Insha Allah waan u saari inkastoo sidan adiga kula qabsaday aan dadka kale waxba kama fahmo ,walaahi even my kids aad bay ku jeclyin ilaahay ha ku jeclaado laado adiga iyo walid iyo caruurtafa
Wcsww Scw scw Sawda masha allah ilaahay khayr badan ha ku siiyo iyo dhamaan inta kugu xiran and may Allah bless the people of Palestine and give them victory
Gabadhey Sawda, waxaan dhan waxaa u aaba u ah Wahiiba. Waxaan markasta an la yaabanahay Boliiska qaybta danbe baarista sida ay u dadaalahayaan iyo Taakhaatirta. Sawda, ( من لم يشكر القليل لا يشكر) ( الحسود لا يسود أبدا) ( اللهم طهر قلوبنا من النفاق) . بارك الله فيك يا سودة جزآك الله خيرا.
Oo Hada sawda ilme yaroo jaar aanu ahayn oon 5 times nuujiyey ma walaalo baa caruurtayda, waxaan moodayey dhawr bil marka la nuujiyo in walaal la noqonayo yaa allah 😮
Asc wllashay sawda wlhi wxn ka xumahay inann Mar hore ku Barto Lkn alx qisoyinkaga oodhn mid mid bn uso dhagaystay Wlhi hdd I aaminayso aroorkasta wxd I noqotay sidii koob Shah ah Inann aroorksta inDhaha kugu furo ❤❤❤
Waaba ku xiranahay ninka lkn sowdoy qalbi ficnaatadu ma halkaas bey mareysa abay mininkaha ma igu casuntido an kula qadeye wlhi waa ku jeclahy qalbi nadiifkaga ka helay sowdoooooooo❤
th-cam.com/video/rZkYDOU3djo/w-d-xo.htmlsi=0hNvhD4H4QwvnYvp wakan channel ka walalkeen please soboqda ❤❤❤thanks
راينا وسمعنا واطعنا. شكرا اختي الصادقة
😢😢😢😢😢😢 nooo
Insha Allah waan u saari inkastoo sidan adiga kula qabsaday aan dadka kale waxba kama fahmo ,walaahi even my kids aad bay ku jeclyin ilaahay ha ku jeclaado laado adiga iyo walid iyo caruurtafa
🙏🙏🙏🙏🙏 4:43
Sawdaay waaba chanalkayga labaad qisooyinkiisa dhegeysto xataa azxaabtayda intaan dhaho moobilkiina ii dhiiba baan subscribe ka dhahaa labadiinaba waxaa tihiin garbahayga alle ha ii kiin daayo ❤
Asc asxaabta wakan linkga channelka walalken fadlan soboqda mahadsanidiin ❤❤❤
Abyo chanalka xaa Kii qoran
ifiyaaa
ILEYS AA LADHAHA ANI WAA USOO SARAY MARHORE WAAYO SOWDA AMARKEDA JIRA🌗🌸 @@HibaaqMahamed-n5f
Adiga iyo asaga ayaan jeclahay qisadiina
@@sawdamqaalib habo anu labadinaba wan idinku xidhanahye
Teem sowda qaalib iyo Teem walalakge ifiye nuur Lee good 👍 ♥️ ❤️ 👌 maashallah
Wcsww Scw scw Sawda masha allah ilaahay khayr badan ha ku siiyo iyo dhamaan inta kugu xiran and may Allah bless the people of Palestine and give them victory
Sawday gabadh aan saaxiib nahay oo ameerca joogta iyo asxaabteeda ayaa. Igu dhahay sawda noogu salaan inaan jecelnahayna usheeg😊 salaanta ka gudoon hablaha❤❤❤
Nasra quruxeey thank you Ballantii waa fulisay zxp mcn ❤❤
@@FathumoMohameth oo adi maa salaantid soow tan hada uso jawaabtay 😂
Haa Ifiye waan kuxeranahay ee halakaalneeyo❤️👏
Anaa wan kuxiranahay sawdaa wll mcn
Yaa😮
Ya rabbi subhana allah😢rabbiyow fidnooyin ka naga kori😢ya rabbi
Haa wan kuxiranagay ilays wana usaaray soda qurux mashallah ❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalim mama sow da amarkagu wa fulin un did mo malahan wax kasto naga codsatid wa wajib ina dhano wana boqaney na ❤️🤲
Waxn u ahay tagere wilkan wan dhagesta asiga Iyo adi walhi waxu so gudbiya qisiyin ficn mansh Allah ❤❤❤ abyo sawda we love you ❤
Allaahumma najinaa minkulli sou, wahdinaa yaa Rabbal Caalamiin
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين
Sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam ❤❤❤
Scw scw scw scw scw abayo macaney Alaha kubarakeyo waxathay qofka kaliya ee an uxiiso yarabi yarabi
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Waaw waa qoso cajiib ah❤❤❤ masha Allaah sia
Sawda qaali allaha ku hafido aduun iyo aaqiro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Illhy qaduma qer hanagu qadimo🤲🤲♥️
