- 328
- 1 209 188
Salwa Arab
Saudi Arabia
เข้าร่วมเมื่อ 30 เม.ย. 2022
Welcome to my channel 🫂🫶🏼
วีดีโอ
HADAAD 🤔RABTO IN CIYALKA 👶🏼KU CAYILAAN 😱U SAMEY CAKE’kan 🍰WAAD KU FAIDI DONTA 👍❤️
มุมมอง 2.5K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#30k #vlog
SELF CARE 🧖♀️ GABAREY NAFTADA HA ILAAWIN 🥹GALABKI ILA HAWEEN 🌇WAXA AAN QABTO 🧕🏽
มุมมอง 2.8Kวันที่ผ่านมา
#30k #300
SHAQADAx ADUUNK 🧼🪣AAN QABTAY 😱LKN 🤔MAXA IGA RACAAY😩 BY SALWA ARAB ✨
มุมมอง 1.6Kวันที่ผ่านมา
SHAQADAx ADUUNK 🧼🪣AAN QABTAY 😱LKN 🤔MAXA IGA RACAAY😩 BY SALWA ARAB ✨
4Am⏰ MORNING 🌅 ROUTINE IYO BALANTA ISBITAALKA MAANTA 🏩 || ALXMDULILLAH ||🙏
มุมมอง 2.1K14 วันที่ผ่านมา
#30k #300
JADWALKA 📆 SUBAX LAHA 🌅ANIGA IYO CARURTEYDA 🧕🏽🏡 HOOYO SHAQO || DALIY ROUTINE 🧼🪣BY SALWA ARAB
มุมมอง 2.5K14 วันที่ผ่านมา
#30k #300
UUR 🤰🏻MARKA LEYAHY MA I NAXRIISTO 💔NINKEYGA 😭 ILA TALI || DALIY ROUYINE
มุมมอง 2.4K21 วันที่ผ่านมา
#30k #300
MAASK 🥒WAALI AH 🧖♀️IYO BAJIIYO🧆 MCN BDN 🤤AYAAN KASO TURAAY🧕🏽 || BY SALWA ARAB✨
มุมมอง 2.4K21 วันที่ผ่านมา
#30k #300
11AM ⏰ BARQAADI WAXA AAN QABTO IYO JADWALKEYGA || DALIY ROUTINE 🏡✨
มุมมอง 1.6K21 วันที่ผ่านมา
#30k #300
AFTERNOON ROUTINE 🏡 DUHURKI WAXA AAN QABTO CIYAALKA INTE IMANIIN 🧕🏽✨
มุมมอง 1.9K28 วันที่ผ่านมา
#30k #300
KABSAR CALEEN IYO CARAFCARF KALE DIYAARSO ISBUUCI DHAAN 🏡👍
มุมมอง 2.1K28 วันที่ผ่านมา
KABSAR CALEEN IYO CARAFCARF KALE DIYAARSO ISBUUCI DHAAN 🏡👍
SIDAAN FARIIJKA U NADIFIYAY 🧼🪣IYO ADEEG ISBUUCLAHA 🥬🍅|| BY SALWA ARAB 🧕🏽✨
มุมมอง 1.7K28 วันที่ผ่านมา
SIDAAN FARIIJKA U NADIFIYAY 🧼🪣IYO ADEEG ISBUUCLAHA 🥬🍅|| BY SALWA ARAB 🧕🏽✨
25$ 💵SUQA BAKARO 🍅🥬MAAXE GOYSAA ?? HOOYO KU NOOL MUQDISHO CADEY 🧕🏽🇸🇴
มุมมอง 4.8K28 วันที่ผ่านมา
25$ 💵SUQA BAKARO 🍅🥬MAAXE GOYSAA ?? HOOYO KU NOOL MUQDISHO CADEY 🧕🏽🇸🇴
WALASHEYDA II GUMEYSATO 😩 ILA TALI || MORNING 🌅 ROUTINE 🧕🏽🏡
มุมมอง 1.2Kหลายเดือนก่อน
WALASHEYDA II GUMEYSATO 😩 ILA TALI || MORNING 🌅 ROUTINE 🧕🏽🏡
CASRIYO ⏰CIYALKAGA U SAMEY DONAT 🍩 || DALIY ROUTINE || BY SALWA ARAB 🧕🏽🌻
มุมมอง 1.6Kหลายเดือนก่อน
CASRIYO ⏰CIYALKAGA U SAMEY DONAT 🍩 || DALIY ROUTINE || BY SALWA ARAB 🧕🏽🌻
HOOYO WAA HOOYO 😩 HAAD XANUNSNTAHY🥴 XITAA SHQADQ WALAGA RABA || DALIY ROUTINE 🏡
มุมมอง 2Kหลายเดือนก่อน
HOOYO WAA HOOYO 😩 HAAD XANUNSNTAHY🥴 XITAA SHQADQ WALAGA RABA || DALIY ROUTINE 🏡
4:30AM ⏰ROUTINE’KENA SUBAXNIMO 🌅ANIGA IYO CIYALKEYGA 🧕🏽🏡
มุมมอง 1.8Kหลายเดือนก่อน
4:30AM ⏰ROUTINE’KENA SUBAXNIMO 🌅ANIGA IYO CIYALKEYGA 🧕🏽🏡
📌CAZUMAAD || 40 BAAX👼🏻 ❤️MSHA ALLAH❤️ SHAQADA ADUNKA 🧕🏽✨
มุมมอง 3.7Kหลายเดือนก่อน
📌CAZUMAAD || 40 BAAX👼🏻 ❤️MSHA ALLAH❤️ SHAQADA ADUNKA 🧕🏽✨
📌5AM⏰ SUBAXI HORE WAXA AAN QABTO 🧕🏽🏡 ||DALIY ROUTINE 😎✌️
มุมมอง 3Kหลายเดือนก่อน
