Sh Dirir Su'aalo iyo Jawaabo Wajaale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 9

  • @Jamaalaxmed449
    @Jamaalaxmed449 2 หลายเดือนก่อน +2

    Salalahu Caleyhi Wasalam

  • @yusufawildirir1147
    @yusufawildirir1147 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha barakeeyo walalkeen Sh Dirir

  • @nimcocabdi3881
    @nimcocabdi3881 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah Sheekh dirir

  • @maxamuudmaxamed227
    @maxamuudmaxamed227 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah sh Mohamed sh Omar dirir

  • @yaasmiinyuusuf240
    @yaasmiinyuusuf240 4 ปีที่แล้ว +2

    Asalaamu caleykum sheikh dirir salaan kadib sheekhow su aasheydu waxay tahay uur ayaan leeyahay markaa aad ayan ugu daalay oo ugu xanuunsaday markaa waxan awoodi waayey ama wax doonis ah ay ii geli wayday arimihii sariirta saas darteed nin kayga wan usheegay inaan daalanahy oo wax nafsad ah anaan u hayn arintaas wuuna IGA aqbalay mudadaas 9 ka bilood ah wax aad u yar oo aan isku qasbay yacni aan qasbay nafteyda dartii isaga madama. Uu isagu baahi badan qabo ana aan iska daalanahy wax aan qasbay nafteyda Si isagu u farxo wajibkana aan isaga rido sheekhow markaa wan waydiiyey inuu ii caroonayo arintaas darteed wuxuu iisheegay inaanu ii caraysnayn markaa sheikh ka waran arintaa maxay diintu ka qabtaa ??????????

  • @maxamedcismaan-tg8wu
    @maxamedcismaan-tg8wu 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmadayib5872
    @raxmadayib5872 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah