WAXAAN SOO GAARAY MOYALE. ALBAABKA KENYA IYO ETHIOPIA. 🇰🇪🇪🇹 | Ep 22

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • #kenya #travel #somali #somaliland #somalia #djibouti #ethiopia #adventure #africa #automobile

ความคิดเห็น • 188

  • @Abdinasirsheikh2
    @Abdinasirsheikh2 9 หลายเดือนก่อน +23

    Wiilkaan maaqaan laakiin waa geesi geesi dhalay
    Keep the good work. You can make big change as well as the experience.

    • @abdinasirmohamed2238
      @abdinasirmohamed2238 9 หลายเดือนก่อน +3

      Mooyaale ilaa Addisaba haduu baaskiil kumaro oo hadana Addisababa ilaa deegaanka soomaalida galbeed Jigjiga kutago. Ninkaan cimaamadiisa waan tiiray😁
      Waa journey dheer iyo qoomiyado kala duwan iyo dhul kala nooc nooc ah.
      Baabuur adoo saaran ayey adkeysi ubaahantahay ninkii baaskiil kumaro waa libaax wallaahi💪🙏👌

  • @falisa576
    @falisa576 9 หลายเดือนก่อน +14

    Awal dadkii ad aftaqaanay baad dhex
    Maraysay lkn hada Itoobiya iyo af
    Adan aqoonin Allaha ku sahlo Safarkaga wall ducada ayan wehel
    Kaga dhigaynaa insha Allaah ilaa
    Somaliya

    • @xamiidali7615
      @xamiidali7615 9 หลายเดือนก่อน

      Still Waa Dhul Somaliyeed Wxna malga badli kro

  • @CabdiHasan-gj5eb
    @CabdiHasan-gj5eb 9 หลายเดือนก่อน +10

    Saxib moyale Ethiopia 🇪🇹🇪🇹 aan kadawanaya markad xududa sogudubto naso boqo boladi Miele ladhahayo ann joga

    • @X-emovich
      @X-emovich 4 หลายเดือนก่อน

      Sxp rer kenya ahy lknse hda Ethiopia joga ina moyale imado raba sxp wadada ila mega km socona reer kenya ahy

  • @mahadkaka986
    @mahadkaka986 9 หลายเดือนก่อน +16

    please kenya government help this man wea z mr Ruto

    • @AS-jy6pf
      @AS-jy6pf 8 หลายเดือนก่อน

      Tugsi maficno

  • @manazilguure1239
    @manazilguure1239 9 หลายเดือนก่อน +9

    Alxamdulilah hadad moyale so gaartay aad baan kaga walwalay cidladaas aad mareyso waxan dhahay illahow geesigaas garabsii waxan kaa dawadaa Australia 🇦🇺

  • @exenjoya20
    @exenjoya20 9 หลายเดือนก่อน +7

    Allaha ku amansado wan kula socona sxp safar salama

    • @exenjoya20
      @exenjoya20 9 หลายเดือนก่อน

      Waa kuso celise sxp video ga

  • @AARKAYAR
    @AARKAYAR 9 หลายเดือนก่อน +5

    Sxb Allah kugu amansado safarka waan kula soconaa sxb ee muqaalada hanaga soo daahin

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 9 หลายเดือนก่อน +4

    Itoobiyaanka iska ilaali nio mid baaskiil watay oo faransiis ah iyaga oo si xun ula dhaqmay ayaan arkayay maalin dhoweyd.
    Meeshu nabad maahane is jir masuul.

  • @HalanePro
    @HalanePro 9 หลายเดือนก่อน +3

    Safarkaan Waan kula socdaa sxb Horay usoco tira intaan kabadan Uqalantaa🎉❤

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 9 หลายเดือนก่อน +2

    Safarka alle haku fududeeya waddankaaga waad ka soo baxday ee waddan aadan dadkiisa iyo afkiisa aadan aqoon baad gashay ee yay biskiliga kaa xoogin

  • @saidaali412
    @saidaali412 9 หลายเดือนก่อน +3

    Dhulkaan oo dhan labada dhinac waxa leh Somali gumeysiga laba dhibac degan qaatey

