DARUURAHA HILAACIYO XASUUSTI SACAADO ALLAALE (MUNA MISKI)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @mohamedamen3902
    @mohamedamen3902 ปีที่แล้ว +1

    Haday maqashay dunidii,
    aduun baan ku doortee l,
    Danbi kale MiyaaN GalaY.
    Calayk calayK ❤❤❤❤❤

  • @sacdiyoisak4167
    @sacdiyoisak4167 ปีที่แล้ว +2

    Walal waad qurux badantahay masha allaah bes iska daa heesaha ma wanaagsan

  • @abdallashiine9019
    @abdallashiine9019 2 ปีที่แล้ว

    Hadaaan saaan fanka sidii aad rabto aadan kayeelaneenin plz indhaheena iyo dhagaheena iyo dareenkeenaba inoo ilaaali
    Allaaaah yacizzak muna

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +1

    مني مسكي فنانه رايعه ومبدعه وتستحق كل الحب والاحترام

  • @medsaid357
    @medsaid357 ปีที่แล้ว

    waaw wa hees aad u macaan hambalyo in yaar waad lakeentay cood hobaladayadii waynayd sacaado allalle allee cimriga ha u dheereeyee

  • @mustafamuse8012
    @mustafamuse8012 ปีที่แล้ว +2

    Axmed saleeban bide ayaa sameeyey waxa qaadey kinsi xaaji aadan sacaada ali waxay qaadey kinsi xaaji aadan ka dib

  • @Hafsa981
    @Hafsa981 ปีที่แล้ว

    Munaay fadlan noso celi heesihii nocan ahaa.❤

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac ปีที่แล้ว

    Muna miski qurux waan ku jecelahay quruxdaada iyo codkaaga

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 ปีที่แล้ว

    Waa isla midhihii abwaankeena weyn, cimriga how dheereeye, Ahmed Saleebaan Bidde, iyo laxankiisiiba, originalka waxaa duubtay Sacaado Allaale

  • @soulemanawalehmoustaphesou8341
    @soulemanawalehmoustaphesou8341 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haa ku xafido Mouna magacaygi Mouna ❣️❤️😘🥰😍🌹💋

  • @abdifatahgemadid2813
    @abdifatahgemadid2813 6 หลายเดือนก่อน

    Axyaa cod Muna miski keep going 🎉

  • @ABDOUL-JABARMED-tl9zw
    @ABDOUL-JABARMED-tl9zw ปีที่แล้ว +1

    Quel belle chanson

  • @khaalidbaashe8051
    @khaalidbaashe8051 ปีที่แล้ว

    Wuu dusaa warkiisuyeee weeye wll .

  • @abdallaanshaxofficial2429
    @abdallaanshaxofficial2429 2 ปีที่แล้ว

    Ayayayayay wllhi cod qurux iyo waliba style wuu ku dhamaaday gabadhaan inaan iska dhageysto unbaan iska jeclhy wllhi yaaasalaaam ax yaa sowtu raxma muna miski allow ku dhowr oo isha xun kaa qabaye

  • @nagaaxmmq
    @nagaaxmmq 2 ปีที่แล้ว

    Muna walal heestan markii ugu horeysay aaxaa qaaday Sahra axmad markii labaadna Nimco yaasin dib iga soo sax sacaado alaale maha

    • @munamiski
      @munamiski  2 ปีที่แล้ว

      nimco yasiin copy weyaan wllo 👍

  • @nickal2018
    @nickal2018 ปีที่แล้ว

    Sheeko! AHN Kinsi

  • @Xaqiiqmedia143
    @Xaqiiqmedia143 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan nagu soo biir xaqiiq media music

  • @abdirizakhaji2007
    @abdirizakhaji2007 ปีที่แล้ว

    Fananad wariye aqoon yahanad TH-camrad muna miski ♥️🙏

  • @HuseinMahmoud
    @HuseinMahmoud 11 หลายเดือนก่อน

    Waaa wa cod macantay

  • @se1059
    @se1059 11 หลายเดือนก่อน

    Heetan kinsi xaaji aadan baa lahayd alla haw naxariisto

  • @omarabdi2650
    @omarabdi2650 ปีที่แล้ว

    Keep going miski you are beautiful everywhere axsan yaa sood

  • @saharamaxamed6770
    @saharamaxamed6770 ปีที่แล้ว

    Hesta kinsi xaji Adan ba lahayd ban modayay

  • @mustafamuse8012
    @mustafamuse8012 ปีที่แล้ว

    Wiilka so qoraya gabarta wey cod macaan tahay weyna qurux badan tahay miyuuna arag malyuun maanka ifraah aragsan ifrah garneyl kuwaasa la dhahi qurux siyaado ah iyo cod lakin gabartan dadkeda ayay KU dhex jirta ha waalin miskiinta dumar badan fanaanin ayaa ka qurux badan kana cod macaane mansha alah

    • @JeleJamaal-yi5un
      @JeleJamaal-yi5un ปีที่แล้ว

      Naag Miya tahy Marka dumar la amaanay ka qaraari😂

  • @dekmohamedali8299
    @dekmohamedali8299 ปีที่แล้ว

    Walalyaal dadka yaan la qaldin heestan waxa iskalaha kinsi xaaji aadan Aw xuseen

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC MUNA MISKI WAAN KA HELAY CODKAAGA HORE MAKUU AQOON MARKAY BBC KUWARAYSANAYSEY AYAAN KU BARTAY HEESO MACAAN IYO CODMACAAN BAAD LEEDAHAY DABEECADAADA MARKAA QAIYAASAY WAA BEELO .M.TABAARIK JAW

  • @khalid9264
    @khalid9264 2 ปีที่แล้ว +1

    Cishqiguna sidii daad ama haradii doolood wuu dusaa warkiisiye.

