Dabinka Dhiirrigalinta | Sidan Ayay Inoo Marinhabaabisaa!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Boggeena Facebook:
    www.facebook.c...
    Barteena Instagram-ka:
    / aadan_sahan
    Taxanaha Shubahaad Saarka:
    • Maxaynu U Soonaa Ramad...
    Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
    • Xaqiiqada 01 | Asalka ...
    Taxanaha Soomaalida Weyn:
    • Soomaalida Weyn | 01 |...

ความคิดเห็น • 277

  • @abdinasirmagool8608
    @abdinasirmagool8608 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay hau barakeeyo Ustaad, Meel cajiib ah ayaad wax naga tustay, Horumarka dhabta ahi hayaanka jidka Allaah ayuu kujiraa, Taas qofkii garanwaayana wuu hoogay oo wuu ba'ay, Isagoo haraadsan oo lug iyo laanba daayayna wuu kabaxayaa aduunka. Waxaa waano inoogu filan Aayada Uu Allaah (swt) inoogu sheegay suurada Al-naxli
    ((مَنْ عَمِلَ صَالِحًا مِّن ذَكَرٍ أَوْ أُنثَىٰ وَهُوَ مُؤْمِنٌ فَلَنُحْيِيَنَّهُ حَيَاةً طَيِّبَةً ۖ وَلَنَجْزِيَنَّهُمْ أَجْرَهُم بِأَحْسَنِ مَا كَانُوا يَعْمَلُونَ)) (سورة النحل: 97)
    "Qofkii camal wanaagsan sameeya ama lab ha ahaado ama dhadig ha ahaadee isagoo iimaan leh, waxaanu kunoolayn nolol wanaagsan, Waana ka abaal-marinaynaa ajirkooda waxay falayeen kiisii wanaagsanaa"

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wllo codkaagii dahabiga ahaa ayaad dib usoo celisay

  • @ismabio9390
    @ismabio9390 4 ปีที่แล้ว +6

    Sh mustafa xaaji ismaciil 2aad waa aadan sahan mustaqbalka dhow insha allah

  • @wadanidaacad782
    @wadanidaacad782 4 ปีที่แล้ว +5

    Geesi.aftahan. mumin. Muwaadin. Iyo mufakir qima badan ayad thay. Thanks in badan

  • @ismabio9390
    @ismabio9390 4 ปีที่แล้ว +8

    *HADDIIBA LAGU DHIIRIGELINKARO WAXA HUBAAL AH IN LAGU NIYAD JEBINKARO-murtidii wangsaneyd ee aadan sahan*

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 4 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiq macluumadkan maalin dhowayd ayaan is waydiinayey waxa looga hadli waayey sida maxamed omer iyo kuwo kale oo hadaladoodu ka hor imaanyaan sunnada ayna tahay Inay kasoo koobiyeeyen Mulcidiinta shukran lipaax.

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 ปีที่แล้ว +3

    Run ahaantii waa Barnaamij aad uqiimo badan . Dhiirigelinta laguu sheegayo waa hadalo aan xaalaadaas aad ku sugan tahay aan dhaafsiisaneyn, qof sariirtiisa Iska jiifa oo gacmaha isku laabtay oo lagu leeyahay, ha cabsan,ha murugoon, horey usoco, waad guuleysan kartaa, ha isdhiibin iyo waxyaabo la mid ah. Ogow waxan laguu sheegayo xamaasad waxba ma dhaanto ee ficil iyo shaqo ayaa loo baahanyahay.
    "Haddiiba lagu dhiirigelin Karo, ogow in lagu niyad jabin karo"

  • @maxamedaweys9793
    @maxamedaweys9793 4 ปีที่แล้ว +3

    Taasbaa been Aheyn
    M'uminka
    Marna maguul darreysanayo Allow Nogargaar
    Aamiin

  • @xigmaawitube1431
    @xigmaawitube1431 4 ปีที่แล้ว +2

    Nolashu waa Cabsi murug iyo Farxad Waana Ta ay Somalidu Kumaahmaahdo Nin Aana Cabsan Waloo Cabsadaa Thanks Wll Aadan 🙏🕋✊

