SHAADIYO SHARAF BAABAJEY FALASTIIN & WIILO OO KARAAMADA ISKA QAADAY KAFTAN & QARAAXO QOSOLKA ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • SHAADIYO SHARAF BAABAJEY FALASTIIN & WIILO OO KARAAMADA ISKA QAADAY KAFTAN & QARAAXO QOSOLKA ADUUNKA

ความคิดเห็น • 534

  • @bahzankainan4141
    @bahzankainan4141 3 ปีที่แล้ว +403

    Baaba jey iyo muudey isku balamiya inta igu racsan like🤣🤣

  • @daadirinhogamer6843
    @daadirinhogamer6843 3 ปีที่แล้ว +111

    Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu saaaaara

  • @bilpilchannel2603
    @bilpilchannel2603 3 ปีที่แล้ว +269

    Aniga meel baaba jeey iyo shaadiyo ay joogan maleyga waayo inta igu raacsan baaba jeey like 😀😀😀😀😀

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 3 ปีที่แล้ว +57

    qoftan wiilo ladhaho caadi maahan kaftanley wayay mana xanaaqdo. Igu salaan qalbi wanaag😊😍,

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 3 ปีที่แล้ว +121

    Wlh wiilo caawa kahor qosolkeeda tirada badan leh oo maalaayacniga waan dhibsan jiray lakin markan arkay inay baba jey dareenkiisa ixtiraameyso iyadoo welibaa sixun loo jafay oo ay marne lugtiisu wax kasheegin waan jeclaaday. Abaayo wiilo noolasha kuma xumeyso.

    • @aadancadde
      @aadancadde 3 ปีที่แล้ว +1

      m.a waa arkay walahi wll

    • @aadancadde
      @aadancadde 3 ปีที่แล้ว +1

      wakabar fican m.a allah hadaysdo

    • @singlekingboy8240
      @singlekingboy8240 3 ปีที่แล้ว +1

      wax garad waye wiilo

    • @abdulahiabdullah1760
      @abdulahiabdullah1760 2 ปีที่แล้ว

      @@aadancadde wlhi benta ma ahan wilo wa qof qalbifuran ilhy janada hageyo😥❤

  • @HassanAli-cr8gh
    @HassanAli-cr8gh 3 ปีที่แล้ว +94

    Wiilo ayado lajafayo iska qosle🥰 rer magalnimada kamid tahay✌

  • @Fatherofali1
    @Fatherofali1 3 ปีที่แล้ว +93

    7:22 qalad waye baba jey lugtisa hatabanina xanun ayu qalbiga ka dareema

    • @mohamedkulow4772
      @mohamedkulow4772 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa run wlhi

    • @Fatherofali1
      @Fatherofali1 3 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Kulow waa ila dareentay

    • @vivasomalia6294
      @vivasomalia6294 3 ปีที่แล้ว

      Run waye waxaas kaftan maa galo qofka niyda jabeso

    • @abdulahiabdullah1760
      @abdulahiabdullah1760 2 ปีที่แล้ว

      Runta way sxp diladan qax Mogadishu ka dhacyo may ku dimato uf

    • @Fatherofali1
      @Fatherofali1 2 ปีที่แล้ว

      @@abdulahiabdullah1760 maxaa xaasid nimadas oo dhan ha iska nolaato sxp

  • @stkvlogs9404
    @stkvlogs9404 3 ปีที่แล้ว +67

    Wiilo weeba ugu baxdaaa baba jeey 😂😂😂😂

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe isar please

    • @stkvlogs9404
      @stkvlogs9404 3 ปีที่แล้ว

      @@hudachanel2495 wan kuu saarayaa ii saar walashey

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 3 ปีที่แล้ว +17

    Babajey qurux mashallah indihisa iyo afkisa marku qoslayo qurux ❤️❤️❤️👑👑👌👌💯💯

  • @princessruuney3716
    @princessruuney3716 3 ปีที่แล้ว +15

    Wiilo baaba wukujecelyhy qof lajecelyhy macaaya wllh💖💖💖

  • @shugricadey5130
    @shugricadey5130 3 ปีที่แล้ว +96

    iiinta laguma.caaayo qofka niyada ka dilmeso hablo kafatanka kale waaa furan yhy lkn baaabajey lugtisa udhafa hblo

