Su'aalo iyo Jawaabo Xul Ah, Oo ku Saabsan Arimah Qoyska┇► Sheekh Dirir 2024 ᴴᴰ

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • ✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
    #DaarulKheyr
    #Subscribe
    #Like
    #shjabuuti
    Su'aalo iyo jawaabo Xul Ah
    ------------------------------------------------
    1 Xaaskaygu Salaada Ma Tukado Ma Iska Furi Kara?
    2. Ninka Iyo Xaaskiisu Oo Saddex Sano Kala Maqnayn, Xaasku Maka Furmaysa Ninka?
    3. Qofka Diinta Caaya Xaasku Maka Furmaysa Tahay?
    4 Ninku Hadii Uu Xaaskiiga Cunaha Qabto Maka Furmaysa (Hadii Ninku Gabadha ugu Hanjabo Waa ku Furi, Maka Furmaya?
    5 Ninkayga isku dhacnay Waxaa Maqalay inuu Gabadh kale guursaday oo iga Qarsanoyo waxa uu igu dhaartay in aanu gabadh kale qaaban?
    6. Dahabkay-ga Hadii Aan u Iibiyo Duruuf Jira Ninkay-ga Maku Leeyahay, dahabkii?
    7 Maherku Ma Kordha?
    8. Suaal In Bdn Soo Noq Noqta?
    9. Gabadh Lala Baxsaday, diintu maxay ka Qabta?
    Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
    Nagala Soo Xidhiidh
    _______________________________
    daarul.kheyr908@gmail.com
    🔗Instagram:- / daarul_khayr
    🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
    🔗 TH-cam:- / daarulkheyr

ความคิดเห็น • 3

  • @harounalibarakale1952
    @harounalibarakale1952 10 วันที่ผ่านมา

    Masha allh alle haku xafido

  • @munasaciid4684
    @munasaciid4684 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @ShuraybShuraybahmett
    @ShuraybShuraybahmett 2 หลายเดือนก่อน

    Shiekh su aal Ayaan gabay waxay tahay gabadh agoon caruura haysata hagbad mala gali karaa