Taarikhda wardheer gobalka ugu balaadhan Deeganka somalida hadana ugu horumarka liita Gobalkii Ciida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 83

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v 7 หลายเดือนก่อน +10

    Ogadenia udgooneey allow cadowga kaa qabo ❤

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +13

    Magaalooyinkii Soomaalida Reer Ogaadeenia🇬🇲🇬🇶🇸🇴❤️🔥✊💪

  • @Raho339
    @Raho339 9 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAAH IS ONE☝️♥️❣️

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 4 หลายเดือนก่อน +4

    SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allaah Tabaarakallaah🇬🇲🇸🇴💪

  • @hanihani8612
    @hanihani8612 ปีที่แล้ว +5

    Aad bay war dheer u qurux badan tahay.

  • @munaabdi9351
    @munaabdi9351 9 หลายเดือนก่อน +5

    Waryaa jooji afsomaliga qaldan seed kutiri qoomiyadaha soomaalida Somalia, jabuuti iyo etopiya waryaa ma itoopiyaa qoomiyadaha somaliyeed ka mid ah fadlan markale hadhihin hadalkaa

  • @FutoXar
    @FutoXar 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waanu soo socanaa hadaan nahay beesha majeerteen ee reer qurbeed❤❤❤❤❤

  • @mussejama311
    @mussejama311 ปีที่แล้ว +5

    Beautiful history +geography
    ❤💯

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 หลายเดือนก่อน

      Guled alifle keep up this documentaries

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 ปีที่แล้ว +6

    Waa sababta Ethiopia looga saari laayahay dhulka Somalida😳 lkn dad kula dagaala oo nool ayaa maanta jirin😳 DDS waa dhulka macdan, khayraad iyo tariikh leh😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Dagal le malagu jira ingiris baka danbeyay

    • @dhamays1845
      @dhamays1845 ปีที่แล้ว

      @@hodanc6255
      Haa wllo sababtoo ah hadaan Ethiopia dhulka haysan lahayn mayna nasateen inteey naga ceshan😳 waa dadnimo xumo inaa dhulkaaga Ethiopia xun oo ku dhaamin dhulkaaga macdan tiisa iska gurto😳😳🇸🇴😳😳

    • @adalleboyabdulaahi1023
      @adalleboyabdulaahi1023 9 หลายเดือนก่อน +1

      Dagaal maxaya adeer bad hana galin anagu waanku qanacsanahey dawladayada nabad iyo nolona waan haysana maxaa naga maqan marka

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ogadeina!❤❤❤❤❤

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 ปีที่แล้ว +3

    Masha.Allaah barakallaah magaalo aan jecelahay baad I geysay

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 ปีที่แล้ว +4

    Waxay odhan jireen somalidii hore :wadad loo mara wedyaalaye Wardheer dhul wanaagsanaydaa:🌴😍

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha quruxbadanaa illaahay habarakeeyo

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaa Allaah ❤❤❤ waa magaalo qurux badan

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah
    Quruxbadana ilahay cadawga hakadulqado insha allah 🥰🥰

  • @MuhuboJama-sh6df
    @MuhuboJama-sh6df 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah tabaraka allaah illaah subaxaanu watacaala haw siyaadiyo barwaaqada

  • @siciido8920
    @siciido8920 ปีที่แล้ว +2

    Wan uxisay dolo meshi ankudhashay we love

  • @siradadan9128
    @siradadan9128 ปีที่แล้ว +1

    WAA MEESHAANKUDHASHAY ALOOW. KUBARAKEE MASHALLAAH

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +2

    Masha’ALLAH

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +2

    ❤️❤️❤️🇬🇲🇸🇴👌

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +3

    🇬🇲🇬🇶🇸🇴🔥🔥🔥🐎🐎🐎✊💪

  • @AliIdirss-y7b
    @AliIdirss-y7b 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alah habalyoo

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🇸🇴🇬🇲

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع ปีที่แล้ว

    Masha’Allah. Dhulku waa Barwaaqo

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo ปีที่แล้ว +1

    Walal soo badi duubista DDS saan ubarano, Sanaag baan ku dhashay.

