Adno Ciid walaal inan yar baa tahay oo qalbi wanaagsan lkn wareysiga waa wax badan ayaa been ka ah adeer taariikhda somali ma aha isaaq oo kali ah ee waa dadkii dumiyay dalka canshuutii wax lagu baray ayeey abaalkooda ka dhigeen in ay ku dumiyaan ayey abaal uga dhigeen
Kacaanku ma hanti uu leeyahay ayuu wax ku baray sow cashuurtoodii iyo wadaniyiin ma ahayn marka wali waxad rumaysan tahay in kacaanki daarood wax baray waar abaal kuguma qabaan qaxootigana adaa baday markaad dawlad reer u qaadateen wixii la isku darsaday
Waa Muuqaal taariikheed aad u cajiiba, waxa ugu wayn ee aan muuqaalka kan ka dheefayna waa; in uu Maxamed Xaashi Diiriye(Lixle) ahaa wadnaha dhaqaajiyay dhaqdhaqaaqii gobonnimo doonka ahaa ee 'SNM'. Duuliye Maxamuud Maxamed Xayd na kaalin aan dhayal ahayn ayuu halgankaa lagu badhaadhay ka qaatay, isaga iyo Axmed Maxamed Halac ba, waxaan meesha ka madhnayn kaalinta mugga iyo miisaanka leh ee Abdirahman Turki, Ibraahim Kood buur iyo C/laahi Askar. Waxa wax la la shaamareero ah sida ururkii SNM u muquuniyay dawladdii dhexe ee Soomaliya. Waxa iyana xusid mudan; in ay godob iyo meel ka dhac ahayd ciidankii rayidka ahaa iyo saraakiishii halganka ka qayb qaadatay in badankoodi aan il naxariiseed lagu eegin halganka ka dib, oo la yidhi qori iyo qiiqii waa la isu tuuraa ee , halganka iyo askartaas isu tuura, dhabtii taasi godob bay ahyd sida uu duuliye Xayd ba carrabka ku dhuftay.
duuliye sare maxamuud maxamed xayd gobonimadu waa dhuux ku jira dhiiga geesiga hidaad uledahay geesinimada adeero if iyo aakhirobana waxaan kaga baryaya guul iyo barwaaqo aan ka dhamaan noolow adeero in badan inch alaah ilhy nolol hygu ka tuso
Duuliye xayd garbar run tii taariikhda si professional ah buu uga waramay wali ma arag nin sidaa mac quulka ah taariikh uga waramay maashaa allaah alle maskaxda iyo kartida hakuu dhowro mujaahid dha ba
Masha allah duuliye Xayd waa oday waaya arag ah oo dhacdooyin badan usoo joogay runatana ka hadlay sheegayna qof walba waxa uu ahaa waxana loo baahan yahay in qof walba runta saa uga hadlay ,
bisinka war odayga wa bala inay af wax ku raadsadaan ayey aheyd lakin rasaas inay Wax ku raadsadaan mey aheyn lakin arinku wa geesinimo ku dheehan tahay
November 16 2012 maantana waa november 22 2021 waa 9 sanadood waa nin nool iyo nin dhintay saaxiibayaal sanad wanaagsan baan idin leeyahay like tana yaan la illaawin
masha allah duuliye xeyd sida wanagsan ee degen ee taariikhdaas intii aad ka ogeed noogusoo tabisay waamarkii 2aad ee aan dhageesto min biloow ilaa dhamaad waraysiga ,,somali haku waano qaadato
ninkan wariyaa ah maxaa ka qaldan muu aamuso nin kan duuliyaa ahi taariikh cajiib aayuu ka sheekaynayaa toban jeerbuu kadhexgalay kolba topic kale bilaabayaa
marka waxad leedhaay ragan madheera galay wa wada reer bari beesha hj kuwi birjeex galayana 11 bay ahayen 6 ba hj aha walee wa geesiyo dalkan xoreyeey ma gubteena wa hj geesiyo iga dheh ilahay ha barakeeyo raga dalkooda difaca hayd iyo lixlena wa hy masha alalaah walee waad wada shaqysen markasa guushi hantideen hadaana shaydanka iska naara sidas u wda shaqeeyaa guuuuuuuuuuuuuul snm
@@africansimba7314 Biixi Xaaji Xasan AHUN Ninkan duuliyaha ahe Xayd bay isku reer ahaayeen waa HY GX MC Labada Operationa labadaba Gx Hogaaminayay. Wht I meant is Birjeex Operation n Mandheera prison break.
