Hereri iyo Puntland- Film Sameeye Mo Harawe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @edebsanomar3036
    @edebsanomar3036 3 ปีที่แล้ว +7

    Puntland 🇸🇱🇸🇱🥰 iyo hareeri ku baashal dhulkii uduga iyo cafarta iyo nabada mnsha allah ♥ 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @daudmohamed3270
    @daudmohamed3270 3 ปีที่แล้ว +11

    puntland for ever and somali weyn 👍👍

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +6

    MAA SHAA ALLAAH. Moe waa hal abuur qiimo badan. Barnaamijyadaan Hereri & PUNTLAND aad baan u sugeyney, ku mahadsanid saxafi sare Hereri.

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 ปีที่แล้ว +1

    Legend Abdisalan Hereri Haye Haye !!

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan umalayn in uu ninkani wax badan ka badli doono filimaanta Somalida intabadan filimaanta Somalidu waxa ay ubadanyiin riwaayado.

  • @yonisabdi2273
    @yonisabdi2273 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Director Mo Harawe, waa nin dhalinyaro ah oo dedaal galiyay film industry, waa sector Soomaalidu ku liidato, waana rajaynayaa inuu sawirka film samaynta ee Soomaalida wax ka badali doono.

  • @saaddaher9913
    @saaddaher9913 3 ปีที่แล้ว +5

    War aana uguso horeyay ee like tu waa xalkina

  • @akh8501
    @akh8501 3 ปีที่แล้ว +3

    HARARI IYO WAAYAHA PUNTLAND

  • @farxaanyareofficial6503
    @farxaanyareofficial6503 3 ปีที่แล้ว +5

    Legends

  • @dahirbulhan5948
    @dahirbulhan5948 3 ปีที่แล้ว

    Liibaan bashiir Bulhan harawe guuleyso Ina adeer qaali❤️

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 3 ปีที่แล้ว +4

    Legent

  • @mahamedmahamod5148
    @mahamedmahamod5148 3 ปีที่แล้ว +3

    Haaye Haaye

  • @cabaasmoha4464
    @cabaasmoha4464 3 ปีที่แล้ว +5

    Haaye Haayee😂

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 3 ปีที่แล้ว +2

    Salaan sare film sameeyahay iyo hereri, hereri laba mid ayaan ka codsan lahayn, inuu jaamacad saxaafada ah furo, magac jaamacada waxaan kugu talin lahaa( hereri journalism university). Ama television aad adigu leedahay( Somali hereri Tv) SHTV dhakadaa ka waran xaaji

  • @kaalmoofficial8645
    @kaalmoofficial8645 3 ปีที่แล้ว +3

    wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad 👉SUBSCRIBE iisaarto plz furo🔔 aminso ducada🤲 yaran malah
    wa bishii wacneed

  • @amorevalogs
    @amorevalogs 3 ปีที่แล้ว +2

    *ᑕᗩᗷᗪIՏᗩᒪᗩᑎ ᕼᗴᖇᗴᖇI*

  • @gacalkaDoyiyoDiinsoor
    @gacalkaDoyiyoDiinsoor 3 ปีที่แล้ว +1

    𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋𝐊𝐄𝐘𝐆𝐀 𝐀𝐌𝐀 𝐖𝐀𝐋𝐀𝐒𝐇𝐄𝐘𝐃𝐀 𝐈𝐍𝐓𝐀𝐀𝐃 𝐀𝐃𝐔𝐔𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐈𝐃 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐋𝐀 𝐈𝐒 𝐂𝐀𝐀𝐖𝐈𝐘𝐀𝐀 𝐌𝐎𝐘𝐄 𝐀𝐐𝐈𝐑𝐎 𝐋𝐀 𝐈𝐒 𝐊𝐔 𝐌𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐖𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐈𝐆𝐔 𝐂𝐀𝐀𝐖𝐈𝐘𝐎 🛎️𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄👈 𝐈𝐃𝐀 𝐑𝐄𝐄𝐍 𝐒𝐈𝐈 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐀𝐍 𝐊𝐔 𝐋𝐄𝐄𝐘𝐀𝐇𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐒𝐀𝐍𝐈𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐍 𝐈𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐑𝐊𝐎🥰🥰