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 9 หลายเดือนก่อน +4

    Guulleyso Feysal Nin Karti badan Ayaad Tahay Runahaantii Good 👍 Jop 💯 💪 💯

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 9 หลายเดือนก่อน +2

    WAALAY. DHUUL. BAADAN. AYAA. MAARTEEY HAADAABA. MOOYALE. UU DHOOWAHAY

  • @siraji23
    @siraji23 9 หลายเดือนก่อน +1

    You are on a good trajectory keep going

  • @najiiptube1939
    @najiiptube1939 9 หลายเดือนก่อน +5

    Asc fysal sxp muqaalada dhaman wan daawady wana kugu dhiri galinaya waliga horay usoco never give up pro🎉🎉

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks sxb 🙏

  • @XuseebCabdi
    @XuseebCabdi 9 หลายเดือนก่อน +4

    Iska dalxiis adoo gurigaga iska joga mhd sxb sare❤❤❤

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 9 หลายเดือนก่อน +1

    MOYAALE
    My first heartbeat resonated here
    a place where my umbilicus buried
    Insha allah one day i will visit
    I would like to thank you bro for sharing this extraordinary clip

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux badana Masha Allah

  • @yrrufufyig
    @yrrufufyig 9 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome my brother moyale ayan joga soo dhowow

  • @saciidaxmed6646
    @saciidaxmed6646 9 หลายเดือนก่อน +5

    Salaan sare ustaad waxaan ku weydiiyey aa way ninkii kula safraayey ee bangaladeshka ahaa rabi haku nabadyeelo waan isla socondoonaa insha'allahu

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน

      4 isbuuc ka hor ayuu iska dhaafay.

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 7 หลายเดือนก่อน +2

    I was in mooyale 2022 road between Addis ababa and moyaale is smooth

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน

      Yeah. The Great North Road.

  • @FINAAS1
    @FINAAS1 9 หลายเดือนก่อน +2

    Faysal shaik hore u soco zxp shaqo wacan ayaad haysaa❤❤❤❤❤😊

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 9 หลายเดือนก่อน +4

    Please try to finish your adventure by bike as much as possible. So people don't see you making a short cut. Besides that you're really doing amazing reconciliation. May Allah protect you. Greetings from Somalilander in California USA

    • @Imamkoshin
      @Imamkoshin 9 หลายเดือนก่อน +2

      Somali aa tahay sii waalbo diigaga aye kujiirtaa

  • @MustafaAli-hs2qh
    @MustafaAli-hs2qh 9 หลายเดือนก่อน +4

    Sxb qeebta 2aad naagta kaniisada aawaye ❤sxb

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน

      Sxb waxaan aad iyo aad ooga xumahay inaan lumiyay qeybtaas. Part 2 inaan ka diyaariyo waan rabay lkn disk format baa igu dhacay.
      Mar kale Inshallah, mouduuc noocaas ah waan keenayaa.

  • @AbdiNasirAhmed-y2o
    @AbdiNasirAhmed-y2o 9 หลายเดือนก่อน +4

    Save trip bro

  • @WalbaashJama
    @WalbaashJama 9 หลายเดือนก่อน +5

    Guuleyso walal. Baaskiilka waa adagyahay ee Tricycle noo raadi ama Mooto dhulkana wuu kuso gabanaya mana tacabooneysid insha allah Somali Peace Man... i like that safarkagu wuxu leyahay ujeedo waana in nabada la hormariyo daalkagu ma qisarin Eebe baa ka abaalmarin doona

  • @mohamedabdikarin6843
    @mohamedabdikarin6843 9 หลายเดือนก่อน +2

    Moyale_war bixin nooga diyaari somalida

  • @MohamedKhalil-q3x
    @MohamedKhalil-q3x 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah you learned experience live😍🖖

  • @SAKARIYEDESINGER
    @SAKARIYEDESINGER 3 หลายเดือนก่อน

    My country mooyaale, 10 year ago iwas in moyaale.