I'm sorry to hear that, but don't say USC has failed since the last goal was achieved and the dictatorship was ousted by Coalition of armed groups of SNM, SPM and USC.
Waxa wax lala yaabo ah nin ku faanaya askar soomaaliyeed oo walaalihii ah inuu laayey subxaanalaah walaal xayd nin aqoonle baatehee ilaahay u toobadkeen Dibna ha uga sheekayn Allaha kaa cafiyo inshallah aamiin
Duuliye Xayd war fiican buu ina tari lahaaye odaygan weriyaha sheeganaya ayaa kharribaya. Odaygan CV-giisa ha la hubiyo, kolley waan ogaa inuu BBC somali arka iyo salaamaha sabtida akhriyi jiraye
Marsha Allah mudane xayd duuliye sare from muqdisho
ISAAQ waa qabiilada ugu geesisan somaalida iyo WADAANIMO
Shiki kuma jirto.
mudane xeyd adunyo wax badan wad aragtay lkn isku day aaqiro teeda ilah ha ina wada wafajiyeeee amin yaaa rabiiiiiiii
I love you my brothers ISXAAQ tribe 💖
Your brother from Mogadishu !
Thanks bro
Welcome brother... mashallah
Thanks cousin
@@mariya3703 ph1oto of
Thnk u bro.
Garaadka Rabbi dadka uma wada simin. Eebbe-wayne cimrigiisa inta ka dhiman ha xifdiyo, geeri dabadeedna Firdowso ha geeyo.
Aamiin walaal
Runtii 1995tii ayaan dhashay waxdowlad ah kumansogarin wadanka lkn wxan aad ujeclahay inaan ogaado taariikhaha ay Somalia somartay siiba dakii aqoonta lahaa sida duuliye xayd runtii aniga waraysigaaga waanka helay &sida daacada ah oo aad wadankaaga ugu soo halgantay Somalia meeshii aad kasoojeeday taasna eed kuma lihid waayo somaliyoo dhan marki Xaaladuvxumatay adeer Nina geeliisu baadi maahayn
Adno Ciid walaal inan yar baa tahay oo qalbi wanaagsan lkn wareysiga waa wax badan ayaa been ka ah adeer taariikhda somali ma aha isaaq oo kali ah ee waa dadkii dumiyay dalka canshuutii wax lagu baray ayeey abaalkooda ka dhigeen in ay ku dumiyaan ayey abaal uga dhigeen
Abdul Moaw dawladaada markay dadkaaga dulmanaayso ma dawladba mise dictatorship?
@@abdulmoaw6333 waar cashuurta madaa lahaa miyaanay iyagu lahayn waxa loo dagaalamay loo burburriyay waxa aad aad qarankii soomaaliyeed mid qabiil leeyahay ilas imigana aaminsan thy kacaanku cashuurta xaguu ka keenay maanu isaaq ka mid ahayn kuwa laga qaadayay.beenta aad sheegaysid adeer waa dhacdo saraakiishiini ayaa qiraya isaaqna waa dad soomaliland ah ilaahayna ma qarin.
somalilaand dhibatada losomaray
si fudud yan lagu ilawin hore usoco
somalilaand
SNM wa wada lixle ✋
Waa duuliye,Soomaali ah,oo runtii si cad, u hadlay oo welli Soomaali dhab ah.ALLAHA ku dhowro.
wareysigii iigu dheeeraa aan dhageysto !
nin macquul ah oo aqiyaar ah,habka uu Dadka walalaaha ah ukala saarin maashallah.
wali wadaninimo iyo gobanimomo ku jirto.
Dhamaantood kacaanki ayaa wax soo baray maantana waa wadad Qaxooti
Abdiqani Hassan Waxaad ilowdey waxaan kuu keenay. Dal dhan basn kuu keenay ee maxaad ka haysaa?!
