Markii aan aqal gali rabnay ayuu walaalkey yiri waa in cudurada laiska qaado lagaa baaraa kadib 😭Q1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 160

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +55

    MUUQAALKA HABEEN HORE DUUBAY LKN NETKII BAA CASHA LADIBATO IGA DHIGAY😂 RAALI AHAADA QARAABO❤

    • @NimcoAxmad-r6u
      @NimcoAxmad-r6u ปีที่แล้ว +3

      🤣🤣❤️❤️❤️❤️

    • @Najminaa
      @Najminaa ปีที่แล้ว +1

      Waan ka qabnaa

    • @Xuriyo-s8j
      @Xuriyo-s8j ปีที่แล้ว +1

      Habaryar ayaan waankusalaamy marka hore walaahi waan xanaaqay matkaan waayay qisada saa cadii😢😢😂

    • @Xuriyo-s8j
      @Xuriyo-s8j ปีที่แล้ว +1

      Habaryar ayaan walaahivwaadviga qoslisay qisada cabsidaa markaan dumbo waxabaa miriq mirq agteyda kale Habaryar ani dadka marwalbo qoslo maahi lkn waad iga qoslisay😅😂

    • @ManaalAbdiMahamuud66
      @ManaalAbdiMahamuud66 ปีที่แล้ว +2

      Gar io gar daro waan ku wataaa 😂❤

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 ปีที่แล้ว +8

    Alla gabaraa wiil la dhalan waa nusqaan marka la dhahayo waa run ilaahow mcnkiii ila dhashay ha iga qaadin muxu godad badan oon ku dhici rabay uu iga bad baadiyay abowow abaalkada ma gudi karo gurigaada jannadii allaha ka yeelo ❤❤❤❤❤

  • @AyaanSoomali
    @AyaanSoomali ปีที่แล้ว +14

    Gabadha walked ilhay aduunka cisi haku nooleeyo khaalkhiro jano ❤❤❤❤wll wanaagsan

  • @nasramohamed2068
    @nasramohamed2068 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah I loved this qisa,gewadan ayada ne wexey ehed gewar edeb leh weyisilalise ilahey aya iyadane ilaliye,that is why cudurka ogubadbade, nasib aye lehed,becoz shekadede waxan kaaragne iney edeb lehed o raga eyes iskailalino jirte,MashaAllah wankahele gewadan ilahey hajeclado iyada iyo walalked.

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +5

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha alllaaaah reerkaga Allaha kubarakeeyo
    Ilaahyna mrwalpa umhdnaq

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan mesha ugu mac marke shekada mareyse iga naxsate wlhi quruxey Wan soo sare like

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ waalidkeed bay haye haye haye tiri bilaash kuma helin aduunyadaa wayna u qoreyn Mashallah baarakallah ❤

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad ปีที่แล้ว +3

    Kusliya xabiibkeena caleyhi salaatu wasalaaam❤❤❤❤🎉🎉❤❤⚘️🎉🎉💐💐💘🪻🪻🪻💐💐💘🙏🙏👍👍⚘️🌹🌹💞

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid sida waqtigag quruxda badan inogu hurtid marwalba❤Alla ya cizaka xbbti alpi🌹

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt ปีที่แล้ว +10

    Ayaaneey caawa saan kuusugaaye lee xabiibti 😢😢😢😢

  • @Quresh_Farah
    @Quresh_Farah ปีที่แล้ว +6

    Team Ayaan gobdoon walalayal iisoo duceeya bari haduu ALLE idmo waxaan galayaa qaliin buro

    • @roodacrixmanmaxamuud6924
      @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +2

      Allaah hku fududeyo aamiin yaa rabi

    • @Quresh_Farah
      @Quresh_Farah ปีที่แล้ว +1

      @@roodacrixmanmaxamuud6924 mahadsanid abayo

    • @FardowsaKasim-cp9dk
      @FardowsaKasim-cp9dk ปีที่แล้ว +2

      Alle haku fududeeyo abyo saliga nabiga SCW badso

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +3

      Alaha kuu fududeeyo abayo😊

    • @Quresh_Farah
      @Quresh_Farah ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 jasa kilahu khayr Xabibti

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +4

    Acuudu bilaah gabadhaas Ilaahay sharta ka bad baadiyay.