  • @Raho339
    @Raho339 9 หลายเดือนก่อน

    ALLAAHU AKBAR☝️
    Scw Scw Scw💕💕💕

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 ปีที่แล้ว

    Masha allah❤❤❤❤❤❤

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v 7 หลายเดือนก่อน

    riseerve eeriya waa sheeko cusub maaha wax somalidii hore taqaaney

  • @okiomohamed1434
    @okiomohamed1434 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahadsantahay , aad baana uga helay. Uguna baahnaa inaan helo Qayb qurux badan oo Taariikhda dalkayga ka mid ah mahadsanid mar labaad. lkn,saaxiib aan ku xusuusiyee " Soomaalidu ma aha qowmiyado ee Soomaalidu waa hal qawmiyad"
    (Ka noqo erayga aad isticmaashay ee ah qawmiyadaha soomaalida)

  • @Fays2010
    @Fays2010 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 4 หลายเดือนก่อน

    Kaliya waa gobalka iidhiman eenan arag gobalada 11 ah ee deegaanka

  • @FatushSundus
    @FatushSundus 2 หลายเดือนก่อน

    Gobolka doolo waa 7 dagmo 4 waxaadago rp 3 walaisla dagaah gobolkana waa leh Cali Ibrahim yaaka hor taagan power ful

  • @Raho339
    @Raho339 9 หลายเดือนก่อน

    ♥️❣️🥀🥀♥️❣️🥀🥀♥️❣️🥀🥀♥️❣️

  • @Hani_Ayaanle
    @Hani_Ayaanle 3 หลายเดือนก่อน

    Hada yaa wardherr isoo bara😊

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 ปีที่แล้ว +1

    Waligay ma jecelaysan nimanka chanalkaan iska leh. Waayo beenale ayay u sheegan dadka Wana isku diraan dadak lkn maanta waxay ka so war bixiyeen gobolka aan ugu jecelahay wadankayga.❤❤❤❤❤❤❤❤ well done guys. Love from dhagaxbuur DDS region.

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 หลายเดือนก่อน

    Haddii ceel walwaakeed ku go'aan wadaamuhu waan waani dhacntoo wadnahaan far ku hayaa.
    Waa dhul aad u qurux badan lakin rag ma haysto.

  • @SUHEIP.A.AZIZ10
    @SUHEIP.A.AZIZ10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 4 หลายเดือนก่อน

    ❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰✅✅✅💯💯

  • @Fays2010
    @Fays2010 8 หลายเดือนก่อน

    Magaalo Soomaaliyeed

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo kasoo jeeda mid kamid ah beelaha daga Wardheer Beesha reer Bicidyahan reer Gaala Eri reer Wacays waxaan bogaadinaya sida quruxda leh ee aad u soo bandhigtay taariikhda Wardheer waa in beelaha Makaahiil iyo Reer Bicidyahan u midoobaan horumarinta iyo dib u dhiska deegaan kooda oo iyagu Bud dhige u yihiin nolosheeda oo laga gudbaa sanadihii xasarada iyo jahliga Wardheer waxay u baahantahay Caafimaad waxbarasho leeydh biyo nadiif ah jidad laamiya isgaarsiin shaqo Buur in maxjar weeyn oo xoolaha lagu xanaaneyo marka lasoo iibgeyo si Caafimaad kooda loohubiyo lagadhisaa iyo maalgashi caalamiya waa in dadka waxbartay ee kasoo jeeda Wardheer dib u gulaabtaan dawlada DDS na fursad u siiso in eey waxlaqabato qurba joogta from Washington DC 🇺🇸

    • @hayatsalam9384
      @hayatsalam9384 ปีที่แล้ว +1

      Manshallaha tabarakallaha waa taalo ficaan huuno dadka ugu badan oo rer wardheer kii hore ah qurbahan waada joogna Inshallaha waan ku noqon doona waaxna waan u qaban doona huuno I miss my motherland wardheer ❤

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว

      @@hayatsalam9384 saas weeye huuno reer Wardheer waa in eey midooban gudaha iyo dibada dadka intii isku deegaan ah ayaa wax isu ah sigaara horumarka deegankeena dadkeena oo midooba ayuu ku xidhan yahay Wardheer waa magaalo strategy ah

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 10 หลายเดือนก่อน

    Waa cagdheer colaadi abuur isaaq nacyb

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 2 หลายเดือนก่อน

      Laangaab
      Cuqdadle,daba cayuun ,wagaash

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 4 หลายเดือนก่อน

    NFD JABUTI OGADENYA VON SOMALIA 🇸🇴 BRO

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 ปีที่แล้ว +1

    Gaalada maxaad noo wada tusi weyday waan ku duceeyn lahaa

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว

    Meeshaan kudhashay doolo

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +1

    OGAADEENIA🟩🟦🟥🟩🟦🟥🟩🟦🟥🔥💪

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 10 หลายเดือนก่อน

    Sayid abdulle hasan rabi oo ku caynsha iyo ku cafa mooyaan wallee caafimaad Uma fadhidid Cali buuhoodle. Gabaygaa ku waajibted

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 4 หลายเดือนก่อน

    Wadaad lomara wad yalaa wardheer dal wanaagsanayda

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 2 หลายเดือนก่อน

      Waddada dheh(waddo)
      Wadaad maaha

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 หลายเดือนก่อน

    Jidkaan waxaan maray anoo lasocda dhakhtarkii Biixi tuulooyinka dabiibi jiray.