Kacaanku ma hanti uu leeyahay ayuu wax ku baray sow cashuurtoodii iyo wadaniyiin ma ahayn marka wali waxad rumaysan tahay in kacaanki daarood wax baray waar abaal kuguma qabaan qaxootigana adaa baday markaad dawlad reer u qaadateen wixii la isku darsaday
walahi ragaan rag xisaabtamaayo eey ahaayeen waana soo qaateen waqtigooda shar iyo qeerba
Diyaaradi ugu horeysay markabki ugu horeyey iyo saldhigii ugu horeyey cidii qabsatay iyo magaaladii ugu horeysay ee siyaad lagala wareegay burco habaryoonis caadi maaha waxaasaa dhirbaxo lagaa dhahaa
faan jeclidaa awoow
waaa taariikh dhaxal gal ah..........thx xasuus reeb .....waaa loo baahnaa TAARIIKHAN OO KALE ...
Dharaar cad kiwii birjeex sidii dhibic ugu habasaday
viva
SNM
Lixle adeerkay baa dilay Anagaa duqeynay hargaisa Gaani ilahaw janadii kugeee
@@amarhassan884 maxad ka haysaa sow dhiilkii iyo dulmigii aad ku haysay kaama daadin maxad faaiday aan ahayn in lagu tusay inaanad gayin xukun.
@@amarhassan884dulmigiini ayaad la ololaysaan hdeer ilahy waa cadaali
duuliye iyo macalin maxmuud xayd is real Somaliland hero..may alaah bless all our mujaahidiin
Nin Garxajisa oo Habaryoonisa weeyaan
Yes
waanin somaliland ka fiican
waayo waa la oogyee
Waa nin qaran
waa nin muuse cabdalle weeye
Ninkan dalkiisa wuu jeclaa sida ka muuqata , laakiin qabyaalad iyo eex lagu sameeyay ayuu dalka uga tagay, burburka soomaaliya waxaa mas'uul ka ahaa AFWAYNE
@Gaaxa kun jeer adiga lagu was
Runtii waa nin akhlaaq wanaagsan daacadna u waramaya laakiin duuliyuu ahaa sarkaal buu ahaa labo kooras baa loo diray shaqana wuu hayey maxaa ka maqnaa
Ma isaguun baa naftiisa u noolanaya dadkiisii oo xaqoodii faqash guranayso wowkaa kuu dheegaya duli aan damiid lahayn illahayba nagama dhalin
Waa Muuqaal taariikheed aad u cajiiba, waxa ugu wayn ee aan muuqaalka kan ka dheefayna waa; in uu Maxamed Xaashi Diiriye(Lixle) ahaa wadnaha dhaqaajiyay dhaqdhaqaaqii gobonnimo doonka ahaa ee 'SNM'. Duuliye Maxamuud Maxamed Xayd na kaalin aan dhayal ahayn ayuu halgankaa lagu badhaadhay ka qaatay, isaga iyo Axmed Maxamed Halac ba, waxaan meesha ka madhnayn kaalinta mugga iyo miisaanka leh ee Abdirahman Turki, Ibraahim Kood buur iyo C/laahi Askar. Waxa wax la la shaamareero ah sida ururkii SNM u muquuniyay dawladdii dhexe ee Soomaliya. Waxa iyana xusid mudan; in ay godob iyo meel ka dhac ahayd ciidankii rayidka ahaa iyo saraakiishii halganka ka qayb qaadatay in badankoodi aan il naxariiseed lagu eegin halganka ka dib, oo la yidhi qori iyo qiiqii waa la isu tuuraa ee , halganka iyo askartaas isu tuura, dhabtii taasi godob bay ahyd sida uu duuliye Xayd ba carrabka ku dhuftay.
alle cimriga hku dheereeyo mm xayd halgamaa dalka difaacay buu ahaaye
Duuliye xayd plze book qor oo taariilhdanu way ka balaadhantay wax waraysi lagu koobo laba saacadood ah waad mahadsantay aad iyo aad
Waa abtigay rumaad alle cimriga ha u barakeyo❤️
Rijaalba c.wahabaw ku abtiya duuliye sare xayd garbadh wa inderkay apti
Pleas meel aan Kala xidheedo isheeg
@@HajiLacag-k5v ana haya wa awowgey
Duuliye Xayd waa nin aaad ka dareemayso Daacadnimo badan iyo Run badan.
