Dowlad nuucee ah ayaa ka jirta Ruushka? | Dalka ugu weyn Caalamka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
  • Dowlad nuucee ah ayaa ka jirta Ruushka? | Dalka ugu weyn Caalamka.
    Ruushka oo ah dalka ugu weyn caalamka waxaa ka dhisan dowlad aysan dadka badankoodu fahansaneen,wuxuuna muuqaalkaan bayaaninayaa arinkaasi.
    Hadii aad Channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

ความคิดเห็น • 101

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว +15

    Codsi tanaad media Muslimiinta rushka taariikhdooda nooga soodiyaari adoo mahadsan🎉❤

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 ปีที่แล้ว +9

    May Allah give you a good mind

  • @awaleali5732
    @awaleali5732 ปีที่แล้ว +2

    My favourite chanel tanaad we love you❤

  • @Hassan-gd2dk
    @Hassan-gd2dk ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah si wacan ayd noogu so gudbisay ee ino so badi

  • @mohamedabdilaahi7339
    @mohamedabdilaahi7339 ปีที่แล้ว +4

    Mshaa Allah ilaahy ha ku sharfo tanaad codkaaga dahabiga ah iyo aqoonta aad uleedahy geographyga

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 ปีที่แล้ว

    Wax wax laga faiido ayaad keenta waxaan ku leeyahay bartaa uga hay tanaad waligaa insha allaah

  • @lagarmuuse6465
    @lagarmuuse6465 ปีที่แล้ว +2

    Zxip kuu xiisnay wlhy guulyso Mr Gold Voice

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 ปีที่แล้ว +1

    my favorite channel and the golden voice wan kusalamay zhp

  • @abdiazizsaid2776
    @abdiazizsaid2776 ปีที่แล้ว +5

    Raashka wa quwada qarniga galbeedka isma hor istaagi karaan. Hadii laga fursan waayo wa lama huraan isticmaalka NUGLAYRKA 😢😢😢

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 ปีที่แล้ว

    Shukran bro laso dhaqso muuqalada wa mashquusha fila🙏

  • @mubarakadem479
    @mubarakadem479 ปีที่แล้ว +1

    legend tanaad is back
    tanaad wllo fidiyawyada soo badi 😍

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Mohamed Amin❤🎉

  • @maajedadem4157
    @maajedadem4157 ปีที่แล้ว +1

    Barnaaminka Siyaasadaha dalalka Waa barnaamij aan mahadiyay
    Aanan rajaynayo inaad intaa kasii badin doontid insha Allah

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 ปีที่แล้ว +3

    Good Chanel Tanaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Good voice ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ needed informations ❤❤❤❤❤❤❤

  • @queennormal5592
    @queennormal5592 ปีที่แล้ว +7

    Keep hoing pro lkn wxn ku weydisan lahaa inad kaso hadasho cilmiga hawada sare haddii aad awoodo😢😊🙏🙏

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 ปีที่แล้ว

    M.a keep going bro TanaaD 💪 🙏 💯 🙌

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 ปีที่แล้ว

    The best TH-cam'r 👌 TanaaD 🙌💯🙏💪😞👋❤️

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Mudane

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad 🙏

  • @hamzeapdilahiapdilahi8471
    @hamzeapdilahiapdilahi8471 ปีที่แล้ว

    ❤soo baadi zxb❤

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 ปีที่แล้ว

    Zhp tanaadow wallhi chanalkaagan ugu jeclahay lkn wakhti nasii zhp guulayso

  • @mascuudmaxamed1565
    @mascuudmaxamed1565 ปีที่แล้ว +3

    Wanku taageera in inbadaan ayaan kusugaynay soobadi wllo mcn adoo mahad
    san

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 ปีที่แล้ว +1

    legend waan ku xiisnay malin kasa chanalka soo booqda

  • @abdallamohamett1020
    @abdallamohamett1020 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back 🙏