    • @sihaamalpi4600
      @sihaamalpi4600 3 ปีที่แล้ว

      Babajeey haudoodin wamaqlosahee sNdhibic dabalulato kayeroyse

    • @lugayar9163
      @lugayar9163 3 ปีที่แล้ว

      Sax wlhi

  • @ahmedmaydhane2180
    @ahmedmaydhane2180 3 ปีที่แล้ว +54

    Wiilo qof waxa waaye qalbi leh mzhlllah wan u bogay wlaahy halmar xitaa lugtiisa waxba kama sheegayso iyadoo uu si xun u caayo ixtiraamka xaqdhowrka ayaa la isku dhaafay wiilo hadaan heli lahaa wan guursan lahaa wlaahy

    • @xafsacali4625
      @xafsacali4625 3 ปีที่แล้ว

      Tasaa beyn aheyn insha allah wad heleysaaa

  • @fartunahmed4526
    @fartunahmed4526 3 ปีที่แล้ว +36

    Shadiyo curyanimada marka kucaneso baba jey wanka xumada plz iskadaf wayo Alle aya kadige

  • @nadifaali5566
    @nadifaali5566 3 ปีที่แล้ว +4

    Walal falastin lugtisa haku kaftamin kaftan hadad kaseynin iskabax I love 💘 u baba jeey from UK 🇬🇧 London

  • @user-ux6zm4nt9o
    @user-ux6zm4nt9o 3 ปีที่แล้ว +9

    I love wiilo iyo baaba jey wlhi team wiilo ❤️❤️❤️❤️

  • @badran262
    @badran262 3 ปีที่แล้ว +73

    Falastiin saa ufiicneed wadkadartay lugtisa xakutusay adi kaftan hada aqanin iskaga bax mesha wiilo iidoo waxwalbo ladhahey qosol uga baxdaa

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 ปีที่แล้ว +44

    Gabdho abuurta ilahy yaan lagu kaftamin plz 😭

    • @Sumayawan
      @Sumayawan 3 ปีที่แล้ว

      Asc qali subscribe ii saar adikoo mahad san

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 ปีที่แล้ว +5

    I'm from Ireland and love you Wiilo

  • @Emixsy
    @Emixsy 3 ปีที่แล้ว +9

    wiilo cadaey dabecad wanag mashallah wlh qosolka iga dhameeyseen cawada baba jeey a ku gowanina

  • @stkvlogs9404
    @stkvlogs9404 3 ปีที่แล้ว +23

    Shaadiyo waaa fuurtay wlhi 😂😂😂😂 ar Baba jeey caay laguma gaaro mugooo 😂😂😂😂😂😂😂😂.

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 ปีที่แล้ว +7

    From shaadiyo sharaf iyo baaba jeey axsabtooda aan ka socdaa 🤣🥰👏👏

  • @iqrahassan1448
    @iqrahassan1448 3 ปีที่แล้ว +5

    Wiilo qof Qalbi wanagsan Horey usoco walashey🥰

  • @hooyomacan8373
    @hooyomacan8373 3 ปีที่แล้ว +3

    wow wiilo qurux iyo shakhsiyad wanagsan bay isku darsatay akhyaarnimada usii dheer .
    love you.
    babajey brother ayado kaftan ah hadana wiilo ixtiraam gaara sii .

