DOOD ADAG: Maxaa kala qabsaday Abuukaate Xalane & Gudoomiye Baashe Kiiska Luul& Sayid..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @Xasancadde-us6ht
    @Xasancadde-us6ht 2 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 หลายเดือนก่อน

    Haduu dhalilaa gabadhaas ama ayladhalanlahayd ama ehelkiisa ahaanlahayd saasuma hadleen maanta
    Subaxaanallaah madixiisa waacadyahay Allah unaxariisto Luul 😢😢😢😢
    Gabdhah Soomaaliyeed waxay kutusaysaa dhibka ayqabaan Subaxaanallaah
    Xaqa Allah uhiiliyo Aamiin

  • @dahabdaahir2164
    @dahabdaahir2164 2 หลายเดือนก่อน

    Kan allaah kamacabsan subxaanalaah ma isaga og waxaytiri muxuu mayedka uxamanayah

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 หลายเดือนก่อน

    Gaaskii hadduu gubtay, jirka bina-aadamka urkiisa ayaa ka awood badan. Ur gaas ma dii jiri karaa? Waa dood aan xoog badneyn.

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan lawyer nimada wa ina laga qaada

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 2 หลายเดือนก่อน

    Bal arag ninkas iibdaday aqiradisa😢sabtu waa abaha mawaxa uukalitaa😢14 yamanigahaa ee dilay ninki kufsaday walashis oo xanunsan xanunsan raganimadu inaad difacdaa hawee kaga ninka isagu marka lasarayo baburka madaxa ha katogto bes sharaftu waataas👍

  • @CabdicasiisFaarax-ye5ks
    @CabdicasiisFaarax-ye5ks 2 หลายเดือนก่อน

    Kan allaah kamacabssan

  • @AbdirahmanSalaad-yo9df
    @AbdirahmanSalaad-yo9df 2 หลายเดือนก่อน

    cadaqate aqiradada aduunyadkubadalatay ilaheyna kamacabsanin

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 หลายเดือนก่อน

    Waa xayawaan kan u doodaya dilaaga subxaanallaah,been buu soo dhoodhoobay

  • @MaxamedCismaan-bd6cy
    @MaxamedCismaan-bd6cy 2 หลายเดือนก่อน

    Abuukataan madoqonbaa mawaalanyahay mise waa imanlaawe 3 midkuuyahay haliigasoojawaabo

  • @IlmiIlmi-tu5rs
    @IlmiIlmi-tu5rs 2 หลายเดือนก่อน

    War ilaahay kacabso dhiiga muslimka ka duudsiyine

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 2 หลายเดือนก่อน

    Su, asha aan qabo waxey tahay yuu xukunka muqdisho qabtaa?
    Tankale wayo xaakimyada muqdisho ma dadka awooda kulahaa muqdisho mise?
    Tan 3xaad hadiiba aad idinkii awooda lahaa aad maxkamadi tihiin iska fasaxa wiilkaan maadama aadan si cadalad u xukumi karini