Keydso oo dib u hel xogtaada Whatsapp-ka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Si fudud u keydso qoraallada, sawirada, codadka & muuqaalladaada Whatsapp-ka, oo dib ugu adeegso telefonadaada kale.
    Like & Follow: / im252
    Subscribe: / im252

ความคิดเห็น • 402

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 6 ปีที่แล้ว +32

    qofkii koowaad like

  • @Ahmed.Hassan49
    @Ahmed.Hassan49 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah waa arin loo baahnaa waaban ku wareernay lambar iyo qoraalka oo naga lumay

  • @abdalle3483
    @abdalle3483 6 ปีที่แล้ว +1

    First Somali tech TH-camr congratulations pro 👏👏👏

  • @iraadartshalabuurmedia3868
    @iraadartshalabuurmedia3868 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahsanid aqoontaadana allaah haku barakeeyo haddi somalida isticmaasha social media ay sidaado kale wada lahanlahayeen waxaan gaali lahayn horumar inta ay qabyalad iyo jaahilnimo lagula wareegayaan🙏

  • @abdikariimcarab2255
    @abdikariimcarab2255 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid walal sare wan kahelay warbixintan wanna ku faiday wayo ad ayan ugu bahna markale iyo markale waxan kuleyahay mahadsanid masul sare🙏

  • @omarshaciye1106
    @omarshaciye1106 6 ปีที่แล้ว +2

    Teacher 252 mahadsanid casharada Kala duwan aad inogu faaidey neysoo guuleyso Alle idankii

  • @cadnanmahrez7131
    @cadnanmahrez7131 6 ปีที่แล้ว +3

    *Aar iyo aaad mohamd Zxp aaadbaan kaaga mahd celinyaa wqtigaaga aaadka uqiimaha bdan ksoo aaad uhurty inaaaad wx noogu faaa idyso aadbaan really ugu faraxsanahy muuqaalkan waana middd nsoo jiity dhamnteeen wxaa jira dad ubaahan inay ogdaaan muuqaladaan oo klle dadkaas inshallh u share gareen waa iff Allah sey*

  • @xaggay8323
    @xaggay8323 6 ปีที่แล้ว +1

    Sidoo kale muqaalkan aad ayaan uga helay mhdsanid kun jeer ustaad Mohamed

  • @cabdalleinamohamet8915
    @cabdalleinamohamet8915 6 ปีที่แล้ว +7

    Zhp qali aad baad u mahad san thy wax badan kaa faa idee❤❤

  • @zacky1085
    @zacky1085 6 ปีที่แล้ว +4

    Macalin allah cilmigaga haku siyaadsho❤ wax bdan wanu ka fa idaysanay✊mahadsanid

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK24 6 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid walaal hawl wanaagsan at ayaad bulshada u haysaa

  • @hayatsuldaan2613
    @hayatsuldaan2613 5 ปีที่แล้ว

    Hadaan wakhati u helay inaan daawado vidiogaga mahadsanid wallo inkaasto aan la soo daahay 👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MustafaAli-gq6pu
    @MustafaAli-gq6pu 6 ปีที่แล้ว

    Walal adbad ugu mahad santahay sida fiican ee aad noogu soo gubiso program yadda ay bulshadu ubaahan tahay. Balse aysan aqoonta ulahayn dadka badankiisu. Waxan kuleyahay illaahay cilmigu hakuu siyaadiyo fahmana hakugu arsaaqo. Aaamiiin Aaamiiin.

  • @zakarieali614
    @zakarieali614 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa darsi heersare ah, ku mahadsanid sxb.

  • @abdulkadirabdiaziz6526
    @abdulkadirabdiaziz6526 6 ปีที่แล้ว

    wlo iga xali whats app gmail hdaan ku geedin xogta ma heli karaa!? sidoo kle whats app cawa taleefon cusub ugu wareegey xogteydii gmil aad ku geedinayey 4 bil iyo xogaa wuu isoo celin waayey waa qalad waaye gmail uu i lee yahay aniga u jeeda inuu i saxan yahay gmilkeyga sidaas hda xogtaas waa ku waayey markaan whats app sameyey gmailkii xogta ku xir buu i lee yahay waan ku xirey lkn wuu diidey sidee u ilaashan karaa mar kle xogteyda si ayey iga lumin!?

