Wadada one way lama dhaho hadii baabuurta labada direction usocdaan ama labada jiho. Ee waa one line to ways. Way waa jiho labo jiho aye isku dhaafayan baabuurta
Caqabada kaliya ee ina heysata waa nadafadda oo aad u liidata waxa sababay sida muqata dadku wacyi gelin bey u bahan yihiin kulamo gaar ah iyo maalmo badan oo lageliyo iyo boorar tilmamaya yacni muwadin wasaqdu intey kuu jirto buu cudurku kuu jiraa iyo erayo bixino kale oo wadoyinka lagu xardho sidoo kale dhirta beristeda in lagu riixo ugu danbeen waxaan araknaa lo’dii oo markii gowraca laga daayey dib loo soo fasaxay waa cajiib qofka donaya in xolihisu magalo casimad ah ummadda ka dhexeysa u dhex daqaan
M.a wayahan waa maqna wax badan I dhaafey qurux badana nabad allaha nooga dhigo
masha allah horumar muuqda waaye allaha siyaadsho
mahadsanid
السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.
Masha allaah ❤❤❤❤
maansha alaah keep going sister muqdisho muuq bilan beautiful city ❤❤
Masha Allah isbadal ween baa kamùuqda nabadna Allah hasiiyo.
Masha Allah Wadankii IsbadaL ba kamuuqdo Allaha nooziyaadio
Hormar uma jeedee wadooyinka qashinka tuban iska xaaqa
Aamiin
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Maashallah mahadsanid .fadlan hadii aad awoodo waxaad muuqaal kasoo sameysaa lambar 4 ilaa garsabaaley isbitaalka carafaaad mahadsanid
MASHALAAH MUQDISHO ALLOOW CADAWGA KAQABO
Wcs Masha Allah walaal sare
Asc quruxeey aad iyo aad baad u mahadsan tahay muuqaalka quruxda badan ee magaalaadii xudunteeyda ku duugneed inaad itusto mudo dheer kadib • Allaah haku xifdiyo bye
Wadada one way lama dhaho hadii baabuurta labada direction usocdaan ama labada jiho. Ee waa one line to ways. Way waa jiho labo jiho aye isku dhaafayan baabuurta
Caqabada kaliya ee ina heysata waa nadafadda oo aad u liidata waxa sababay sida muqata dadku wacyi gelin bey u bahan yihiin kulamo gaar ah iyo maalmo badan oo lageliyo iyo boorar tilmamaya yacni muwadin wasaqdu intey kuu jirto buu cudurku kuu jiraa iyo erayo bixino kale oo wadoyinka lagu xardho sidoo kale dhirta beristeda in lagu riixo ugu danbeen waxaan araknaa lo’dii oo markii gowraca laga daayey dib loo soo fasaxay waa cajiib qofka donaya in xolihisu magalo casimad ah ummadda ka dhexeysa u dhex daqaan
kasoco walaaleey waxaas waxaa la dhahaa for the sake of argument umad aan hooy dhisan karin horumar kale ma sameyn kartee
MAHADSANID AJMAL
Hadaa aamusi lahyd muqaaladaada kama daaleen
Abaayo waxaa fican ayaad samaysay Aniga inta yara waxaan ku waraga
Hormar uma jeedee wadooyinka qashinka tuban iska xaaqa