Somalia jah warerki ugu xuma dhexda ka taagan jini ninki kena bixiye jah warerka waxa geliyey xassan gurgurte oo baahan ha ka saaro isaga kuwa ku harereysan dowlad wada qabileysan dad wada bahan dad wada ciil qaba dad lacag radinaya ceel dheer ayey Somalia ku riden sidey oga soo sari lahaten iyaga laga raba hadeysan awodin xilka ha ku warejiyo kii kula tar tamey kursiga wejigisana ha baga qarsado shacabka somaliyeed aya wax kasto xoog ku soo ceshanayo iyo xabad wabilahi towfiq😂😂😂😂😂
Soomalidi Itoopiya wa Sixertay sixirka aad iyaad ayey ugu dheereyan War shacski aawey Mey ka aan waxan lama dhoowran ka.ee hubba aam qasdano Rag iyo Haweenba jntan ka badan maxan sugnaa Soomaaliyeed dhadhinyaroow ka ca dalkiina difaacda.
illaahow yasir subhanAllah aamiin yaatabi
Abgaalow odayga qabta dhakhtar geeya noo keena nin sitaayaasi ah oo dalka badbaadiyà
Xanuun badanaaa..allow noo gargaar....dhalinyarooooy is abaabula dal iyo dibad isku xirma..banaanbaxayo hal diyaaray
Maraan caadiya hysta ummada❤😢
Xaqiiq
😭😭😭😭😭😭😭
Xukun hawiye waa iska sidaa
Wan ooyayaa anigoo qoraya kamonka inshaa alah khayrkaa xige inshaa alah khayrbay ku dhaman
Soomaalida waxay cabeen😮waxyar maaha damiirkii wuu ka dhintay Allah naga qabto khaaimiinta😢
Xasan sheekh siyaasad waxba kama ogo maskiin waa waalan rabaa
In la qabsadaan rabaa qoslaye bahane viladana itobiya injirey ay qabsato
Awey ciidamadii 30 kun ee latawa baray!!!! 😭
Somalia jah warerki ugu xuma dhexda ka taagan jini ninki kena bixiye jah warerka waxa geliyey xassan gurgurte oo baahan ha ka saaro isaga kuwa ku harereysan dowlad wada qabileysan dad wada bahan dad wada ciil qaba dad lacag radinaya ceel dheer ayey Somalia ku riden sidey oga soo sari lahaten iyaga laga raba hadeysan awodin xilka ha ku warejiyo kii kula tar tamey kursiga wejigisana ha baga qarsado shacabka somaliyeed aya wax kasto xoog ku soo ceshanayo iyo xabad wabilahi towfiq😂😂😂😂😂
Soomalidi Itoopiya wa Sixertay sixirka aad iyaad ayey ugu dheereyan War shacski aawey Mey ka aan waxan lama dhoowran ka.ee hubba aam qasdano Rag iyo Haweenba jntan ka badan maxan sugnaa Soomaaliyeed dhadhinyaroow ka ca dalkiina difaacda.
War muusikada iska Dami
Madaan ku dhegaysanaa mise muy sikadaan dhegaysanaa
Jooji muy sikada
Walaal ha is daalin dowladu baayac mushtar niman ah baa qabsaday way u dhamaatay somalia lamana hadli karo qabiil baa lagu difaacayaa
isku xishoo haddaad Somali tahay
Wax badan baa qaldan....Xal dag dag ah baa loo baahan yahay.
Moryaan dheh kuwan dowlad maahee ninyahow waxbaad ka baqeysaa xaqasse lama dabooli karo
Youtubkaan madhagaysan karno muusiga dhaga xanuunkiisa iga wad