SHAADIYO SHAARAF KASHKA IYO WIILO BAALAHA ISKA RIFAY QARAAXADA ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 290

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 หลายเดือนก่อน +7

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖❤

  • @xoghaayecomedy230
    @xoghaayecomedy230 2 ปีที่แล้ว +148

    Aqoon la'aani Waa iftiin la'aan. Salaanta Waa leysku jeclaadaa taasne Xabiibkeena (NNKH) ayaa inoo sheegay.

    • @taqiyomaxamed6539
      @taqiyomaxamed6539 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @adoonti-Alle-12
      @adoonti-Alle-12 2 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @ahmedabdi7074
      @ahmedabdi7074 2 ปีที่แล้ว

      Dadka wadada markey maraayaan ma is salaamaan yuotubka lee waaye

    • @xoghaayecomedy230
      @xoghaayecomedy230 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedabdi7074 Meel Walbo Waa in Qeyrka la faafiyaa Oo lagu Dhaqmaa.Zxp

    • @caashoxasan6970
      @caashoxasan6970 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 2 ปีที่แล้ว +30

    Asalaamu calaykum maashaa, Allaah wiilo quruxeey iyo shaadiyo waad iga qoslisay anigoo xanaaqsan mahadsanid nabadeey ✌💭🗨

  • @iftiinshemedia1353
    @iftiinshemedia1353 2 ปีที่แล้ว +63

    Wiilo qosolkan ma playstor ayad kalaso dagtay cajib waye keep going sister ✌

    • @khadiijoadan3966
      @khadiijoadan3966 2 ปีที่แล้ว +2

      Shaadiyo maxaa halkan go lee maqabtaa

    • @Marwaan.chanel
      @Marwaan.chanel 2 ปีที่แล้ว

      @@khadiijoadan3966 😂😂😂😀 var xumida 😆

  • @asiyasaleban6052
    @asiyasaleban6052 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo nolosheeeda qosol bay ku dhamasty mocha alllha allle ha ku siyaadiyo abyo Macaaaneeey😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @drnaemaabdullahi1462
    @drnaemaabdullahi1462 2 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanallaah ilaahay ka baqa maalin aa maanta aheyn ayaad arki doontan waxad sameyneysaan hadeydaan ka toobad keenin.

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi9752 2 ปีที่แล้ว +17

    😂😂😂😂😂😂Wlllh Daaacada uqosly, 3 aaan kala Dhcin is heshay runtiii🔥🥳🖐💯

  • @fadnaahmed6897
    @fadnaahmed6897 2 ปีที่แล้ว +12

    Alla hooyoy wan suuxe iso raadsha cawa beerka icadaady🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @anascraxmaan6548
      @anascraxmaan6548 ปีที่แล้ว

      Sanad Kadib habeyn Ciid ah
      Kaalay hadana suux 😁🤣🤣

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 2 ปีที่แล้ว +7

    well done wiilo kashka iyo shaadiyo wax isku balamiyo rabay waa labo kala daran caawa guriga tv ga kawada dawanay guriga dhan waxaa lo fa dhistay stand up comedi cml wlh we love you guys

  • @faizorashiid2411
    @faizorashiid2411 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxaan Allaah subxaan Allaah qosol xishood daro meeshaan leeloogu imaadaa qosol kabadan qalbiga ayuu qalafiyaa

  • @techblack414
    @techblack414 2 ปีที่แล้ว +8

    Shadiyo ilaahay khayr hakaaga dhigo intaan iga qoslisay walhy

  • @justnana3541
    @justnana3541 2 ปีที่แล้ว +6

    Shaadiyo 😂😂😂😂😂😂 ma nooliiii
    Alla beerka wllhi waa ka badisay 😂😂😂😂

  • @ayatiinmedia4186
    @ayatiinmedia4186 2 ปีที่แล้ว +5

    Wiilo qeebta qosolka meee qabilsanthy😁😁

  • @faadumonuur315
    @faadumonuur315 2 ปีที่แล้ว +4

    alhuda anaa hada dhigto iskulkeyga team alhuda ismujiya💯❤💗💓💓

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha alaah sadex qof oo aan taageero oon jeclahay aa tihiin noolaada 🥰🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asiyaabdurahman376
    @asiyaabdurahman376 2 ปีที่แล้ว +9

    Dhanteye iyo kashka maxaa isku dagasheen abwe

  • @deeqahmed2930
    @deeqahmed2930 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha AllAH WAN JECLAHAY WIILO QOSOLKEDA WLHI