  • @فهدالحضرمي-ض5ي
    @فهدالحضرمي-ض5ي 4 ปีที่แล้ว +1

    واحده من اجمل القنوات المحترمة والمفيدة باليوتيوب محبكم حفيد سيف بن ذي يزن

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 4 ปีที่แล้ว +3

    *Mawduuc muhiim ah* mahadsanid wll aadan, intii fahamtay alle haku anfaco ☺️💯🙌

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير اخي

  • @mustafeabdirahman6188
    @mustafeabdirahman6188 4 ปีที่แล้ว +5

    قال الله تعالى،
    لمن شأء منكم أن يتقدم أو يتأخر
    Midikiin isgaH is hor Marin karaH , ama isagaH is dib dhigi karaH.
    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
    إحرث على ما ينفعك وستعن بالله ولا تعجز
    KU dadaal wixii KU an facayaH
    RabigaanaH u talaoH saroH
    Hannah ka caajisin.

  • @husseinbileahmed9733
    @husseinbileahmed9733 4 ปีที่แล้ว +1

    الله يعزك يا اخي

  • @ridwanismail5767
    @ridwanismail5767 4 ปีที่แล้ว +2

    dadka sida wax u fahansan ee illaahay caqliga ku manaystay waa yar yihiin masha allah rabbigu haku xafido wll 👍🏽👍🏽

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll horta aniguba kula mid ayaan ahay oo badanaa extrinsic motivation ku ima daaro ilaah aan samaysto dhirigelin niyadyda ah oo àan isku dhaqaajinkaro
    Dhiiri gelintuna kolay xalada qofka ka istaajisay inu horey ugu dhaqaaqo goaankiisa waa shakhsaani oo dadkani kuuma oga
    Markaa hadaad dhiirigelin dibada ah xitaa aad ddonto wa inaad qof keliya ushegaan karta arimahaaga si uu uu kuula eego furaska banaan ama aad ka dhaqaaqi karto
    Lkn tan magaalka dhexdiisa laga leeyahay
    wad gulaysan kartaa horey usooco ha biqin
    Qofku ima oga waxa iga xidhay inaan horey usocdo marka Haa wy dhici kartaa inay saamayn teedu yaraato
    Lkn tan aad leedahay ha cabsan markay leyihiin waxay ka wadaan un goaankaaga markad qaadato sameey oo haka cabsan isbadalka ama natijada ka dhalantoda caynka uu u ekan doono ee sameey goaankaaga
    Adiguna waxa hadalki udhigtay dil ama mesha ka saar cabsashada guud ahaan noloshaada
    Maya maya wllo
    Sidaas mahaa🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @hasancumar3677
    @hasancumar3677 4 ปีที่แล้ว +3

    Wllkie wlhi caawa wax badan ayad fikirkyga ka badazhay alha ku xifdiyo

  • @asmapache634
    @asmapache634 4 ปีที่แล้ว +14

    HaL erey ayaan ka faaiidey clip kan wxyna thy ,"hadii lagu dhiirigalin karo waa lagu niyad jabin kara ."☝️

    • @jaabircismaan6127
      @jaabircismaan6127 3 ปีที่แล้ว

      Waxan ku idhi hada ayaabu ku sameyee adiga 😀😀

  • @mohmoudahmed8575
    @mohmoudahmed8575 4 ปีที่แล้ว +3

    Aàaad bd umhdsanthy sxp,sidan waxan filaya ind ku noqon doonto youtuberka Somali ugu caansan insha allah,codkaagu waa dahab masha allah waanad ku mhdsanthy markle sxp sidan aaad markle oo aan udarsanay noogu soo gudbisay .....janada ayn kuugu duceeyay sxp

  • @glambyii8826
    @glambyii8826 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a walaal aadan keep going 👏👏👉👉👉👉👉👉

  • @blueisthecolour2879
    @blueisthecolour2879 4 ปีที่แล้ว +5

    Osman binu ertugrul waxaad nooga soo diyaarisa barnaamij zxb.
    Mhdsanid.

