu waa wax lagaronyhy marka sicaadi ah wax usheeg sida ushegayana wa sax somalidan umba kala aqoon moye hada muniisha waa magac muno ah maria means maryan marka adiga wax fahan​@@MiskiinAlleinadhegaweyne

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 หลายเดือนก่อน +12

      @@MiskiinAlleinadhegaweyne​​⁠xoolow magaca Maryan waa Mary af ingiriis ahaan dadka ku hadla luqada isbanishkana waxay u yaqaanan Maria oo ka timi latinka intuba waa isku mid oo halka aad kaso jeedo ayay ku xirantahay sida inagaba aan Maryan ugu badalnay halka Maryam uu yahay carabi ahaan..dadka islaameed hakaa nabadgalaan

    • @SoubehAbdi
      @SoubehAbdi หลายเดือนก่อน +2

      Waa runta hal magac waaye🙄

  • @MaryanRuuney-tq9ki
    @MaryanRuuney-tq9ki หลายเดือนก่อน +318

    Asad cafimaad tama alle haku siyo wllkei inta jecel inuu asad lugahiisa ku socdo like 👍

  • @kaltunbootaan
    @kaltunbootaan หลายเดือนก่อน +204

    Boqorada stylka magaceedu waa maryan iyada maria u soo gaabisay samiyaa saxsan

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 หลายเดือนก่อน +73

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @maryanfarey2831
    @maryanfarey2831 หลายเดือนก่อน +658

    Maryan io Maria waa seem asad inta igu raacsan like ii saara plz

    • @muhammadalamin7916
      @muhammadalamin7916 หลายเดือนก่อน +11

      Isku mid maaha wll, waa labo magaco kala duwan

    • @user-gd1zg4cs4c
      @user-gd1zg4cs4c หลายเดือนก่อน +3

      Isku mid maahn wllo

    • @MuscabMahamed-bo2ty
      @MuscabMahamed-bo2ty หลายเดือนก่อน +4

      Isku mid maahan waa labo magac

    • @farhaanmahamednour4652
      @farhaanmahamednour4652 หลายเดือนก่อน +5

      maria waa English, maryan waa af somali ,
      ee gabadha halkeeda bonti sii zxp asad

    • @farhaanmahamednour4652
      @farhaanmahamednour4652 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@muhammadalamin7916 walal waa isku mid maria waa English loqorah af somalinah waa maryan,
      inaa fahan ta rajeynayah

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli หลายเดือนก่อน +194

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby หลายเดือนก่อน +29

    Ladan Cidii fans 👍 I saara

  • @user-yu4kq1kp5t
    @user-yu4kq1kp5t หลายเดือนก่อน +14

    Ladan cidi gabadh daganaan iyo qurux isku darsatay Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RamlaMahdi
    @RamlaMahdi หลายเดือนก่อน +139

    Team amiira ismujiya ayaantan MA aragno 😢😊

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +145

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🤞😢

    • @SumayoCabdiraxman-bj9pw
      @SumayoCabdiraxman-bj9pw หลายเดือนก่อน +2

      Scw

    • @user-hg1qs9wz4v
      @user-hg1qs9wz4v หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @ShamsaAhmed-tf4ky
      @ShamsaAhmed-tf4ky หลายเดือนก่อน

      A​@@SumayoCabdiraxman-bj9pw

    • @user-sj4sf6jv9w
      @user-sj4sf6jv9w หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @maxamedCbadi123
      @maxamedCbadi123 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @Jarmalka1251
    @Jarmalka1251 หลายเดือนก่อน +14

    Gabadha ladan hala ixtiraamo maskiin wye ixtiraam badan weey idiin jeceshahay Allaha cafido ❤

  • @ladnarasanhassan9774
    @ladnarasanhassan9774 หลายเดือนก่อน +15

    Maria iyo Maryam Isku mid Maha
    Maryam Suurad dhan magaceda weye weye oo nebi ciise Cs hooyi weyey .
    Maria Waxay ka mid ahyd xaaasaski Nabigena muxamed scw markaa isku mid ma noqon Karaan mari Iyo Maryam