Cir iyo dhul iyo bad adeerayaal ma ku dhufateen hy super power
Duuliye xayd alle hku barakeeyo ❤
So many have dead for freedom and you have done so much for our people thank you when I meet you 45 year ago I know you are a good man
Duuliye xeyd iyo halgamayaashii la midka ahaa taariiqda ayaa xusidoonto sida geesinimada leh oo ay isaga caabiyeen uubatadii dhiigyo cabka ahayd ,
Duuliye xayd wax badan ayaad nooga iftiimisay tariikhdii dalka hooyo.maasha allah waa hogaamiye qiimo badan Ilaahay ha idinka abaalmariyo sida aydaan uga bakhaylin inaad diintiina , dalkiina iyo dadkiina ka difaacdeen kaligii taliyihii
duuliye sare maxamuud maxamed xayd gobonimadu waa dhuux ku jira dhiiga geesiga hidaad uledahay geesinimada adeero if iyo aakhirobana waxaan kaga baryaya guul iyo barwaaqo aan ka dhamaan noolow adeero in badan inch alaah ilhy nolol hygu ka tuso
Abdiaziiz Hashi ciidanka xoga dalka qaraka somaaliyeed kaasan u aqaanaa ee muryaanta hoyoyin ka kufsada ee dad ka shacab layaan bajaaj leyda dhameyay
Duuliye xayd garbar run tii taariikhda si professional ah buu uga waramay wali ma arag nin sidaa mac quulka ah taariikh uga waramay maashaa allaah alle maskaxda iyo kartida hakuu dhowro mujaahid dha ba
Tolow manoolyahay
@@mahamedmajor4679haa wuu nool yahay uk manchester ayuu degen yahay waa abtigay rumaad oo hooyaday la dhashay alle cimriga ha barakeyo
Isaq people needs justice because they try to unit Somali people but somalia government deny to understand them
lixle isana waa geesi maashaa allah ilahay naxariista jano ha siiyo
Lixle aabihii somaliland
Walaahay nin rageedbuu ahaa lixle mar soo maray reer shekh isaxaq
asc dhamaan daawadayasha video gan duuliye xayd kumuu darin shaqadiisa inanu kawada shaqayn jirnay company post aha oo layiraahdo hays DX oo kuyaala traffors pack Manchester sanadkii 2001 ilaa 2004 inttaan warqadaha ku daadiyo Ayaan ku odhan jiray waa bayloodkii qaranka oo warqado qaqabanaya kkk run ahaantii waa nin aad ushaqo badan xaaji maxamuud maxamed xayd waana nin aad udagan mancha alaah
Kkkkkkkkkkkkkk oh really ma kaa dhabaa please
Indroow meel aan kala xidhiidho ii sheeg please
reer burco tariikhda soomalida oo dhan meel walba way ka galeen
Xagee ka galeen
Khadar Adan 88 ki ayuu Reer kaas tariiqda wax iska celinta kaso Galen
Burco iskuma jirto.
Die welt Von Chanel passt
@@awilsherif6463ma cilmiba af jarmalku mise faan baan ka yhy camow. Ku hadal afkaaga hooyo sxb
Lixle xabaashiisii waxaan soo booqday november 2018 waxaa kasoo wareegtay 8 bilood allaah yarxama raaximiin....