  • @lailamahmoud9423
    @lailamahmoud9423 4 ปีที่แล้ว +3

    The one and only waa fiidyowgii igu fcnaa waligaaaaaaa

  • @cqanioomaar9160
    @cqanioomaar9160 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi Waa Runta wll ...... Somalidu Motivation uma Baahna oo way ku dhasheen

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 4 ปีที่แล้ว +6

    Mudo dhowr bilood ah waxaan donayay in aan buug ka qoro
    Barnamijkasi sameyn buu nagu yeeshay familkayaga gudahiisa qof baa naga raacay waxaan
    Aadan waxaan jeclaan laha in aad ila soo xidhiidho inshalah

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid mudane😍

  • @suhaybshabeel7357
    @suhaybshabeel7357 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxn aduunka ugu nacebhy ahna cadowga kaliya ee IGA adkaada waa Murugada balse maanta waan ka adkady 6 second gudohood waad mahadsan tahay wllkay 👑👏👏👏👋👋

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allh Mowduuc Nataabanaya Ka DhalinYaro Ahaan Baad Kahadashay
    جزاك الله اخي👏

  • @amiinzhallka7796
    @amiinzhallka7796 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu khayr
    Qodop aad u muhiima ayd ka hadashy

  • @hodanliibaan1657
    @hodanliibaan1657 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi kuwa sameysten pagejaj fb ah dhiirigelin kama faafiyan ee waxey ka faafiyan cadawad iyo in ay dadka is nacaan qurun iyo waxyabo xasid nimo kugu beerayo ayey fafinayan cudurka ay fafinayane dad bdn oo sxbadey kamid ah ayuu ku dhacay allah ka caafiyo anagana allaha naga illaaliyo ....aamiin

  • @lipanhazzanisxaaq5420
    @lipanhazzanisxaaq5420 4 ปีที่แล้ว +2

    MacaLin aadan khadar cali keep going walaal

  • @yusufaar3033
    @yusufaar3033 4 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad bad u nahadsan taha Walal aadan marwaliba talo iyo tusale bad nala garabtagan taha.

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว +3

    Ileen Dhubuqdhubuq hore dhabano hays badan ayay leedahaye...Masha Allah Maahmaah iyo Mithaal Culus oo Fariin Culus direysa

  • @gufaacoiyoroobchannel9454
    @gufaacoiyoroobchannel9454 4 ปีที่แล้ว +2

    Adan waa ragii la yaqaanay
    dareen
    dadnimo
    damiir
    iyo damqasho aragti dheer ku dhisan nin le ayuunba nin rageeda intana aadan waa leeyahay
    shukran szb

  • @guleidmuhammed5985
    @guleidmuhammed5985 4 ปีที่แล้ว +3

    Si jogto ahbn kugu xidhan markastaba dhirigaliyaha nftada wlo adan Allah ha ku xfdo
    From paris ❤✊

  • @cabdinuuradiingagatun2794
    @cabdinuuradiingagatun2794 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhiirigalintan khayaaliga ah mar hore ayaan ka shakiyey

  • @farxanaden2240
    @farxanaden2240 3 ปีที่แล้ว +4

    mo farah yaa Arkaya

  • @abdiladiifmuuse3155
    @abdiladiifmuuse3155 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa arin wanagsan oo ka fiirsho leH
    Dhiiri galintuna waaa wax aad uso badnayaa
    👍

  • @bashiira-rahmaan5319
    @bashiira-rahmaan5319 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @zaina4555
    @zaina4555 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah mahadsanid

  • @khadarmohamed4083
    @khadarmohamed4083 4 ปีที่แล้ว +1

    manshallah tabarakallah Allah waa runta Allah Amiin ma iisho hadaad tahay qof Allah aqoon ah oo si badhaxtiran Illaahiisa uu barya taasa ah guusha dhabta ah

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah mahadsanid wll

  • @maxamedaweys9793
    @maxamedaweys9793 4 ปีที่แล้ว +2

    Gashankaa
    Daruurty Markaatiri
    Allahbaa Mu'minka
    Ugargaaraya√√√

  • @CR7RONALDO24-7
    @CR7RONALDO24-7 4 ปีที่แล้ว +2

    Inbadan waxan layabi jiray kuwa isku sheega motivatorska waxay ay kusheegaan, in aanad si'aad lacag usamayso iyo qodoban raac iyo wax aan waxba kabiirayn