  • @xamdimaxamed3600
    @xamdimaxamed3600 หลายเดือนก่อน +112

    Allow itusi Asad oo luguhiisa ku socdo😢 mar walba waaan ku duceyaaaa Abowe Asad😢 maanta somana waaana kusoo duceynaaaa❤

  • @xamzataatiko-bs1yq
    @xamzataatiko-bs1yq หลายเดือนก่อน +134

    Dunida Maso Marin Marin Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW 📿 🕋

    • @munoibraahim3270
      @munoibraahim3270 หลายเดือนก่อน

      Kkkaianwkwmwkwmwiwmjjnnhn6bgfjk0j6 1:46 1:47

  • @ayaabdala7829
    @ayaabdala7829 หลายเดือนก่อน +19

    Ladan is looking beautiful mashallah and she is an intelligent girl too. ❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 หลายเดือนก่อน +4

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @SleepyAbyssinianCat-bn4dh
    @SleepyAbyssinianCat-bn4dh หลายเดือนก่อน +86

    Ku sali nabiga maxamd scw ♥️

  • @MuhaCumar
    @MuhaCumar หลายเดือนก่อน +95

    Samia inta ila jecel like 👍 iisara ❤❤

  • @user-ws2lc7mv3s
    @user-ws2lc7mv3s หลายเดือนก่อน +22

    Ladan aqliley waye walhi m.a❤

  • @Farxaanfani
    @Farxaanfani หลายเดือนก่อน +46

    Calankan dartiis like ma iisaari kartaa🇸🇴🇸🇴

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 หลายเดือนก่อน +52

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 หลายเดือนก่อน +67

    Samiyaa waa runtedeey boqorada stylkza waxa ladhaxa mariam❤❤

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 หลายเดือนก่อน +32

    Ladan guul umaan we is dhiibte nasiibka wa cajiib

  • @Engmarcadde516
    @Engmarcadde516 หลายเดือนก่อน +41

    Amiiro ina jiijo ladhoxo intey horey umaqashey like ta saar❤

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey หลายเดือนก่อน

      Ma u maleenin wlhi😂lkn qurux ayeyday ba ladhaha😂😅

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i หลายเดือนก่อน +90

    Lucky girl ladan cidi 😂😂😂😂❤

  • @Faysal_979
    @Faysal_979 หลายเดือนก่อน +108

    inta jecal nabiga scw scw one love❤❤

  • @SamiiroGeedi
    @SamiiroGeedi หลายเดือนก่อน +7

    amiiro inta magaceeda hada baratay ONE LIKE

    • @SaafiSeed
      @SaafiSeed หลายเดือนก่อน

      Khadijo waaye

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan หลายเดือนก่อน +30

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @marizalovemazaa8410
    @marizalovemazaa8410 หลายเดือนก่อน +74

    Maria iyo Maryam waa isku mid inta igu racsan 👍🏼

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok หลายเดือนก่อน +9

    Mrs. Tuurasho ladan ciddi guul baan u rajeyn , tuurshada marbay roon tahay .

  • @MohamedNor-hg5bn
    @MohamedNor-hg5bn หลายเดือนก่อน +10

    Ladan cidi gawadha aan ugu jeclahay gabdhaha team 27

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 หลายเดือนก่อน

      Waa gabadh dagan funy ah waan ku haystaa

    • @MamiitaMohmed
      @MamiitaMohmed หลายเดือนก่อน

      Anba ku haystaa ladan ❤❤❤❤🎉

  • @TEAM27-AUGAST
    @TEAM27-AUGAST หลายเดือนก่อน +76

    Kusali Nabigeni the best person ever the most knowledge able and the most shine all created more scw scw scw❤️🙏💯

