"Laascaanood waxa ka dilaacay magafe cusub, ilaa 2012 madaxda Joogta uma shaqayso Qaranka ee.."

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 27

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 13 วันที่ผ่านมา +4

    waar feysal ma cid kugu soo biirtaad weydey

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 13 วันที่ผ่านมา +3

    Feysal faaruq feyssl xikmad laawe sidii ciyaalka u caytam

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 13 วันที่ผ่านมา +2

    guul qaranka somaaliland

  • @Somfox1
    @Somfox1 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xinif kaliya maahee Dhamaan Masuuliyiinyu Qabyaalad bay ku shaqeeyaan. ..Mee Hanti Dhowrihii Qaranku

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 13 วันที่ผ่านมา +1

    Faysal waa funny

  • @Umo580
    @Umo580 13 วันที่ผ่านมา

    WAA SAX IN MAXAABIIS LAGAHAYO WAXBAA LAGUSOOHIRTA E MAXAA KASOO HOREEYEY FAARUQ🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 13 วันที่ผ่านมา +1

    Faysal faaruq dadka dhegeysta ayaa Ka liita

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 13 วันที่ผ่านมา +1

    Day day day faysal cali dameer duli allh ku bad adoo dhulkaagi xabshi ku casumay aad baqtin doontaa taariikh madow ayaa kaa hadhi doonta ofow dhaga👺👺👺👍

  • @SamaDeri
    @SamaDeri 13 วันที่ผ่านมา

    Kkk faysal legend faysal huwan ka cadheysiin😂😂😂

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hadi uu yidhi wuxu uu iftiminaya inaay dadku ka gajoonayaan wixi aay xaaq uu lahayeen oo duushoodaa laaguu dhaameeyaay oo hadaa aadigu aad uu sii socotoo kkkk

  • @baashie
    @baashie 13 วันที่ผ่านมา

    iyaga dhan waa kanoo kale

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 12 วันที่ผ่านมา

    Faysaloow doorashada qorigoo laqabto Ayaa ka horaysa Colorado ma jirto wiilaashaad dhashay uyeedh

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 13 วันที่ผ่านมา

    Ina Samaratar isaka aya ah wax Malalayabo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 12 วันที่ผ่านมา

    Faysaloow doorasho ma.jirto wadankaa ladifaacayaa

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j 13 วันที่ผ่านมา

    Habrihii waa waasheen harti iyo abgaal baa ka qaylisiiyay

  • @johnosmaankhayrahmed1959
    @johnosmaankhayrahmed1959 13 วันที่ผ่านมา

    Faysalow muuse yuu ku dilin waxna ha ka sheegin

  • @Hciid
    @Hciid 13 วันที่ผ่านมา

    JAREER CADE INUU XUR YAHAY IS MOODAY OGOOW DHULKAN MARTI BAAD KU TAHAY

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 13 วันที่ผ่านมา

    FAYSALOW sabab lagugu doorto maanta ma taalo ee TASHO

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j 13 วันที่ผ่านมา

    Isaaq cabaad baa ka soo haray kani madaxwayne miyaa muxuu maalin walba u qaylinaya hadda habargadir na waa qaylinayaan 😅😅😅

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed3613 13 วันที่ผ่านมา

    umada soomaaliyeed ninka ugu xikmada yar uguna caqliga xun kkkkk

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 13 วันที่ผ่านมา

    Nin 30 sanadod cuqdad ayu la nool yahay
    Xuman moye & cunfi u da’
    Qabiili dhee
    Fatoosh dhee
    Farug dhee

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em 13 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk nac nac baad haysaan kkkk waraabow isaag ku ma rabaan cidna kuma dhagaysanaso kkkkk 😭😭😭😭😭😭

  • @abobasement346
    @abobasement346 13 วันที่ผ่านมา

    Qabil isku doranayah 3 xisbih o isku qabilah Adunkah kamah shaqeysoh Adeer dimuqaradiyadan aad shektan Adunkah xagay kah shaqaysah kkk idor Afku nol 😂war Adunkah kah xishodah

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 13 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkkkkkkk ooyuun naagoow waxkale mahaayside iskacasytama awalba bilaanasab cuno uun buu kasheekeeyaye

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 13 วันที่ผ่านมา +1

    Faysal cali waraabe geesi qaran ❤❤❤❤❤

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 13 วันที่ผ่านมา

    Ma dawladbaa jirta?
    Khuraafaad ayaad ku jirtaan e dawlad waa wax kale..
    Uqdad ayaad gidaar la fadhidaan 34 sano kkkk
    Ciyaaal yarysr oo Harti ah ayaa xoog ku haystaa 400 qof aad ciidan ku sheegtaaan kkkkkk
    9 bilood la haystaa.