  • @adeerocumar4389
    @adeerocumar4389 4 ปีที่แล้ว +8

    sxb fikirkaas waankula qabaa wlhi dhiiri galin waxaa noogu filan kitaabka quraanka iyo sunada rasuulka teeda kale hebel hebelbaa waxaa sameeyay iyo hebel ku dayo ilaahay aniga arsaaq iigaara midab ii gaara cimri ii gaara dabeecad ii gaara cumar buuna iga dhigay qof kale ma noqon karo anoona cidna ku dayan baan rabitaankayga gaadhayaaa wixii ii qoran uun

  • @mohameddaahir4478
    @mohameddaahir4478 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll a adan Xaqiiqada ayaad noo ifisaa marwalba mahadsanid inbadan

  • @feysal9055
    @feysal9055 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah allaha ku barakeeyo aduun iyo aaqiro

  • @cabdisalammaxamed9948
    @cabdisalammaxamed9948 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiqdii muuqaalkaan waxa uu banaanka soo dhigay dhanka madow ee dhiirigelinta

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth1091 4 ปีที่แล้ว +2

    Hore Uzoco wll

  • @applesomali9942
    @applesomali9942 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu Khayral Jazaa

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigu anoo ku dawakhay arintan guusha iyo khiyaaliga ay wadaan ayaan dhagaystay sh.mustafe oo leh "waxa jira taajir'siyaasi caana ama madaxwayne meel sare ayay gaadheen balse way kadeedan yihiin.guushu waa inad xasiloonaato ood ale ku xidhnaato"
    Public speaking waa orientation
    Si muxaadirada ama dadka khayrka shhega loogu challenge gareeyo.
    Dhiirigalintay sheegaano waxay 100% ku wajahantay aduunyo.

  • @akarimhamsemuse9294
    @akarimhamsemuse9294 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad baad umahad san tahay aadan

  • @axmedamiin4733
    @axmedamiin4733 4 ปีที่แล้ว +4

    Maanta waa
    2020-2-22
    Waxaan kaa codsaa inaa si degdega uga soo jawaabto fariinti aan GMAiLka kuugu soo diray-9-febrayo oo aheyd mid muhiim ah

  • @y4ska37
    @y4ska37 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sxb waad ila fahantay
    Anigu madaawado oo waan layaabaa waxay kahad layaan cida ay lahadlayaan
    Cuqdad bay kugu beerayaan
    Horey nin adag baa thay sxb⛤⛤🔱

    • @mohameddaahir4478
      @mohameddaahir4478 4 ปีที่แล้ว

      Waaruntaa sxb dadka Ayey shaki iyo tuhun kuugaliyaan

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +1

    Mowduuc muhiim ah ayaad ka hadashay adaan waad mahadsan tahay inader

  • @aabelp2539
    @aabelp2539 4 ปีที่แล้ว +3

    Mhtsanid Ustaad Alle Hku sharfe kasoo Hadal niyadjabka

  • @mohamedmohamud2697
    @mohamedmohamud2697 4 ปีที่แล้ว +2

    Xikmadaada Allaha ku siyaadiyo wll

  • @abdihamidaden3106
    @abdihamidaden3106 4 ปีที่แล้ว +1

    Hami iyo han sare lahaw horey u soco

  • @mohamedqadarha7114
    @mohamedqadarha7114 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah inbadan wllqali horey usoco inbadan wllqali ❤❤❤

  • @user-kw5sv1hs5k
    @user-kw5sv1hs5k 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustad Aden kader Ali keep going we Are by your side......ꨄ

  • @hawoadan3035
    @hawoadan3035 4 ปีที่แล้ว +2

    Walal aan tageero wax faido leh nh ka hadala walal waxaan rabay inaa kulaso xariro xagee lga heli karaaaa