  • @AhmedAhmedilkacase
    @AhmedAhmedilkacase หลายเดือนก่อน +69

    Samiya waa saxanthy maryan baa ladahaa❤❤

  • @halimaomar6179
    @halimaomar6179 หลายเดือนก่อน +46

    1.nataasha=Nasteexo
    2.qurux ku dhiigle=maxamed
    3. Boqorada stellka=maryan o maria uso gabisey
    4.liil balil=salaad
    5.sheikh umal = mxamed
    6.ritaash =nimco
    7. Baabajey =ahmed
    8.Baaro= samsam
    9.dayax dalnurshe =daahir
    10.dabcaser =cabdiraxmaan
    11.isma ip =ismaciil
    12.Iamk =ibraahim
    13.guuxaaye=mxamed
    14.doni B=ciise diin
    15.amiiro qurux=jiijo
    16.hasaasi =hassan
    17.ilkacase =maxamed
    18.arimaheena= cumar
    19.rasmi rays= rays
    20.atiriisho badiyo =fadumiina
    21.ceyda= ceydruus
    22.abeera=abdiqani
    Inta aanan garan waxa weye
    1.kaashey=Abdirisaaq
    2.shamuurey= abdi
    3.wizz B = mxamed

    • @Abdiqadir9
      @Abdiqadir9 หลายเดือนก่อน +1

      Ana abdiqadir lay dhaha wll 😂 📃 igu dar qaamuskaaga 🤝

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis หลายเดือนก่อน

      ​@@Abdiqadir9 😂😂😂😂

    • @FarduusAwali-zh5zv
      @FarduusAwali-zh5zv หลายเดือนก่อน

      ​@@Abdiqadir9 wow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🤩l you

    • @Monaliza0202
      @Monaliza0202 หลายเดือนก่อน

      Don b nasrudeen aya lasaha wizzb nah ahmed ladaha

    • @halimaomar6179
      @halimaomar6179 หลายเดือนก่อน

      @@Monaliza0202 ciise diinweye

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil หลายเดือนก่อน +5

    Ladan waa gabadh wax baratay magaca qofk xarafka Ka bilawdo ayey ri search Ku samaysa woow 👍

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo12 หลายเดือนก่อน +46

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

    • @Ciristianow
      @Ciristianow หลายเดือนก่อน

      Quruxleyda❤

  • @Saalim_Lyrics
    @Saalim_Lyrics หลายเดือนก่อน +55

    Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed 🥰 ❤ﷺﷺ

  • @Nastexoqueen
    @Nastexoqueen หลายเดือนก่อน +6

    Inta jecel nabiga scw .scw scw one love😮😢😊plz

  • @dajiyainadjibril7112
    @dajiyainadjibril7112 หลายเดือนก่อน +10

    Ladan lucky je te soutiens ma belle inolow

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x หลายเดือนก่อน +129

    Inta moodeysay cwa asad inuu muuqaal soo dhigeen one like 😂😂aniganeh iisoo daawo muqal sodhige 😂😂😂

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน +87

    Dadku waxay moodayan quruxda wajiga iyo jidhka lkn quruxdu waa qalbiga❤❤ waliga naftaada ku kalsooonooo❤❤

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 หลายเดือนก่อน +2

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤

  • @maryamoruunraaxo4215
    @maryamoruunraaxo4215 หลายเดือนก่อน +15

    4:11 waa run Ani maryan la idhaha lkn maria shegtaa😂

  • @xafsoabdi525
    @xafsoabdi525 หลายเดือนก่อน +47

    Aan ku saline nabigeena muxamed❤scw

  • @Jackcadnaana
    @Jackcadnaana หลายเดือนก่อน +53

    Please nabi muxamed kusali

    • @user-oz6nx4sd2q
      @user-oz6nx4sd2q หลายเดือนก่อน

      Scwscw scwscw scw scw scw ❤

    • @MouktarOmar
      @MouktarOmar หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @faysafeero6019
    @faysafeero6019 หลายเดือนก่อน +7

