Marxuumkas waa tagey hadalkiina waa xirmay ee adigu naxaris & jacayl jama ahan ban u badinayaa ee siayd barre aun somaliya waa jirtey wana jireysaa wixi dhaceyna waa nidamkii militeriha wixi laga dhaxley wana laga faideystey oo cadowgii somalida & dad qabikeysan oo xanunsan baa hal bowle u ah waxa tagan😅
Been ta jooji weliged somali somaliya lagama tarxiilin wana la soo dhaweyey sidi dagalkii 64 tii oo dad badan ka soo qaxeen Itoobiya marka tarikh adan ogeyn lagama hadlo walow xanuunka qabilku iska jiro oo dawo lahayn mase ahan hadalku xaqiiq
Nuxurka wareysiga kaligii talin inaysan faa,iido lahayn, sidoo kale hadii aan xalaada lagu saleeyo laab lakac oo aan laga fiirsan xagey ku danbaynaysaa inay fashil ku dhamaanayso, nasiib daro dadka soomilada u haya hogaanka, siyaasad, dhaqan,diin, aqoon, ganacsi waxay u badan yihiin labadaas arimood inay kaligood taliyaan, kuna dhisaan xamaasad iyo laab lakac.
Waa ku farahsanahay inaan odagaan afkiisa ka maqlo in ogaadeen diidey dhulkii 90% aan xor ahayn, ayaa anoo yar barigaas ka mali jirey odayaal degaalka ku jirey oo adeeraday ah aafna u niyad jabsan
This guy he is good person b/c hereflacted ala ya raxma cabdilaahi macalin dhoodhan to Somali peaple we will be back Somaliland don't accept bull shiit
Halgankii halasoo celsho shacabka somaliyed ee muslimiinta ah waxaan leyahay adinkaa walaalo ah marna hakuraalinoqonina gumeysiga itooobiya guul shacabka somaliyed ee muslimiinta ah guul muslimiinta dhamaan ❤❤❤❤❤alxamduliaah alxamduliaah alaha ciseeyo yaarabi allaahuma Sali wasalim calaa nabiyinaa muxamad
Western Somalia will be returned to Somalia one day 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waraysiga odaygan oo kale wa muhim e so badi.
Wa tarikhda dadka somalia wada jirkoda.
Thanks wariye nur from galmudug
We love you Go for it🇸🇴🇸🇴🇸🇴
👍🏿 Taariilj mudan xusuus iyo xurmo badan.
SSTV aad ayaad u mahadsantihiin. Taariikhdha halganka aad ugu dadaala
❤❤❤ AGGAH WAA ADEER AXMED KKKKK
👍🏿 Fantastic history
Mashallah what a documentary i love ❤️ it
Waa waraysi darenkayga iyo aragtidayda badalay wll nuuraw waraysigan noosoobadi iyo ama mujahidkan ama kuwii kale ee nool oo lashaqaynayay fadlan tariikhdaas umada ucadee madmadaw badan ayay dadku aaminsanyihiin
Ninkii haddlayaa haska hadlo siyaad bare wuxuu somaliya qabsaday ayadoo xaarka cuneeysa markuu kategana sidii bay ku noqotay.
😂
Marxuumkas waa tagey hadalkiina waa xirmay ee adigu naxaris & jacayl jama ahan ban u badinayaa ee siayd barre aun somaliya waa jirtey wana jireysaa wixi dhaceyna waa nidamkii militeriha wixi laga dhaxley wana laga faideystey oo cadowgii somalida & dad qabikeysan oo xanunsan baa hal bowle u ah waxa tagan😅
M siyad bare kahor maxaad somaliya ka eheedeen waa laydinka talxiili jiray sidii sucuudiga
Been ta jooji weliged somali somaliya lagama tarxiilin wana la soo dhaweyey sidi dagalkii 64 tii oo dad badan ka soo qaxeen Itoobiya marka tarikh adan ogeyn lagama hadlo walow xanuunka qabilku iska jiro oo dawo lahayn mase ahan hadalku xaqiiq
Caniib waqti xiisaheeda leh ayuu soo maray sarkaalku somali allaha isku soo celiyo
Nuxurka wareysiga kaligii talin inaysan faa,iido lahayn, sidoo kale hadii aan xalaada lagu saleeyo laab lakac oo aan laga fiirsan xagey ku danbaynaysaa inay fashil ku dhamaanayso, nasiib daro dadka soomilada u haya hogaanka, siyaasad, dhaqan,diin, aqoon, ganacsi waxay u badan yihiin labadaas arimood inay kaligood taliyaan, kuna dhisaan xamaasad iyo laab lakac.