  • @abwaangadhka903
    @abwaangadhka903 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh brother.
    alle haku ziyadsho aqontada Runtii baahi wayn baan uqabay si aanu helo xogtayda whatsapp-ka hadiiba ay dhacdo inay iga lunto

  • @zamzammohamut9910
    @zamzammohamut9910 4 ปีที่แล้ว +1

    waa mahadsantahay saaxiib guusha adaa le baan ku leeyahay

  • @abdirahinxiinkey128
    @abdirahinxiinkey128 6 ปีที่แล้ว +2

    Waku mahdsan tahy brro sida hufan o ad inogu fa'iideso xili walbo👍

  • @faaisocabdi312
    @faaisocabdi312 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah adigaa mudan guusha io farxada ilhay haku dhowro wll qaali

  • @maxamedcabdirashiid5290
    @maxamedcabdirashiid5290 6 ปีที่แล้ว

    Mhdasnid zhp wllhi cilmi bdan kaa faaidnay
    Million times thanks

  • @cabdallamuhamed5907
    @cabdallamuhamed5907 5 ปีที่แล้ว

    Injineere waxaa iga halaway whatsappka telefonkeyga maxan sameya numbarkeyga markan geliyo wuu isa sooceliyaa muxu iso qoraa discreab you problem talo isii ingeneer

  • @apdirhamanaynap4957
    @apdirhamanaynap4957 6 ปีที่แล้ว

    Thnkz zxpkay wn ka helay barnamijkan im252 wxn ka sii jeclaann laha in ay saaxiibaday ku xirtan baramijkan thnkz marb laabad

  • @abdifatahsaleban7026
    @abdifatahsaleban7026 5 ปีที่แล้ว

    Bro haru soco. Lkn wxn ku wadinaya su.aal wxd ii sheegta. Mobilka. Iga. Xumaday sawirada ku jiraty sidee ku so ceshan kara

  • @abdi2070
    @abdi2070 6 ปีที่แล้ว

    Asc walal I have a quick question for you The question is how can I connect play store Apple Store if your answer yes how to Connect that is my question thank you so much appreciate I find the in TH-cam but I did I not get it please tell me that one thank you so much

  • @caishomuhudiin4461
    @caishomuhudiin4461 4 ปีที่แล้ว

    Wllky wxn kuweydinaya
    Hada Android ayaan heysta
    IPhone lcla hadii aan qaato swirda iyo qoraladii dib mauhelayaaa
    Please jwb

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahdsanid lkn markaan mobile kle uguuray maheli karo xogtii WhatsAppka oo dhameestiran iyo numberdi iigu keedsana ma aqaaan wxa qaldan

  • @4abdullahi
    @4abdullahi 6 ปีที่แล้ว +17

    Anaya u horeeyo like cml😉😉😅

  • @ilyasnur9923
    @ilyasnur9923 6 ปีที่แล้ว

    Tnx bro wan ubahna wlhi aad iso aad ayaa kaga mahad celina 😍

  • @haajirhaajir7324
    @haajirhaajir7324 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Eng. waad noo faaiidaysay

  • @Eng_kadar
    @Eng_kadar 6 ปีที่แล้ว +3

    Good teacher like me

  • @mameromio2922
    @mameromio2922 6 ปีที่แล้ว +4

    Im252 thanks bro I'm done ✅🙏

  • @MahadAbdinaasir
    @MahadAbdinaasir 3 หลายเดือนก่อน

    Anoo cinwaan kii iga bixin balse isla mobilkina isticmalaya xogtii aan keydsaday sideen uso ceshtaa qoralada cml

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 3 ปีที่แล้ว +1

    asc walaal qali waan ku salmay walaal sifiican no fahnsi Barna.ijyada sida aad usharaxdo marka hore intan fahmo ayaad maasha aad gasho aan waaya

  • @HAYDARI641
    @HAYDARI641 6 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad walhi adban ugu bahnaaa wadna Ku mahadsantahay rabi Jano hakugu badalo cilmigada

  • @theonedirir
    @theonedirir 6 ปีที่แล้ว +8

    My
    Teacher 10x ....
    We have had a lot of fun

  • @ahmedaden7685
    @ahmedaden7685 6 ปีที่แล้ว

    Tnkz mclin videos ka qiimaha badan ee aad nala wadaagto markasta lkn waxan u baahna problem yar inaad iga xaliso oo la xidhiidha casharo hore oo aaad noo dhigtay waxa weeye google photo sawrda markaan is idhaah ku kaydso dhib yar ayaa jirta marka aan ka saaro galleryga ama. Delete siiyo iyaguna dhinaca google photo ayey ka baxayaan