Adeerkay adan cumar dayuurbaa idin qaday alle hashaafiyo wa uu xanuusanayey baryahan
Masha allah duuliye Xayd waa oday waaya arag ah oo dhacdooyin badan usoo joogay
runatana ka hadlay sheegayna qof walba waxa uu ahaa waxana loo baahan yahay in
qof walba runta saa uga hadlay ,
Ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha ubarakeeyo duuliye xayd runtii waa nin qaaliya
Xayd waa nin aan cunsuri ahayn oo runtana sheegay qabrigiisana ilaashaday
♥️
Eglan cadey
Waa run wallahi waan la yaabay nin halgamay hadana sidaa runta usheega amaana dawldii soomaaliyeed maan arag
Xayd runtii waa nin akhlaaq iyo aqoonba leh ma caytamin mana cuqdad hadlin guurtinimadii garxajis buu wataa
Xayd runtii waa nin akhlaaq iyo aqoonba leh ma caytamin mana cuqdad hadlin guurtinimadii garxajis buu wataa
MAAN SHA ALAH WAAD MAHAD SAN TAHAY DUULIYE BAARNAAMIJ AAD UWACAN AYAAD NASIISAY VIVA SNM
Alle cimriga haw barakeeyo awoowgay duuliye xayd isaga iyo intiu noole snm.ah ba intii dhimtyna alle qabriga hawnuuriyo
😊😊😊😊
Waa nin damiir kiisu nool yahay oo wali somali nimadiisu ku wayn tahay maansha Allah 🥰🥰🥰🥰
Duuliye xayd nin qaran Ilaahay hakaa jasaa,i siiyo sida hagar la,aanta ah ee dalkaaga ,dadkaaga iyo diintaadaba uga difaacday taliskii madoobaa ee mujrimka ahaa .. intii dhimatay snm ilaahay ha u naxariisto inta noolna cisi iyo sharaf Ilaahay ha idin ku noolooye aamiin aamiin
SNM Guul bay keentay
Waxaa ka dhalatay somalilnd
Somalilnd allow dhawr
S.n.m hyoonis bay ahayd ,iidoor ma wayda ahayn
Xaqiiq
We were born in the same city odweine ilahaw barakee well educated generation after generation
Maysan aheen hunguri doon e waxaay ahayeen nimaan mabda leh
Allh hawnaxaristo awoow suudi xayd guled ninka iska alahaa gaadhiga lagu qaaday ciidanka
WAA RAGII DHIIGA U SHUBAY QARANIMADA IYO MIDNIMADA SOMALILAND
Cimrigaaga ilahay ha dheereyo waqti badan waad jirtaye mujaahid xayd🙌
Allah ha u naxaristo dhamaan mujaahidinta SNM kuwa dhintay iyo kuwa nool ba. Amin.
Fuck snm ana wasa guss kaygay dhuqan dhaman snm iyo isaqland qolo kasta malinmay ledahay markii la ini biqayaa sodhow
Samatar Mumin
Ceeb warya, dad dhintay ha cayin. Allah yaa raxma inta somali dhibtay amiin
SNM ANAA WASA
MEEEL AY JOOGAANBA
@@mahamedhassan7335 adigana anaa ku wasa hoyada qadaad waynta ka wase
Duuliye Xayd garbadh sifiican baan ugaranayaa isku famly ayaanu nahay waa Geesi Garxajis Alle cafimad Sare hasiiyo Geesiyashii lixle kamid ahana Alle naxariistii Jano hakawarabiyo aamiin yaarabii
bisinka war odayga wa bala inay af wax ku raadsadaan ayey aheyd lakin rasaas inay Wax ku raadsadaan mey aheyn lakin arinku wa geesinimo ku dheehan tahay
Cabdiraxman maxamed case wuxu ahaa mujaahid besha Habarjeclo gaar ahaan besha cali bare Ayuu ahaa ..
Inta dhimatay mujaahidinta dalka xoreyey Alle haw naxaristo, inta noola sharaf ku noolada. .duuliye maxamed xayd ,sharafi korkaaga ha ahaato....
Mujaahidiintu qolo qolo may ahayn
alloow u naxariisto dhamaan mujahidiintii halka ku dhintay ...
mansha allah baarak allah, anagaa maaanta midhihii geedkaa aad beerteen cunayna
jazaakumullah
Barkhat Houssein.waa rutaa habarya dadka in yar ayaa garaneysa intaa aad garatey waa kuwaa ragii dhiiga inoo shubay intii dhimatay illahay ayaan ubaryaynaa inta hadheyna sharaf iyo cise ayay inagula joogaan cimri dheer iyo cafimad iyo cibaado suuban. Amiin
Ciyaalkii Cali samatar caayi jirey xayd wakaa sheegay khibradii iyo qiimihii Cali samatar
That Hıstory ıs kept to Our Mınd
Duuliye xayd waa ragii raga ahaa. Alle ha xafido.
November 16 2012 maantana waa november 22 2021 waa 9 sanadood waa nin nool iyo nin dhintay saaxiibayaal sanad wanaagsan baan idin leeyahay like tana yaan la illaawin
Maasha Allah waa Asal taariikh iyo xusuus cajiiba
masha allah duuliye xeyd sida wanagsan ee degen ee taariikhdaas intii aad ka ogeed noogusoo tabisay waamarkii 2aad ee aan dhageesto min biloow ilaa dhamaad waraysiga ,,somali haku waano qaadato
Mahamoud Mohamed Haid waan ko hambalyeynaya ilahay wazan ka baryaya in ayno nokol iski aragno.
