اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
Asc ustaad Aadan sahan waad mahadsantahy. Dhamaan qodobaadan waan qortay waxaana u fulin doonaa si toosa waxaan ku dhibanaa joogteeyda wixii aan bilaabo. Intaas ka dib aan yara kaftamee maxamed cabdi caliga daaha gadaashiisa ka soo hadlaa maxoow yahay. U badi in ustaad sahan mar mar uu maxamed cabdi cali la baxo. Thanks adan sahan.
Waa fudud yahay walaal kaliya waxaa la idiinka rabo waa in aad mucalim fiican oo wax laga fahmaayo ka dhigataan Onlineka hadaa rabtaan inaad ka barataan "Hurbad" wax ka sharxaad fiican ma arag. Horay u socda
10ka qaaciido halkan ka akhriso
1. Dooro Xirfad aad xiisaynayso
2. Halkii Marba baro 1 xirfad
3. Xaddid heerka aad rabto inaad gaadho
4. U jejebi Xirfadaha waa wayn qaybo yaryar
5. Sii diyaarso agabka aad u baahan tahay
6. Ka dheerow wax kasta oo ku jeedinaya
7. Wakhti Cayiman oo aad ku tababarato samee
8. Tijaabi waxkasta oo aad barato
9. Saacadahaad Tababaranayso u qaybi daqiiqado yaryar
10. Ha gelinin niyadda inaad 20 saac gudahood ku noqonayso khabiir.
Mahadsanid
Thanks
Shukran walaal
Halkee laga heli karaa buuga
@@xamseaxmed7774 anigana waan ubaahanahy wll hadad hesho i soo sheeg please
6
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
Kasoo hadal deep work
اللهم أهل علينا شهر رمضان بالأمن والإيمان🤲
Aadan zahanka xogaha team kii waad badisay legend ka Maxamed cabdi cali ducaale aad baan idiin salaamay
Allah ha ku sharfo wll e buuga xalqad xalqad nogu so geli hadad awoodo
Mnsha Allah
Waa muuqal wanagsan
Wan ka faaiiday
Jasa ka Allah
Waw wallhi waa 😍wa ficanyahy waxbarashdda se you let kep going
Ustaad aadan khadar masha allh
Nio maxamed Cabdi Cali ya FacebookGisa haya ma sawirkisa😁🖤🦁
Thank you my bro book magicii wadanka ma ka helaynaa
Rabadaan kariim umatul muxamad scw
Ramadan kareem 🙌
Ramadan Mubarak wlal sahan
رمضان كريم لكل مسلم 🌙🌏♥️
Taxane taariikhda izlamka ah noo fur si dadku u faaiidaystan inshalh
Taariikh youtube lagama barte kutubta kaso akhriso
Waa laguu haayaa sxb laakin waa dhageysi waliba si heersare ah iyadoo u diyaarsan waxaana laga soo bilaabaa khulafaa'u raashidiin ilaa taariikhda cuthmaaniyiinta waxaa lagu dhex sheegayaa dhamaan dowladaha islaamka soo maray
@@cabdallashaamil2076
Waad yartahay walaaal waa la hayaa taariikhda islaamka oo dhameystiran iyado maqal ah
@@kheyrtuse9535 hayeh ma magaca so shegtid walaguhaya waba dhahda bro
جزاك الله يا أخي....
Aadan sahanoow muqalada zhp nashiidadii soo dul saar
رمضان مبارك،🌙🌙🌙🌙🌙
Masha Allah
Asc aadan sahan waxaan ubaahnaa lahaa bugaagta aad turjintid balse majoogo HARGEYSA TURKEY IWM maka heli karaa buugaagtaada ||galmudug|| halkaasaa joogaaye
Wll reply iisoogal
Zhp Telegram ka ku air channelka la dhaho Arday kaab
Thanks bro go forward 🙏
Asc ustaad Aadan sahan waad mahadsantahy.
Dhamaan qodobaadan waan qortay waxaana u fulin doonaa si toosa waxaan ku dhibanaa joogteeyda wixii aan bilaabo.
Intaas ka dib aan yara kaftamee maxamed cabdi caliga daaha gadaashiisa ka soo hadlaa maxoow yahay. U badi in ustaad sahan mar mar uu maxamed cabdi cali la baxo.
Thanks adan sahan.
Mahadsanid macalin
Mahadsanid ustaad ✌
Waxaan aad uxiseeyaa inaan barto computer ka waana udadaali waa balan😥👍
Same
Waa fudud yahay walaal kaliya waxaa la idiinka rabo waa in aad mucalim fiican oo wax laga fahmaayo ka dhigataan
Onlineka hadaa rabtaan inaad ka barataan "Hurbad" wax ka sharxaad fiican ma arag.
Horay u socda
Mahadsanid wll
Mahadsanid
Incha AllaH wn BiLaabaayaa wll Adbaad uMaahaDzan thy
ﷺ
Asc
Adanaw waxan ka codsalaha in muqalo taxano ah bisha ramadan noo so dayso yacni isku xidhan
Mansha allah Mahadsanid wll
Mnsha llah wll❣
buuga wllo somali kuso turjuma
Aadanow turjumaadaan rabaa walaal inaan barto.
Luuqadaha aad rabtid inaad turjunto waa inad taqana
asc adanow hadan 20 ka saacadood 3 beri kuso koobo iyo hdan isbuuc iyo kabadan kuso koobo isku mid miyaa ?
thanks ustaad💙
Aadan khadar Ali
Thanks bro
Sxp adan Satan diyaar miyaa buugani
Keep going
*Aadanow 20k sacadood mahan e waa 10k sacadood waxana la dhahaa hyper-learn*
Zxp hargeisa maxaa ku dhacay
Social media lama socotid zxp
Talo wanaagsan wlle
Xaqiiq
Nio aadan sxb ka hadal sida xisaabta lagu barto iyo cutubyada ugu muhiimsan adoo mahadsan
Horta aadanoow youtube keliya miyaad ka shaqaysaa mise xrfad klae ayaad leedahay
Sxp buuga soo turjum
Luuqad malagu barankaraa
Aadan
First commend
Buugga magacii
walaal muuqalada nashiidadii soo dul saar 😊
💦
❤️❤️❤️
Buuga Magaci
The first 20 hours
Sethy teacher
First person pinned 💯
Halkee laga heli karaa
😂 Mavis ka izka dhiza
waa runtaa sxb soomalidu typinka way ku liitaan
Waa beenaale ilaahay haku cadaabo dheh,
Hargeisa way gubatay
Mahad sanid ustaad
Book ga magacii saaxib sare
Xayaysiis miidhan weeye libax
Nio Farmaajo Fahad Kasoo Hadal Dadkii laayen
Impossible
Hhhhhhh ar soomaaliyaaa
Bro al shabaab aa ku cibaadeysatay kuwaas gaal farmaajo shaqo kuma leh camaliyaadkaas
Thanks bro
❤❤❤❤