Sawda qalib mansha allah jimcii shalay waan sugayay qisooyinkaga lkn mantan dawaday alle haku barakeeyo wll
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وشفيعنا سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه الطيبين الطاهرين اجمعين وسلم تسليما كثيرا طيباً الى يوم الدين ❤❤❤
😢😢haaa walhi anagana waa kusognaaa ani😂horta janalka indhahaa kuhaayaaa 👀wllhi waan kudhararaaa intaad qisda soodhigeysid waaa balwadeyda❤❤abaayo mashllh allha kudhowro 😢wALASHEY sowda ❤❤
Sem😂
Diyaar waye abayo ❤dartaa wax walba waa usameyn karnaa🎉❤
Wlhi waa cajiib dhakhatiirtan maydka baadha hadii wadankeena ka jiri lahayd meel lga barta wn baran lahaa😢
Same wlhi😢
Wadankaaga hadaanay tacliim oolin dee Kenya ayaad ka baran kartaan, India, China etc etc
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ♥️♥️♥️
Ana u horeye car wakas qofkii igu qabsada manta🎉❤
😂
Beenta dhaf aniga ka so horeyye indhahygiiye 😂😮
❤ walaguu xiiisy sowda 😊
@@FarahAwale-e5s no wlh manta ana u horeye waligey Uma horen manta igu horese iga daca😂🫶🏼💗
Anaa kugu qabsanaaye kawaran hee😂😂😂
Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
Mar kasto waxa raba inan noqdo qofka ugu horeya ee comment so qoro mana haleelo maxa dhacay 🥹
Sowdaay Okiyalihii wad dhigtaye mad cafimade bayo❤
Wa qiso cajiiib runtiii mahadsanid Sauda 🙏❤️
❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤ abaayo aniga wuu iiyahay masha Allah waa in la is caawiyaa labadiinaba 200 together ❤❤❤
Gabadhey Sawda, waxaan dhan waxaa u aaba u ah Wahiiba. Waxaan markasta an la yaabanahay Boliiska qaybta danbe baarista sida ay u dadaalahayaan iyo Taakhaatirta. Sawda, ( من لم يشكر القليل لا يشكر) ( الحسود لا يسود أبدا) ( اللهم طهر قلوبنا من النفاق) . بارك الله فيك يا سودة جزآك الله خيرا.
sawdaay labadiinaba taageero idiin ahay ❤
Abayo kle hab ku siiyee wlh ma aqan sida codkaga udhagaysanayay wanba ku jeclaaday wxad thy gabar wngsan o waqtigan ku dhagaysanayo wanka nastay sharta tiktok Mhdsanid mgcaygu waxa hani codsigagane wa aqbalay❤
Maashaallaah ❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda bilaneey allaha kubarakeeyo
صلي الله عليه وسلم
Waan usaray ilyas Saul ban kuwaydinya sawda adigu badana lahjada waqoyi ku hadsha anaga waxa noo lahjad eeg deeganada Ethiopia ee somalidu dagto adigu halka maad kaso jeda
Haaa
Haa ma aragtay anba wan fahma wa lahjadayda
Aniga xata reer Somali Galbeed ban ahay saan ban uhadla
Haa habo walibo dartaaaaaaaaa❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam 🕋 ♥
اللهم صل وسلم علی نبینا مُحَمَّد ﷺ
Dar ilahy kujeclahy walshay sawda ❤
Allh haku barakeyo wllo🥰 from hargeisa
WCWs WRWB ❤❤❤ SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️ Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Drs Sawda Billan Mahmud Qaalib ❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤️
Asxabey isoo duceeya cwa duco ban idinka baahnhye❤
Oo Hada sawda ilme yaroo jaar aanu ahayn oon 5 times nuujiyey ma walaalo baa caruurtayda, waxaan moodayey dhawr bil marka la nuujiyo in walaal la noqonayo yaa allah 😮
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم
Asc wllashay sawda wlhi wxn ka xumahay inann Mar hore ku Barto
Lkn alx qisoyinkaga oodhn mid mid bn uso dhagaystay
Wlhi hdd I aaminayso aroorkasta wxd I noqotay sidii koob Shah ah Inann aroorksta inDhaha kugu furo ❤❤❤
Waaba ku xiranahay ninka lkn sowdoy qalbi ficnaatadu ma halkaas bey mareysa abay mininkaha ma igu casuntido an kula qadeye wlhi waa ku jeclahy qalbi nadiifkaga ka helay sowdoooooooo❤
Wiilkaaas wuu dhinta la dhahay allaha u naxariisto
Sowdaaay adaa mudan in 200k lgu gaadhsiiyo plse sowdana gaadhsiiya wan jeclahay gabdhan qisooyinkeda ❤️❤️
Mnsha Allah habo sowda horey u soco habo mCn ❤😊❤