📌5AM⏰ SUBAXI HORE WAXA AAN QABTO 🧕🏽🏡 ||DALIY ROUTINE 😎✌️
📌5AM ⏰HOOYO SHAQO 🧕🏽& MUSHAARI NAFAQADEYFA WADATO😍 & SHAQADA ONLINEKA 🏡
มุมมอง 4Kหลายเดือนก่อน
📌5AM ⏰HOOYO SHAQO 🧕🏽& MUSHAARI NAFAQADEYFA WADATO😍 & SHAQADA ONLINEKA 🏡
✨FULL DAY | ROUTINE🏡 VIDOGA JIMCHA📿 BY SALWA ARAB 🧕🏽🌻
มุมมอง 3Kหลายเดือนก่อน
✨FULL DAY | ROUTINE🏡 VIDOGA JIMCHA📿 BY SALWA ARAB 🧕🏽🌻
5:00AM ⏰JADWALKA CIYALKEYGA SUBAXI🏡🌅 HORE || MORNING 🌅 ROUTINES
มุมมอง 4.4Kหลายเดือนก่อน
5:00AM ⏰JADWALKA CIYALKEYGA SUBAXI🏡🌅 HORE || MORNING 🌅 ROUTINES
SODAHDEYDA 😔IYO GABDHEYDA GURIGEYGA🏡 IGU DUMIIN 🫣RABAAN 😡
มุมมอง 1.6Kหลายเดือนก่อน
SODAHDEYDA 😔IYO GABDHEYDA GURIGEYGA🏡 IGU DUMIIN 🫣RABAAN 😡
JADWALKENA📌 ANIGA CIYAALKEYGA EE HABENKA🌃 || YOUNG SOMALI 🇸🇴 MOM 👩🏽
มุมมอง 2.3Kหลายเดือนก่อน
JADWALKENA📌 ANIGA CIYAALKEYGA EE HABENKA🌃 || YOUNG SOMALI 🇸🇴 MOM 👩🏽
HOOYO 👩🏽KU NOOL MUQDISHO MALIINKA 🌇KHAMISTA WAXA AAN QABANO 🏩💉
มุมมอง 1.9Kหลายเดือนก่อน
HOOYO 👩🏽KU NOOL MUQDISHO MALIINKA 🌇KHAMISTA WAXA AAN QABANO 🏩💉
Rer kuweda hashi maila aragten salwo kuweydo ine isku dukan ka adegtan
Xajiga dheh 😂😊
Induumi maxaa waaye
Shamar iyo yaansun subaxii ama habenkii koobsiii badalka shaaxa
🎉🎉🎉
Indumida box meqo waye
15$
Masha Allah Allah hadiin barakeeyo xamar maciishada waa raqiis Nairobi qaali waaye 10 kilo 250 kuu imaaneyso naa salwoy dukankan kuu hilac sow ma ahan asagoo cilmi loo badalay argay 2023 mar aan imaaday muuse mey iska wareejiyeen dukanka
Haa abaayo musaa iyo waa warejiyen cilmi aya u so guraay
Masha Allah xabiibti ❤❤❤❤
Manshaallah 😍
Abaayo
Maxaa kuu dhacay
Allaha idiin caafiyo
Asc walal ukunta iska dhaff hadad xasasiyad ad ledihin
Haye aqwaan,nabad ma jirtoo
Mash allah salwa cadey ❤❤
Kuweyda ruweydo ma lagu dhahaa adna xbbti 😂
Welcome gabdhaheyga 🙏❤️
Salwo salmo ma lagu dhahaa😂😂
@@miinicali2297 Maya SALWA abaayo
@@salwaarab6435 asc abyo alah noo cafiya abyo qalid ka ilaal ukun malayga kasac fruit kaar lama siiyo farawlaha kiwiga Dorada kale bisbaas liinta abyo wlhi Aad baan igu rafaday alxmdulaahi qawowga ka ilaah
Abyo birta dolshada intee kahelaa igu caawi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah salwa cake hadaa sameenayo adi cake gaaga lee ictimaadaa ❤
Masha Allah abaayo thanks 💖
Masha allllh ❤
Amiin wIIo qaIi❤❤❤❤❤
Xaga sare imisuu kujiraya
Mashllh tabarakallah abayo salwa allah ku cafiyo haragabka lin macnta iyo tonta ayaa kuu ficn wan ku salamay form Djibouti ❤❤
Mashllh tabarakallah abayo salwa Allah kuu barakeyo maraa waliba guriga gaa 🎉❤❤❤
Masha allha
Mash allah tabarakalah abayo illahey haku ziyaadiyo malawax ukun lahen raadinayey waxan ba kasii faaday caanaha gesaca ka reysana wan ka helay wana tibaabiyey waa macan