  • @SafkaAhmed
    @SafkaAhmed ปีที่แล้ว +7

    Ayaaney caawa casho la dibato baad noqotaye sidaan kuu sugaaye ❤❤

    • @NimcushNimcush-e8d
      @NimcushNimcush-e8d ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤ ayaanee sorry cabsi ilahey ka.biyo❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah talaadi laruuga ❤❤❤ma lagu rafaado

  • @Haffyy
    @Haffyy ปีที่แล้ว +4

    Ayan qurux 🥰😍ogama jarine haila bodan kulaha 🤣🤣😂😂😂🤣

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว +10

    Allah is one ❤

  • @FadmaChannel-oc1yd
    @FadmaChannel-oc1yd ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ayaney shekada xamasadeda naqadey wanba ilowna like taa lkin adiga naso xasusineysid wlhi thanks abyo 😊

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 ปีที่แล้ว

    Gabadha fiicaan walalkeed maqlaysa Waa taas wiilka fiican walaashi ilaashanaya Waa kaas ❤❤❤❤ waaaw❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +6

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv ปีที่แล้ว +2

    Hhh Ayaaneyy fuleysanidaa Nalka ugu damay ku lahaaa wllhi dar allha u Qoslay😂😂

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @Naima-43
    @Naima-43 ปีที่แล้ว +7

    Qiso xiiso badan bey ahayd m.a hadana qiso kale xiiso leh aaba ka dex bilaabatay yacni meshay ku dhamatayna wa cajiib bal eeg calafku cajiibsana waxyabahan ku nacay xirirada dhaadher Alle u nooga dhigayo una naga xaarantimeyey tano kale waye labada qof iyagoon ogayn inay calaf isku yeelan doonan bey isku tacaluqayan mudo dheerna wada socona ila heer midba midka kale u saameyey ay isla gaaran hadow hadi lakala tagana saameyn weyn ku reebta qulubtooda

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 ปีที่แล้ว +4

    Naa ayan idhoweyn cawa inaad no gabisa modayay😂😂 khad xuma jidha xaga masar mia xbbti❤

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o ปีที่แล้ว +1

    Subxanalh wa warer walahi alle haku barakeyo noloshada abayo

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 ปีที่แล้ว +2

    Baqra shido😊😊😊 Allah isku xidhi cid wax ka qaadi karta ma jirto

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +3

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid poqoradeydii ayaan karti badan ✨️❤️🙏💯

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha qisadaan soo Gudbisey Abayo Sadaqo Dhiib Madabo Ilahy Kaa Badbadiyey

  • @SafiyoMuumin-b7h
    @SafiyoMuumin-b7h ปีที่แล้ว

    M. 😊😊 axsan wlal wacan m.a wow ❤❤❤❤ team ayaaan waa idin xiisey runtiiiiii 😊😊 telka iga halaaabey isoduceya tel qer qabo ina helo wana rayaan honasti inta itaqaaano asxabta😊😊😊

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah abyo keep going hbbti Allah balayo kumatuso❤❤❤

  • @munaAhaji
    @munaAhaji ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ayaa gabadhaas badbaadiyay alx ❤

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug ปีที่แล้ว +1

    Waa cibro habalaw iska baadha ninkaad guursaneysa aniga waa arka kiiska dadka qaba dhalhtatka alle hanagahayo xanuunka halistbadan gabadha wax alle usoodirey wallkeeda taalada kamawan wallokaabey ku jirta

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid624 ปีที่แล้ว +1

    Xili hore noo soogali xilin waan seexn lahyn from soomaaliya

  • @samsamxasan9139
    @samsamxasan9139 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صلى وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @hanihusseincali3830
    @hanihusseincali3830 ปีที่แล้ว +6

    MashallH my sister keep going

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad ปีที่แล้ว

    Caleyhi salaaam❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @simplevologs
    @simplevologs ปีที่แล้ว +1

    ❤❤mashlh ayaaneyy❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 ปีที่แล้ว +1

    Qisada xigta iguso magac dar❤❤

  • @ZamzamMohamed-lf4bv
    @ZamzamMohamed-lf4bv ปีที่แล้ว +1

    Wwww ayan wad nagu daahdey❤😂

  • @ييسونت
    @ييسونت 6 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله يا حبيبتي

