Magaalooyinka shiinaha | Ma maleysan kartid tirada dad ee ku nool !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 121

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama ปีที่แล้ว +16

    *Cadaalad maaha in **#TANAAD** 200K hayso isaga oo cilmi iyo taariikh dadka usoo gudbiya Si kasto ahaato hambalyo*

  • @MUSCAABHAJJI
    @MUSCAABHAJJI ปีที่แล้ว +7

    Congratulations 👏 for you 200k subscribers brother good work keep going🎉✅

  • @cumarali1693
    @cumarali1693 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid lakiin magacaga ma sheegtid ma garanayo waxad u sheegi wayday lakiin mar kale mahadsanid mudane tanaad waxad soo diyarisay aqoon aad ù wayn.
    Lakiin waxan ka codsanayaa inaad qodobka kowaad noogu sheegto magacaga marka xigtana muuqalkaga si aanu dadkagu ku bartaan macalin mar sedexaad mahadsanid shaqo wacan

  • @mohamedabdulkadirabbi5246
    @mohamedabdulkadirabbi5246 ปีที่แล้ว +16

    Sxb aad iyo aad baad horta ugu mahadsan tahay research ka iyo dadaalka aad barnaamijyadada galineyso. Page kaga wan ku cusbahay lkn mashallah codkaga, research kaga iyo aqoon faafintaada waa ku amanan tahay. Ku soco❤️

  • @sharmahcadehlove3017
    @sharmahcadehlove3017 ปีที่แล้ว +2

    Respec our teacher🙋‍♂️ xog shiilan oo xqiiqa wna ka heysana

  • @husseiniman6851
    @husseiniman6851 ปีที่แล้ว +5

    Respect 🙏 Tanaad

  • @Maxamuudcabdi123
    @Maxamuudcabdi123 ปีที่แล้ว +5

    Ku salli rasuulka ﷺ ❤❤

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      Jooji faafinta wax isku mid ah meel kasta oo aad ku faafinayso

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 ปีที่แล้ว +3

    Dhoor week aan ka codsaday inaad ka soo hadasho
    #cape Verde islands

  • @bidhaamiye6674
    @bidhaamiye6674 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii ugu horeeyay oo daawaday Ayan noqday caawa ,mahad sanid tanaad waanku tageera bro

  • @omarnuh
    @omarnuh ปีที่แล้ว +2

    Sallallahu Alaihi Wasallam
    Sayidu Ambiya
    Khatimul Ambiya
    Kheyru Khalqillah
    Naxibak Jiddan Yaa Habiballah

  • @axmedsahal4144
    @axmedsahal4144 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher congratulations 200k😍😍😍

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 ปีที่แล้ว

    Hats off this channel. Waxaan aad u jecelahay aqoonta guud " general knowledge ". Waxaan ka qoray buug warbixino badan meelo ka tirsan caalamka. Channelkan runtii qiimo buu leeyahay, sidaas darteed waxaan idinka codsanayaa in la gaadhsiiyo hal milyan, walaahay wuu qalmaa

  • @jama_jey
    @jama_jey ปีที่แล้ว +2

    Thank u very much and congratulations for 200K🎉❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 ปีที่แล้ว +2

    THANKS USTAD. CONGRATULATIONS FOR 200K.

  • @nazerkayd
    @nazerkayd ปีที่แล้ว

    shukran wll macluumaad wqanaagsan baad nala wadaagtaa

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 ปีที่แล้ว +1

    xiamen ,shenzhen, fushou iyo hongazhou waa magaalooyin runtii aan layaabay baxaada dhuleed iyo dhaqaaleed ee ay leeyihiin siiba yagoon kuwa A iyo B aan ahyn 3 yearsk aan joogay shiinaha