  • @munaaxmed9383
    @munaaxmed9383 4 ปีที่แล้ว +1

    inaa d33r ilaaHy hakuu Danpi dhaaFo Qof WANGZANtaHY wallHi

  • @cabdirashiiddiriyesugal5715
    @cabdirashiiddiriyesugal5715 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadanoow dhiirigalintu wa wax jira illa goobaha dagaalada xilgii asxaabta markaad eegto way cadahy inay dadku U bahanyihiin 🤗

  • @kaabachannel2441
    @kaabachannel2441 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku xiftiyo wllky run ayaad taabatay xaqiiqa

  • @boqoradarerwardheen8474
    @boqoradarerwardheen8474 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Adan Qadar Cali

  • @abdiwasacmaxamed9424
    @abdiwasacmaxamed9424 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaalkay

  • @nimcohajjigacalhajjigacal8613
    @nimcohajjigacalhajjigacal8613 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakallaah qeyr maasha allaah alle hakubarakeeyo runtaa kahadashay

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aadan aad baad u madsantahay runtii qof dhalinyaro ah oo aad u caqlibadan oo wax tarla tahay ee Hadalkaagan hada wax badaan baan ka faaiiday Xaqiiqdii

  • @khadarzidane2980
    @khadarzidane2980 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks pro Hemline every adminoosh

  • @cadefaysal3552
    @cadefaysal3552 4 ปีที่แล้ว +2

    Karkaarka ayuu weydarnyaa 10:16 xaqiiq waan qoslay mahdsnid

  • @qarandoon4679
    @qarandoon4679 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkk
    Beeenta ma aha walaahay
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Maaasha Allaaah
    Aqoon yahan soomaliyeed Allaaah ha ku dhowro

  • @abdirasakali3299
    @abdirasakali3299 4 ปีที่แล้ว

    msha Allaah ad bad u mahadsantahey walaal guushuna waa nolosha dheer ee aan la dhimaneyn cidda guuleysta guusha aduunku waa ciddii wanaagsanaata waa laga soo kaban karaa guul daro aduun lomana dhinto guul darro

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a akhii keep going.

  • @unstoppableman7608
    @unstoppableman7608 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going brother❤😘

  • @muuseyaremuuseyare335
    @muuseyaremuuseyare335 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll alle ha barakeyo

  • @aboumashci1693
    @aboumashci1693 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukrn sxb sdd noogu soo gudbiso wx na anfaca sxb alla hakuu danbi dhaafo adiga iyo muslimiintaba dhamaantood

  • @libanmohamed8343
    @libanmohamed8343 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a.mr aadam aad baan kaaga mahadnaqayaa barnaamijka quruxda badan ee aad noo soo jeedisay lkn jaalle sow lama dhihi karo kuwa qaarkood dadka ay wax ujeediyaan wax un cilmi iyo tabo ka maqnaa way kunkordhiyeen ama waybu faa iideeyaan Mahadsanid

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah allaha kuxifdiyo walaal halkaaka siiwad

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllo plze noo so badi dhirigalinta markad ka hadleyso wlhi waa farxa hal Bug oon aqriyo malinti oo dhan wax aanan ka faidin ayaan ka faida marakd toos uga hadleyso dhiiri galinta waayo manta dhalinyardi fusuq weyn ayey ku jiran {ALLEH❤} ha ino hadeeyo

  • @yaroowechannel8134
    @yaroowechannel8134 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah mahadsanid wllkay Aadan sahan

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 2 ปีที่แล้ว +2

    Good news

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 ปีที่แล้ว +2

    10:19 talada aan la roogin waa lagu rafaada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👈👈👈👈👈👈💜💜💜💜💜💖💖💖

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 4 ปีที่แล้ว +5

    1:29 iyo 11:42, kooxda ordaysa
    Ninka soohoreeya ee madow
    Talow #mo-faarax miyaa?