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 ปีที่แล้ว +4

    First comment ❤❤❤

  • @XaawoAxmed-ux1ep
    @XaawoAxmed-ux1ep ปีที่แล้ว +1

    Anaa uhoreeyo ayaaney❤❤❤

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว +1

    1:08hayeey dooliga😂Ayaney🤣😁🤓😀😃😄😅

  • @UmuKheyr-h7y
    @UmuKheyr-h7y ปีที่แล้ว

    ما شاالله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadadualeh9324
    @sadadualeh9324 ปีที่แล้ว +3

    Asc habo wan ku salaamay lakin
    Like masaarin wayo wan indho yareh

  • @jalaqsan
    @jalaqsan ปีที่แล้ว

    lasoodhaqso tan kale horay usoco abaayo indhaweyn ney

  • @mriya4601
    @mriya4601 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤m.a mahad sanit

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭ala ayaneey ani cawadhan san You tuble udhexwaregaye o ulahaa ala cawa ayan maxadary wllhi cidena waliga yaby sidan kuradinayo kaliya alx hadan ano sexanrabo isdhahy bal iskafiri ayaan iney sodhacdy wana kuhelee I.a bari alle hanagarsiyo bari dhageysana qisada Macaneey I love you 😘💕❤️ wllhi la aanta wa awaar ❤

  • @NadroNasiib-sb5dz
    @NadroNasiib-sb5dz ปีที่แล้ว +1

    Nayaa ayaan fulay wax meeshan ordaya maleh qisda duub 😂😂

  • @suadsalaad1418
    @suadsalaad1418 ปีที่แล้ว +2

    Ar ayaaney fuleysanidaa waa iga qoslusey 😅😅😅

  • @ZeitunYussufMohamed
    @ZeitunYussufMohamed ปีที่แล้ว +2

    Ayaney cwa nogusodaxte

  • @jamcaliSomali
    @jamcaliSomali ปีที่แล้ว +1

    iso doceya Safar ayaan ahay asxaabey

  • @Xuriyo-s8j
    @Xuriyo-s8j ปีที่แล้ว +2

    Habaryar ayaan waxaan rabnaa jafitaan😂 iyo dhiiri galin😂 gabdhaha yaryarka ah oo ilaa oyo 17 20 udhaxeeyo oohooyooyinka ah 2cunug 3cunug haystaa nasoojaf habo😂😂😂😂

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 ปีที่แล้ว +1

    11:18 Ayaney marka nalku kaa damay oo tiri kir ilmo yar oo 1/5 jirta kulahaa kir😂😂hadalka inta wanaagsan ilmaha inay dhahaan maxaa u diiday waliged xita qof kama aysan maqal wlhy
    Nin baa hada ka hor asagoo tukanaya baa ilmo yar oo uu dhalay oo 2 jir ah baa aabihiis oo salaadii ku jira dhabarka dhowr u lood kaga kaga dhuftey markuu saladii ka baxay buu asna ilmihii yaraa labo ku jiiday saa hooyadii ilmaha dhashay baa tiri war waa ilmo yare waxba kala garan mayee ha garaacin kulahaa haduusan wax kale garaneyn maxaa xumaanta baray oo wanaaga u diiday😅😅tii baa hada igu soo dhacday

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc ปีที่แล้ว +3

    Viewska iyo like tu isma lahan somaliyey xasidnimada iska dhafa gabadha like u Sara waba dawanesaane bisinke

  • @BasmoSiidow
    @BasmoSiidow ปีที่แล้ว +1

    Fulysanidaa Ayaan Indha waynee😂😂

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 ปีที่แล้ว

    E b i waye ayaan kuwa dinbi barayasha aah

  • @Maryama270
    @Maryama270 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadaan waba qosol miiran😂😂😂

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn ปีที่แล้ว

    Haliska ilaliyo nimanka gabdaha wali gursan😢😢😢😢

  • @TDMGABANE
    @TDMGABANE ปีที่แล้ว +1

    Ayaan qurxey ani magaceyga shekada xikta kusoqaado noh waxaa laydhahaa Rayaan

  • @محمداب-ز8ن
    @محمداب-ز8ن ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂caabyo ayaan maa dhaay

  • @missjama2027
    @missjama2027 ปีที่แล้ว +1

    Ow gabadhu gurga aye u ow yaysa mahay tahaye niin curie leh cudurka u ma Jedi miya bisinka naag somali iyo dad u nol 😢😢😢

