Ilaahay haku caafiyo abayo Tan kale Adkaarta subaxa iyo ta casarka iyo ta habeenka haka tagin way kuilalinaysa adkartu quraankana akhriso gar ahaan suratul baqrah❤
Sharabkas adigan ka arkay oo waan toodobad aya wada imika aniga wa liin orange cambe papay tufaax muus carrot beetaraf wa mashallah wlhi lakinse beratafka badan dhagxanta kalkaha ayu sameeya marka inta talagada ku jirta dhameyo wan Ka reebo dona weega danbe inshallah
Allaha ku cafiyo madax waa meesha laga socod caafimaad ku rejnaa quraan isasaar 😊
Insha Allah Mcney ❤️❤️
Abayo is quraan saar adi iyo ilmaha dhan ilahey haku caafiyo
alle haku caafiyo abayo
Allah ku cafiyo abyo salwa cafimd khyr qaban ayaan kuu rajaynay
Aamiin is qali
Ilaahay haku caafiyo abayo
Tan kale
Adkaarta subaxa iyo ta casarka iyo ta habeenka haka tagin way kuilalinaysa adkartu quraankana akhriso gar ahaan suratul baqrah❤
Shukraan qali
Mansha Allah ilahay haka caafiyo madaxa waa laga dhaqayo bilcaafiya 😊 abaayo mcn
أسأل الله العظيم رب العرش الكريم أن يشفيك حبيبتي شفاءا لا يغادر سقما اللهم آمين يارب
آمين ❤️
Allaha ku siyo caafimaad taama Aamin Aamin Aamin yaarabi ❤❤
Aamiin qali
M.a 🎉
Allaha ku caafiyo abyo is quraansaar abyo abyo dambi dhaafna Allaha kaaga dhigo 😢😢😢
❤️❤️
Alle haku cafiyo wlshey mcn
Ale haku cafiyo wll
Ilahey hakaa yasiro walley cfmd team Allah kusiiyo😢
Alha ku cafiyo abaayo ❤
alle haku caafiyo abyo
Aamiin
Allaah ku caafiyo abaayo vitaminada amay kugu yaryihiin abaayo cafimad insha allaah
Ilahaay hakucafiyo xbbti
❤❤❤❤❤
Allaha kucaayo abaayo
Abaaa allh ku caafiyo quran isa saaar mida kle albaqro lasimo
Sharabkas adigan ka arkay oo waan toodobad aya wada imika aniga wa liin orange cambe papay tufaax muus carrot beetaraf wa mashallah wlhi lakinse beratafka badan dhagxanta kalkaha ayu sameeya marka inta talagada ku jirta dhameyo wan Ka reebo dona weega danbe inshallah
xbbti allahaku caafiyo quraan isi saar abaayo kusoduceeneaa adunkaan ilaa jirto allah hakaa ceemiyo
Abyo ilahi hakucafiyo
Madax too kuwalcday ilaa 3bil waxey dhiihi jirty madaxa iga goyaa 😢 ya allah allah kaa yasiro
Xbbt alle caafimaad dag dag ah haku siiyo quraana isa saar waa caafimaadee ❤
Aamiin Mcney ❤️
Abayo xaamilo maaa tahay
Salwa maanta waana ku arkaya wllhi lkn
Anigaba sxby madaxa aaadbuu iixanuunaa waliba dikaan malmahan isku arkay lkn kaniini ma isticmalo lkn her indho wax ka arki wayo magarin alx uurleyhy dhaqtarka markaan tago lee inan ushego rabaa lkn hurdo fiicn malihi 8bil ahay
Xbtti ilaahey haku kala keno adigaa iyo babyga o nabaad ah biiyo bdn caab
Allaha ku caafiyo
Salwa maanta anaa uhoreeyo ee reply 💕
❤️
neerbe amaqabta dhaqtar nerfe tak
Quraan isku aqri