    • @caydaruusdaacad1132
      @caydaruusdaacad1132 4 ปีที่แล้ว

      haa sxb

    • @leylasheekh6368
      @leylasheekh6368 4 ปีที่แล้ว

      moha tv was sida

    • @caydaruusdaacad1132
      @caydaruusdaacad1132 4 ปีที่แล้ว

      @@leylasheekh6368 mxd la caytamaysaa

    • @leylasheekh6368
      @leylasheekh6368 4 ปีที่แล้ว

      caydaruus daacad 1 Bissinka ceyda leyma barin walal
      Waxa ka wada waa ceynka ama haa ama wa sidaas means Yes is Mo farah

  • @cabiraxmaanyare4402
    @cabiraxmaanyare4402 3 ปีที่แล้ว +1

    Wankugu racsanahy wll hore usoco tashi waa wll iyo alle

  • @khadarmaxamed.channel6703
    @khadarmaxamed.channel6703 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mawduuc aan u baahnayn

  • @Joogteyn
    @Joogteyn 4 ปีที่แล้ว +1

    masha.Allah magaca Allaah ayaan ku dhaartaye been ma,aadan sheegin walal
    ilaahey haku xifdiyo

  • @cabdiwalimukhtaar1717
    @cabdiwalimukhtaar1717 4 ปีที่แล้ว +2

    Wall ADAN waxaa kaa codsanaa in aad moowduuc noogadiyaariso SHIICADA IYO DHIBAABAHA EEY KU HEEYSO AHLU SUNAHA iyo sideey diika u qayaantay.

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 4 ปีที่แล้ว +2

    Hore usuco sxp 🦁

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 4 ปีที่แล้ว +3

    Wllo hadaan su aalo ku weydiiyo ma jira buug aad qortay mase heysa meesha laga heli karoo hadabad dabacday wllö

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 ปีที่แล้ว +4

      Dhowaan ayaan soo saaraynaa mid aan tarjumay

    • @proabdi8100
      @proabdi8100 4 ปีที่แล้ว

      Hye wan ka sugeyna in zha Allah wllö {ALLEH❤} ha ku karameeyo

    • @dr.gutalealmuqdishawi9575
      @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว

      @@sahanka97 Ima Seagayo Inaan Daalacdo Buugaa Uu Mufakir Soomaaliyeed Ustad Adam Somali Tarjumay...
      Muxuu Kahadlayaa Ustaad Aadam Buuga Adoo Mahadsan

  • @SEERO5
    @SEERO5 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukrn

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 4 ปีที่แล้ว +4

    Macalin jamacada wax iigaga dhiga oo kenyati ah ayan utagay waxana weydiiyey macalinkas sidee uugu hadli kara luqada englishka sida dadka cadaanka ah markas aan isaga la hadlaayo waxan kula hadlaaya english wuxu isiiyey talooyin aad ufara badan balse waxan ka qaatay taloyinkiisi 3 talo oo kaliya waxan kale oo ka fa,iday inan ku hadli karo afka englishka aana fahmi karo waxaa kalo aan ka fa,iday wax aan islaha samey ayuu ii iftiimiyey .
    Waxaan oga jeeda qof talo marka aad weydiisato maaha inad taladiisa say tahay uqaadato ka gur wuxu kuu sheegayo kadibna kala shaandhey waxa uu ku sheegay oo inta ku anfacaysa kala bax .

    • @cabdiqaniay6805
      @cabdiqaniay6805 4 ปีที่แล้ว +2

      Masuul Marka hore Wan Ku salamaya Marka Xigta Waxan Ahay Arday Kutala Jira Inuu Barto Luqad Englishka Adigoo Raliya Hadii aad ila.wadagto Taloyinka Uu kusiyay Macalinku Waa ii.faa.ido iniga iyo inta u bahan.barasha Englishka Ee akhrin.doonta Commentiga

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 ปีที่แล้ว +3

      Cabdiqani A Y . Zxp markii aan utagay aana waydiiyey wuxu iyiri luqad marka layiraahdo waxa umuhiimsan name ama magac yacnii waxan oola jeeda magacyo badan inad xifdiso words badan iyo marka aad words badan xifdisid ayad garammer bilaabaysa marka program ayan haya words farabadan ay ku jiraan marka hada waqtigan aan fariinta qorayo jaaniska aya igu yar oo meel ayan ka daahsanahy marka wan kuu warami

    • @cabdiqaniay6805
      @cabdiqaniay6805 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdalaali6591 insha.allah Haye masuul