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +1

    WARIYIHII UGU BADAWSANAA TAARIIKHDA

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +1

    NINKAN WAA ISKA INDHACAYNAYAA FILM QAADIDNA MA SOO BARAN EE INTUU YAQAANO WAXAA LA YIRAAHDAA VIDEO SAMEEYE
    FILIMADA WAAWEYN WAA INAY DHEREKOODU NOQDAAN 80 -180 DAQIIQADOD
    FICTION FILMNA WAA FILM QAYAALI AH OO UUSAN AQOON SHEEKADA MEELUU KA SOO XIGTAY FILM SAMEEYAHA UUSAN CADDEYN KARIN WAANA INUU QORAA FILMKA INTUUSAN QAADIDIISA BILAABIN
    EE MA AHA KAAMIRADA ISKA QAADO EE VIDEO BADAN SOO DUUB KADDIBNA HABAYSO WAXAA LA YIRAAHDAA DOCUMENTARY

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว +1

      Maseer aa kuhayaa waa muu muuqataa

  • @khadijomohamed8696
    @khadijomohamed8696 3 ปีที่แล้ว +1

    Mr. Harrai with all respect to you as a seasoned & famous (Wareeye) stop such silly marketing interviews Film maker kulahahaa!!!

    • @cilmiboodhari4776
      @cilmiboodhari4776 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxan layaabanahay waxa kugu kallifay inaad soo qorto commentigaan negative kaa adoo awooda inaad wax dhiira galliso.

    • @nasibuundomedia6957
      @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cilmiboodhari4776 ANAA KU RAACSAN KHADIJO
      SABATOO AH NINKAAN WAXBA KAMA YAQAAN WAX FILM MAKER LA YIRAAHDO WUXUU NOQONKARAA VIDEO MAKER
      WAA NIN QURBAHA KA YIMID EE DADKAAN MASAAKIINTA AH EE PUNTLAND JOOGA BEEN U SHEEGAYO WAXAAN KA FAHMAY SU'AALAHA DOQONNIMADA UU WERIYAHA CAWAANTA AH EE WILIGIIS WAXBA BARAN EE UU WEYDIINAYA SIDA UU UGA JAWAABAYO XITAA WUXUU AQOON UGU YARAAN DAQIIQADAHA LAGA RABO FILM OO KU TILMAAMAYO 60 DAQIIQO IYADOO AY JAWAABTU TAHAY 80 DAQIIQO

    • @nasibuundomedia6957
      @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +1

      AWALBA XEROOYINKA QAXOOTIGA EE AUSTRIA AYUU KU MEERAYSAN JIRAY KKKK
      MARKUU KU SOO WAREERAY WAAKAN DADKAAN MASAAKIINTA PUNTLAND AYUU WAREERINAA HADDAAN LAGA QABAN
      WAA SIDA QURBA JOOGTA XAMAR TAGTAY EE WADA SHAHAADOOYINKA BUGTA WATA

    • @Janagale252
      @Janagale252 3 ปีที่แล้ว

      @@nasibuundomedia6957 waan ixtiramayaa fikirkaga lkn jooji wll negative ka iyo niyadjabka isku day in aad wax baartid waxaad u muuqata qof aan wax ka aqoon macnaha filmmaker,

    • @Janagale252
      @Janagale252 3 ปีที่แล้ว

      @Khadijo Mohamed Walashay waan ixtiramayaa fikirkaga lkn jooji wll negative ka iyo niyadjabka isku day in aad wax baartid waxaad u muuqata qof aan wax ka aqoon macnaha filmmaker.