  • @omerabdulaziz9660
    @omerabdulaziz9660 5 ปีที่แล้ว +1

    Mhd celin waad ka dhan thy
    Farsamo aan u bahnaa misna iga maqneed ayaad ii fudu deysay
    Guulayso

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 5 ปีที่แล้ว

    Sxb haddii aan wato sumsung maku qasbanahay in aan xerti i kalabka ama waa asxaabta iphone ka wataan lee waaye

  • @norosman2017
    @norosman2017 2 ปีที่แล้ว

    Mudane igu caawi whatsapp skip ladha hay si bid loogu soo celiyo hadii aad garaneyso

  • @phitah8224
    @phitah8224 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin plz wxaa noo faidaysa sida Apple ID loo sameeyo Somalia wlhi waxaan dhib uqabaa waa intas uun Apple ID qof kale isla isticmaalna risk ku qabna plz plz

  • @zakariehussein3217
    @zakariehussein3217 5 ปีที่แล้ว

    Thanks macalimu aad ayaa kaa faideystay alle hakubarakayo cilmigaga

  • @ahmednouromar233
    @ahmednouromar233 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll suaal seenkuhelikara muqaalada Mobile kayga igabaxay wankuxidhanahy isojabaaw

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 6 ปีที่แล้ว

    Guuleyso walaalkey waad noo faa iideysaa mar walbo thank you

  • @aliabdinorali8729
    @aliabdinorali8729 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp wax badan o iga maqna ayan ka fa'iday

  • @dalmarshow7877
    @dalmarshow7877 6 ปีที่แล้ว +2

    Sxb su'aal?.
    Sidee ayaan u soo dowload gareystaa sawirada iyo fiidyowyada iigu jira google photos.ka si select all ah?.
    Mahadsanid.

    • @iM252
      @iM252  6 ปีที่แล้ว +1

      dalmar show sxb qaaliya wn ka xumahay ma laha qeybtaas mid mid keliya ayuu leeyahay

  • @xaylemaxamuud385
    @xaylemaxamuud385 6 ปีที่แล้ว +1

    Tnx I'm 252 wax fcnaa bulshada uhaysaaa sxb

  • @omaariarsenali5415
    @omaariarsenali5415 2 ปีที่แล้ว

    Tnx bro Sual side drive ugu dhex arkaa wixii aan Sive Dhahay

  • @farnahirsi4193
    @farnahirsi4193 4 ปีที่แล้ว

    Wllhy waxad iga caawisan qof ayaa iso cayay wana iska dhafay wax u iso dirayna wan iska dhaliday wun idayn wayay marka see ku heli karaa waxaan dhaliday bilis icaawiya cidi taqan wan u abal gudaya

  • @eng.mohamedali4922
    @eng.mohamedali4922 6 ปีที่แล้ว

    Waan ku mahad celinayaa mcln marna uztaad qaliya wallhi wax badan ban ka faiday
    Thanks #

  • @ahmeddayib1
    @ahmeddayib1 ปีที่แล้ว

    Sxb wathasappka aya crash iga dhacay ooxogtii dhan iga baxday maxa samayaa??😢 iso jwb

  • @somscott4790
    @somscott4790 6 ปีที่แล้ว

    Walal waxad noso bandhikta sida iPhone 6 GB giisa sidee lobadiya

  • @zaabiryare1
    @zaabiryare1 3 ปีที่แล้ว

    My favourite im252 respect

  • @hassanbarre246
    @hassanbarre246 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid utad wax badan aan ka faiiday wlhi

  • @saciidxaajimacow7437
    @saciidxaajimacow7437 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran my bro allha ku xafido waad i noo faa ii deesay allha kuu fa ii deeyo❤

  • @caliciise9671
    @caliciise9671 5 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsantahay intaa aad nofaa iidesay ustaad maxmed hormar wacan ayaa ku leeyahay waana kugu bigaadunaaa inaa siwado barnamijka

  • @Mo_Am_Mo
    @Mo_Am_Mo 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah waa muuqaal muhiim ah mahadsanid sxb sare im252

  • @ahmedgaraad9084
    @ahmedgaraad9084 6 ปีที่แล้ว

    Thanks Brother nin Qiimo leh Tahay runtii

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walakey waad ku mahadsantahay wan kaa faidestay horay u soco sxp

  • @FarhanAhmed-mf9tq
    @FarhanAhmed-mf9tq 4 ปีที่แล้ว

    Bro waxa no shoo shegta sida aan cod usaari karo vedio TH-cam kujiro mahad sanid no so sharax sida wax kaga faidno wa kumahad santahay