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 ปีที่แล้ว +11

    maasha alaah wiilo hore usoco

  • @amaali9609
    @amaali9609 2 ปีที่แล้ว +2

    Omg shaadiyo ilmay iga keentay sidaa uqoslyay cml hadalkaaga dhanmawada fahmin lakin intan fahmey funny 😆 🤣🤣🤣🤣

  • @maaido6341
    @maaido6341 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala ilaahoow qosol ka dhargay wllhi waa idin wataaa

  • @munocabdulahi4412
    @munocabdulahi4412 2 ปีที่แล้ว +19

    Waaw dadka Aan jeclahay masha allah com back😘😘🙏🙏🥰🥰♥️❤💖💉🩸

  • @mohamettmoallimmohamuttada75
    @mohamettmoallimmohamuttada75 2 ปีที่แล้ว +16

    Wiilo qosol wnaag ❤️ u

  • @sahalomaromario514
    @sahalomaromario514 2 ปีที่แล้ว

    Bismila meesha waa laysku heelay kashka waa laga badiyay shashka aya kaa badisay waan nii salamay from djibouti

  • @ifkanolosha6014
    @ifkanolosha6014 2 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhh shaadiyo funny wlhi

  • @sahumamahdi6523
    @sahumamahdi6523 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abayo qosalkaga wn jeclahay

  • @mahrezsaxaafi3796
    @mahrezsaxaafi3796 2 ปีที่แล้ว +4

    Waali xaar makugu dhagaaay kulaaha 🤣wallhi waan furaaay🤣

  • @haykalcade3176
    @haykalcade3176 2 ปีที่แล้ว +1

    From kashka mrs wiilo qosolka ayaba igadane abayo wa kusalamy from Toronto canada

  • @khadijamohamed9189
    @khadijamohamed9189 2 ปีที่แล้ว +1

    Qosolka faraha badhan maficno sister just my advice

  • @samaanabdiqani4775
    @samaanabdiqani4775 2 ปีที่แล้ว +3

    Wiillo qosalka dhaqtan maa o soo qoray 😂

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 2 ปีที่แล้ว +6

    Shaadiyo iyo xerteeda qosolka 😁✋

  • @luuzina5491
    @luuzina5491 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah wiilo qosolkeeda iska jeclhy

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 2 ปีที่แล้ว +8

    masha Allah keep going abayo 🥰🙏

  • @Mgureey
    @Mgureey 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah wiilo qosolkaga wan jeclhy

    • @suhaanaibraahim946
      @suhaanaibraahim946 2 ปีที่แล้ว +1

      Shabalalaa aderga waaye ku leh 😅😅😅

  • @farxiyocabdi1690
    @farxiyocabdi1690 ปีที่แล้ว

    Mshallh mshallh

  • @sapiriinmohammett4569
    @sapiriinmohammett4569 2 ปีที่แล้ว +3

    Kaashka io shadiyo wiilo saaa uqoslayay waa dalay😂😂😂

  • @saynabcalimaxmuud5507
    @saynabcalimaxmuud5507 2 ปีที่แล้ว +1

    𝐄𝐧𝐠𝐥𝐢𝐬𝐡 𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐮𝐧𝐚 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨 😂😂😂😂😂😂😂

  • @yourshighlights5475
    @yourshighlights5475 2 ปีที่แล้ว +5

    Zhadiyo waan ku wataa

    • @saynabahmed2287
      @saynabahmed2287 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa la isrfay kkk qosol nagma hrin

  • @zamzamahmed4654
    @zamzamahmed4654 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilo qosolka isgda akhiraa danbysee

  • @mjmusic4686
    @mjmusic4686 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilo keep koing m.a pro oky

  • @samaanabdiqani4775
    @samaanabdiqani4775 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh kala iyo labaan o qoslaa malin walba ninkaan no balami shadhiya

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 2 ปีที่แล้ว +3

    From baaba jey😍😍😍

  • @zakicadejr123
    @zakicadejr123 2 ปีที่แล้ว +5

    Warka hala kal helo😂😆😆

  • @abdirisackahmedhasan7298
    @abdirisackahmedhasan7298 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wan Ina salamay dhamantin walibo waxn si kaar ah u salamaya wiilo cadey wiilo wan ku jacelhy abayo jacelka an ku qhabo xita shacdiyo qali ama sharaf wan u shagtay walashay wax ila qawo

  • @sacdiyaademosmaan6618
    @sacdiyaademosmaan6618 2 ปีที่แล้ว

    Wiiilo qosol badan oo qosool dheera

  • @shukrishacnishukrishacni7349
    @shukrishacnishukrishacni7349 2 ปีที่แล้ว +2

    waaw m.a alle ha idin dhaafo keep going

  • @rayaancadey3813
    @rayaancadey3813 2 ปีที่แล้ว +18

    𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐤𝐚𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐨 𝐜𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐩𝐨𝐡..

