Masha allah jubaha iska daa abayo hadad dhan dhankaa waxa ku duugan iyo waxa laga sameeyo iyo caafimaad sidu ugu daran yhy maad is ticmaashen aqoon baadan u lahayn salwaay
Salwaay way kugu danbysay qali ilhy ha kuu fududeeyo anaba waan kula arkee 8 months aan sii mryaa isoo duceeya in ilhy ii fudeeyo umusha aniga iyo wlllha kleba❤😂😂
Masha allah jubaha iska daa abayo hadad dhan dhankaa waxa ku duugan iyo waxa laga sameeyo iyo caafimaad sidu ugu daran yhy maad is ticmaashen aqoon baadan u lahayn salwaay
Masha allh salwo waalagugu dhuunte aqwan ilah hkuu fududeyo xladan masahlane 😂❤
Masha Allah ❤❤
Salwaay way kugu danbysay qali ilhy ha kuu fududeeyo anaba waan kula arkee 8 months aan sii mryaa isoo duceeya in ilhy ii fudeeyo umusha aniga iyo wlllha kleba❤😂😂
Ilaahay hakuu sahlo abayo si Dhabi yar oo caafimaad leh haidinkala keeno. Aniga xataa hada 8 bilood iii galeeysa soo duceey.
@zahramohamed6077 aamiin
Wcs masha allah❤❤
Mashallah team uusey 😂
Mashallah salwo abayo rootiga purkerka noo soo gali sida loo sameeyo please ❤❤❤❤❤❤
Diyaar qali
Masha allaah Salwa wan dareemay inay xaaladu dhiindhin tahay madaxa xanuunka jogtada ah anaa leh kkkkkkk
😂😂😂❤️