  • @AbdiHusein-ql8sf
    @AbdiHusein-ql8sf 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wll safarka allaha kuu fududeeyo waa safardheer labo wado oo kusugaysa hadii aad joogto moyaale mida fiican mar laamida Addis ababa aadaya kadibna kii naasireed aad kuleexato kadib tiikale ee jabuti aad kuleexato Ama moyaale kadin gobalka libaan gobaka afdheer sidaa dds u dhehmarto halkaa somaliya kagasho hadana jabuti kasii Fakar tintaa

  • @fosihissein-x3v
    @fosihissein-x3v 9 หลายเดือนก่อน +3

    faysal walalo waanu kugu raaxaysanaa soo badi vlog yada waanaanu kaaga mahadcelinaynaa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ma sha alla fysal❤❤👍

  • @faysalibrahim-os8vp
    @faysalibrahim-os8vp 9 หลายเดือนก่อน +2

    thanks

  • @Tripplemm
    @Tripplemm 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nin geesi ah mashaaAllah bro.keep moving and take care

  • @yaballo1
    @yaballo1 9 หลายเดือนก่อน +5

    @Faysal: thanks & welcome to Moyale. @PS: that tough hill you climbed on your way to Moyale (Kenya), is called "hoolalee" or "tarbee hoolalee" [= hoolalee hill or hoolalee-steep; where "tarbee" (Borana) = a hill or a raised ground]. In a sense, 'tarbee hoolalee' marks the start of the Ethiopian highlands. However, the climb to the highlands is a very gradual one till you reach a Guji-Oromo town/district called "Bule-Hora" (old Amharic name: Hagere-Mariam), some 300 Kms north from Moyale. The Borana districts through which you will be riding are generally flat though there is a gradual increase in altitude as you approach "Yaballo" (200kms north of Moyale) & Bule-Hora towns. But, eventually, the highlands give-way to the rift-valley lowlands past Hawassa & Shashamene towns, some 500kms north of Moyale. Right now, the rift valley is to your left till you reach Hawassa & Shashamane towns which are in the rift valley. At that point, you can clearly appreciate how the Ethiopian Highlands are divided by the rift into two parts: a) The Western Highlands (about 60% of the highlands). All the rain which falls on this section of the highlands flow/drain towards the Nile River, Sudan & Egypt. & b) The Eastern Highlands which gradually slop-down towards Ogaden/Somali region, Somaliland, Djibouti & the Red Sea/Gulf of Aden. All the rain which falls on Eastern Highlands drain/flow towards the Indian Ocean via the Wabe-Shaballe & Gannaale/Juba river which also flow through Southern Somalia to reach the Indian Ocean. @Of course, Ethiopia is a much-less developed country than Kenya & people are very poor due to years of misrule plus due to its never-ending wars which are a huge economic drain/burden on this already very poor country. You might see lots of poor people & beggars on the streets. Still, most people are decent, god-fearing (very religious) & are helpful. All the best & safe trip.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks man 👍
      Good Info.

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 9 หลายเดือนก่อน

      Thanks for your great info

    • @yaballo1
      @yaballo1 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@FaysalShaik1 - you are most welcome! @PS: knowing some basic words for greeting in Borana/Oromo & Amharic languages would help you interact better with the locals in many parts of southern Ethiopia. As you have realised, Ethiopians' command/mastery of the English language is very poor due to a mixture of factors (lack of exposure to English/colonialism; very poor system of education, etc). | @So: a useful & informal Amharic word for greetings ("hi") is "selam" = peace = greetings = hi. @"Selam" - a word related to the Arabic "asalama-aleykum & the Hebrew/Jewish "shalom" - is an Arabic loan word which has now become just another word in Amharic, Tigre+Eritrean & many other Ethiopian languages. Just say "selam" & wave! In Oromo/Afaan Oromoo/Afaan Booranaa, say: "akkami?" [=how are you? = greetings]. To sound a bit more elaborate, say: "akkami? nagaa? fayyaa? [=how are you (akkami?), are you in peace (nagaa?) are you well (fayyaa)?]. I am sure that you will find lots of people to teach you these things along the way. Good Luck & nagaatti/nabad.

    • @drahmeddahir4704
      @drahmeddahir4704 9 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you very much for your wonderful details and analysis

    • @yaballo1
      @yaballo1 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@drahmeddahir4704 - thank you. A pleasure. Nagaa badhaadhani/nabad.

  • @rushnimaxamed9815
    @rushnimaxamed9815 9 หลายเดือนก่อน +2

    Couldn't watch this without subscribing hore usoco feysal ....a new subscriber here!