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 ปีที่แล้ว

    Ustaad TANAD Legend Aan Wax Badan Ka Fa'iiday🙏🙏

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Tanaad

  • @c.casiisyuuro3890
    @c.casiisyuuro3890 ปีที่แล้ว

    Tanaad ustad aad ayaad umahadsantay sxp noo soobada wadamada dhaca eshiya

  • @kingazkar8824
    @kingazkar8824 ปีที่แล้ว

    🎉200k WAXA ku rijeenaa 1m🎉

  • @sumayoalii4857
    @sumayoalii4857 ปีที่แล้ว

    Congratulations ustaad 200k 🎉🎊

  • @hazardbwoy7106
    @hazardbwoy7106 ปีที่แล้ว +1

    Keep up the good work lipax 👏

  • @kingcabdalla9876
    @kingcabdalla9876 ปีที่แล้ว

    Welcome 🤗 back wlaal ilaah haku xafido

  • @dr.cabdiqanishiikhcalimuxu6290
    @dr.cabdiqanishiikhcalimuxu6290 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid tanaad

  • @salmaansaid5712
    @salmaansaid5712 ปีที่แล้ว +1

    The father of geography big maan

  • @CabdiMahadAxmedCali
    @CabdiMahadAxmedCali 14 วันที่ผ่านมา

    keep going

  • @adenroho7429
    @adenroho7429 ปีที่แล้ว +1

    Keep going teacher

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว

    guulayso sxb horay u soco ❤👑😍✊

  • @abdifitahmotta8561
    @abdifitahmotta8561 ปีที่แล้ว

    Congratulations brother for 200k keep going

  • @nuurciise2456
    @nuurciise2456 ปีที่แล้ว

    waaaaw zxp waaa soo laabatay mnsha allaaah nin aan tageeri jiray baa ahayd aad ban ugu farxay soo noqoshadaada sxp lkn hadaa saa u joogto dus dhahaysaa

  • @iam_hearbroken1960
    @iam_hearbroken1960 ปีที่แล้ว

    My teacher georaphy

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb👏

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijkaagan Waa Mid Aqoon Xanbaarsan Mnsha Allh Waad Ku Mahadsan Tahay Sida Fiican Ee Aad Nuugu Soo Tabiso Tanaad

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 😇🥰

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว

    Thankx For Sharing Us brother

  • @cnaasirphillippine6303
    @cnaasirphillippine6303 ปีที่แล้ว

    wall mac qee alle haku siyo ee adio mmahadsan waxa aad kasoo hadasha magaloyinka wadanka marekanka ugu waaween sida losangles clivornia newyork iyo kuwakakle lamid ah halmar barnamij inooga soosame waxan donaya inaan kala barto juqurafi ahan adig mahadsan

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein ปีที่แล้ว

    THANKS USTAD.

  • @apdikarimqasim621
    @apdikarimqasim621 ปีที่แล้ว

    xirfad ka leh aya tanadna leh fiyaal codka waa isku mid

  • @axmedabuukar7271
    @axmedabuukar7271 ปีที่แล้ว +1

    Qurux dalalka adduunka iyo dalkeena 😭😩

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 ปีที่แล้ว

    M.a keep Going bro Tanaad 💪 🙏 💯

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 ปีที่แล้ว

    Tanaad Ustaadkayga

  • @axmedabuukar7271
    @axmedabuukar7271 ปีที่แล้ว

    Mahdsand ustaad

  • @axmed556
    @axmed556 ปีที่แล้ว

    Congratulations 200k 🥰🥳💯🎉✨💖

  • @somalitiktok2637
    @somalitiktok2637 ปีที่แล้ว

    Masha allah my prother keep going 🙏

  • @daadirxajicismannux425
    @daadirxajicismannux425 ปีที่แล้ว

    Tanaad compony thnks

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida wa dad anan waxna qorin waxna aqrin nin walba dalkiisa isaga aya dhisto ee qabiil waxmadhiso tanaad ad iyo aad aya umahadsantahy

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 ปีที่แล้ว

    Thanks brother.