Thank you Pilot Xayd.
mansha Allah waanin waxafarad ah aqoonyahan ah. Garashana le.
Barnamij Qiimo leh weyan Duliye Sare Hayd waa qof qaliya mujahid nasab weyi
Xayd wuxu sheegay in dadka isaaqa ee LA silcinayay uu general gaani qaadijiray ka qayb qaatay dhibtaa haduu daacadyahay muuka goosto
Guulaysta garxajis cadawgiinu ha Jabo ✌
Qolo qolo in aynu isku qaybino umay dagaalamin ee way ka dagalamen Mid baynu nahay iyo gal qoys dhaman Somaliland mahadsanid
@@mustafismail5374dad walba qar argti gaban ba kubdhex jira ha la yaabin jaahlka oo dhan ba noocas ah
Habar yonis power ha noolato
Mahabar yoonisbaa yuukayahay wlo
@@nimcocali3501 waa muus cabdle ninka
Ninkani waa daacad waa nin hufan
Thank you Xayd
aad iyo aad ayaan uguu faraxsanahay inaan qeeb kaa ahadaa baramijkaa xusuus reeb markastana aan laa socdaa amaa aan kuu xiirnadaa
Alla ha xifdiyo duuliye Xayd oo ah nin qaranimo ku suntan.
guuuulyso mudane
Esh calaa
Waar ninkan waa legend
Wlhi wan ooyey 😭 allh maxa rag dhiigoda u hureen saan xoriyad ugu noolaan lhyn
waan aqaana kornel Siigeysta Allah Yaxram Ileeye baan aqaan Sheekhal galbeed , Jabriil waan aqaan Cali gaab wuu kudhintay fronta hogaaganka goodbye madadfiica jiib xabashi baa General laheshay isagoo geed saaran ilaali hoos taagayihin.Sidaas beey Somalia Ziaul Xaq nasiisay 400 jiib dagaalka markaan u dhacay si adag. Major Haruun waan aqaan
Farah sxb ninweyn oo waaya soo joogay oo qrlurbe helay baad Tahay.
Intaan aqoonyahan soomaali arkaayay niinkan niin kaa wanaagsan ma arag qabku oo hadlaayo iyo wixii dhacay somalia xaqiiqdii kaa sheegaay qabiil iyo qudhun musan kahadliin
Waa runtaa walaal qabiil iyo qudhun kamuu hadlin
Somali tariq ayaatalaa rontii intey nolyihin xeyd iyo waax lamid ah
ninkan wariyaa ah maxaa ka qaldan muu aamuso nin kan duuliyaa ahi taariikh cajiib aayuu ka sheekaynayaa toban jeerbuu kadhexgalay kolba topic kale bilaabayaa
Waa runtaa hadba sheekaduu nagu kala gooyaa
Aad iyo aad si yaro qarbuda ayuu wax uga dhex tuura oo fara indhaa ka geliyaa
Waar malaha weydaan suxufi ka qiimo kana tariikh yahansan somaali kama dhalan
viva garxajis turkii maxamed cali haragwafi liixle ina miire ina kodbuur ina moge xusen dheere intuba waa libaxyada somaliland viva garxajis
Laxayada somaliland
Viva H.awal sacad muuse
Dhagawayne, Maxamed Cilmi, C.lahi askar, axmed dhagax, aadan shiine
Halgame Maxamuud Xayd.