  • @hodamahamedfarah8925
    @hodamahamedfarah8925 3 ปีที่แล้ว +10

    Baba jey cayda kadaya walhi wan jeclahay ninkan lkn aburta aleh haku cayina shadiyo afweeen wadonon mararka qar wiilo kadaya cayda

  • @Iseyougtr62
    @Iseyougtr62 3 ปีที่แล้ว +28

    jiis jana ma galo laakin jiis yaa qof lagula kaftamin ,
    qofka asigoo wax ka maqneen ayuu janada gelaa naxariista allaah

    • @zakariye_Abdirxmaan
      @zakariye_Abdirxmaan ปีที่แล้ว

      Ma cidaad janda Iska leh cunsyriyad xun baa tahay afkaag kale baxa hadii aad lixda lixaad qabtida dadka maskiinta haku tumanaya

  • @OmarTood
    @OmarTood 3 ปีที่แล้ว +7

    Baba qoslka iga dhamesy wlhi the wan olnly baba jay kugu fana sxp hore usoco😍😍

  • @princesssabnaa8951
    @princesssabnaa8951 3 ปีที่แล้ว +25

    Hhhh babajey ilahey kuma qaado saa noga qoslesy wan dalnay wllahi shadiyo adne nolow momii challeng waniga sugenaa sxipyall

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 3 ปีที่แล้ว +12

    Baaba in the Guri😂😂😂😂🤴🙏

  • @diamondinazulthaan7373
    @diamondinazulthaan7373 3 ปีที่แล้ว +20

    Pls Habloow Waxba Haka sheegina lugtiiisa kaftanka kle wuu furanyahay Qofka dhibkiiisa Wax lagu Xaraabaysto haka dhiganina Qosolkiisa iyo farxadiisa ha arkina eeee dareeema xanuuunka uu dareemayo qofku mrkuuu kala dhimnyahay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @gabarhabargidir1834
    @gabarhabargidir1834 3 ปีที่แล้ว +14

    😂😂malintena ayaa sameysaan Allah haidin dhooro ❤️

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 3 ปีที่แล้ว +11

    Abuurista ilaahey eed malahan wilka sikale ula kaftama lkn lugtiisa haka hadlina plz

  • @mahadsaalax4878
    @mahadsaalax4878 3 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkk wiil markuu ku dhagan yahay ayaan jeclahay

  • @sihamabukar7
    @sihamabukar7 3 ปีที่แล้ว +10

    Fiiri abyo qofka wxo yhy wax lgma shego falastiin isku xishoo baabajeey sikle u caay lkn haku caayin waxo yhy oge

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb ปีที่แล้ว

    BÀA BAA JEY 🎉. WA NIIN. . AAD .FIICAN🎉. WAA DAADKII .JANAADA. ماشاءالله تبارك الله

  • @abdynasirrigaax3267
    @abdynasirrigaax3267 3 ปีที่แล้ว +11

    NAAAYA waa dhoocishadada Baaba jay lugtisa wax ha ka shegin Nacalad allah ha kugu ride Afka ka hadla Gabadha Wiilo aya Respect u haya Wa Gabdh xushmad badan

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 3 ปีที่แล้ว +21

    Kuwan eber waye wlh wilka waku gobten midakale illahy sidu kadhigy Ina kucaysin wa qalad shadiyo intan waba dhaami jirte se wye

    • @abdulahiabdullah1760
      @abdulahiabdullah1760 2 ปีที่แล้ว

      Mogadishu Hasan jogi laha tas wan dililaha diladan nasaha wyn

  • @ramlahussein8850
    @ramlahussein8850 3 ปีที่แล้ว +9

    Kaftan kle wuu furanyhy lkn lugihiisa alle ayaa kadhigey 😭😭inuu qoslayo wu kutusaa lkn qalbigaa xanuunayo hadhawicina wlhi niyasiisa

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara519 3 ปีที่แล้ว +14

    baaba jey intan ka badhan uma dulqaadneeyno in la caayo wiilo . wayo wiilo waa gabar farxaan ah oo qusul kugu kaalmeysaa

  • @hodangurhan8246
    @hodangurhan8246 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah waxad tahiin dad Qalbi fiican good job 👏

  • @ruuruushuceyb2032
    @ruuruushuceyb2032 3 ปีที่แล้ว +10

    Baaba shadka ka adg wiilo ayuu nagta ka siyay cadi maaha kaftan xalal wye😂😂

  • @safajamac4148
    @safajamac4148 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi wiilow kaftanley waaye baaba jeey waad salaamanthy

