BARNAMIJKA GOOB JOOG Mujaahid C/laahi Cabdi Faarax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.พ. 2019

ความคิดเห็น • 82

  • @maxedsal5102
    @maxedsal5102 4 ปีที่แล้ว +8

    wakhtigaa waxanu ka qaxnay magaalada berbera oo aabo ay faqashtu jeelka ku xidhay ka dibna 1991 SNM jeelka ka jebisey markaa anigu waxan ahaa 11yrs old, waxan maanta diyaar u ahay inaan sidaa Mujahid c/lahi yare oo kale inaan dadkayga u difaaco, noolow muj. MUJAHID CABDILAHI,YARE

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 4 ปีที่แล้ว +7

    God bless ciise , walaalayal we will never forget abaalkad noo gasheen. Inkastoo dawlada djibouti faqashta la jirtay hadana shicibka ciise Maalin qudha garabka SNM kamay bixin. God bless dalkeena jamhuuriyada somaliland. Mujaahidka waxan ku dhiirigelina inuu meesha lugta halab isagu personally uga qayb qaato promotion keeda waayo kolayba maalin maalmaha kamida waxbay noqon kartaa aynan maanta qiyaasi Karin. Laakiin magacu should survive.

  • @khaalidshekh6773
    @khaalidshekh6773 4 ปีที่แล้ว +8

    waageesiyadii halganka eeciidamadii 99 ahaa waana dhakhtarkayagii arintaass uu sheegayaa wwaa sdhabtii weeyi

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 4 ปีที่แล้ว +7

    Geesiyaasha...BIRTA...Ah

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 4 ปีที่แล้ว +7

    Ala sheekadu macaana walaahi way igusocotaa Allaahu akbar

  • @ahmedmagan1417
    @ahmedmagan1417 4 ปีที่แล้ว +3

    S.N.M NOLOL MACAAN KU NOOLAADA INTA GEERIYOOTAY ILLAAHAY BAANU BARYANAA INAY JANATADA DHAMAANTOOD WADA GALAAN INSHAALLAH

  • @gothhassanaden9290
    @gothhassanaden9290 3 ปีที่แล้ว +2

    cimrigaa ha jiro Walaahi Cabdiasis Cali Bare wuu qiray guulahaa SNM iyo guul daraddii ku dhacday 77aad

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ปีที่แล้ว +1

    Geesiyaashii xoreeyey somaliland s.n.m HERO

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 4 ปีที่แล้ว +11

    Shukran mujaahid ♥️🤗

  • @ahmedyasin7838
    @ahmedyasin7838 5 ปีที่แล้ว +5

    Ustaadii masha allah

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 ปีที่แล้ว

    Noolow mujaahid waa geesiyadii Arabsiyood...

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 5 ปีที่แล้ว +10

    waa nin yaraan dalkiisa u halgamay

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhawoow mujaahid

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa faqash iyo caqligooda waxey moodaan in ey raga ka kartibadan yihiin..?

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 4 ปีที่แล้ว +5

    🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣😂🤣

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 3 ปีที่แล้ว

    Arabsiyo is my town

  • @CabdilahiCabdi-zn9ub

    4 sano ka hor baa taariikhdan la iga duuba maanta kahorna maan akhriyin qaybta commentska aad baad u mahadsan tiniin dadkaygii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaahmed8834
    @aminaahmed8834 2 ปีที่แล้ว

    11

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว

    Ciise waa walaalhay

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 2 ปีที่แล้ว

    Asc. Badri. Iskudey. In. Aad. Wareysi ga. Kordhiso. Mahadsanid