Ma aha 73dii ee waa 63dii markii dufcaddii u horraysay gashay . wax la bilaabay dhismaha 1961, waxay la dhamaystiray 1962 dhammaadkiisii, waxa dhistay shirkad lubnaani ah. kharaika waxa bixisay dawladda mareekanka. US Aid.
wa marki ugu horeysay reer hargaysa yimadan kulaha war lafoole ardayda dhigan jirtat iyo macaliminta wax ka dhigi jiray reer waqooyi aya ugu badnaa shalad dhalatay wa la shubi jirayreer koonfuredku sida MUFADA IYO CANBULADA LOO CUNO KELIYA YAQANEEN😁😁😁
Markaa wax duubayso kor aa laga duubaa hada jaamacad dhan looma jeedo muuqaalka kor looga jeedo jaamacada hada masaajidka kaliya aan ujeeda galaasyadii ardada fariisan jireen maa aadan sooduubin
Naqshada masaajidku waa cajiib ❤ aad bay uqurux badantay masaajid aad uwayn oo naqshad daas oo kale leh in la dhiso loo baahanyahay
🤣👍Reer Hargesa 😂Waa in La Baraa MUQDISHO 😅🎉🌾OO MEEL kasta Lugu So DhaWeyaa 🎉😂🤣👍🎉🌾💯
Painful nostalgia
That’s literally the emotion that I was feeling but couldn’t name!!!
@@rayyanabdullahi-5942 Yeah, thank you Rayan, for also sharing your heartfelt sentiment.
Waa goob taariikhi ah
❤🎉
Ma aha 73dii ee waa 63dii markii dufcaddii u horraysay gashay . wax la bilaabay dhismaha 1961, waxay la dhamaystiray 1962 dhammaadkiisii, waxa dhistay shirkad lubnaani ah. kharaika waxa bixisay dawladda mareekanka. US Aid.
wa marki ugu horeysay reer hargaysa yimadan kulaha war lafoole ardayda dhigan jirtat iyo macaliminta wax ka dhigi jiray reer waqooyi aya ugu badnaa shalad dhalatay wa la shubi jirayreer koonfuredku sida MUFADA IYO CANBULADA LOO CUNO KELIYA YAQANEEN😁😁😁
Reer waqooyigana maxey yaqaanaan sida xabagta loo cuno😂
Waad ugaftay moqdisho hawadeeda maqurmuumo taliye ha iskagadin iidoorka cunsuriyiinta ah taliye
Jaamacad waxaa ka muuqda baaba magaceeda iyo say u taalo isma lahan waa in ugu yaraa ay nadiifiyaan
TH-cam kaaga waxaad ka dhigtaa youtube kaliya goobaha tariiikhda soo gudbiyo insha allaah maalin uun waxad ku qaadan doontaa bilad sharaf
🫶
Markaa wax duubayso kor aa laga duubaa hada jaamacad dhan looma jeedo muuqaalka kor looga jeedo jaamacada hada masaajidka kaliya aan ujeeda galaasyadii ardada fariisan jireen maa aadan sooduubin
Insha Allah waaa iska soo saxaa sxb Mahadsanid sidaa qaladka ilaala wadaagtay
Wlle reer hargeisa waa gob waa maqanahee hadaan joogi laha orgi dhaylo ah baan idiin qali lahaa
Lafoole waxay ka mid tahay Degmada Afgoye ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Wuxu leeyahey dheh waxey leedahey maxey tahey afsomaliga iga sax eebow