  • @maazimak1903
    @maazimak1903 ปีที่แล้ว

    Congratulations 200k masugi Karo 300k

  • @Misshijabiii
    @Misshijabiii ปีที่แล้ว

    Si kasta ha ahaate wad shaqda quruxda badan
    Father of documentary

  • @JjyJk
    @JjyJk 6 หลายเดือนก่อน

    Wuxi waa magaalo ka mida gobolka jiangsu aniga tagay waa magaalo casri ah oo hurumaraysa

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 ปีที่แล้ว

    2019 kahor wuhan maan garaneeyn walahi

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Asc tanaad hormar iýo çafimad ban kugu du cegey wll bàbad galyo

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane ปีที่แล้ว

    Congratulations bro 200k i.a dhawaana 500k baan u dabaal dagi doona

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 ปีที่แล้ว

    200k subs congratulations 🎉

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo❤🔥

  • @yoo_jii
    @yoo_jii ปีที่แล้ว

    Hambalyo brother 👏

  • @mahadomar6837
    @mahadomar6837 ปีที่แล้ว

    Thanks 🎉

  • @mohamedhassen8489
    @mohamedhassen8489 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @mustafecabdale7008
    @mustafecabdale7008 ปีที่แล้ว

    Hambalyo My Pro TanaaD

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste ปีที่แล้ว

    Nice...❤ perfect✋

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 ปีที่แล้ว

    Madax sida shiinaha oo kale baynu rabnaa

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mohamoudmouse1437
    @mohamoudmouse1437 ปีที่แล้ว

    Hambalyo sxp 200k

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 ปีที่แล้ว

    Respect 🙏 bro 😪

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 4 หลายเดือนก่อน

    cajiib

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 ปีที่แล้ว +2

    War waxaaan cashar waa dhaaafay walahy
    Cashareeni aad mareysaa sxiib qaali nin yahow anaga Muqdishaa balaayo Nala ah dadna waxa aan Magaalo u aragno Xagooda magaalo maba ka ahan
    Xataa abniga magaalo ku nool 20 malayn ay sugeen aduunkaan waa lakala tagay walahy dunidaan marka lagu leeyahy bashar aa wax ka badalay walee waa run 😂😂

  • @teeloadan1317
    @teeloadan1317 ปีที่แล้ว +1

    Germany 🇩🇪

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 4 หลายเดือนก่อน

    magacya xumaaa bisinka maba lakaree

  • @mahadak3452
    @mahadak3452 ปีที่แล้ว

    Sxb soo badi

  • @Misshijabiii
    @Misshijabiii ปีที่แล้ว

    My brother waxaad u qalanta 10million

  • @jamaabditayo6622
    @jamaabditayo6622 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkii saddex magaalo kagaso hadal Geneva ,Vienna , Oslo

  • @henhoa7357
    @henhoa7357 ปีที่แล้ว

    GuiYang Anigaa Ku Khaldamay Anigoo Kusocda Sheyang . TANAAD XIEXIE PENGYOU

  • @osmailmugani4395
    @osmailmugani4395 ปีที่แล้ว

    Magalada FOSHAN Waan tagay Aniga iyo asxaab 3 ayaan ku tagnay wixii iigu layabkaa badnaa wuxuu noqday een ku Arko gaadhi alaab ah oo lagala soo tagay qofkii u rarnaa ayaa nalagu yiri xaraash ayaan nagaga iibsada alaabta gabigeegaba alaab qaali ah ayay ahayd oo kuwii cuntada karinayay ee gaska ku shaqaynayay lakin qiimo walba way ogalayeen inan ka siisano xaraan darteed ayaan uga tagnay

  • @Misshijabiii
    @Misshijabiii ปีที่แล้ว

    Father of geography tanaad

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว

    Wuxi ha dhihin maydinku jiraan cid maqashay hadii kale anoo qoslaayo aan ku leeyay haa waayo anaa ku nool 6sano

  • @maxamedkhaliif5323
    @maxamedkhaliif5323 ปีที่แล้ว

    Koop going zhp

  • @Respect-re9bb
    @Respect-re9bb ปีที่แล้ว

    You the best but you sleeping bro wlhi waxa kula socda 2018 ila”hada kula socda lkn waa jifta😂bro faca we hor Naren ee so kac walalke