  • @cabdixakiim1527
    @cabdixakiim1527 ปีที่แล้ว

    Ustaad thnks❤

  • @bashiirbooto-id9nv
    @bashiirbooto-id9nv ปีที่แล้ว +1

    Anaa ayaa ugu horeeyo

  • @MohaanJaamac
    @MohaanJaamac ปีที่แล้ว

    Soo badi video sxb

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 ปีที่แล้ว

    Welcome back bro

  • @cumarcabdisalan4223
    @cumarcabdisalan4223 ปีที่แล้ว

    Anaa ugu horeeyo manta pin😂❤

  • @mahadmuxudin1960
    @mahadmuxudin1960 ปีที่แล้ว

    #tanaad my favourite channel ❤❤

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 ปีที่แล้ว

    Tanaad welcome back bro

  • @Tutulisho
    @Tutulisho ปีที่แล้ว +2

    صلو علي النبي

  • @CabdalleNuur-nr7vs
    @CabdalleNuur-nr7vs ปีที่แล้ว +1

    Dalka Kyrgyzstan 🇰🇬

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi Bro muuqaal kasoo diyaari waa jeclahay runtii dalkaas🇰🇬

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      Kyrgyzstan miyaa joogta saaxiib?

  • @Akpoionthebeat
    @Akpoionthebeat ปีที่แล้ว

    Ustad next 3 magaalo

  • @baathesofficial4924
    @baathesofficial4924 ปีที่แล้ว

    We miss u bro keep up

  • @fathhxxannn1
    @fathhxxannn1 ปีที่แล้ว +4

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:13

  • @huseenhuseenhasan3826
    @huseenhuseenhasan3826 ปีที่แล้ว

    Tanaad keep going

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว

    Thank you Tanaad

  • @Captandeco
    @Captandeco ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahadsnid tanaad

  • @EngAA-yp1fi
    @EngAA-yp1fi ปีที่แล้ว

    South Sudan and Sudan ustaad ka soo hadal

  • @ayaanleayaanle6942
    @ayaanleayaanle6942 ปีที่แล้ว

    Wll nosoo badi barnaamijada usbuuci Laba Jeer

  • @msbeidanmussa1891
    @msbeidanmussa1891 8 หลายเดือนก่อน

    😮❤❤❤❤❤😊

  • @R9_H4keem
    @R9_H4keem ปีที่แล้ว

    Lpx ciyaaro ma aqrisaaa🎉❤

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 ปีที่แล้ว

    madsanid wll ❤

  • @CabdiCadiim-d9u
    @CabdiCadiim-d9u ปีที่แล้ว

    Maxamad Amin nin la waayay saxib muqalada so badi

  • @Urrhamze
    @Urrhamze ปีที่แล้ว +1

    Tanaad 🎉

  • @yahyefarey3773
    @yahyefarey3773 ปีที่แล้ว

    waxan rajenyna ina muqalda noso badiso ustaad

  • @jtc7961
    @jtc7961 ปีที่แล้ว +1

    Uraaaaaaaaaaaaa❤❤❤

  • @apdirahmanhajiomar9723
    @apdirahmanhajiomar9723 ปีที่แล้ว +1

    😊😊😊😊

  • @Presidentmuuse
    @Presidentmuuse 11 หลายเดือนก่อน

    Xigmad ku dhisan qiyam

  • @ayaanleayaanle6942
    @ayaanleayaanle6942 ปีที่แล้ว

    Sxb softworeka Ku samaysaa barnaajiyada I sheeg

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 ปีที่แล้ว

    Kaso hadal wll uk

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 ปีที่แล้ว

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt ปีที่แล้ว

    Guul sxp

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @fanaxwadani8209
    @fanaxwadani8209 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan bartaa siyaadda & Aminga Dalkan, waxana jooga Russia. Xogtaan inaan wax kaasiiyo ayaa wacnaan lahayd si aan si hufan kaaga baahi tiro nidaamka Dalkan uu udhisanyahay.

