Documantary Film ERER iyo NOGOB | Qaybta 1-aad | HCTV 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 38

  • @doolabdullahi7316
    @doolabdullahi7316 3 ปีที่แล้ว +4

    barnaamij si heer sare ah loo soo diyaariyey ee dhulka quruxda badan ee ERER (FIIQ) iyo NOGOB waxaan mahad balaadhan u soo jeedinaya TV Qaranka Somaliland iyo wariyaha caanka ah Buur Gaabo oo si heer sare ah u daadihiyey Documentarigan hadaan nahay dhalinta deegaanka Somali State.....Good Job Guys

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 ปีที่แล้ว +5

    Nogob like ta ituse cagtaay😅

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว +5

    VIVA DDS AMA SOMALI STATE ETHIPIAN WAAN JACLAHAY FSALAAN BALIGUBADLE

    • @tbando2253
      @tbando2253 3 ปีที่แล้ว +3

      Ethiopian hanugu shegin warya

    • @hamsesuldaan1428
      @hamsesuldaan1428 3 ปีที่แล้ว +2

      Dhulkayga amxaar ha ku sheegin dadkaygii ii noolaada from hargeysa

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 3 ปีที่แล้ว +3

    Nogob iyo erar dhulkaan kasoo jeeday Allow barakee

  • @sali1269
    @sali1269 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allaah dds wa dhulbarwaqo ah illahayow nabada u siyaadi amiin

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 ปีที่แล้ว +2

    rer cabdile landhere yasha ogaden ilaa erar bay dagan

  • @sacdiya27houssein19
    @sacdiya27houssein19 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭 ilmdan ceeshan wayay wlhi 😍💕

  • @sacdiya27houssein19
    @sacdiya27houssein19 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah my home fiiq dawo 💕

  • @ismailmohamed9275
    @ismailmohamed9275 2 ปีที่แล้ว +2

    My fiiq meeshan ku dhashay✌🏾

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 5 หลายเดือนก่อน

    DHUL. REER CABDILE. WALEE WAA DEEGAANKII. AAN KA SOO JEEDAY

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 ปีที่แล้ว

    Malin aan fogey ayay ka hoos bixi xukunka itoobiya

  • @engmustafemehamed8233
    @engmustafemehamed8233 ปีที่แล้ว

    Wallal waxad ka tagtay mayu
    Iyo dakhato ,xaxidi mgalo cad

  • @aflaantamaanta1580
    @aflaantamaanta1580 3 ปีที่แล้ว +2

    Hawl weyn bay qabteen bahda horn cable TV

  • @IbrahimMohamed-kw7vi
    @IbrahimMohamed-kw7vi 2 ปีที่แล้ว +1

    My ancestral beautiful mountainus city of fiiq ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 3 ปีที่แล้ว +1

    Inkastoo ay ganacsiga ufiicanyihiin iyo danyarta hadana jogjiga waxa waalay e bilicdii kaqaaday waa bajaajta farahabadan ee wada qaylada ah e adoo magaalada joga haduu talephone kugu soo dhaco aanad midh maqlayn anyway deegaanku horumar la taaban karo wuu ku talaabsaday from gobolka faafan

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 2 ปีที่แล้ว +1

    2009 ayaan mar tagay degmada erer biyo kulul

  • @abdikarimomer2732
    @abdikarimomer2732 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn dhulka quruxdaa leh xabashi baa guumaysataa

    • @tbando2253
      @tbando2253 3 ปีที่แล้ว +3

      Was dhul somali warya habeshi iyo oromo Aya islayneso

  • @abdulhafiidh9728
    @abdulhafiidh9728 3 ปีที่แล้ว +1

    may Allah be with you in building up what is ours

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 ปีที่แล้ว

    Gobolka ugu macdanta badan fiiq intaas ayaan idinku siyaadiyey

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 ปีที่แล้ว

    Liter ayaa lagu cabiraa wax kasta oo liquid ah not kgs

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 3 ปีที่แล้ว

    Alla maxan berahas iyo barkakatudas maray dhulka inpadan ayan maray

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 3 ปีที่แล้ว

    Macalin A jamail sh abdi
    Alle cimriga hakuziyadiyo inshallah janada ino pallan waa macalinka afsomaliga
    Iga billabay / b t j x iiga billabay mnshllah

  • @khalifmacalinibrahim3353
    @khalifmacalinibrahim3353 2 ปีที่แล้ว

    Maashaallah alaha barkeeyo mgaladydii fiiq

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว +2

    SUUQINA KA DHIG SOMALIA SOMALI9LAND DJIBOUTI DHAMAAN ISKU DAN BAANU NAHAY SIYAASIYIINTANA DADKA HEYSKU FASAXDO

  • @IbrahimMohamed-kw7vi
    @IbrahimMohamed-kw7vi 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ogadenia

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan4881 3 ปีที่แล้ว

    Aax aax deegaankenaa maxaa dhimato soo martay

  • @farxaanmaxamed5648
    @farxaanmaxamed5648 3 ปีที่แล้ว

    Meeshan ma erergood baa

  • @abdinasirjirde8716
    @abdinasirjirde8716 2 ปีที่แล้ว

    Masha alla👏

  • @Silver-Murphy
    @Silver-Murphy 3 หลายเดือนก่อน

    17:41 soomaalida waa lagu yaqaanaa ineey maagaalooyinkooda hadyad ahaan u bixiyaan, kadib meelo lama degaan ah magacyaan lamida u baxshaan meelihii faeahooda ka baxay.
    Gursum, Babili, jinacsani,........😂
    13 ilaa 17 magaalo ayaa faraha soomaalida ka baxay 10kii sano ee u dambeeyay
    sanado kooban ka bacdina lahaanshaha jigjigaa muran ka iman doonaa
    Hadii ay soomaalidu xuduudaheeda si cad u calaamadeeyn weydo waxa hada soo hadhey.
    Shacabkeeda xuduuda degenina iska ilaalin waayaan isdhexgalka xad dhaafka ah ee labada qoomiyadood een dariska nahay khaasatan oromada oo tiradoodu xad ka bax tahay. Maalin walbana 1 kilomitir oo horleh beey deegaameeystaan.
    Markaa fadlan shacab iyo maamulba xuduudaha hadaad ka warqabi weydaan
    Mar ay talo faraha ka baxdey ayaad wax arki doontaan
    jiilka soomaaliyeed ee nagu xigana qoxooti ayeey ku dambeeyn doonaan whli.
    Google mapka fiiri ogu yaraan adaa wx fahmi doonee