    Ku sali nabiga maxamed swc ❤

  • @leoabdi3825
    @leoabdi3825 หลายเดือนก่อน +1

    Vive ladan cidi from djibouti 🇩🇯🇩🇯❤❤❤💪💪💪

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 หลายเดือนก่อน +53

    Team Samia xishood badan kabax isn't Easy yaqay ❤❤❤ Saamiyadeena 🎉🎉🎉

    • @Mohamed-q9l
      @Mohamed-q9l หลายเดือนก่อน +3

      Mss faraxsan markasto an comentska aqri is dhaho ada iga so horbaxa hada san ma can ku tahay😂

  • @AbokarBile
    @AbokarBile หลายเดือนก่อน +101

    Aan ku wada salino nabiga scw ❤️

  • @user-sq1be9ws5h
    @user-sq1be9ws5h หลายเดือนก่อน +16

    Magaceeda saxda ah boqorada waa maryan abshir way saxantahy samia

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS หลายเดือนก่อน +9

    Wlh ladhan lucky waye manshaAllah

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 หลายเดือนก่อน +28

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

  • @user-cq9gc8oj6w
    @user-cq9gc8oj6w หลายเดือนก่อน +88

    Only inta mar walba adeega paysii is dhafsiiso and like

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 หลายเดือนก่อน +6

    Ladan cidi waan watay anigu 😂😂😂😂❤❤

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs หลายเดือนก่อน +2

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @kingmohan1
    @kingmohan1 หลายเดือนก่อน +26

    Ku sali subaneheenii muxamed scw ❤❤

  • @user-uj1cx4fk8e
    @user-uj1cx4fk8e หลายเดือนก่อน +40

    Samia we saxsanthy asad ee usax maryan walpo waxe baxsata maria😂😂❤

    • @geenyo1430
      @geenyo1430 หลายเดือนก่อน

      Iyada badin lahayd haduuna ka diidin

  • @ismailhoch3031
    @ismailhoch3031 หลายเดือนก่อน +1

    Ladan wan kuwadana from djibouti🇩🇯❤️

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 หลายเดือนก่อน +14

    Waa runteed saamiya Maryan oo dhan ayaa Maariya la baxa

  • @iidodayibiido9764
    @iidodayibiido9764 หลายเดือนก่อน +88

    Walhi maryam la dhahaaaa samai saxan

    • @user-bf2ru3eq5i
      @user-bf2ru3eq5i หลายเดือนก่อน +2

      Ha dhaaràn mariya la dhahaa

    • @iidodayibiido9764
      @iidodayibiido9764 หลายเดือนก่อน

      @@user-bf2ru3eq5i ayada sheegaty in maryam la dhaho dee oo marai u so gabisay

    • @suadabdishakur4141
      @suadabdishakur4141 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-bf2ru3eq5iyoutubkeeda rasmiga aaad kasoo eeg halkaas iyadaa sheegtay uu dhahday maryanaa la idhahaa maria usoo gaabisay

    • @quennashaad9747
      @quennashaad9747 หลายเดือนก่อน +2

      Maryan aaladhaha anaa personal iskunaqanaa

    • @user-ps9my8xb3p
      @user-ps9my8xb3p หลายเดือนก่อน

      ​@@user-bf2ru3eq5imaryan aya la dhaha

  • @hindamaxamuudcigaal3311
    @hindamaxamuudcigaal3311 หลายเดือนก่อน +22

    Asad guulayso waabad guulaysatee. Wall alle waxaan kaga baryaa. Inaad maruun lugahaaga ku is taagto insha alalah

  • @IQbaalahmett
    @IQbaalahmett หลายเดือนก่อน +3

    Ani manta igu horaysa you tube ka team 27 tik tok un ka dawanjirayy 🎉😊

  • @Xidigolifestyle
    @Xidigolifestyle หลายเดือนก่อน +5

    Ladan marwalba waan kuwataa walahi 😂🤍🤍

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe หลายเดือนก่อน +110

    Hada nahay Team Asad dhaxalka kaliya kugu leeyahay waa like 👍 faqiired 😂❤

    • @YoonisMaxamed-ud3rc
      @YoonisMaxamed-ud3rc หลายเดือนก่อน

      Like taajireed qaado 😂❤

    • @Sihaammostaphe
      @Sihaammostaphe หลายเดือนก่อน

      @@YoonisMaxamed-ud3rc Wan Kaa haya😂

  • @Dekkahabdi3
    @Dekkahabdi3 หลายเดือนก่อน +81

    Boqorada isteylka magaceda saxda wa Maryan
    Maryan iyo Maria na wa iskumid badana gabdhaha maryan ladhaho mariya uso gabsadaan badana asad samia we saxneed