  • @BarwaaqoMaxamed-gp6ns
    @BarwaaqoMaxamed-gp6ns 7 หลายเดือนก่อน

  • @dhagcasdhuubane8160
    @dhagcasdhuubane8160 ปีที่แล้ว

    Waaa meeshan ku dhashay ilaaa ka fir ka fir doollo my home

  • @NuurxuseNuurxusee
    @NuurxuseNuurxusee ปีที่แล้ว

    Weligaba lahaystad ahayd

  • @ClrisaqMaxamed-c1q
    @ClrisaqMaxamed-c1q หลายเดือนก่อน

    😂😂😂❤❤❤❤❤😅😅😅🎉🎉🎉

  • @Cabdirisaaq1-hg5dv
    @Cabdirisaaq1-hg5dv 4 หลายเดือนก่อน

    WLL KASO HADAL TARIKHDA GOBOLKA GASHAMO
    WA CODSI

  • @AhmedAli-cb2iw
    @AhmedAli-cb2iw 4 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyaroy inta dhulka yagu kumaqan yahay gacan xabashi walle ina ladno wa gunimo ee dalkena barna si muqato lo heysto barna si an muqan wali maku fikirnay ina u tashano maxa hankeyna dilay waxa no dhanta noloshan geeri anaka waxa nahay dhalinta kali ah ee geeska Africa ku ciilan allah nama badin ee wa ina dalkena diintena iyo dadkena u dhimana 35m oo gunima ku nool inta ahan laheyn hanaga so harto 1m oo gobanimo ku nool

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waar guled kaanalo badanida

  • @siradm
    @siradm 6 หลายเดือนก่อน

    Laakiin Itoobiya maaha, waa Soomaaliya, muwaadinkastana waxaa laga rabaa inuu ciyaalkiisa sii baro in ay tahay dhul cadaw naga haysto kuna rajo wayn nahay inan maalin un la soo wareegno

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 4 หลายเดือนก่อน

      Ciyaalkeyga been bari maayo anigu wardher saama dhex dhigi karta

    • @AhmedAli-cb2iw
      @AhmedAli-cb2iw 4 หลายเดือนก่อน

      Inta afka kaliya ka dhaheyno wali wax noma yaalan wa in dalka somalida gacanteda lagu celsha

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว

    Wadadaa majirto

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 ปีที่แล้ว +1

    Where is Danood?

  • @muminogure645
    @muminogure645 ปีที่แล้ว

    War la aay war la aay asc war waad gently wardheer 1600 Sano ayay jirtaa wad khal dantay taariikhda soobarta

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 ปีที่แล้ว

    SOO BAADII WAAN KA HEELLA DHULKA SOM SOM ILAAHAYOW MIIDE HADABA 7 MMUL JOBOLED LOO KALA FUURFURAYE AAR SOM WAXAN IS ODHAAN JIIREY WAA MASKAX MIDHAN MASKAXDIBA QAABIL BAA KA XUMEYEY ILAHAYOW SOM QAABILKAN XUUN EE DHUXA KAGALAY OO WALAY KA FUURDAMI AXXX WAA WADANI

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 ปีที่แล้ว

    SCW WAAR NINYAHOW WARDHER DHULKU WAANAGSANA KAMA XIISO DHICIN MAHBARKI XABASHIDA IYO SNM BAA BUH NAGU SOO HUJIMI JIIRTEY BERIGI DAWLADI KACANKA LAYIIDIN

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v 7 หลายเดือนก่อน

    fool qof meel dheer ka yang mi maahee socod dheh

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 ปีที่แล้ว

    Dhulkan waa dhulsoomaliyed oo quruxbadan, balse xorma'ahan, yaase ka'ilaalin doona Oroma iyo Canfar.!!!

    • @dhamays1845
      @dhamays1845 ปีที่แล้ว

      Dad maanta dhulkooda ilaa shada ama soo cashada ma joogo😳😳 Somali qabiil iyo madax aan wadani ahayn😳😳😳

    • @adalleboyabdulaahi1023
      @adalleboyabdulaahi1023 9 หลายเดือนก่อน

      Anaga ujoogna

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Ogaadeen ciil qabe

    • @adalleboyabdulaahi1023
      @adalleboyabdulaahi1023 9 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa ku heley adaa ciil qabe ah

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 2 หลายเดือนก่อน +1

      Soomaali oo dhan baa ciil qabta Laakiin yarkaasi waa indha ku garaadle,calooshiisa la ciyaar

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Ogaadeen beenaale madhax