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน

      Thank you.Welcome aboard!

  • @ToosaneG7
    @ToosaneG7 9 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going 💪 😊

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 9 หลายเดือนก่อน +1

    Keep up bro u are talented

  • @Hoodah114
    @Hoodah114 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aboowe be careful!!!! my Allah will protect you. Thank you for sharing a beautiful journey.❤❤

  • @yumna4675
    @yumna4675 9 หลายเดือนก่อน +3

    Say hi to dere he is very humble...masha Allah walalo the first time nialianza safari na wewe ulilw 6k subscribe now 11k. Keep going brother 1m is loading ❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @yumna4675
    @yumna4675 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ukitoka moyale Ethiopia uko ndani kabisa vitu ni tafauti brother im somali woo balabala intu iskadaftid im Kenyan iska deh show them your passport sirkali yao c kama Kenya kila moja they have there own flag somali waa goni oromo waa goni somali hada shegato waa lugu hira save prisoner camal waqta kaluminaya soo many question kuweydinayan its not like Kenya safe journey brother

  • @MarvelouZ.11
    @MarvelouZ.11 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb iska ilaali Ethopia waxa ku badan dad saaxiriin ah oo ku salmaya kadibna waxad wadato ka furanaya marka cidna gacanta haku salamin qofki salaan kulaso doonta gacanta uun u haati. Alle haku ilaaliyo bro

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 9 หลายเดือนก่อน +1

    bro is ilali dhinaca itoobiya xaga amniga mafiicna allaha ku xifdiyo

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 9 หลายเดือนก่อน +2

    Faysal sheikh ❤

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asxaab aad u qaaaliya oo reeer moyaale ah ayaan leyay runti muddo maan arag waanan uxiisay asxbtayda waan jecalay inan maalin uun indhahagyga kuso arko magaalada mooyaale ❤

  • @Haffyy
    @Haffyy 9 หลายเดือนก่อน +4

    Great job my brother ♥️💯

  • @NashwoNalka
    @NashwoNalka 9 หลายเดือนก่อน +1

    Magaladan horray haka dhaafin
    Somali hadday joogto bal yara wax kasoo duub iyo sidday business ugu leeyihiin

  • @ethiorelaxing1
    @ethiorelaxing1 9 หลายเดือนก่อน +1

    wow

  • @Rosie-z9y
    @Rosie-z9y 9 หลายเดือนก่อน +7

    Thank you for sharing your journey with us and showing me Moyaale. My fathers's family are fm moyaale - i am somali- but i never been there . Be safe 🙏

    • @mohamedabdullahi6202
      @mohamedabdullahi6202 9 หลายเดือนก่อน

      What somali clan is your father?

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 9 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdullahi6202 war yaa ilaahay yaqaan? Are you asking her for research purposes? lol

    • @rumaanofficial3279
      @rumaanofficial3279 9 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdullahi6202
      Her father’s clan is garre gardheere samaale

    • @Rosie-z9y
      @Rosie-z9y 9 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdullahi6202 Darod

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 9 หลายเดือนก่อน +3

    Save trip brother 🎉 be save 🙏 🙌 ❤

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 9 หลายเดือนก่อน +2

    M.a bro hormar wacan guul ku gaar hadafkaaga i.a

  • @engisse8038
    @engisse8038 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mooyale soomliya makatirsanaa myaa

  • @JeybeeSadiq
    @JeybeeSadiq 9 หลายเดือนก่อน +6

    I'm certain you're destined for greatness and good luck on your mission Bro❤ Tafuta Babu na Ali pilot wale tulikua classmate😂

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน

      Jaybee Jaybee, I will bro.

  • @shadiafuad
    @shadiafuad 9 หลายเดือนก่อน +4

    Maxa layga bahan yahay hadan rabo inaa Ethiopia 🇪🇹 aado anigo Kenya joga sxbiyal plz ishega inaa adis Ababa ado rabaye

  • @sahrasheikdon1801
    @sahrasheikdon1801 9 หลายเดือนก่อน +1

    Buyers inaa gaarigii sii raacdo bay ahayd. Biirtay buu ku dhaafin lahaaa

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxanoo buura ah! Maxaa? Maxaa magaalada lagala doone buurta dusheeda?waa su'aal funny ah and very hilarious.And also xageen joogaa?dadkan halqof lama fahmayo.Shakadii Dulqarneeyn,The great Traveller.