  • @suhuurapdi2550
    @suhuurapdi2550 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiiloo ma reer hargaysaa tolka 😂🥳

  • @zacduushbintu8076
    @zacduushbintu8076 2 ปีที่แล้ว +1

    Kashka love you ❤️💞💞 qoloskaga mcn❤️mcn

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 2 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂Wllhie 3dani waa Xaraaabe

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 ปีที่แล้ว

    Shadiyo baba jajey meesha

  • @ikranmuhumed9239
    @ikranmuhumed9239 2 ปีที่แล้ว

    Shadiyo keep going love you xbbti inolow abdullahi surwalka nucan waa maxay wilo qosol bdan kuslmy

  • @mareye4192
    @mareye4192 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alalg wiilo abyo keep going

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 ปีที่แล้ว +2

    kashka caadiya loo helay shaadiyo umad maahan😂😂😂

  • @sadamawale6894
    @sadamawale6894 2 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo isku doontay hadalkiipa ku dhagay wlhi😅 wan idin wata wiilo qosol iyo shaadiyo sharaf

  • @amalsuldaan7305
    @amalsuldaan7305 2 ปีที่แล้ว +1

    Ufff na ilaa hilib dalqihi ba ku muqda shem on you

  • @hayatqalbiqurax5551
    @hayatqalbiqurax5551 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo qosol qurax mashallh ❤❤❤❤

  • @baashiabdiazizbaashiboy5365
    @baashiabdiazizbaashiboy5365 2 ปีที่แล้ว

    Labada Soomaalida ugu qosolka badan aa kulmay Kashka & wiilka kkkk

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 2 ปีที่แล้ว +2

    Wallee meeshaan waa leesku karbaashay Kashka umadeena maahan.

  • @ladanxaaji6671
    @ladanxaaji6671 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo madax ayiiin 😂😂😂😂😂😂

  • @liibaanagoon3972
    @liibaanagoon3972 2 ปีที่แล้ว

    Shaadi sharaf walaga wataa jirka

  • @saladyemohamed2186
    @saladyemohamed2186 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk iyo shadiyo qosol wa iska diyar

  • @ROOHANQAAN-dy2iz
    @ROOHANQAAN-dy2iz ปีที่แล้ว

    war labadaan yaa isku balamiyay👌

  • @mumtaazali3824
    @mumtaazali3824 2 ปีที่แล้ว

    2 bo qosolka bes ku fanto kashka afweyne iyo wiilo fuusto ah ah ahh kkk qof aan qosol haynin xitaa wuu woslaa

  • @faizorashiid2411
    @faizorashiid2411 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaadiyo maamo sooma tihid isdaji miisaan iskuyeel hadal waxgalleh

  • @nasriinhasan7731
    @nasriinhasan7731 2 ปีที่แล้ว +1

    Qosolka ma play store kala zo degtay wiiloy 🤣🤣

  • @axmedzaki7
    @axmedzaki7 2 ปีที่แล้ว +1

    Kashka shadiyo Wiilo Madaxa Qosolka is Helay😁😅

  • @sasabmohamed933
    @sasabmohamed933 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sister wiilo

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 2 ปีที่แล้ว +1

      🤝👭❤❤🌹🌹🤣🤣

  • @user-mi8tu9pj5h
    @user-mi8tu9pj5h 11 หลายเดือนก่อน

    Tom a jeery afka ugu eg yihiin kkkkkkkkk

  • @fartunmaxamud733
    @fartunmaxamud733 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah

  • @fadnaahmed6897
    @fadnaahmed6897 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiiilo wiii reply iso gal from puntland😭🤨💋🥰

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilo carab dheer saan isku dhaan dalqadada lo jeeda

  • @supersiisey2721
    @supersiisey2721 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiiilo carabeto qosolkga madaxa naga galy hadlkiba wan dhagesan la,nhy😃