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz ปีที่แล้ว +1

    Ayaane wan ku sugayey mahadsanid xappti hadad no so gudid

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan pin ku qabo xbbt

  • @XafsaAxmed-i2f
    @XafsaAxmed-i2f ปีที่แล้ว +1

    Wana la soo raagtay indha wayney😂😂

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 ปีที่แล้ว +1

    🤣😅😂Fulay Ayaaneey Yareey🤣😅😂

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh ayaane waxayi wano kira

  • @Mssqosalwanag
    @Mssqosalwanag ปีที่แล้ว +1

    Dhib malahan xappti allaha ku islaxiyo

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura ปีที่แล้ว +1

    indho weney cwga maso socotoh islahaa

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 ปีที่แล้ว +1

    calafku cajiib sana

  • @barwaaqomaxamed4033
    @barwaaqomaxamed4033 ปีที่แล้ว

    Sister my dear ayaan

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni ปีที่แล้ว +1

    Wcs ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbti ❤❤❤

  • @AmiirahCqaadir
    @AmiirahCqaadir ปีที่แล้ว

    حاضر حبيبتي ❤❤

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +1

    Ceeb ma jirtee Allaa shar ka badbaadiyay. FBI aa la dhahaa.

  • @ShukruMohamed
    @ShukruMohamed ปีที่แล้ว

    Mahadsanid turuxeey…😊🎉

  • @MaqdisTahliil-j9l
    @MaqdisTahliil-j9l ปีที่แล้ว +1

    Ayaneyy saa usugaaye lee 😂😂😂

  • @Naima-43
    @Naima-43 ปีที่แล้ว +1

    Wadmahadsantahay Qali dibmalahan inad no gambisid onba noo darnayd on ka cabsanayey cawadan channelkan kuso noqnoqonayey haduba nasoo garey wa kheyr

  • @JannatXareed
    @JannatXareed ปีที่แล้ว

    Fadiweney adigaa lagabartee awey shekadii cabsi cabsida ehet naa wax igafuleysan maleh gabadeyda iyo hajiga dexdoda galey hale😂😂😂

  • @NasraNuur-d4q
    @NasraNuur-d4q ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan❤

  • @AbdiyareMaxamuud
    @AbdiyareMaxamuud 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid624 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo ayaan goob doon

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +3

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid624 ปีที่แล้ว +1

    Saan kuu sugaynay waan daalny

  • @ummuabooth347
    @ummuabooth347 ปีที่แล้ว

    wcs abaayo ayaan ❤❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wll ayaan guleyso in badan waxan qisada mcnkeda dhararaba cafimad wan ku wada dhames tay alxm qiso xisa badan bey ahen guleyso ayaan lenahay wllshen oo qisada qurux badan inala so wadag tay i.n mida xigta nah wan sugenaa ale haduu idmo ❤❤❤❤❤

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 11 หลายเดือนก่อน

    Waasaar 😂😂😂

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว

    Cabsi cabsi ba taremeysaa

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir ปีที่แล้ว +2

    ❤❤

  • @najmoxaaji9143
    @najmoxaaji9143 ปีที่แล้ว +1

    Fpi waaye quruxay

  • @Ahlaam-n8b
    @Ahlaam-n8b ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney FBI ayaa ladhahaa ciidamada dawagalka

  • @JannatXareed
    @JannatXareed ปีที่แล้ว

    FBI dheh ayanney😂😂😂

  • @HanyMohammed-my2zh
    @HanyMohammed-my2zh ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 ปีที่แล้ว +1

    Is good if she not married to him😢

  • @XafsaAxmed-i2f
    @XafsaAxmed-i2f ปีที่แล้ว +1

    Ayaanay ana uhoreyo magacayga kuso qado qisada xigta xafza kusoo qaado plz❤

  • @kifayaali7415
    @kifayaali7415 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ugu horeyo

    • @kifayaali7415
      @kifayaali7415 ปีที่แล้ว +1

      Qisada xigta magacyga kuso qaado kaafia

  • @HodanAliIsse
    @HodanAliIsse ปีที่แล้ว

    Qofki U hooreyay ahy ayaaney

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว

    Ninka khaayin ka ah in la xidho ayay ahyd hablaha islaameed inuu cudur qaad siiyo ayuu rabaa