    • @NimcoApdirisaaq-c8c
      @NimcoApdirisaaq-c8c หลายเดือนก่อน

      Isku mid maaaha wll wxpaa idinka khaldanne

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka islaamka ah 50% maxamed aa la dhahaa😂

  • @koosarqueen8987
    @koosarqueen8987 หลายเดือนก่อน +2

    Marka qalbi saafi ledahay waa iska sidan
    Qalbi zaafiyasha Jira oo joga tem27 kujirta❤

  • @user-ki5hi3je4u
    @user-ki5hi3je4u หลายเดือนก่อน +53

    Team saamiya only like

  • @SalmaanKuseysi
    @SalmaanKuseysi หลายเดือนก่อน +18

    Teamkii oo dhan intaa miyaa kasoo hadhay😢 Amira Ceyda Koko & Cumeer teamka wey ka hadheen 😊

  • @MahdiHaybe
    @MahdiHaybe หลายเดือนก่อน +2

    Boqorada Stella waxa ladha Haa mariya yaa igu raacsan like ❤

  • @najmasaleban2421
    @najmasaleban2421 หลายเดือนก่อน +14

    Samia yaa guulaysta 9

  • @Mohandacad
    @Mohandacad หลายเดือนก่อน +44

    Wah waraa gabadha waad khiyaanten maria iyo maryan waa iskumid

    • @samiroxassan6708
      @samiroxassan6708 หลายเดือนก่อน

      mahan labe kala yihiin

    • @user-bf2ru3eq5i
      @user-bf2ru3eq5i หลายเดือนก่อน +1

      2 ka la yihiiin maxa isku keenay

    • @LamyaAhmed-sl6st
      @LamyaAhmed-sl6st หลายเดือนก่อน +2

      maxa isku keenay maxaythy gabdhas maryan aa ladhha aydna quruxstay

    • @SaamiyaAbdirashiid
      @SaamiyaAbdirashiid หลายเดือนก่อน +1

      sax❤

    • @simonabdulkadir6531
      @simonabdulkadir6531 หลายเดือนก่อน

      Laba walala aba lakala dhaha se isku mid ku tahay

  • @Abdi-fe9fo
    @Abdi-fe9fo หลายเดือนก่อน +23

    Kusali nabi geyna S.C.W

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 หลายเดือนก่อน +3

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @riwanaqalanjo5912
    @riwanaqalanjo5912 หลายเดือนก่อน +2

    Asad gabadha waa ruunteed wlllhi aboowe boqorada isteelka magaceydaa ruuntaa waa maryaan ama marital ❤

  • @MaryanXuseen-uk2bv
    @MaryanXuseen-uk2bv หลายเดือนก่อน +15

    Asad boqorada maryan waye magaceda saxdaa aydaa ba sheegtaye samiya way saxan tahya❤

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah หลายเดือนก่อน +22

    Asad siduu gabdhaha lee ugu ekaaday waaba iska Normal cml ayu noqday beriguu ceyda koko amiira iyo cumeer la duubi jiray ayuu shidnaa

  • @AmiinIbraahim-ij5ur
    @AmiinIbraahim-ij5ur หลายเดือนก่อน +4

    ONE SOMALIA OF TH-camR ❤❤❤asad hagio

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 หลายเดือนก่อน +2

    Saamiya Asad Wlhi way jeceshay waxeeda soo duubataaa guriga asad toos u tagtaa isaguna uu taagera Wlhi🥺😩❤️