  • @afayyareh879
    @afayyareh879 6 ปีที่แล้ว

    wax garad bad tay allah macak waxad no shegtay wax nafacay
    waxa an u bahanahaay labarada boobilka sida lagu save gareeyo gmailka

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial8904 4 ปีที่แล้ว

    Mahasanid. Wax bdn. Ban. Ka. Badalay mobelkayga. Markan dawaday muqaladada inkasto an ku cusbahe youtukaga Hadi ad aragto qoralkan please IGA do jwb Yar ban Gmail kayga ugu samayey Facebook siden ugu xiran Kara Facebooka aan. Aniga leeeyahe

  • @muniiracabdi8738
    @muniiracabdi8738 2 ปีที่แล้ว

    Lapton qof ku hadanu hadanu haysan sidee ku heli karaa fariimihii ama sawirada noso geli wll

  • @zuheybzaha6518
    @zuheybzaha6518 4 ปีที่แล้ว

    Thnks zxp qaali ah waa ku farxay markaa argay

  • @moeainan5342
    @moeainan5342 6 ปีที่แล้ว

    Thanks wllo
    Wlle qof Kula mida lawaa
    Hore u soco

  • @walalkaweyn6419
    @walalkaweyn6419 5 ปีที่แล้ว

    Thanks Brother Muhammad

  • @cadnanmahrez7131
    @cadnanmahrez7131 6 ปีที่แล้ว +16

    *wxaan ugu baaqi lhaaa friendska inay muuqaalkan usii share gareeyaan asxaabtooda si ay u ogaadaan inshallh mahdsanidiin*

  • @RAMU63
    @RAMU63 5 ปีที่แล้ว

    Asc bro side la isaga xira comment badan ee TH-cam lagugu soo qoro ee Gmail kugu soo dhacayo mise xal malhan

  • @noloshajacaylka8469
    @noloshajacaylka8469 6 ปีที่แล้ว

    Sxp qali waad mahsan tahay markan doonyo in aan diba uu Soo caliyo maxan qora
    Thanks sxp Magcahu Waa Sadaam Møhamed

  • @nasraali782
    @nasraali782 4 ปีที่แล้ว

    Wow maawarkii ugu horeeye ee ciwaankaan arke waana ku faa ido

  • @MustafaAli-gq6pu
    @MustafaAli-gq6pu 6 ปีที่แล้ว

    Walaal hal suaal ayan raba inaan kaa weydiiyo program aad hada kahor noosoo gudbisey kuna saabsanaa inaad samaysan karto 2 facebook 2 what's up iyo wax lamida. Arinta ayan is idhi tijaabi. Anigo tijabadeyda kabilaabaya what's up. Hadaba caqabadan ayaa iga hor timid. Waana taan rabo inaad iga caawiso. Waxayna tahay sida caadada markad furanayo what's up wuxu kuweydinaya tell no kaga. Marka MA waxan kufurta lambarkaygii kahorena iigu furnaa mise lambar cusub ayuu iga raba. Mahadsanid

  • @Ccbulshaawi
    @Ccbulshaawi 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalin waad mahad Sam tahy aad ayaan u jeclahay muu qaaladaada ally ku barakeeyo sxp

  • @mohsinbashir2902
    @mohsinbashir2902 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mundane guulayso

  • @halimabinthamad6
    @halimabinthamad6 6 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro
    Mansha Allah
    May allah Hafiz you😍 👍🏻👍🏻✌🏻✌🏻

  • @Akomer
    @Akomer 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxaan ku weydiiyay hadaan gmail ku xirto oo kadib akoonkeyga dhan delete gareeyo oo delete account dhaho miyaan soo ceshan karaa xogta mar kale

  • @abdifatahbulhan1971
    @abdifatahbulhan1971 5 ปีที่แล้ว

    IM252 Adaa u mhadsan thy broh
    Sidan page kgan ugu so xirmay ba wx pdn ayan ka faaidey wll
    Alfa mara tnx proh guuleyso

  • @Mo-zb4fy
    @Mo-zb4fy 6 ปีที่แล้ว

    thankz iM252 waad mahadzan tihiin

  • @muzamilhonest9452
    @muzamilhonest9452 6 ปีที่แล้ว

    Hal labar inaan kedsado xogtisa sideen ukedsada iisheg sxb wana mhdsnthy

  • @jadhaboss
    @jadhaboss 5 ปีที่แล้ว +3

    KU:IM252
    Mahadsanid zxp aad iyo aad ayaaad umahadsan tahy sababta oo ah barnaamijyo tayo leh ayaaad noosooo gudbisaaa
    KU: DAAWADAYAAASHA
    Azxaapta waxan idinku baaaqayaaa inaad muuqalkan ka faaaidaysataaan