  • @haifaabdi5686
    @haifaabdi5686 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah falastiin Shadiya wiilo io baaba jeeey wan idin wataaa allha idin xafido Mansha allah salan kal io laaab from Germany 🇩🇪❤️

  • @sabiriinbintuabdirahman
    @sabiriinbintuabdirahman 3 ปีที่แล้ว +8

    WCS Mashallah Isaar subicrayb walalhayga somaliyed 🇸🇴🙏🧕

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi. Sida ujeclahay wiilo. Iyo sida ucaynayan ismaleh. Qaasatan. Aniga. Reer Canada. OO dhan waajacal nahay. Wiilo. I 💘 you wiilo

  • @laylocali826
    @laylocali826 3 ปีที่แล้ว +6

    Kkkk walahi san uqoslaayay keep going my sisters😬😬😬

  • @saladomo7247
    @saladomo7247 3 ปีที่แล้ว +8

    Wilo jannal ha losameyo wayo wa qof samis badan wi ubahanyahay yuo tube ka

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว +3

    Baaba jeey big legend hormar wacan walaalahey

  • @fardowsoomar740
    @fardowsoomar740 3 ปีที่แล้ว +8

    Cawa qosol iguma harin🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️

  • @keyseabdialas4632
    @keyseabdialas4632 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar baba jeeyaa
    Wlhi waa funny
    Cay kale uma haayaan aan lugtiisa ahayn 😁😁😁😁😁

  • @shuceybofficial5181
    @shuceybofficial5181 3 ปีที่แล้ว +2

    Baba jey igalexo bbe deyda wiilo Ana jecel adiga yakuso dorahayahe hhhhh wllhi adan idinkugu farxa sida aad isku jafeysana hadane isku jece shin m a keep going dhamantin one love 🙏🙏🙏💯💯❤️❤️✅✅❤️

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 3 ปีที่แล้ว +11

    SAN dhibic waji duq 😂. Wiilo maqoslin walee marki lugta lagu caynayay baaba jeey

  • @cabdiwaliaxmed8401
    @cabdiwaliaxmed8401 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh baba jey caadi matihi wakuwataa zxp keep going legend💯💯👊👊

  • @faraxxusen6863
    @faraxxusen6863 3 ปีที่แล้ว +1

    Wilkan lugtisa ilaah saas kadhigay mardanbe haku caayina wa ceeb qofka iinta iyo nafanimada laguma caayo

  • @zakariyeabshir976
    @zakariyeabshir976 3 ปีที่แล้ว +1

    Baabajey meel walbo uutago waa lajooga waayo waa nin faraxsan m.a baabajey alla hadaayo

  • @maidaothman202
    @maidaothman202 3 ปีที่แล้ว +10

    Naya wiilka niyada hakaga dhelin wah qdrta ale.qofna laguma cayo

    • @nasraxuseen1700
      @nasraxuseen1700 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk ala maxa qosle marki falastin timahan lee isga jaley ladhahay wlh BAABA WARKAGA wan kuqoslaa

  • @gudoonmaxamed3568
    @gudoonmaxamed3568 3 ปีที่แล้ว +9

    Afartiinuba wxd tihiin dad qlbi wanaagsan nolaada

  • @liintahaji8764
    @liintahaji8764 3 ปีที่แล้ว

    kaftanka waa beelo laakiin pls uunka rabi wax haka sheegina papa jeey ilaahay baa saas u doortay waa nin fiican lakaftama lakiin uunka ilaahay haku kaftamina horey u socda kaftan wanaagsan

  • @salmoabshir3
    @salmoabshir3 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalh wiilo dabeecad ayey ledahay waa gabar qalbi wngzn 😘😘 lkn abayo falstiin baba jeey lugtiisa wax haga sheegin plz😞😞