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 หลายเดือนก่อน +1

      Asad la’aantius wax maysan noqoten wey ku qasban thy

  • @simanhussein5380
    @simanhussein5380 หลายเดือนก่อน +28

    Amira qurux iyo sundus ayan uxisene Asad plz

  • @user-mt4lc5sl8c
    @user-mt4lc5sl8c หลายเดือนก่อน +74

    Kosali nabiga maxamad scw

  • @AragsanShaale
    @AragsanShaale หลายเดือนก่อน +3

    Inta amiira magaceda saxda moodeysey😂

  • @Rahimi-1109
    @Rahimi-1109 หลายเดือนก่อน +1

    congradulation Ladan Cidi you are the best, form djibouti. 🥰😍

  • @user-zi4eg5mj5n
    @user-zi4eg5mj5n หลายเดือนก่อน +27

    Team ladhan onevlike ❤

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya หลายเดือนก่อน +12

    Congratulations AsadkeeeNa 2.2M❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed หลายเดือนก่อน +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 หลายเดือนก่อน +12

    Wixii somalilander waan salaamay

  • @user-vf5yq4rw5d
    @user-vf5yq4rw5d หลายเดือนก่อน +14

    Asad 3 daan gabar uu kuheesta maxaa waaye ani xitaa wuu ijeclaysiiyay 😂❤❤

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 หลายเดือนก่อน

      Ku wii hore expire ee noqdeen kuwaanaa la xiiseenaa lkn xumbo iyo xiisaba wey dhacaan kuwaan markee expire noqdaan kuwo cusub aa lasoo saaraa ku wii hore dadku wey ka bat bateen waa in labadalaa kuwo cusub lakeenaa

  • @Fathiyahmedsheik
    @Fathiyahmedsheik หลายเดือนก่อน +18

    Samiya wa saxantahy maryam la dhaha lln ayada Maria baxsaty

  • @HonGaarane
    @HonGaarane หลายเดือนก่อน +2

    Team asad❤
    Team koko ❤
    Team ceyda ❤
    Team amira❤
    Team cumer ❤
    Team samiyo ❤
    All guul iyo gobanimo
    Sxpyaal

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np หลายเดือนก่อน +1

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @LaylaCayuni-yg7be
    @LaylaCayuni-yg7be หลายเดือนก่อน +12

    Dalashadayda waye lakin like dan ma heyti😢😢😢

  • @safazum4078
    @safazum4078 หลายเดือนก่อน +14

    Cadsam my family score 🤴🏽❤️👸🏻

  • @AbdicasisAli-jd1fn
    @AbdicasisAli-jd1fn หลายเดือนก่อน +2

    Asad hajio go for word
    Wallo halka iyo meel ka
    Sareysa wallo

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS หลายเดือนก่อน +3

    Wlh blh tlhi ladhan wey igayabisay manshaAllah maskaxley waye

  • @SalmaanIdiris
    @SalmaanIdiris หลายเดือนก่อน +39

    Kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdaahmed5425
    @hamdaahmed5425 หลายเดือนก่อน +18

    Nabigeeni ku saliya ❤

  • @SafaaOmar-hf6ye
    @SafaaOmar-hf6ye หลายเดือนก่อน +7

    Kiki saan dheer quruxley ❤❤❤

  • @WarsameXasan-so8ep
    @WarsameXasan-so8ep หลายเดือนก่อน +1

    Keep going my brother asad hagio

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x หลายเดือนก่อน +283

    ONE LIKE TEAM KIKI 😄❤❤❤😊😊

    • @Fahmo-bc9vh
      @Fahmo-bc9vh หลายเดือนก่อน +3

      🎉🎉🎉❤❤

    • @azoumamohamed1047
      @azoumamohamed1047 หลายเดือนก่อน

      Albera waan ku taageersanay ❤❤

    • @MariyaMat-z8k
      @MariyaMat-z8k หลายเดือนก่อน +3

      O

    • @NajiipXuseen
      @NajiipXuseen หลายเดือนก่อน

      Iiwarn

    • @aweysuk
      @aweysuk หลายเดือนก่อน

      ❤😂❤❤😂