  • @mowlidabdi7604
    @mowlidabdi7604 2 ปีที่แล้ว

    Cod macaan IYO qurux labadaba waad leedahay walaal

  • @Garbashaash
    @Garbashaash ปีที่แล้ว

    Taariikhda fanka yaaan la khaldin.Heestan. abwaanka sameeyay waa Maxamed aaden. Dacar waxaana. Qaaday. Fanaanadii. AHN. Kinsi xaaji. Aaden

  • @munamxmud4391
    @munamxmud4391 2 ปีที่แล้ว

    Wanku wataa muna qalpi hore usoco qalpi walashay

  • @mahmudpato7629
    @mahmudpato7629 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimco yasin mise sacada alaale tolow hesta ya iska leh nimco yasin bn filaya .hore usoco miski fanadayda..

    • @maxamedaar3153
      @maxamedaar3153 2 ปีที่แล้ว +1

      Kinsi Xaaji aadana AUN wan ku maqlay heeskani waliba xiliga ay qaadeyso Nimco yaasiin

    • @mahmudpato7629
      @mahmudpato7629 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@maxamedaar3153 ha wll wa sacaada allale wxn ka kelay mr danbe buuga ahmed saleban bide ereyada iyo codkaba isaga laha

  • @ksdablh1964
    @ksdablh1964 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaa iska leh sacaada alllale munana sfican ayay uqaday eesh cala fannad cod macaan

  • @Ninwaxbadanognaj
    @Ninwaxbadanognaj ปีที่แล้ว

    Haday maqashay dunidii
    Aduun baan ku doortee
    Dambi kale miyaan galay?

  • @laylischannel
    @laylischannel 2 ปีที่แล้ว +1

    Muna cadey boqorada codka noolaaw wllshey qaali

  • @abdishakurahmedjama8354
    @abdishakurahmedjama8354 ปีที่แล้ว

    cod qurux badan iyo faannimo dhameystiran 100%❤❤

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac ปีที่แล้ว

    Heestan waxa u hor qaadey sahra axmed 2 sacaada alaale 3 kinsi 4 nimco yaasiin

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 2 ปีที่แล้ว

    Daruur hilaacdiyo onkod iyo roob walaalo ayaan nahay

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 ปีที่แล้ว

    Muna miaki mashallah add ku tagera my sister

  • @aliabdillahi6904
    @aliabdillahi6904 2 ปีที่แล้ว

    Wow mshllh wll

  • @farhanwarsame3820
    @farhanwarsame3820 ปีที่แล้ว

    Astaan tv waa ku kibirtay miyaaaa

  • @ahmediology
    @ahmediology 2 ปีที่แล้ว

    She has incredible voice

    • @nur-oy8mr
      @nur-oy8mr ปีที่แล้ว

      Cod aad u macaan ayaa leeday ilaah ha kudaayo qore nuradi from london

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 5 หลายเดือนก่อน

    KINSI. XAAJI ADAN AHUN BA LAHAYDE

  • @abdiroble3616
    @abdiroble3616 ปีที่แล้ว

    Heestaa waxaa lahaa kinsi xaaji adan

  • @MohamadAwfaz
    @MohamadAwfaz 7 หลายเดือนก่อน

    eeshcala hess wow

  • @mustafenokiyo5826
    @mustafenokiyo5826 ปีที่แล้ว

    lalaii

  • @mustafamuse8012
    @mustafamuse8012 ปีที่แล้ว

    Heesta kinsi xaaji aadan ayaa qaadi jirtey sacaada maxay ahayd

  • @abdisahalabdisahal
    @abdisahalabdisahal ปีที่แล้ว

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @AliAli-xd4bm
    @AliAli-xd4bm 2 ปีที่แล้ว

    Correction my dear....it wasn't Sacaado's But rather Sahara Ahmed's

  • @dekmohamedali8299
    @dekmohamedali8299 10 วันที่ผ่านมา

    Walal heestan kinsi xaaji aadan ayaa iska leh oo horay uqaday marka hala barto heesaha dadka iska leh kadaaya beenta

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 ปีที่แล้ว

    Sax waaye nacaam 3:07

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 ปีที่แล้ว

    Waa fannaanad da'yar oo sharaf iyo deganaan ka muuqato, qurux Somaliyeed leh oo make up isku caddayn, soo barbaar, jid dheer baa kaa horreeya, Kaalay Hargeisa, lix heesood oo heerka koowaad ah aan kuu samaynee oo aad leedahay, plse

  • @mustafamuse8012
    @mustafamuse8012 ปีที่แล้ว

    Wuu dusaa warkiisu weeyan wu durkaa ayay dhahaysa

    • @mustafamuse8012
      @mustafamuse8012 ปีที่แล้ว +1

      Cishiguna sidi daad ama haradi daad wuu durka warkiisuye erayo badan ayay si qalad ah ugu heeseysa oo ay qaladey wey cod macaan tahay heesta erayo badan ayay si qaldan ugu heseysa

  • @hibakahin1994
    @hibakahin1994 ปีที่แล้ว

    Beenta ka dhaafa waxaa cod maahaa marka la soo dhageysto heesta origanalkeeda. Waa iska doon doon.

  • @mohamedali-mgmg20223
    @mohamedali-mgmg20223 5 วันที่ผ่านมา

    100%88

  • @allaaaminmaiishoxamaada2662
    @allaaaminmaiishoxamaada2662 ปีที่แล้ว

    Hadey maqasho dunidu adiga unbAn ku doortayee dambi kale miyan galay

  • @afdhiigafdhiig4670
    @afdhiigafdhiig4670 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🎯🎯

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 ปีที่แล้ว

    😢❤😂

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 ปีที่แล้ว

    Bellesma 😂