Sowda alle dartiisan kujecelahaye walal alle hakufitiyo adiga iyo caruurutada dhamaan faaaligaga walalshy❤
Sawda I missed in one day wlhi I was looking for yesterday
Sowda wlalo shekoyinkaga waxe igu baxan markan cuno karinaye io marka alabta dhaqayo sheekada intena dhaman ban iska dhameya 😊❤
Sidaasoo kale
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
الهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد صلى على وسلم ❤❤❤❤
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Mnta anaaa uhoreya hamplyo isoodhaha❤😂😂
Hanbalyo hanbalyo 😂😂
Hampalyo hdn imid anu maleyga danbeya umaleyna❤😂
Acuudu bilaahi waaka naxay walaahi sidii qof aan garanayo soo kii romantic ahaa astaqfurulaah
Haben wangasan saxbta ❤❤❤❤❤❤
Wlhi markii la dhahay gabadha ya kula diley ani qof kle maskaxdeyda kuma so dhicin wecel ay is jeclayen 😭😂
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أهلين حبيبتي أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤☝️😔
sowda codsigaga waa Amar mida kalane ileys asxabtisa hore Ayan kamid ahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤
Haa byo qaali waa noo goysey
Haayee qalbi adagaa 😢😢😢takale carabta dadka isugu dhawbaa isdila mida kale dadkooda sharafta leh maxay wax udilaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waabakuxiranahay
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
عليه افضل الصلاة الصلاة والسلام
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mash alah Allah ku xafido wll
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salallaahu caleyhi wasalam❤ Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Asc
Ifiye alla dhiiga wlhi waa qof aan sida wllkay u jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hooyo xun oo xaasid ah bey aheyd subxaanallah 😢 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Sawday codasigaagu waa ajiib insha Allah waan ku jecelnhy ❤❤
Allow xasid sharkiisa Ka maagalnay oo nimcadada aan Armin waayin😢😢🤲🤲
Waan usaaray qaali
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Illahey dartisa ayan kujeclahy sawda qalbi 😢💕
Sowday meshan laisma cawiyo wll sasa laisku gala wlhi illhy hau naxaristo wiilka shalay ba la duuge 😢
Sawda cadey mcnto waan ku salaamay
Mcnto adiga miyaanba codsigaayga fulin waayi karnaa ❤❤❤❤❤❤ hada ayaan u saaraya qaali dumar
Hapo shalay ila manta Kolpa channel sofiriya waku xisney❤
Sido kle wlhi
sawda Hapo waan ku jecelay hore usoco xafdyda caanba ka tay ❤
Ifiye meel dheer buu noo taagan yahay oo maanta ma ifiyaa codsi wata muyuusan ogayn jacayl kaanu uhayno, asxaabtiisa waaweyn ka kamid ahay kuwa madaxu xanuuno hadaanu maalin qisadiisa weyno
Quluubta ilaahee hanoo sugo acuudu bilaaah qof walshiis ka maseeraayo kwrn balo😊
Waa ka naxay geerida Xayaat allah u naxariisto 😢😢
Wwwww wlhi manta wax noqdi qofka ugu horeyo muqalka firsado m.a❤❤❤ ay love you sowda❤❤❤
Wacaleykumusalam waraxmatullahi wabarakaatuhu sawda quruxey intad naga maqned ma hal jimca basay ehed 5 malamodban modaye macanto waxad naga codsato wa diyaar ❤❤❤❤❤❤❤❤love you abaayo
Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo dibmale wllo sharafeey
Horaa ugu xirnaa ani habo❤
Waan usaaray🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a anoo niyada kugu haya baaba ku helay alla ku barakeeyo wllshy ❤
Masha allah tabarakallah haye insha allah wan booqan dona
ifiyow sowdo ayan gobdon farxiya tawakal intas kuxiranhy😭🥺💋🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻
Ifiye io adi cidan ahenba madawado sowdaY
Waan ku salaamay Sowda qor dher
Wcs wlshey sawda qaalip ❤❤❤🎉
Scw scw scw scw scw ❤❤🎉🎉🎉🎉
Waan usoo saaray lkin shekoyinkisa ma rabno😂
Ka ogu fiican weeye abaayo ilays
Maasha Allaah sowdaay maanta shacnigaaga ifiya ❤