  • @jiiretelecom8607
    @jiiretelecom8607 3 ปีที่แล้ว +3

    7:40 wiilo fakarkeda inta ila aragtay like👍😆💙

  • @nastehomoha2994
    @nastehomoha2994 3 ปีที่แล้ว +2

    An idin daawado oo an qoslin lama arkin walhi wan fuuray❤🌍

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah walee kaftan ayaa ka dhacay

  • @fartunbashir3740
    @fartunbashir3740 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhhh babjey shib iga dheh qosal igu maharin😁😁😁😁🤣🤣🤣💞💞wallhi

  • @anwaressa5396
    @anwaressa5396 3 ปีที่แล้ว +1

    falastiin iyo shaadiya plz baabajay lugtiisa haku caayin wll sida kale ula kaftama wiilow waa gabadh dabeecad fiican qosol ayey ku dhaafta waxkasta iyadana afka ha ugu ridina lugtiisa in ay waxa ka sheegto sida kale u kaftama lkin qofka waxa dhibaaya ka dhaafa

  • @ayubelmi8257
    @ayubelmi8257 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaha the best best friendship and family in Mogadishu

  • @ismoadan7133
    @ismoadan7133 3 ปีที่แล้ว

    Naawllo inanka hakucaayina laxaadkiisa ilaaheybaa saakadhigee

  • @saidayusuf8129
    @saidayusuf8129 3 ปีที่แล้ว +3

    Wiilo maskiin waye ❤

  • @jjabdulle7347
    @jjabdulle7347 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo hala ii dhaafo😚

  • @khadijamoxameddahirr4889
    @khadijamoxameddahirr4889 2 ปีที่แล้ว

    mashaallaha washeeyi

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว

    Paapa jeey lugta mahane wa kaloo kucaydaan maagaranwayden wiilka qalbigisa noo dhowra xaawalayda mesha isugu timi baabjey alxmdulilah dheh dad ayaa kadaran wll ilahy haku xifdiyo💯👏

  • @haniboqorto9410
    @haniboqorto9410 3 ปีที่แล้ว +4

    2k igarsiya Somaliyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somalimodelgirl3879
    @somalimodelgirl3879 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilo timaha lee iska shaleeso😅😅😅😅keep going baab jey

  • @faaraxcilmi3640
    @faaraxcilmi3640 3 ปีที่แล้ว +4

    Baaba jeey maxanaaqo lkn waxaa qalad ah lugahiisa in bartilmaameed laga dhigto

  • @KhadijabirgayeBirgaye
    @KhadijabirgayeBirgaye 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah babajee

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf 3 ปีที่แล้ว +2

    #baba jey wlhi 3dooda mel saaray ya ila arkay
    Like

  • @munamanka103
    @munamanka103 3 ปีที่แล้ว +7

    baaba jeey quruxlow aya thy

  • @nawaalhassan2142
    @nawaalhassan2142 3 ปีที่แล้ว

    Waa dad is kaftan yaqaano dadka dhahayo lugtiisa maxaa wax looga shegaa baaba jey asaa mid kale ah😉 intaan lagalin asaa is galo oo is jafo taasna waxee cadeyne ciyal xmr asal inuu yhy kaftankana waa dad yaqana qab walbo kaga baxsan kara keep going asxby wan idin wataa baaba one love yaaqey🥰🥰

  • @kalay9083
    @kalay9083 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sis

  • @FjXidig
    @FjXidig 3 ปีที่แล้ว +1

    Papa all ways legend

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 3 ปีที่แล้ว +2

    baba jey lugtiisa kaleexda lkn wiilo kaftanka wax ayey kataqanaa ayadoo laceynayo ayey lugtiisa wax kasheygin oo markii lacaayo wey ku sii qosleysaaa

  • @nafisacawil1218
    @nafisacawil1218 3 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhh ilove you shadiyo sharaf

  • @hdplus9130
    @hdplus9130 3 ปีที่แล้ว +2

    Walal qali aqrinaya walasha garab aay uu bahanahay ooyi mayo si dadka canka ahi ii cawiyaan😪😢 waxan kalsooni ku qaba qofkasta Somali ah Messagekan akhristaa inanu ii dhafayn waayo waxan ka dhashay dadka aduunka ugu qalisan 🇸🇴🇸🇴🇪🇹🇮🇹🇸🇱🇰🇪 🇩🇯🙏🙏🙏🙏🙏