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 ปีที่แล้ว

      Cabdiqani A Y . Zxp wan ka qaday salaanta cabdiqani wcs .
      Een hawshii hadan kaga waramo hadan macalinka utagay wuxu iyiri luuqad marka layiraahdo waxa asal ka ah inaad words farabadan taqaan marka aad words fcn is dhahdo wad garanaysa ayad bilaabysa barashada garammarka sppta loo dib dhigayo barashada garammarka waa hadii uu qofku grammarka hor barto wuxu iska ilaalinaya khaladaadka luqada markas ma hadli karo qofku marku isdhoho hadalba khalad ayu iska ilaalin , een waxan hya program layiraahdo ( word up ) waxa ku jira ilaa iyo 30kun oo erey ama ka badan waa program aan caadi ahyn , marka wuxu kalo ii sheegay inan waqti gaara usameeyo aan ku diyaariyo wuxu kalo ii sheegay inan tusaale 5 erey qorsheeyo inaan malinkasta xifdiyo marka shantaas erey iyago cod ahaan ah dhagayso mar kasta aad janis heshid .
      Marka zxp qorshayaal badan kuu haya lanbarkaga hadad ii sheegi karto ii sheeg inkastoy halkan public tahay waxan ku siin gmailkayga igalaso xiriir garaad haw aan isleyhy way idin anfici ayan kula wadaagi .
      herocopra333@gmail.com

  • @mukhtaarmukho484
    @mukhtaarmukho484 4 ปีที่แล้ว +1

    Mcha alh wllo ilaahay caqliga hakuu barakeeyo Aadan indheer arag tahay zhp

  • @MOsman92
    @MOsman92 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb

  • @gaarhadafkada8106
    @gaarhadafkada8106 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku danbi dhaafo adiga iyo walid kaada wallkey ❤

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 4 ปีที่แล้ว +5

    Cabsasho = Kkk Cabsashada Ay Isticmalan Dhiiri Galiyayaashu Waaa Ka Baqida Waxyaalaha Ay Dadku Doonayaan Oo Gadaal U Dhigysa Ee Maaha Cabsashadii Alle Nio Intaan Inaa Dhaantid Baanba Kumoodyy Jaaaw.

    • @hamsemahdi8811
      @hamsemahdi8811 4 ปีที่แล้ว

      GORGOR MEDIA sida uu magacagu gorgor u yahay ayuu aqligagu gorgorkaa un u yahay 😂 cabsi waa cabsi waxad doonto ka cabsa cidad doonto ka cabsi sida doontana u cabso 😊

    • @FOOTBALLPLANETYT
      @FOOTBALLPLANETYT 4 ปีที่แล้ว

      @@hamsemahdi8811 haye BAMSEeyow🤣

    • @qamarcali974
      @qamarcali974 4 ปีที่แล้ว

      adigaa ka mid ahaa miyaa qolyaha dadka qalad fahamsiiya oo lagu galay hhhhhh

    • @hamsemahdi8811
      @hamsemahdi8811 4 ปีที่แล้ว

      Qamar Cali meesha dood kama taagna kaliya qof khalad yar u fahmay qodobada laga hadlayay mid muhim u ah ayan fahansinayay xaqiiqda waxna ka tusayay dhanka wanagsan 👍🏽

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi wllo run ayaad sheegtay walaalo maalmo aan dhagdhagaystay waxaa waan ku waalan gaadhey ba

  • @salmaancabdi642
    @salmaancabdi642 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaale mcne aad iyo aad baad umahadsantahay wallhi runta ayaad ka hadashay xaqiiq weeye arrintaas

  • @xamsehagoog4268
    @xamsehagoog4268 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxaad runta taqaannaa

  • @aadan_cabdirisaaq-saalax
    @aadan_cabdirisaaq-saalax ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @fadxigiire8783
    @fadxigiire8783 4 ปีที่แล้ว +1

    Aadan wll mumada ayaa kubahan
    Waxad barto anagaad noobaratay💓

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 4 ปีที่แล้ว +1

    *Thats true wlhi.*
    *Bagaad ka hadashay,anba wan kasoo horjeeday nimankaa buuq iyo qaylo ayay dadka lacagta kaga furtaan*
    Sida #mohmed_omer