Shukraan qali
Masha allah salwo gacanta allah haku barakeyo❤
Aamiin qali ❤
Bakaaro hada kor anigoo xaamilo ah maku aadi kariyoo waa wareeray walhi meel aan joogo karan wayay aduunka dhan si kale ila dhaqday cabsi waa ilaawi la ahay ilaayo Hada 2022 bisha 8 aheed saxiibkey la wacay bakaaro imaan karin cabsi walhi waa imaaday hee asgaa isoo waday 😂
Omg 😂😂😂
😂ani hada galbta aaday suuqa ceelasha biyaha deganhy culees badan masoo qaadin 3 bacmadaw ahed culus sxbky igaso qaday 1xabo lee wady xanuunka aan hada daremoyo cawa canuga wuu soobixi rabaa isdhahy markan imidna horay shaqo kagaly manasan alx hada xoga waa igakala yarady xanunk
@@xamdamaxamud-n9j is ilaali hee meel dhaadheer ha isku aadin abaayo
@@xamdamaxamud-n9j Ay sorry qali nasiino bdn samey ❤😂
Masha Allah xamar nolosha waa iska dagan tahay Masha Allah
Haa ❤
سلوتي احبك ف الله
❤❤
@@salwaarab6435asc salwa abyo mooska fareejka ka bixi medow ka dhigaa abyo neeftuurka dhiiga la soco haday baby jiraan
Masha Allah ❤🎉❤
❤❤
Lix sano aa ee anigana 3 sano daganaa xaafadaas maxaa kuu argi waayay xamar hadan joogi lahaa waa kuu imaan lahaa salwoy xamar hadaan inaado gurigagaa iga fiiri
Jaah yaaqi welcome 😂🥹
@@salwaarab6435 😂😂😂😂naa iga dag waan ku fiirsan jiray markaa uunsiga kadi jirtay inaa Dariska tahay ma anigaa ku ogaa inaa Hada dhow soo dagtay umaleyn jiree 😂😂
Ar lafahaa hore aya taahy 😂😂😂 aniga sidaa le so arosaay xafadan le so dagaay
@@salwaarab6435 Haa ani xitaa luuqa bulkeediga dabaqa ku yaalo leygu soo aroosay kadibna dabaqa weco u guuray markii dabaq huurmuud la dhisayay ka guuray wax yar meel u dhow dagay xalwo boqol soon guri cusub dagay gurigii xaafada laga dhisaba inaa dago jecelaa wlahi saxiibkey Hada xamar waa nacay guurow ku dilay kulahaa xamar waa kaaga dhamatay ku haayaa lkn ani xaafdaas love ku ahay meel dagan waaye runtii abaayo
Masha allah
Ilove you too ❤❤
Abyo cake ka markaa sameeyo kor iyo hood kuduud ka noqonaa dhexdana qoyaan hadaa dabka ku sii heyana wuu gubanayaa please maxaa keenaya
Masha Alaa ❤❤❤
🎉🎉🎉🎉
Abyo firijka shirkadan cml ina so gada raby kwrn
noh soh Badi waxa ciyalka ku cayilan
Masha Allah abyo ❤
Mashppah
Manshaallah gaari dumar ❤🎉❤🎉❤🎉
Mcnto fuurnada korunta badan mey cunee mise waa norml. Inaa soo gata rabaa
Noso badi mcnt umac
Abayo salwa wa mahadsanthy no so badi wax ciyalka ku cayilaan
Dhiirigaliso❤
Noo soo badi abyo
Hada sameynoya kawrn dolsho casho ah qalatada ey kujirta aqwan
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻🎉
Qashin Kuma darooyo soortiisaa ku cunaa😂😂😂