Waligeey wareysi intaa soconaayo kan ka hor ma daawanin
Ninka taariikhda intaa le,eg haya maxaa mujaahidiinta kale u xusi waayeen mabaan maqale
duuliye sare xayd garbadh waa geesi u dagaalamay xoriyada iyo madax banaanida Somaliland alle cimrigaaga ha dheereeye waa geesi geesi dhalay
WUU BAQAY WAXUU SHEEGAY INAANU DAGAALKII GELIN DIYAARDII CIDLUU KAKAGA TEGAY
@@salaaxnuuxawcali6032 hadu adeerka ahan laha waxad dhihi layed wa geesi waxa oohinta ka keenay inu yahy xinyo buur aan cadifad lahayn ama cunsuriyad uu wali yahay garxajis habaryoonis ilaahi laangabka ka dhigay alx dheh
marka waxad leedhaay ragan madheera galay wa wada reer bari beesha hj kuwi birjeex galayana 11 bay ahayen 6 ba hj aha walee wa geesiyo dalkan xoreyeey ma gubteena wa hj geesiyo iga dheh ilahay ha barakeeyo raga dalkooda difaca hayd iyo lixlena wa hy masha alalaah walee waad wada shaqysen markasa guushi hantideen hadaana shaydanka iska naara sidas u wda shaqeeyaa guuuuuuuuuuuuuul snm
Birjeex Maloosh ayuun baa ka ahaa h.j
@@jaama20 kur libaax iyo bixi xaaji xassan iyo ina carab hj war maloosh kaliya may ahayne loooool hasa yeeshe loo siman maanta
@@africansimba7314 Biixi Xaaji Xasan AHUN Ninkan duuliyaha ahe Xayd bay isku reer ahaayeen waa HY GX MC
Labada Operationa labadaba Gx Hogaaminayay.
Wht I meant is Birjeex Operation n Mandheera prison break.
Warninkaan telkiisa isiiye xushmad baan u heynaa walaahi
Maxamed kahin iyo muuse fuley jigjigay ku dhuumanayeen hadrawaa hore u sheegay mujahadkanina wakan markhati furay
waa taariikh mudan in buug laga qoro
Muuse cabdle waxay ahayeen dawlad
Muj.snm ilaahay haw naxariisto dhamaaantood intii dhimatay,dad ayey soo Galeen dhiig baaanay ku faraxasheen
SNM taariikhda Soomali kaalin sare ayad kasbateen. Alle ha idin ka abaal mariyo geesinimadii aad noogu jihaatanteen kuwa dhintayna Alle ha unaxaristo.
Waan jeclahay taariikhda SNM, waa mujaahid fashilmay 😭 From Galmudug.
Kkkkk mujahid fashilmay
Walle kal iyo laab ayaan iqoslay😭🤣🤗😋😆
I'm sorry to hear that, but don't say USC has failed since the last goal was achieved and the dictatorship was ousted by Coalition of armed groups of SNM, SPM and USC.
@@saidabdulla9947 wax wax lala wadaago ma tihidin.
duuliye sare xayd ixtram buu mudan yahay
ibraahin layla waa adeerkay alle how naxariisto
Alle ha unaxariisto SNM
Waraysi dhaxal gala weeye iyo taariikh cajiiba ayaad ka sheekaysay alle haku xafido ader
Taariikh fiican waaye oo cibro qaadasho ugu jirto dawladkasta oo hada soomalidu samaysato. Waayo waxa lagu tisayaa wixii kuwii hore kujabeen
Issaq wasomaali wana deeqsiyaal gesinimada taasi ayaa Saab u ah
Wallee hunguri baa kuwada we daryeel matihid
Mujaahidmimadu ka dhab bay ahayd ishii buktaatay ku bikaacso
Ninkani waa nin daacada
qudhmisdii waa wayneed buuka mid yay duuliye xayd
Waxa wax lala yaabo ah nin ku faanaya askar soomaaliyeed oo walaalihii ah inuu laayey subxaanalaah walaal xayd nin aqoonle baatehee ilaahay u toobadkeen Dibna ha uga sheekayn Allaha kaa cafiyo inshallah aamiin
Faqash bu laaye ma dadbu layay hanbalyo ayaa anu leenahay xayd iyo dhamman snm janada noo balan ah dhamman snm
Mujaahid lixle alle haw naxaristo iyo mujaahidinta kalaba
Duuliye Xayd war fiican buu ina tari lahaaye odaygan weriyaha sheeganaya ayaa kharribaya. Odaygan CV-giisa ha la hubiyo, kolley waan ogaa inuu BBC somali arka iyo salaamaha sabtida akhriyi jiraye
Ducaale markii hore weriye qaran baan moodi jiray laakiin waa cunsuri
@@gedefletv6049 He would rather prefer to narrate snm leaders