  • @shuushudahir320
    @shuushudahir320 2 ปีที่แล้ว

    Wiilo waxan ku nacay malintad pluemakeab ad tiktok laso fadhisatay foolxumadada waxadba isi ledahy haa abayo zamzam uf sa kas unacbahy kadarana ku nacay carada alla iska ilaali

  • @luulcagaweyne497
    @luulcagaweyne497 2 ปีที่แล้ว +6

    wiilo qosolka naga cuun 😂😂😂🥺

  • @idirisMoe
    @idirisMoe 2 ปีที่แล้ว +4

    Wiilo qosolkeeda play store Ka MAA laga soo dijiyey haha 😅🤣

  • @faisomohamad7675
    @faisomohamad7675 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo wlhi wan ku jacelhy ❤

  • @princesssabnaa8951
    @princesssabnaa8951 2 ปีที่แล้ว

    Shadiyo sharaf wlhi walgau amusiyy wlaigry ma arkin shadiyo laga rayy lkn wlhi wa wey ku fahty hhhh sa uqoslay dalay

  • @hodanahmett6774
    @hodanahmett6774 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣Hhhhh wlhi manoli ilma aderayalow midkle iska sotuuba 3dina please 🤩🤩🤩

  • @sehraasadsahro3393
    @sehraasadsahro3393 2 ปีที่แล้ว

    Walhi waanfuuray saa uqoslaaye m.a

  • @bintusulaiman8263
    @bintusulaiman8263 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilo horta qosol badanidaa walalay bisinka xishood wlo

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 ปีที่แล้ว +1

    Kashka waalagu helay walaahi dhexda aa lagu gashtay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @naimaabukarabdiaziz5455
    @naimaabukarabdiaziz5455 2 ปีที่แล้ว +1

    Qosolkina iska jeclhy 🥰🥰

  • @hindann3057
    @hindann3057 2 ปีที่แล้ว

    Shaadiya wuilku wiilkaga aayuu ueegyahay. Haakajaafiin wllo

  • @anfachassan385
    @anfachassan385 2 ปีที่แล้ว

    walashey qosolka badani wadanbi iskada plz gaabso wana lagu qiimo beela ogow 🙃

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 2 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo. Sharaf. Oo. Manta. Laga raaayay🤩🤩🤩🤩🤩

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 2 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣 3 Dan mrkay is helan khalaas beerka afka ka imanya

  • @umuniyas4911
    @umuniyas4911 2 ปีที่แล้ว

    Walahi qosol ikuma harin

  • @abdirahmaanshiine2278
    @abdirahmaanshiine2278 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi kashka iyo shaadiyo mixno waaye jafow waa dhaafay kan hhhh

  • @hafsoali7718
    @hafsoali7718 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow.wilo love you

  • @hayatqalbiqurax5551
    @hayatqalbiqurax5551 2 ปีที่แล้ว

    Shadiyo adiga adiga adig kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo qosolkiyo qofa

  • @ifkanolosha6014
    @ifkanolosha6014 2 ปีที่แล้ว +2

    Wwww dad funny baa tihiin m a

  • @appleabdi3856
    @appleabdi3856 2 ปีที่แล้ว

    Wll qosolkan adka ubadn iskada qalbigaga ayu qalafinayaye

  • @yartasanadka2870
    @yartasanadka2870 2 ปีที่แล้ว

    Wow dadaa is helay

  • @husniabdi9788
    @husniabdi9788 2 ปีที่แล้ว +5

    Wiilo waankujeclhy 💓💞💕❣

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🌹kkkk

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 2 ปีที่แล้ว

    Shadiya mayaqan ninkan odagaa baba jay akadhuunta qoftan wlhi wasuuxay san uqoslayay kkkk

  • @hamdiabdi5093
    @hamdiabdi5093 2 ปีที่แล้ว

    Qosolka nagada waye waxabo mamaqalno plz xishodana 🙏

  • @xidignor9933
    @xidignor9933 2 ปีที่แล้ว

    shaadiyo haku cayso waa mukulaaal faanto hakaa cabto! ! ! wiilo & shadiyo waad ku gobateen wiilka hadalka ayaaba u didee, asxby maxaa neefta ugu celinaysaaaan

  • @zabirmohamed_muze471
    @zabirmohamed_muze471 2 ปีที่แล้ว +1

    Viva rer alhuda ismuujiya❣😜

  • @maryamaabdikadir9612
    @maryamaabdikadir9612 2 ปีที่แล้ว +2

    😂waa shactiradiii oo dad ah🤣🤣🤣