    • @hassanmogow6447
      @hassanmogow6447 9 หลายเดือนก่อน

      Magalaada waa dhul biya mareyn ah marku robka da'a sidas ayn uu qaati aniga ahaan.

  • @ToosaneG7
    @ToosaneG7 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mglda qurux badan

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shb hal talo aya ku sinaya si safarkaga adun iyo akhiroba u unoqdo mid khayr leh
    Fadlan music iska dhaaf aad sareso

  • @UbahAhmeT
    @UbahAhmeT 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haku xafido meel walbood joogto wll👑✨️ inzha allaH hargaysan kugu sugaynaa

  • @daadey9423
    @daadey9423 9 หลายเดือนก่อน +3

    Koley saffarkaan hadii aad dhameyso u maleyn maayo inaayo wax ka adag tan oo qof rag ah uu face gareeyo ineey kuu dhiman tahay
    Taladaan ku siinaayo waa inaad illaahey isku xerto oo aad ayatul kursi ka aqrisato balaayada, guuleyso

  • @touranis
    @touranis 9 หลายเดือนก่อน +1

    The town is biashara street

  • @MurayadJr
    @MurayadJr 9 หลายเดือนก่อน +2

    U deserved 1million + subscribe
    Bro keep going 🎉❤

  • @suadsilkroad6758
    @suadsilkroad6758 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, Allah haku xafido. Waan kula socdaa habo.

  • @abdirahmankoronto2815
    @abdirahmankoronto2815 9 หลายเดือนก่อน +1

    Salaan sare saxib. Hori u soco. Safiri salaama.

  • @Aroor-Tv
    @Aroor-Tv 9 หลายเดือนก่อน +1

    Safe journey big bro fey🤛🏻 from moyale towards journey will not be same be careful. We come world 🌎 to add value, your are making it…. Guuleysa in badan ❤️

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mooyaale waa magaalo Soomaaliyeed

  • @KalidaYussuf-hc4zk
    @KalidaYussuf-hc4zk 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you sharing

  • @ibrahimmohamoud8236
    @ibrahimmohamoud8236 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sxp waadna naga soo daahaday
    Illhy ku fududeye

  • @laotzu4210
    @laotzu4210 9 หลายเดือนก่อน +2

    sxb gabdo qurux badan baa jooga halkan....aan lagu gaadin ee is ilaali sxb. horay usoco

  • @drlegendpaddington48
    @drlegendpaddington48 9 หลายเดือนก่อน +1

    walee kan waa wadani dhab ah anoo kale nooloow oo natiijadaad gaar idan Allah waan ku jeclahay
    walaalkeey rumaadoow
    rarankiyo cadaabaha
    caasi lagu raqqi jiray
    Rabigay dhib kaa hay
    riyadaada Rabow rumee
    rabbi raali kaanoqay

  • @KHATRASALAD
    @KHATRASALAD 9 หลายเดือนก่อน +1

    Please visit Bismillah hotel nearby

  • @alibireys672
    @alibireys672 9 หลายเดือนก่อน +1

    Anyway can you add some small electric help for the bicycle 🚲to help with the climb

  • @muhidinabdi1710
    @muhidinabdi1710 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wel com to my city moyale ETHOPIA Region 5 ku so dhawaw magaldeydi moyel itobiya

  • @AARKAYAR
    @AARKAYAR 9 หลายเดือนก่อน +2

    Taliye waad naga soo daahise

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 9 หลายเดือนก่อน +1

    The real challenge hada ayuu kuu bilaabanayaa ugaas. Dad dhago xiranoo muh iyoah oon af sawaaxili iyo af ingiriis toona aqoonin waxey kaaga bilaaban Moyale-Kenya.
    Af Oromo iyo af amxaari lee kaasoo horeeyo😅
    Waa dhul xasuus igu leh waxaan safar kumaray 2015kii. Route ka Nairobi -Moyale iyo Route Wajir-Moyale labadaba waan maray👌 Moyale ilaa Addisababa jidkaasaa ugu dheer uguma caqabado badan. Hadeysan gadaashey ilbax noqon dadka jidkaas dagan.
    Lkn waa dhul aad uqurxoon waqti roobaadka Mashallah👌

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 7 หลายเดือนก่อน

    08:10 Dadka halka fadhiya, farintad uu sheegtay wa la yaabsanyihin.