  • @Alihealthtip
    @Alihealthtip 5 ปีที่แล้ว

    side loo qariya whatsapp waqtigee kugu dambeye iyo Side loo qariya Adigo online ah offline unoqon karta Thanks

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 6 ปีที่แล้ว +8

    Thanks brother

  • @ifraaxcismaan261
    @ifraaxcismaan261 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wall wax badan kaa faaidey allaha ku sharfo

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 6 ปีที่แล้ว

    Macalin sideen u heli karaa video aan whatsaapka ka delete gareeyay dib sideen oogu soo ceshan karaa fadlan mahadsanid

  • @magandeka.3713
    @magandeka.3713 4 ปีที่แล้ว

    Thank you Ustaad Qimo badan

  • @farhaanjr6315
    @farhaanjr6315 6 ปีที่แล้ว +1

    machallh macalin waaan kaaa faaiday thanks a lot

  • @IbrahimAli-kj8ut
    @IbrahimAli-kj8ut 6 ปีที่แล้ว

    Sxb markan doorto backap doorto waxa uu isoo qorayaa numberkayga iyo in la i keydiyay lkn waxa ku jiro ma arki karo ee seen wax u xaliyaa

  • @bulxaxofficialchannel9954
    @bulxaxofficialchannel9954 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaa rabaa libaax sawiradeyda igu getsan in uu was iga dhumim ayaa rabaa libaax icloud waa igu xiranyahau asoo igu xiran yahay ayuu igu baxaa markaa u diro restoor libaax markii laga tago kuwa aan ku getsado gmeilka libaax

  • @BMAPRODUCTION1
    @BMAPRODUCTION1 6 ปีที่แล้ว +4

    Nice videos

  • @tienshealthandwealth3137
    @tienshealthandwealth3137 4 ปีที่แล้ว

    Thanks Mohamed
    Cali balcad

  • @cabdijibaarrendy3526
    @cabdijibaarrendy3526 6 ปีที่แล้ว +3

    Waan ti,jaabiyay waan ku guleystay mahad sanid sxp

  • @daacadyarechannel3059
    @daacadyarechannel3059 5 ปีที่แล้ว

    M.a Allha kuxfudo pro lkn waxn karbaa sedee lokala ilaaliyaA watsapp kankale oo lan baradakan kalikujiro pro

  • @jalaludinmedia5338
    @jalaludinmedia5338 6 ปีที่แล้ว

    MonCha allH alle hka jazi Mariyo Aqoonta Aad uzoo gudbizey ummada zomaliet

  • @mustafamohamed8035
    @mustafamohamed8035 6 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah
    Mahadsanid
    In badan

  • @omaryahye9272
    @omaryahye9272 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll. Horta intee ka bilaawa isku xirida gmail ka iyo whatsap ka

  • @drnoradin21
    @drnoradin21 6 ปีที่แล้ว

    Im252 bro Wax badan oo iga Qarsoona Ayaad ii iftiimisay Mahadsanid zhp

  • @xawaadledollarofficial
    @xawaadledollarofficial 2 ปีที่แล้ว

    Video kasoo samee sida looso ceshan karo sawrantii kalumay adigoo bila gmail ah wayga codsi

  • @abdinasirmoahmed6872
    @abdinasirmoahmed6872 5 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsantahay adeega bulshada aad u hayso
    Waxaan u bahnan laheen inaad inoo soo diyaariso sidee loogu isticmala dual whatsapp in iphone
    Aad ayaan ugu baahnen hadaad inoo soo diyaarinkarto

  • @hassankulmiye-ss5uo
    @hassankulmiye-ss5uo ปีที่แล้ว

    Sxb waxan raba callka wast appka inaan iska xiro iPhone wadta

  • @raageismaaciil1996
    @raageismaaciil1996 2 ปีที่แล้ว

    Maseejyadii managa haynaba xagay ku dhacayaan mise wadna waalaysey zxp

  • @ahmedshire8680
    @ahmedshire8680 4 ปีที่แล้ว

    run aha anti I sharaxaada waxbaa kadhiman xota noomashidin wllo waa iishidmi waayay

  • @ibraahimyareofficial5240
    @ibraahimyareofficial5240 4 ปีที่แล้ว

    Wll mcn wax badan ban rba inaan wax ka barano ee marka plz lambarkaga whatsapp kaga