Sxb hadda soomaali 33 sano ayey wada talinaysaaye naga dhex tus wanaag waadiga
Masha Allah Weli ragbaa nool waxaan xasuustaa sanadkaa kii xigay 1977 inaan ka baxnay Baydhabo marnay Ceelberde oo aan galnay Godey waxaana nooga dhintay Taliyihii ciidanka Col Ahmed Haaji Mohamud Terso, kuxigeen Gaashaanle Nuur Yuusuf Ahmed iyo Dhamme Xangulle
Waa ku farahsanahay inaan odagaan afkiisa ka maqlo in ogaadeen diidey dhulkii 90% aan xor ahayn, ayaa anoo yar barigaas ka mali jirey odayaal degaalka ku jirey oo adeeraday ah aafna u niyad jabsan
Kawaŕran 77di dhacdadi dhagaxbur iya kernel jes Allah u naxariste
Kelidii talihiiyihii waxaas oo dulmi ah falayey siyad barre' markii s.n.m.kahor timid sowtii aad garabsiiseen daalimka illaa isaaQ alle garabsiiyey.
Isaaq waa qoom cuqdad war waxaa wey dhamaaden
Shaygoosh
Qoryoley layiraa meshaas
Clo yuusuf maxamed sugaall iyo taariikhdii WSLF waa in buug laga qoraa si aan u dhumin taariikhdiisii
Asc❤
Asc walaalle Nuuroow, barnaamijkan isaga oo taxanaha ah noo soo duub.
Ogaadeen ina siyaad jecel uu u qabtay buu u eedoobay iyaguna a aal ugu a hayaan
soomali galbeed❤
Allaw yaa dib ino celiya
Somaali wa ila kuftay manta
Lkn wali ma aanan quusan
Aq00
This guy he is good person b/c hereflacted ala ya raxma cabdilaahi macalin dhoodhan to Somali peaple we will be back Somaliland don't accept bull shiit
Good
Kuligood cudur siyaad barre Bay qabana xataa hadii uu dhintay qani hore
SSTV sheekadan oo kale waa loo baahnay lakin waxay ahayd in loo duubo si tafaftiran oo musalsal ah
2:01
❤❤💙🇸🇴
Qoriley oo xeebta 72km xigta????
Ileana waqtigaas ayaat qayaald kahadli jireen iimaanka alle idiinka qaat waxa gadaal noodhigay waaidina walina waanooshihiin qabyaalad ayaa idiin dishay naar ayaa idiin sugeey ogaada
Julixow 1989 ayuu general noqday
Waxaad ogaaneysaa sida dadkayaga soomaaliyeed geesiyiin u yihiin. Alle maxaa geesi somali ka buuxa. Aad baan uga helaaa wareysigii dagaaladii ETHOPIA iyo somalia
DHACAANKU MUXUU OGAALADAY???
Ah😢
Guno gado ninka uu abihii ka jabhadaynayay ee kuu hilinayay waaga inan kiisina uu daabcad kula raadinayo maanta sideed ku xoroobaysaa bal is waydii somalinimo aad iilka gayseena maanta kaa aqbali maayo
Ciil qaboow sakiin liq
Gen:GALAAL AHN e Halyeey ayuu ahaa waxaana Diley FARMAAJO iyo KHAYRE (N&N) nabar iyo naxdin GUDAAFADIHII
Aad iyo aad
@@AbdiShakur-f1sadeerkaa muuse juudaan has argagixiso hargaysa uga diray at qadhmuune
Ilaahay Somali quluubtoodda ha mideeyo cid wax ka qaadi karta Alle meeye ma jiro laakin iyaaga ilaahay isku diray
Ninka wax wareysanayo always waxuu raadiyaa xumanta ina siyaad iyo cidiisa
Dee kaligi talis cunjuq ah ayu ahaa
@@AbdiShakur-f1s muuse juudaan ka waran dhiigyacabka ugu ee dhiig daadiya dhul xaraashay dhalaan laaye ciilqabaw
@@QoobjalowQoobjalow maxa iga galay muuse juudan
ma Qoryooley baad ka wadaa Sheekhow? hadday haa tahay
qoryooley 23km bay u jirtaa xeebta badwayn somalia(hindiya).waxayna ka xigtaa jihada galbeed.
Qoriloy wa Soone warshiiq
Somaalida ahayd ayaad darood iyo irir u kala qabinasaa wàa murugo in galaal qabiil loo dilo wàa ayàan daro
Galaal midgaan buu ahaa
@@wadanihashim1934habarta ayaa midgaan ah galal gesi hawiye ayu ahaa
0
Beenaale ilaahay ka fogaaday
😂
soomali galbeed❤