  • @exenjoya20
    @exenjoya20 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa kuso celisee sxp

  • @aim1307
    @aim1307 9 หลายเดือนก่อน +1

    Great video will

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 17 วันที่ผ่านมา

    Horeey usocoo zxbkey ❤

  • @jireendasa
    @jireendasa 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahay sxb moyale kusoo dhowaaaaw😮😮😮

  • @AANUUR1
    @AANUUR1 9 หลายเดือนก่อน +1

    FAYSAL HARGEYSA SOMALILAND NAGU SOO MAR NIN ADAG OO GEESIYAAD TAHAY XAQIIQ❤❤❤❤

  • @asadyare6879
    @asadyare6879 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mooyaale sow somalidu ma leh asal ahaan😢

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 9 หลายเดือนก่อน +2

    Garabkaaga

  • @alihumeyda5184
    @alihumeyda5184 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Sxb Ethiopia, waxaad Booqatay, Qoomiyada Susana, si aan u ogaano Luqada ay ku hadlaan maadaama ay katirsanyihiin Qoomiyada Kushiti

  • @muhsinhajji8458
    @muhsinhajji8458 9 หลายเดือนก่อน +1

    Moyale is Somali and oromo town you can go on the side of somali

  • @zalebanwarfagad1407
    @zalebanwarfagad1407 9 หลายเดือนก่อน +3

    Save journey wll❤

  • @AbdirisaqJamal14
    @AbdirisaqJamal14 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb keep going
    Waxan ka mid ahay tagerayashada wa weyn ❤🎉👊😎

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo waarunta geesi nimadan ayaan wiilkega kudhihilahaa kaxey ileen waa macalin geesi aan uduceeno wiilka hooyo

  • @ahmedabdi695
    @ahmedabdi695 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb ale ha kuu sahlo meesha usocoto

  • @Cajiib0
    @Cajiib0 9 หลายเดือนก่อน +3

    War itoobiyaanka iska ilaali tuugo weeye

  • @dahabboy6685
    @dahabboy6685 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maan

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 9 หลายเดือนก่อน +2

    Badanka colaadaha qowmiyadaha ayaa ku badana badqabka naftadaa ilaalina .

  • @daariqnuur9315
    @daariqnuur9315 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulka Oromoda ha dhex marin safe kuuma ma aha as a Somalian

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 7 หลายเดือนก่อน

    Very alien Moyaale so far.

  • @MuxiAdan
    @MuxiAdan หลายเดือนก่อน

    Wacalyahoow

  • @abdirahmanjookar9584
    @abdirahmanjookar9584 9 หลายเดือนก่อน +1

    new subscriber baan ahay intii aan ku daawanayay maalmahaan maanta un cabsi ku daawaday awal waa kula mushaaxaayay lol nin wadankiisa jooga ahayd

  • @iprozadan3120
    @iprozadan3120 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp adoo mahadsan mid maka codsadaa

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 9 หลายเดือนก่อน +1

    Moyale waxaa iigu dambeysay 1994 Ani Anigoo adis ababa ka imid oo Kenya usoo socda,hotel lodge aan jiiftay ayaa basaborki aan ku safrayey oo itibiyaan ahaa leygaga xaday oo bil Ayaan Ayaan ku xayirnaa kariba axis Ayaan u laabtay oo mid kale kasoo qaatay ,dhallinyaro garre ag ayaa xaday oo laaluush iga rabay marksman soo laabtay ayeey ii sheegeen anigu askari Ayaan u dhiibay wanna LA xiray, kadibana was keeneen lkn yaa u bashan wasba leysoo bedelay

  • @Xoggaar
    @Xoggaar 9 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal a great man sxb hore u soco I wish I had your sociable character tics and your good personality you represented us all somalis and I am from Northern part of Somalia (Laascaanood city) I hope nothing but your channel to grow and more importantly good adventure for the rest of your journey..

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน

      Thanks man ✌️