Wllhi waa wadadii xafadayda toos usoco foornada dhaaf masjid ali biibisii buu ka soo horjeedaa guryaga luuqiisa labaad xasuus igalisay, xafadaydii gees baa ka martay suuqii sar gaduuda gashay
Xaafadaan aad ku dhex lugeenoosid waan ku dhashay luuqyada aad maroosid si fiican baan u kala aqaanaa. Guriga qaloocan luuqiisa banooni maxaan ku soo ciyaaray, suuqa sargaduuda iyo shaleemo xuseen xasan. Luuqaas laba dugsi aa kutaalo dugsiga macalin muuse iyo macalin c/qaadir.
Muqaalkan marka dubesay caan ma ahayn umalena ina dubatid nasib bey kuu ahayd sbbto ah melo qaar isbadala lagu sameyy tusaale dhismaha calibolay ka horeyay biloyin ka hora ladhameyay Masjidka muqalka dhaxdisa kudhahday masjid qadimi umalena waxa la dhisay 2006 waxana la dhaha al-miftaax Waa jeclan laha rabbi hadu ii ogolado ina wadajir uso indheno goobaha qadimiga ah kula fikrada ahay wlhi darenka qadiimi ladhaho waa kula jeclahay iyo baadiyaha degenanta leh anyway guuleso saxib.✊🏽✊🏽
Waa runtiii muuqalkaaan waxaa duuubay 1.5 Year Ka Hor camala hada xafadaha magalada mugdisho Sidaa free looma duubi karo Meel walbo ciidan ayaa fadhiyo insha Allah maalin waa isla Duubi doonaaa muqaaal Mahadsanid sxb
Great job keep going bro,
20/30 years time waxaaladhihi doonaa xamar san aan ka imaanay
Mashaalah shaqo wanaagsan
Wllhi waa wadadii xafadayda toos usoco foornada dhaaf masjid ali biibisii buu ka soo horjeedaa guryaga luuqiisa labaad xasuus igalisay, xafadaydii gees baa ka martay suuqii sar gaduuda gashay
Hori usoco
Xaafadaan aad ku dhex lugeenoosid waan ku dhashay luuqyada aad maroosid si fiican baan u kala aqaanaa. Guriga qaloocan luuqiisa banooni maxaan ku soo ciyaaray, suuqa sargaduuda iyo shaleemo xuseen xasan. Luuqaas laba dugsi aa kutaalo dugsiga macalin muuse iyo macalin c/qaadir.
Muqaalkan marka dubesay caan ma ahayn umalena ina dubatid nasib bey kuu ahayd sbbto ah melo qaar isbadala lagu sameyy tusaale dhismaha calibolay ka horeyay biloyin ka hora ladhameyay
Masjidka muqalka dhaxdisa kudhahday masjid qadimi umalena waxa la dhisay 2006 waxana la dhaha al-miftaax
Waa jeclan laha rabbi hadu ii ogolado ina wadajir uso indheno goobaha qadimiga ah kula fikrada ahay wlhi darenka qadiimi ladhaho waa kula jeclahay iyo baadiyaha degenanta leh anyway guuleso saxib.✊🏽✊🏽
Daanyerkana diriskisa dhow ayaana ahay😂😂
Waa runtiii muuqalkaaan waxaa duuubay 1.5 Year Ka Hor camala hada xafadaha magalada mugdisho Sidaa free looma duubi karo Meel walbo ciidan ayaa fadhiyo insha Allah maalin waa isla Duubi doonaaa muqaaal Mahadsanid sxb
Wardhiigley geed jaceylka ilaa dagmada noo soo duub
Insha allah waa mahsan tabay
Insha Allah
Hada wasaq ayay noqdeen jidadkii 2004 ayay nadiif aheed maxaa ku dhacay mey iska qaadan qashinka
baar ubax noo soo duub sxb
Maxaan meeshaas ku lugeyay markii aan ka soo adeegi jiray suuqa beerta
bun doyinka
Zxp xamar jajab ku so xiji
Dadka xaafadaan degen halaganaaxo waa wasaq baden tahay wasaqda heyska xaaqaan hadii kale waa ganaax qofkaa hortiisa xaaqin . xaafadaan cagacagaf waa inlamershaa hadii kale nadiif ma noqoneyso wabilaahi towfiiq 😮
Bilajo carab so qabo sxb
Insha Allah Muqaalo aan ka suubay aya jirto bilaajo lkn waa dhanka TikTok Calinasir98 ku qor
Mashaalah shaqo wanaagsan