deg deg daawo waxa ku dhacay kooxdii ee xabashida u gashay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 4

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 3 วันที่ผ่านมา +1

    Hadii dhul samaroon iyo ciise uu bixiyey way difaacanayaane waalanagu soo duulayda ha iska daayo oo adkaysi ha yeesho

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 3 วันที่ผ่านมา

    war odoygaan zud suudan ka yimid iyo cajuus kan kale u sheekeunaya xasan shiiq maxaa ka galay faqasha iyo qaldaan isku riiqmaya been iyo naxli ayaad isu sheegeysaane anigu idinma kala jelin soomaali waxey ka degi la dahay waa faqasha iyo qaldaan labaduba diin ma laha ama is dila ama amxaaro dhulka siiya waxba nagama gelin kii soo hara ayaan xukumeynaa hadaan nahay reer koonfur jabuuti waa walaakey la hubo irir samaale muqdisho waala hubaa waa irir samaale anagoo is kaashaneyna ayaan awdal ka xureyneynaa qaldaamiintaan meel ay ka yimideen la aqoon marka aniga ma kala jecli qaldaan iyo faqasha kii soo adkaada ayaan xukumi anigoo reer koonfur xamarna anigaa isla leh odoygaan cajuuskan zud suudaankaa oon aqlaaqda xun waayeel aqlaaq xun waxaad ugu imaan isaaq isagoo sidaas u fool xun ayuu caytamayaa istubid dog