  • @seynabxusencadaan191
    @seynabxusencadaan191 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww nic Pic my baaaba allaah kudhooro

  • @nuuralmaas2145
    @nuuralmaas2145 3 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo keep going

  • @bellaabdirahmaan174
    @bellaabdirahmaan174 3 ปีที่แล้ว +3

    First comment👏

  • @aadancadde
    @aadancadde 3 ปีที่แล้ว +1

    wiilo Allha haku amaansado

  • @nimcodheeman2067
    @nimcodheeman2067 3 ปีที่แล้ว

    Baabajeey iso qabta waa wada fanni runtii nolow baabajeey❤

  • @nimconadarbeauty
    @nimconadarbeauty 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalaheey somali iso boqda #subscribe igu cawiya iyo like mahadsanid 🙏

  • @old_isgold_1438
    @old_isgold_1438 3 ปีที่แล้ว

    babajey love you wllkey

  • @sumayoaadan8120
    @sumayoaadan8120 3 ปีที่แล้ว +2

    Walhi cadiyaa uqosolay legend babajeey 😂

  • @abdirahmanmohamed6495
    @abdirahmanmohamed6495 3 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo jalinkaaga waan ka helay abaayo

  • @sacdiyoshariif7240
    @sacdiyoshariif7240 3 ปีที่แล้ว

    Baaba jey iyo shadiyo shariif tagaro buxo idiin ahay

  • @monam7931
    @monam7931 3 ปีที่แล้ว +4

    Baba jeey maxaad iskugu tageen xaraam hhh+

  • @fartunbashir3740
    @fartunbashir3740 3 ปีที่แล้ว

    Hablow babajey 💋💋💋💋🌹lugtisa halodayo kafan kale wuu furan yahay💋💋💓💓💞💞

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 3 ปีที่แล้ว

    Shadiyo falastin iyo wilo wani tuga babajey marka lugtisa wX kashegtin mel aa nahureso majecli in lugtisa wax lax laga shego onkasto uu qof qalbi safi uu yahay oo kaftan badan lkn qof kasto oo bini adam eh bog ayu leyahay bogtasne in laga danqiyo murabo wa codsi notix galiya hada nahay fans kina qer aya idin rajenaya wana idin jeclahay ❤️❤️

  • @hoodokhadar1227
    @hoodokhadar1227 3 ปีที่แล้ว +2

    Naa maxad lugihisa ugu caayayzaan ilahybaa ziiye falaztin ma xizhooto

  • @malapzanahmed283
    @malapzanahmed283 3 ปีที่แล้ว

    Falastiin Wiilka Qalbigisa ilaali plz Abyo Lugtisa Wax haga sheekin Kaftanka kleh u furn yhy lkn Wiilka Si kleh ula kaftan Lugta Abuurista alle ka mid tahay mana Les ku caayo Plz Mar kleh Lugtisa Wax haga sheekin adiga io Shaadiyo Dhor Mara idin arkay Baba jeey waa wiil qalbi safiya Dawashidina Kama Dallo wlhi Idin jeclhy Dhamantiin🥰❤️✨

  • @faliscabdullahi7041
    @faliscabdullahi7041 3 ปีที่แล้ว +1

    shsdiyo ugandh bad kuwalaray adi iyo babajey horar usuco

  • @fatimaabdilahi433
    @fatimaabdilahi433 3 ปีที่แล้ว

    Wlldy idinko raliyo aburta allee layskuma cayo hakula caftamina sidu alle kadhigay wiilka

  • @UmuRando
    @UmuRando 5 หลายเดือนก่อน

    waanoogay wallhi😂😂 qosol dartiisa😂😂

  • @queenxafsoofficial629
    @queenxafsoofficial629 3 ปีที่แล้ว

    Baba jeey keep goina