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      Masha,allah Bro

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 ปีที่แล้ว

      @@1LAMINE_1 walal sidee ku iman karaa russia inan waxkabarto raaba

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 ปีที่แล้ว

      Rusia ma laga bixi kara

  • @daahircadced4475
    @daahircadced4475 ปีที่แล้ว +2

    Codka Tanaad waanjclhay

  • @mahadcade6909
    @mahadcade6909 ปีที่แล้ว

    Nio tanadow wll sobadi muqalada teeda kle markad baxeyso noosheg nio

  • @Shakirsheikh782
    @Shakirsheikh782 ปีที่แล้ว

    Am the first

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 ปีที่แล้ว

    ❤Tanaad

  • @قناةابوايوبالصومالي
    @قناةابوايوبالصومالي ปีที่แล้ว

    Marnaba xalab ma ilaabayno iyo jeejniya idlib syria

  • @issesheikhali2289
    @issesheikhali2289 ปีที่แล้ว +1

    Account kaagii aad shaqsiyadka ooga hadli jirtey hakuu kabaxey sxb

  • @sharmo1438
    @sharmo1438 ปีที่แล้ว

    Soobadi Macalin casharada

  • @ishowspeed308
    @ishowspeed308 ปีที่แล้ว

    😊

  • @MohamedMaame-sj8ly
    @MohamedMaame-sj8ly 10 หลายเดือนก่อน

    Weerarkii 133 qof ku dhinteen Moscow ka soo hadal

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 ปีที่แล้ว +7

    Hal Muuqaal Oo Kale Ka Soo Samee Fadlan Waxa Kala Yihiin
    48 Oblast
    24 Republics
    9 Krais
    4 Okrugs Iyo Oblast

  • @abdiaziiz5820
    @abdiaziiz5820 ปีที่แล้ว

    ❤🎉

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว

    Uraaaaa means huraaaaaa

  • @R9_H4keem
    @R9_H4keem ปีที่แล้ว

    Inta ma aha tv yo kale

  • @maxamedaxmed357
    @maxamedaxmed357 ปีที่แล้ว

    War nin lawaayey sxb

  • @Muzamil9337
    @Muzamil9337 ปีที่แล้ว

    Sxb aad ayan kutagera lakin barnaamij yadada aad ayay uyaryihiin, isku day malintii hal inad sodhigtid video

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 ปีที่แล้ว

    Putin legend dalkiisa u tashtay weye

  • @diishlone111
    @diishlone111 ปีที่แล้ว

    aad ban ula dhacey vidoe saxib tanaad dowlad walba ka soo same sida mareyan china i o kuwa ugu waaweyn

  • @najmoabdi5316
    @najmoabdi5316 ปีที่แล้ว +1

    Russia 🇷🇺 ❤

  • @MaxamedXoolo
    @MaxamedXoolo ปีที่แล้ว +1

    Waxaan tabnay barnamijkii sadax magalo

  • @exsaadaq6735
    @exsaadaq6735 ปีที่แล้ว

    gorme norway so samene🤕

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      Horay ayuu muuqaal ugu soo sameeyay Kanaalka ka eeg sxp

  • @ComputerHome-fv7qs
    @ComputerHome-fv7qs ปีที่แล้ว

    😅

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi ปีที่แล้ว

    Putin🔥❤️☀️

  • @issesheikhali2289
    @issesheikhali2289 ปีที่แล้ว

    Huraaa

  • @iniestacomps4376
    @iniestacomps4376 ปีที่แล้ว

    Ura😂

  • @Cabdifatax-ri1ey
    @Cabdifatax-ri1ey 9 หลายเดือนก่อน

    Ccç❤❤❤❤❤❤❤

  • @THOMAS-12
    @THOMAS-12 ปีที่แล้ว

    Dalka kosovo kaso hadal

  • @anushacharlotte7406
    @anushacharlotte7406 ปีที่แล้ว

    Seychales kuxiji abowe please

  • @prjebra597
    @prjebra597 ปีที่แล้ว +1

    Video ka so same farqiga u dhaxeeya fadaral demuqraadi Republic iyo kuwa kle oo la mid ka ah sida dowladaha kaliga taliyaha uu ka jira
    Waxas maxay ku kala duwan yihin
    Se somaliya demuqradi miya mise fedaral

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      Haa Muuqaal kasoo samee bro:)

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt ปีที่แล้ว

    Huuraa Russia 🇷🇺

  • @SERGIOHaake
    @SERGIOHaake ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @Muuse99
    @Muuse99 ปีที่แล้ว

    Uraaa💪🇷🇺🤣

  • @Shakir-ali-h3p
    @Shakir-ali-h3p ปีที่แล้ว

    Russia has been the flag

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 ปีที่แล้ว

    @Abdiqani Mohamed Ahmed

  • @msbeidanmussa1891
    @msbeidanmussa1891 8 หลายเดือนก่อน

    😊