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️Tanad Channel❤️❤️❤️

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 ปีที่แล้ว

    Bro Thomas Sankara ka soo hadal please 🙏 😭

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 ปีที่แล้ว

    in yar aan ku saxo magalooyinka shiinuhu ilaa qarniyo kuwa ugu horeeya caalamka ayey ahaayeen , sida beijing oo kale kuna yaalaan dhismayaal xadaarado ilaa kumanan sano ah , mucjisada dhismaha ee shiinahana waa kugu filan darbiga beijing

    • @najkavlado5698
      @najkavlado5698 ปีที่แล้ว

      Waan la yaabay marku dhahay dal taarikh leh maaha. Magaaloyin kumanan sano jiro ayaa China ka buuxa

  • @sumayalia185
    @sumayalia185 ปีที่แล้ว

    Magalada aan aqano chinaha dhan waa bejing

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 ปีที่แล้ว

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 ปีที่แล้ว

    Dalxiis aan ku raaxeysto

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 ปีที่แล้ว

    Next #Cape_Verde 🙏

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 ปีที่แล้ว +2

    Pro Magaalada Dadka Ugu Badan Ku Noolyihiin China Waa Magaalada Chongqing Waxaan Ku Nool 31 Milyan Aniga Kula Hadlayaaba Jooga Pro

    • @queenliza596
      @queenliza596 ปีที่แล้ว

      Hadan rabo inaa imado sidee ku imanaa
      Shaqo mahelaa
      English malgu hadlaa mise luuqada china

  • @teeloadan1317
    @teeloadan1317 ปีที่แล้ว

    Next Germany

  • @cabdicasiiscarab1525
    @cabdicasiiscarab1525 ปีที่แล้ว

    Sxb mahad sanid dalka hindiyana magaalooyin waa weyn ayaa kuqarsoon e muuqaal kasamee

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 ปีที่แล้ว

    #Cape_Verde

  • @ApdisamedOmerr
    @ApdisamedOmerr 7 หลายเดือนก่อน

    sbanghai ka soohadal

  • @Xbaazim
    @Xbaazim ปีที่แล้ว +1

    Sxp somalia ilaa hadda waa kaa sugoowaa🥺😔

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 9 หลายเดือนก่อน

      Somalia walal meel laso qadan karo maha pls hana ceebeyn

    • @Xbaazim
      @Xbaazim 9 หลายเดือนก่อน

      @@hadraawialihussein9789 wllky magaca kuugu qoron qiimihiisa iyo ereyadaada ma`ahan kuwo is waafaqaya
      Somalia waa wadan jiray kuwo hada jira hortood, luqadooda waa luqadaha ugu qiimaha iyo saameynta badan, dhinacwalbo xitaa xaga suugaanta........somali waa somalia.

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 ปีที่แล้ว

    Hmblyo

  • @OkOk-wy2qw
    @OkOk-wy2qw ปีที่แล้ว

    Macalinow

  • @BuuleWaaq
    @BuuleWaaq หลายเดือนก่อน

    🎉🎉
    🎉🎉🎉

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 ปีที่แล้ว

    Miyayow 😂

  • @Abjejr
    @Abjejr 18 วันที่ผ่านมา

    🇪🇹 kasihadal

  • @AbdifatahH
    @AbdifatahH ปีที่แล้ว

    The B1M

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi ปีที่แล้ว +1

    Somalia👉🇸🇴ka so hadal xogo ku saabsan iyo waxyalaha uu garka laleeyhy yacni Xogo kusaabsan ka so hadal wxyalo badan aanuu ka faaidneee👉🇸🇴

  • @awfaaraxyare806
    @awfaaraxyare806 ปีที่แล้ว

    1 aan ahay

  • @siciidsakariye1842
    @siciidsakariye1842 ปีที่แล้ว

    Kolsonidu haday dhimato hlmar ay adag tahy in at soo noqoto markle waayo suuro gl ma aha in aad aaminto ruux shaly Ku khyaamy markad daacada u ahayd mar marka qaar nolsha waxa dhawaca kla kulmysa Ku and frxda usoo doonn jirty sorry.....

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 ปีที่แล้ว

    Libaaax